WAA MAXAY GEMINI? - Wuxuu ka awood badanyahay ChatGPT 4! 😮

  Рет қаралды 5,026

Eng Yuyu

Eng Yuyu

7 ай бұрын

Gemini oo ah barnaamij ku shaqeeya garaadka macmalka ah heerkiisuna aad u sareeyo ayay shirkadda Google soo saartay isbuucan, haddaba Gemini mala tartami karaa ChatGPT 4 Mise waa uun ChatBot la ammaanay oo magac qurxoon leh? muuqaalkaan ayaan ku ogaaneynaa.
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
/ engyuyu
Igala soco:
Facebook: / engyuyu
Instagram: / eng_yuyu
Twitter: / engyuyu7
===================================
#eng_yuyu

Пікірлер: 29
@Ugaska252
@Ugaska252 7 ай бұрын
Waad ku mahadsan tahay wllo sida xirfadaha cusub ino soo gudbinesid 👍
@user-yf3jy5iy3w
@user-yf3jy5iy3w 7 ай бұрын
Masha Allah eng yuyu keep going update cusub inbad wan kulan socdo wax badan ka😊😊 fa.idey
@abdalla-gn5gz
@abdalla-gn5gz 7 ай бұрын
eng hormar wacan
@suhaybomerr
@suhaybomerr 7 ай бұрын
Mahadsanid
@ramzanmaanka1697
@ramzanmaanka1697 7 ай бұрын
Mahadsanid bro
@abdikarimjupiter8392
@abdikarimjupiter8392 7 ай бұрын
ChatGPT vs Gemini
@user-zf4yh6sp9m
@user-zf4yh6sp9m 7 ай бұрын
Maansha allah wll qlh mahadsanid allah hak xiftiyo❤👍
@EngYuyu
@EngYuyu 7 ай бұрын
Aamiin wll. Mahadsanid. ❤❤
@Sharmaarkesiciid7037
@Sharmaarkesiciid7037 7 ай бұрын
WAA MALIN JIMCAA AYNU BADINO SALIGA NABIGA ( SALALAAHU CALAYHI WASALAM ❤ )
@user-zf4yh6sp9m
@user-zf4yh6sp9m 7 ай бұрын
Salla llahu calayhi wasalam salla lllahu calayhi salam mahadsanid wlll qlh❤❤💞💞💞👍👍
@AbdikaniHassan-nd6fu
@AbdikaniHassan-nd6fu 7 ай бұрын
Thanks eng yuyu
@hamze875
@hamze875 7 ай бұрын
Wow amazing🎉
@c58pro50
@c58pro50 7 ай бұрын
Mahadsanid eng Todobaadka dambe waxaa is barbardhig kusamaysa S23FE S23plus iyo A54
@NoorAllala-dv6ee
@NoorAllala-dv6ee 6 ай бұрын
Sxp sida la isku diwan galiyo io meesha lagala soo dego thanks
@hamzemarket-ju6cc
@hamzemarket-ju6cc 7 ай бұрын
Macalin Jumna wanagzan marka kale Noo soo badi news applicationada wixii soo kurda
@EngYuyu
@EngYuyu 7 ай бұрын
Insha allah. ❤❤
@user-in1lz4em1l
@user-in1lz4em1l 7 ай бұрын
Intaa lagala soo xarira wll
@blackynajah2778
@blackynajah2778 7 ай бұрын
Gemini waxaan u aqaanay burjiga saddexaad lkn waa War cusub warkani
@KhalidHanad-hn7qd
@KhalidHanad-hn7qd 7 ай бұрын
Sosamey
@najkapoiadan3426
@najkapoiadan3426 7 ай бұрын
Zxb wxa kaso hadasha sound mini disco&light qaladka. Yar Iftinka Colorada kla duwn bixinayo wxa uma Lenaa inee aktada iga muaqato 🙏🥲
@CUMAR_CR-ev9bi
@CUMAR_CR-ev9bi 6 ай бұрын
Eng yuyuu cilad baa fb ga IGA heeysato icaawi
@abdifatahmohamed7302
@abdifatahmohamed7302 7 ай бұрын
Sxb App Store ka wadanka somali kumajiro, app inan so dagsado wuu didanyahay maxa xal ah?
@xasancabdisanduuq4834
@xasancabdisanduuq4834 7 ай бұрын
Wax ka wanaagsan noo sheeg waxaan macno badan malahe
@Mohamed__kaarlo
@Mohamed__kaarlo 7 ай бұрын
Zhp iphone 14 pro Max kasoo hadal mar kale si faahfaahsan
@Cusmaniyiinta
@Cusmaniyiinta 7 ай бұрын
Sxb ani Chatgbt 3.5 ayan isticmaala Chatgbt 4 lacag miyaa ❤
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 7 ай бұрын
Wr WLL waxan Ka sugaya update ama waxa ku cusub iPhone wan u taagheli la ahay bahalku Dhib badanaa😂naftuu ikeenay
@Cusmaniyiinta
@Cusmaniyiinta 7 ай бұрын
Sxb qaabka laiskaga diiwan geliyo weliba si free ah so geli
@AhmedabdisalaamMuuse
@AhmedabdisalaamMuuse 7 ай бұрын
Sxp update one ui 6.0 android 14 Maad laso hadashid lpx😢😢😢😢 Jwb😊
@EngYuyu
@EngYuyu 7 ай бұрын
Wali sooma gaarin badanaa taleefannada, sababtaas ayaan dib ugu dhigay, dhawaanna waan soo dhigayaa insha allah.
Gemini; Mucjisada cusub ee Google I Caalamka Tiknolojiyadda
22:13
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 24 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Samsung Galaxy A73 Review - The Battery King!
7:40
Eng Yuyu
Рет қаралды 8 М.
Middle Class FOOLED Once Again? | Budget 2024 | Dhruv Rathee
20:09
Dhruv Rathee
Рет қаралды 13 МЛН
CHATGPT Ku adeegso Somalia si FREE ah!
11:50
Eng Yuyu
Рет қаралды 13 М.
Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT.
7:28
Warsame Bade
Рет қаралды 27 М.
HP Envy Laptop Review: Laptopka Ardayda!
7:14
Eng Yuyu
Рет қаралды 13 М.
Waa maxay Bitcoin ?
12:30
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 51 М.
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
0:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
КРУТОЙ ТЕЛЕФОН
0:16
KINO KAIF
Рет қаралды 6 МЛН
iPhone 15 Pro Max vs IPhone Xs Max  troll face speed test
0:33
Todos os modelos de smartphone
0:20
Spider Slack
Рет қаралды 64 МЛН
İĞNE İLE TELEFON TEMİZLEMEK!🤯
0:17
Safak Novruz
Рет қаралды 1,6 МЛН