Waa Noocma Beerka La Qabtay Ee Gabilay Lagu Gubay

  Рет қаралды 66,186

Bulsho News

Bulsho News

Күн бұрын

Waa Noocma Beerka La Qabtay Ee Gabilay Lagu Gubay
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavision...
Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshotelevision
/ bulsho-tv
bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 138
@abdirasaqyuusuf9869
@abdirasaqyuusuf9869 3 жыл бұрын
Waxaan habalyo iyo bogaadin u dirayaa ciidamada booliska gabilay anigoo alle ha idinku garab galo waxaad badbaadiseen dadkiinii oo doofaar iyo Ay loo soo qallaye HABALYO
@Bulshotv
@Bulshotv 3 жыл бұрын
Waad Ku Mahadsan tahay Fikirkaaga Abdirisaaq
@zamzamzamsam6108
@zamzamzamsam6108 3 жыл бұрын
Maasha Alah ilaahow noo xafid Ciidankayaga
@zamzamzamsam6108
@zamzamzamsam6108 3 жыл бұрын
Oo hilib lasoo safriyey miyaanu Ubaahanahay Waar naga ilaaliya hilibka Aan laharanaynin Subax walba waxaa laqalaa xoolo badane Yey nasunayne waa cadowe
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
WAAR REERKII SACAD MUUSE AHAA MARKAB AY MEEL WALBA AY BOOB IYO JEEBABKA BUUXSO MA WAXAY MARAYAAN IN HILBO QUDHMAY AY DADKA BAKHTI KA IIBIYAAN KKKK
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 3 жыл бұрын
Balaayo oodhan wax inaga soo gashaa itoobiya ilaa Maan dooriyaha illaahay haynaga Qabto sharkooda&sharwalba
@isaabdi1478
@isaabdi1478 3 жыл бұрын
Waar yaadheheen hudheeladan somaliland ee habeen iyo maalin beerka iibinaya arinkooda halaga fiirsado
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 3 жыл бұрын
Beerkan mar walba la qabtaa yaa keena xagee se laga keena
@hodanegeh8956
@hodanegeh8956 3 жыл бұрын
Subxaanallah, Allahayoy kuwa sunta belaayada dadka ukeenayo adaa u indhobadane nagaqabo dhagarqabayaasha.
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Suntu waa meel soke adhis hadii dhiig lagu soo muday hilbka waa lawada sadhoobya cidi iibsate cuntaba
@Ifraah_yusuf
@Ifraah_yusuf 3 жыл бұрын
Masha allaah tabarakallaah waxan halkan hambalyo uga dirayaa cidanka policeka 👏👏👏👏
@FADSO
@FADSO 3 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN .. .
@somswed.5014
@somswed.5014 3 жыл бұрын
WAAR MALAHA WAA BEER WARAABE WAAYO WARAABAHA AYAA ETHIOPIA KU BADAN. WELL DONE BALAAYAA BEER DANBE CUNTA..
@soulehassan
@soulehassan 3 жыл бұрын
Khansiir baa laga yaabaa,taliyaha waxuu ku celciliyay wax xalaala keena markaaaa
@me-dx3uy
@me-dx3uy 3 жыл бұрын
@@soulehassan wllo Ethiopia waxa laga dhoofiyaa xoolo badan oo qalan markaa waa beerkoodii wax dhibana malaha qofka adis arkay baa og wax laga cabsado maaha khansiirkana may iska kaa siinayaan iyagaa kaa jecel
@soulehassan
@soulehassan 3 жыл бұрын
@@me-dx3uy wlshy,waxaan ogahay in xoolaha hilibkooda iyo beerka,kayaha lakala reebin oo inta laga saaro gooni loo baceeyo lana barafeeyo, odhan maayo kani 100% waa khansiir lakiin bahalkaasi sida jiirkuu u dhalaa,meeshana haka saarin ethoipia khamri,xashiishad iyo dad dhaqan keena lahayd ayaanku qabnaa, maxaa diidaya in laboratory loo dirro waxa kan,hadaan itaalkeeda leenahay wayna ahayn QAADKU FADHIGA ILKAHA IYO NAFTA QUDHIGEEDA HA INAGA GURRO, wax walba inaynu difaacno maha qarana maha, waaku salaamay wallshy.
@me-dx3uy
@me-dx3uy 3 жыл бұрын
@@soulehassan wllo Ethiopia inaanay inala dhaqan ahayn waan ogahay lkn beerka dawlado aan laga jeclayn baa Jira sidaa darteed way dhacdaa in laga reebo lkn inatay askartu gubayso saw kamay fiicnay in dhakhaatiirta xoolaha baadhaan habadii laga shikiyo Malin hadiiba lagubo askartu marwalba ma daba soconayaan ama laaluush bay dhaafsan kuwo badani aaway quality control imika sidan bulshada uun baa la shaki galinayaa mahadsanid
