Waa maxay Saameynta Siyaasadeed ee ka dhalaneysa Mooshinka Xilka qaadista Madaxweynaha?

  Рет қаралды 95,447

BBC Somali

BBC Somali

Күн бұрын

Waxa soo baxaya saamaynta siyaasadeed ee uu reebay khilaa ka dhashay mooshin xil ka qaadis ah oo laga keenay madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, kaaso ay soo gudbiyeen 92 xildhibaan.

Пікірлер: 245
@saacidsaid7134
@saacidsaid7134 5 жыл бұрын
Aabe farmaajo qofkii ku qanacsan love iyo duco ha u reebo💪❤
@wadanisomali4455
@wadanisomali4455 5 жыл бұрын
🇸🇴FARMAAJO SHACABKAA DOORTAY, BEESADII DAHABSHIIL SOCON MEYDO🇸🇴
@malikabertan7480
@malikabertan7480 5 жыл бұрын
WADANI SOMALI maxaad dahabshiil keenay nacasoow
@Yuusufcade-gg1nh
@Yuusufcade-gg1nh 5 жыл бұрын
guul guul farmaajo iyo xasan cali khayre
@abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218
@abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218 5 жыл бұрын
Alloow soonaalida isku maan ka dhig yaarabbi Aamiin Aamiin Aamiin
@Hardyironman
@Hardyironman 5 жыл бұрын
sxb macquul maaha in xitaa laba qof is ku maan noqdaan iska daa umad dhanee
@abukarmuse2531
@abukarmuse2531 5 жыл бұрын
Hhh
@hibotaliye5071
@hibotaliye5071 5 жыл бұрын
Abdulqaadir Aden. Sirmaqabe7 tģyggvbv I was
@xogahadunida6201
@xogahadunida6201 5 жыл бұрын
waaw wllhi farmaajo tageere buu leyahay haday shacab kutageraan cidku imaan karto oo mucarad ah majiraan
@maalisEntTv
@maalisEntTv 5 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/oIbWeWuubbmaqKs
@fatxiyaomar1133
@fatxiyaomar1133 5 жыл бұрын
Maa heesto yaan been laa shegiin wadanka waa uu dayacan yahay
@maxamuudsaalax3753
@maxamuudsaalax3753 5 жыл бұрын
first veiws liketa haila dhaafin
@sahraabdi143
@sahraabdi143 5 жыл бұрын
Xildhibaan Zakaria waxaad ka mid tahay qaran dumiyayaasha Allah ka sharkiina iyo hungurigiina ha naga qabto
@Burcad7
@Burcad7 5 жыл бұрын
Somalia markasta ay horumar gari rabto caqabad ayaa ku dhagto
@mohammeedabddaallaahh9965
@mohammeedabddaallaahh9965 5 жыл бұрын
Maansha allah alxamdulaah maxamed 11👑Somalia. Aamiin Allah
@simplistic9162
@simplistic9162 5 жыл бұрын
WAX KASTA MW BAAD DUSHA KA SAARTAAN INTA WAX KASTA DUMISAAN ALLAAH BAA IDIN DUMIN DAALIMIINAY WAANA U JEEDNAA DHIBKA AAD KU WADAAN DADKA IYO DALKA MAAFIYADA LA SOO KIRAYSTAY BAA TIHIIN OO DHUUNTA KALIYA YAQASN ALOW NA DHAAFI DHURWAAYADA AMIN
@mohamedisak8860
@mohamedisak8860 5 жыл бұрын
Somaliya iinsha Allah walaah horay ayay usonaysaa mid dalshisheeye UShaqaynaya Allaa naga qaban guul dowlada somaliya
@OAM181
@OAM181 5 жыл бұрын
Watching you from Wajir town kenya and this mp is like a war creator rip for Somali people .
@mohammeedabddaallaahh9965
@mohammeedabddaallaahh9965 5 жыл бұрын
Aamiin. Aamiin
@kamaladan6122
@kamaladan6122 5 жыл бұрын
Waaxa weyan. Laalashu qaatey. War nio madexaweyneha. Farahka qaade ku dhahe Viv farmajo.
@tasneemlmaoo4080
@tasneemlmaoo4080 5 жыл бұрын
Caada qaatayaal aan wadan rabin waanad ceeboowdeen idinka iyo intii aan wadanka hoos u dhigaya oo aan rabin horumar Allaha naga qabto
@ahmedkheirabdi4232
@ahmedkheirabdi4232 5 жыл бұрын
Dal dhintay ayaaa nahay ; Kulli Waa Qabyaaliistayaaal Wariye ha dhihin , Siyaasi ha dhihin , Fanaaan ha dhihin , Oday ha dhihin , Dhalinyaro ha dhihin , Rag ha dhihin , Dumarna ha dhihin . Mid kasta asaga ayaa isla quman oo Run sheeg & Wadani isku maleeeya ; Kullina Waa caado qaatayaaal Madax & Mucaarad waxa ay rabaan ha noqdeeene .😟😡😡😡
@abubokor0628
@abubokor0628 2 жыл бұрын
Wll waaruntaa
@jihaanmaxammed9349
@jihaanmaxammed9349 5 жыл бұрын
Hala rido xaarmaajo waa daaalin xabashi ah
@abdirahimmahdi3401
@abdirahimmahdi3401 5 жыл бұрын
Mooshinkan ma soconaayo, mark my words !
@haawoelmi6765
@haawoelmi6765 5 жыл бұрын
Farmajo Guuuuuuul Mooooooryaaaandhown
@LAmedia0038
@LAmedia0038 5 жыл бұрын
1:30 Manshallah
@akaadirmohed8310
@akaadirmohed8310 5 жыл бұрын
Hala rido kooxda la baxday waa markii ugu horaysay
@abdirabisuufi5880
@abdirabisuufi5880 5 жыл бұрын
Nabad iyo nolol viva farmaajo
@cirmarbadmar5522
@cirmarbadmar5522 5 жыл бұрын
Xildhibaan Zakariye Villa Ugandha xagee ku taalaa. Malaha Villa Hargeysa buu ula jeedaa. Xildhibaanada aan wax ka sugayno waa kuwan oo kale oo iyagoo socda aad moodo inay hurdaan.
@mohameddeeq9150
@mohameddeeq9150 5 жыл бұрын
Waa Arin Waajibiyaa Oo Looga Baahan Yahay Xildhibaanada , Waa In Shacab'kii Arkeen Mooryaankani Wuxuu Soo Wada , Markii Laga Reebo Masaakiinta Nafta Heeso Ee Lacag Loo Balan Qaaday. Mooryaanoow Ogoow Shacab'ka Beec Uma Ahan Bili'likhadaada.
@mohamedisak8860
@mohamedisak8860 5 жыл бұрын
Dowladeena somaliya Allow cadowga kaqabo aan rabin horomarkeena qaran Allow umadeena qalbigooda is raaci aamin aamin yaa Rabi
@idawaqaca1462
@idawaqaca1462 5 жыл бұрын
Tuugo
@abdikafidanjir6739
@abdikafidanjir6739 5 жыл бұрын
#NabadIyoNolol 🇸🇴
@barokheyraadkadalkaagahooy383
@barokheyraadkadalkaagahooy383 5 жыл бұрын
Af buuxis ayee rawaan mana dhargaan allaha qaribo mosiibo alaha ku rido
@abdinaasirahmed3077
@abdinaasirahmed3077 5 жыл бұрын
Dadka mooshinka keenay waa dad lacag lasiiyay siday u muuqato farmaajana waa madaxweye fiican lkn xagal ka daacis lagu wado
@mohammeedabddaallaahh9965
@mohammeedabddaallaahh9965 5 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@awilkofimaogtahay657
@awilkofimaogtahay657 5 жыл бұрын
Ani. Somaliyaan layaabey. Argagixisadu Kaliya. Maaha. Alshabaab. Waxaa. Kaxun. Kuwaan. Qaran dumiya. Yaasha. Afarjeeble. Yaasha. Siyaasada. Oo. Ay. Ka dambeyso. Danaha Shisheeyaha
@drmohamedtahlil5254
@drmohamedtahlil5254 5 жыл бұрын
Villa uganda kulahaa waa mid wareersan kan lawaraysanaayo oo xildhibaanka isku sheegaayo
@zkram4972
@zkram4972 5 жыл бұрын
Waa in reerkaaga xasaanada kaaqaadaan mid kalene keenaan
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 5 жыл бұрын
mooshin waxaan ahayn miyaanay aqoon xildhibaan ku sheegan aan ilaahay ka xishoonayn qaran istaagana aan rabin waa in shacabku parlament xaruntooda dhagax la galaan
@saahidsaed4779
@saahidsaed4779 5 жыл бұрын
*Sakariyahani maanu ahayn kii lagu eedaynayey in uu kamid ahaan jiray Yaryark?*
@sacdiyoaden8315
@sacdiyoaden8315 5 жыл бұрын
As reminder Qalbidhagax is free man
@liibaanwali4017
@liibaanwali4017 5 жыл бұрын
Intii xumaanta soomaliya iyo jabkeda jecleyd iyo iney burburto waa ciidooda lakiin Moshinkii xaranta ahaa waa fashilmay waxaana leenahay horaa loo soconayaa no more gadaal Viva nabad iyo nolol
@jaceelowxamarawi7914
@jaceelowxamarawi7914 5 жыл бұрын
Wariye isku sheek maha markii ugu horeysey ee madaxweyne xil haya mooshin laga keeno xasuuso xasan shiikh iyo waqtigiisi mise adna kooxda waa markii igu horeysey ayaad ku biirtey wariye isku sheek
@bakarbiixibootan4742
@bakarbiixibootan4742 5 жыл бұрын
Moshin wa laga kenay lkn wa markii ugu horeysay ee uu aqbalo gudonka barlamanka ayuu yiri wariyuhu wa runtiis dib u milicso
@jaceelowxamarawi7914
@jaceelowxamarawi7914 5 жыл бұрын
Wan lasocda in qarashka ugu badan media yaha lagu bixiyo si waxwalbo u noqdaan markii ugu horeysey marka halkey caga dhigato ayaan sugeyna I a
@ciisemoalimadan7737
@ciisemoalimadan7737 5 жыл бұрын
nacas hadalka si fican u dhageyso, wuxu yiri waa marki ugu horeysay oo mushin laga keno madaxweyne oo gudomiyaha barlamanka uu aqbalo in uu qabto ama ogolado mushinka, adon hadalka si fican u dhageysan aad qeyline duliyahow oo qabyalada dilotay
@jaceelowxamarawi7914
@jaceelowxamarawi7914 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh tageero yasha washey ceytan ama kur kor u ooy waxas waleysaga dabayimi wa markii ugu horeysey hhhhhhhhhhhhhhh
@ganiabdi3019
@ganiabdi3019 5 жыл бұрын
Bakar biixi bootan dad wada waalan malaha dagaaladi baa wax idiin dhimay qof nabad rabo maleh qof dawalad rabo maleh qof hadal wanaagsan rabo maleh lacagaa la qaata lacagaa la siiya war ma xaaraan aa kusoo korteen maxaa qabtaan acuudu bilaahi waa yaab
@oomanecade
@oomanecade 5 жыл бұрын
Tuugo waaye ku waan ee baxadhe Nabad iyo nolol guul
@tasneemlmaoo4080
@tasneemlmaoo4080 5 жыл бұрын
Farmaajo waanu kuu ducaynee dulqaad lahow danta dalka iyo dadka ku dadaal doofaaro aan daahirsameyn oo dabiil soo qaatay yeysan ku duleysan dabinkay wadaan iyo mooshinkay daabaceen ayaguu dib ugu noqon daacad aan hungoobin ayaan daa,inkay ha kaa dhigo dabinkii laguu dhigo rabbi dayr ha kaaga xiro Amin Amiin
@seibjilly7603
@seibjilly7603 5 жыл бұрын
Waa kuwo ilaahay cudur ku riday allow naga qabo
@saahidsaed4779
@saahidsaed4779 5 жыл бұрын
Ma Xishoodayaal Xamaroo xasishay Kuwa xanaaqsani Ka xumaanayaan...
@somalidhalada8957
@somalidhalada8957 5 жыл бұрын
MAHA 92 EE 30 XILDHIBAAN WAA LAGA BEEN ABUURAY
@husseinismail2420
@husseinismail2420 5 жыл бұрын
Mash.alaah wariye wanaagsan oo dhex dhexaad ah
@doodaay5822
@doodaay5822 5 жыл бұрын
Villa uganda waa ii afkiisa somaliyey bal hadii aad wax igu dhaantan iisheega xagee kutaal? Tetkale xildhibanow tuug ayaa tahy waligeey wajigaaga ma arkin wixii masiibo dhacaayey adoo u hadlaayo sad abaar heyso dad qarax kudhacay dad barakacay iyo kuwo biyo kufateheenbo lkn farmaajo aan ridno ayow yahay fekerkaagu kulama yaabaayo waayo kursiga ayaad kudhafisaa lcg aad uqaali ah taas ayaad shaqeysanee
@adamyare9554
@adamyare9554 5 жыл бұрын
Walahay isha ayaad katuurtay
@kunciilkuncil6208
@kunciilkuncil6208 5 жыл бұрын
Sakariye shaxaad
@afeywiilka220
@afeywiilka220 5 жыл бұрын
Noocan oo miiran ayaa wadankii xil ka qobanaya wlhi inta ay somaliya dad nocan oo kle ah xil kahayan am xarumaha dowlda ka shqynyyan Somalia horumar gaaarimyso dal buuxana manoqonyso wyo noocan ayaa meelihi loogu talagaly inay ka shaqeeyan dadka ay somalinimadu ku wyntahy haysta oo Say rabaan wax umaamulaya Somalia hanolato inslh mustaqblkana wxaan urajynaya inuu dalkygu noqdo dal latartama wdamada aduunka dhankastaba
@uhashi8151
@uhashi8151 5 жыл бұрын
Villa Uganda miyaa jirta waligeyba mamaqline mase wasirka waa nacsanyahay in asagaba xilka laga qado
@adoontiallah5638
@adoontiallah5638 5 жыл бұрын
kuwan illahay ha idin dhafiyo simali ay ka dhaqaqi ka dahay umadan u naxa wey dhiman yihin
@oomanecade
@oomanecade 5 жыл бұрын
Ar xildhi baanada beeso ayeey rabaan ee wax u soo aruuriyaa axpaapi
@hamuodirich7244
@hamuodirich7244 5 жыл бұрын
moshinka wuu imanaya wuuna taga balse somalia wa jogaysa waana waareysa
@kaamilosman467
@kaamilosman467 5 жыл бұрын
Farmjo shacabka wata cidna waxba kama qaban karto
@IbrahimAli-kg5qm
@IbrahimAli-kg5qm 5 жыл бұрын
dhamaan umada,soomaaliyeey waxaaloo,oromaa day qaxootinimo,in ay ku galin karaan,wadamada,calanka si,ay uga soo guuraan wadankooda,markii laga waayay wax muwaadin,ah wadin kana Waxaa lsgu,wareejin,itoobiya, dhul,yaraan.iyo badla,Aan haysato.
@dhidarchannel9714
@dhidarchannel9714 5 жыл бұрын
*VIVA FARMAAJO*
@frontendprodesigner4299
@frontendprodesigner4299 5 жыл бұрын
Tuug weyn waye wlhy wajigiisa kadaremai... duliiga
@Xuudshow
@Xuudshow 5 жыл бұрын
Villa uganda kula war kan xildhiban uma qalmo
@hidolar2811
@hidolar2811 5 жыл бұрын
allow caafi ninkas curyanka ah oo tageerada u haya farmajo
@wadanigadhabtaah4930
@wadanigadhabtaah4930 5 жыл бұрын
Walee somaliyey intaa aaduunkan kudambeeeendoonaaaa xilibanow xal qaado wadnkan kadaa bur buriska
@munamohamed441
@munamohamed441 5 жыл бұрын
Somali waxan heynkara cididisha ogubta
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 5 жыл бұрын
lacagihii qandaraasyada ee dowlada ay bixiso ayey shacabka usoo bandhigtay iyo dhamaan ganacsatada haloo tartamo bey tiri marka arinta xildhibanada mooshinka wado ka careesan yihiin waataas hore ayagaa uqaadan jiray kadib ayey ka gadan jireen kuwo ganacsato ah oo beelahooda ah shekadaa waa ladiiday xildhibaanow cirka sootaabta waa la isku jooga wax badso wax beel bey leedahay
@aliahmedmohamud3141
@aliahmedmohamud3141 5 жыл бұрын
omaxad kutaagere dadkan wax cad mahayaan waa beenalayal maxey wadanka uqabteen madaxweynaha yuu latashada ma Ethiopian baa mase ?????
@kalinlehkalinleh7771
@kalinlehkalinleh7771 5 жыл бұрын
waar maxaa looga qaban layahy xildhibanadan dalka dib u jiidaya
@faysalmiinimo
@faysalmiinimo 5 жыл бұрын
Waqtigan la joogo ma haboona in Madaxweynaha mooshin laga keeno, ee waxay tahay in dardar geliyo qorshayaasha u degan dowladda oo ay ka mid tahay in dalka loo horseedo doorashada qof iyo Cod.
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 5 жыл бұрын
nacalaa xildhibaan ku yaala waa dad aan aqoon lahayn oo odayaal qabiil soo xusheen oo aan ku iman rabitaanka shacabka dawladan yar ee farmaajo iyo khayre waxay ku haystaan wixii ay boobi jireen bay jareen wlhy mid xildhibaan ku sheega oo qabiilka aan ka soo jeedo ila sheegta baa afkiisa iga yidhi ragan waxba waanu ka cuni kari waynay awalba xaarami baad ahayd waxa qabiil walba igu jira xildhibaanada noocaagaa oo aan dal iyo dad ka naxayn baan ugu jawaabay muxuu i tari karaa xildhibaan qadhmuun oo qabiilkayga ahi waar soomaliyeey xorooba oo qabiil diciifa iyo tuug tuug dhalay ka fogaada
@abdinaasirmohamed7272
@abdinaasirmohamed7272 5 жыл бұрын
Armaajo waa benaale ee halabursho fadlan
@abdirahmanqaasim1370
@abdirahmanqaasim1370 5 жыл бұрын
nio Somalidu mooshin Badanaa
@geeddimohammed6636
@geeddimohammed6636 5 жыл бұрын
Villa Ugand kkkkk waa dad wada wareersan wxaasaa xildhibaab dad u ah.
@guledmaxamed2646
@guledmaxamed2646 5 жыл бұрын
Farmaajo wuu saaqiday meeshii cunto lagu kariyoba wuu joogaa wali ninkay shalay islaayeen ha kariyo cuntadee waa doqonimo iyo siyaasad xumo amniga muqdisho waxba kamuu qaban ee lacago ayuu ku bixiyaa inuu madaxkale la kulmo mooshinka waxa looga keenay waa sharcigii oo uu ku gafay markaa waa in xilka laga qaadaa farmaajo.
@cadduuniofficially9183
@cadduuniofficially9183 5 жыл бұрын
Wlhi Somaliyeeeey Adi Kuuuu Taaala Cid Aan Aniga Eheen Wxpa Kama Qaban KartoH... AniGa Àa isaisooo Sharxayo
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 5 жыл бұрын
Walee Dowlad Tan ka damaysa Yaan La helin Dadkii Tuukada iyo Isbaarada Uxiisooow Alle Idinka Soo qabay Soomaaali..!!
@hamsehussein594
@hamsehussein594 5 жыл бұрын
Villa ugaandha waa halkee? asxaabeey ma guru cusubaa? Hadalka xildhibaanka ila eega
@Dolinho598
@Dolinho598 5 жыл бұрын
Hhhh waa meshe lagu soo diyaariyo motionada cml
@hamsehussein594
@hamsehussein594 5 жыл бұрын
@@Dolinho598 Hhh Ma saas baa
@abusharma9221
@abusharma9221 5 жыл бұрын
👎👎👎
@berbarayt
@berbarayt 5 жыл бұрын
Halaga qaado
@Ahmeto536
@Ahmeto536 5 жыл бұрын
Vila Uganda
@suldaan2005
@suldaan2005 5 жыл бұрын
Madax weyne maxamed cabduahi faaarmaajo jir oo joooog cid wax ka qaaadi karto na malahan
@bashiirxuseen1305
@bashiirxuseen1305 5 жыл бұрын
Reer warxumo tashiil reer fidno wade xildhibaanow qaska iyo dhibka aad nagu haysaan ilaahay shartiina idinku celi ciil ayay nagu dileen
@saransermedia9156
@saransermedia9156 5 жыл бұрын
Shacabku yagaa awood uleh inay ka hadlaan markaa ragani lacagii aye qadan jireen bay waayen shacabka a ka hadlaan
@ahmedkhayr1902
@ahmedkhayr1902 5 жыл бұрын
Viva farmajo......
@sahraibrahim1758
@sahraibrahim1758 5 жыл бұрын
Waa cuqubooyinka ay ka galayaan Somaliland Wallee illaahay kheyr ka helimaysaan Waa xaasidiin xaasidna ma aflaxo Isku madha oo is Cuna weligiin
@myteam5484
@myteam5484 5 жыл бұрын
Amus dhilo yahey cuqdadeysan siilland lagama hadlaayee
@ibraahimtuuryare9372
@ibraahimtuuryare9372 5 жыл бұрын
banaan baxan waxaa la iskugu kenay malaameleyda wadooyinka xaaqo maskiintas aala soo seray qof wax garato ma imaanen sawabto qof wax yaqano ama og waxa jiro oo ogyajahay swabto ah cashuurta kaga qaado madaxda n&n oo iskaga tagrifalooso mana lila xisaabtami karo majirto meel ay ku taalo majirto waxay ku dhahayn masuq masuq an la dagaalama adaan masuq maasuqa kow ka ah taas waxy muujinesa rajo beelka dowladnimada oo ina laga quustaa
@safiyofarah4337
@safiyofarah4337 5 жыл бұрын
War aamusa waad ceeboobdeen mushaharkiina waad isu qoonsateene hunguri baa idin qaaday ee Allaha idin hadeeyo
@fardawsodahir7528
@fardawsodahir7528 5 жыл бұрын
Tuuuuugtuuuug
@nimcoh1532
@nimcoh1532 5 жыл бұрын
Maxaa idiinma qabanayaan reer mooshin Soomaaliyeey
@abdirisakadifatah8725
@abdirisakadifatah8725 5 жыл бұрын
Qaran dumis dooni meyno👊
@johnjordon8947
@johnjordon8947 5 жыл бұрын
Ninkan United Nations wuxuu soo burburiyay South Sudan wuxuu la kulmay Safiirkii Emirates, sidii Dowladnimada Soomaalia dib loogu celiyo iyo Muqdishu dib loogu celiyo dagaaladii sokeeye
@samawadehussein6822
@samawadehussein6822 5 жыл бұрын
Hoolka shirarka ee fila hargeisa ma muqdishay kutaalaa
@neecaawm8583
@neecaawm8583 5 жыл бұрын
BEENTII AAD KA SHEEGTEEN XILDHIBANADA QAAR OO AAD MAGACYAOODA KA BEEN SHEEGTEEN AYAA MAXKAMAD IDIN GEEYNAYA
@rodamohamed8537
@rodamohamed8537 5 жыл бұрын
BISINKOOW VILLA UGANDHA XAGEE KU TAAL MISE XILDHIBAANADA XANAAQSAN IYO SIYAASIYIINTA XANAAQSAN WAXAY RABAAN MEY ISAGA HADLAAN
@cabduqadircabdixseen9788
@cabduqadircabdixseen9788 5 жыл бұрын
Nimankan dan umahayaa dadka soomaaliyeed
@saidayan8527
@saidayan8527 5 жыл бұрын
Mundane Farmaajo muxuu wax udhihi la'ayahay. Waqtiganoo kale dadka xunoodhan baa kafaa iidaysanay. Please Madaxwene wax dhen in ay runtahay iyo in ay beentahay.
@japirjamal9717
@japirjamal9717 5 жыл бұрын
50 xildhiban oo jeebkooda loo buuxinayo intey somalia joogan Dowladi dhismi metsoH
@neecaawm8583
@neecaawm8583 5 жыл бұрын
QAC QAC WAA KU QABSO KU QADIMEYSID 2018 QABIIL DIINEED IYO ALSHAYADIN WAQTIGIINA WAA DHAMAADAY
@adamyare9554
@adamyare9554 5 жыл бұрын
Dadkan hurumar marabaan. Xassan sheikh oo tuug ahaa cid mooshin kakeentay malaha lkn farmaajo waad ujeedaa. Dadkan wax faa'ido ah ugumajirto qaskan ay wadaan lkn wadamo shisheeye ayay dantu ugujirtaa. Ayagana lacagtan ayaa u Dan ah.
@mushtaaq03qurux76
@mushtaaq03qurux76 5 жыл бұрын
bbc iyo universal waa cadowga somalia naclatulahi calakathibin
@abdullahihussein8860
@abdullahihussein8860 5 жыл бұрын
Villa Uganda
@muskaan373ass8
@muskaan373ass8 4 жыл бұрын
Walahi shacabyahow eber ayaa tihin walhi soo banaabaxa ee iska khabta xildhibaanada tuugada lacagee soo khaaten waa tuugo naclatulaahi calayk
@mohamudibrahim2784
@mohamudibrahim2784 5 жыл бұрын
Xayawaanka qabilka hoos kusobandhiya qabilka we don't fuckin care who u are we all support our government nabad iyo nolol
@feisalissa8838
@feisalissa8838 5 жыл бұрын
Macnaha Mooshin waa:- M :- Ma 0:-- 0gali S;-- Somaliya H:-- Horumarka I :-- Iyo N:-- Nabadda
@farahwarsame8419
@farahwarsame8419 5 жыл бұрын
Sayid Mohamed cabdulle xassan ayaa hore u sheegey maxamed nin layiraahdo uumbaa somaliya xukumikaro ninka baarlamaanka u weyn halabadalo oo halagu badalo nin lamagac baxamed maxamed waa rayigeyga iyo rayigii sayid cabdulle xassan farmaajo shicbka boqol kiiba boqol adey kula jiraan iftiinka soobaxay way arkaan dowlad goboleysi iyo somaliya oo La kalagoogooyo niman kii kufaraxsaa waa xildhibaanada mooshinka wado xabadaha intaad lordeysaan weys xasuuqdeene sun bey noo xabaaleen Alloow xaasidiintiiye xabadaha intaad naga dhigtaan weysku xiiqdeene Allahayoow Adaa xaakimoo xumo ka naasahane xoog baan Alloow kaa rabnaa xaakimbaad tahaye sunta dunida xaaqdaa ladhigey xerada soomaale xasharaad sun lagu buufiyaan xeyni noolaane sidaasey dadkana u xaaqeysaa xoolahana daaye xaywaan dhirtii lagu arkeyn xamash kaweynayde xoolaan ku noolaan kareyn xaaluf aawgiiye bada xeeligeedaan kaluun loogu xilane xubnihii dhididka soo xoorijirey dhiig kasooxoonye Allayoow naga xambaar adaan xoog u weyneyne xasiloono noo keen xiiqdey maataduye Allahayoow xildhibaanada dalkooda aan jecleyn naga xambaar adaan xoog u weyneyne
@عبدالله-ه5ه9ك
@عبدالله-ه5ه9ك 5 жыл бұрын
mahdi Abdirashiid waar amuus naquuusyahow maa nabi lagu soo waxyodo ahaa
@jiijoabdulle3429
@jiijoabdulle3429 5 жыл бұрын
Kaan waariye maha waa maxay Personal attack
@malikabertan7480
@malikabertan7480 5 жыл бұрын
Isku waasha
@somaligymnastics7614
@somaligymnastics7614 5 жыл бұрын
Habargidir lee mucaradka wadaan somalida kale waa wada muxafid
@johnjordon8947
@johnjordon8947 5 жыл бұрын
Ninkan United Nations Soomaalia wuxuu soo burburiyay South Sudan wuxuu la kulmay Safiirkii Emirates , Muuse Biixi iyo Emirates oo lacag badan bixiyay sidii Dowladnimada Soomaalia dib loogu celiyo iyo in Muqdishu dagaal Sokeeye dib loogu celiyo
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 2,9 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 17 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr (ajaxkmr1986)
Рет қаралды 607 М.
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 2,9 МЛН