@ilko-dheere
@ilko-dheere 3 жыл бұрын
Mashallah JAMURIYADA BARAKAYSAN Somaliland 💚🤍❤️
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 3 жыл бұрын
manshaa Allah tabaarakallah ❤ halkaa ka wada shaqadaa fiicane aad umada u hayisaan guulayista
@asyia9444
@asyia9444 3 жыл бұрын
Waa qalad in la soo galiyo waxa hilib ah ama beer waayo waxa yaala xolahenii oo oo nadif ah oo daray ah markaa waa in la madnucaa waxa dabada ka imanaya oo dhan rabiyow naga qabo sharkooda guul jamuriyada barkeysan iyo dadkeeda oo dhan
@abdirasaqyuusuf9869
@abdirasaqyuusuf9869 3 жыл бұрын
Dadka waxaasi keenaya waa in ciqaab adag la saaro si ay ugu quus qaataan kuwa danbe
@zaynib4299
@zaynib4299 3 жыл бұрын
Masha Allah guulaysta
@ahmed_ali_buur411
@ahmed_ali_buur411 3 жыл бұрын
Waar hedhee inagoo xoolo ugu fican haysana ayaa hadana dalka laso galinayaa uf aqas waxas ayaa dalka lagu cunayaa😭😭😭
@MoustaphaBenchideh
@MoustaphaBenchideh 3 жыл бұрын
1:20 ... ma dawlad baa qabatay mise ciyaal xaafad "oon la garanayn" wixii laqalay? ... waar bi'iwaayee "DNA TEST" miyaad ku samaysaan intaanad hadlin, xawayaanka uu yahay ayaad ogaanlahaydeen.
@ahmedkhalif3850
@ahmedkhalif3850 3 жыл бұрын
Beerka Xoolaha wax u eg waxaa laga sameeya Dhiigga Xoolaha oo lagu daro waxyaabo fadhiisiya sida Magaadka. IWL. =MAHADSANIDIN=
@sahromaxamedaxmed2529
@sahromaxamedaxmed2529 3 жыл бұрын
Alaha barakeeyo ciidamada qabtey Howsham
@awm221
@awm221 3 жыл бұрын
Mansha Allah guul guul Qabta wixi a kashakidan
@Tayasiir
@Tayasiir 3 жыл бұрын
Duli fooqal duli . Dee xidha qofka waxaa keenay waa maxay sababta loogu digayaa qofka waxaa dadka siinaya?
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 3 жыл бұрын
Waa ilaahay mahadii mar hadii ilaahay inaga qabtay kuwaa wax aanlagaranayn umada cunsiinayay waana inciidan keena somaliland lagu taagero sida ay uqabteen tuugtaa umada sumaynayay
@abdikariincigaaal5739
@abdikariincigaaal5739 3 жыл бұрын
aadbad umahadsantiin ciidanka qaranka somaliland illaahow umadeena badbaadi Aamiin
@jimaleibrahim8704
@jimaleibrahim8704 3 жыл бұрын
itoobiyaanku waa caqli miidhan xoolahayagii Iyo Beerihii wixiiba waxay naga badasheen Jaad, hilibka iyo Caanaha iyagaa noo keena 1300 ma noqon waxaan la garanayn.
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Mashalllah guulysta ciidanka policeman's soomaaliland cadawgeen ma gacan sheegto arma H I V laynoogu soo muday si kasta waa lay noola dagaalamay hala feejignaado shacab iyo dawladba iyo ciidanba
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 3 жыл бұрын
Police ka guryo ha loo dhiso. Waa ciidanka ugu shaqada badan maanshaalaa
@khadram3457
@khadram3457 3 жыл бұрын
Walaalahayga somaliland ha la shaqeeyan booliska wa laynagu soo duulay cadawgan into keenaya hilibka wax laga soo qalay dad iyo dameero aan lagaranayn aynu foojignaano
@abdisalanhhussein1416
@abdisalanhhussein1416 3 жыл бұрын
Subxaanallah Xolaheenibaynu haysanaa oo xalaala aynu ku kaaftoono nimcoolaydeena xalaasha ah
@faatiyasoomaliland8291
@faatiyasoomaliland8291 3 жыл бұрын
bisinka illahayow na ilaali beerka cunistiisa ha la joojiyo siiba ka hudheelada somaliland guul
@museadam9815
@museadam9815 3 жыл бұрын
Maxaa looga aamusanyahay meesha ay waxan oo sun ihi inagaga socdaan, maa wax laga qabto si umaddu u badbaado?
@mali9027
@mali9027 3 жыл бұрын
Kuwa lagu qabto waa in xabsi dheer 10 sano iyo wixii kabadan lagu Xukumo oo ciqaab adag lamariyaa
@historynerd7549
@historynerd7549 3 жыл бұрын
Subxana allah Hiliba lama iibsan karo Neef ha leysla qasho Subxana allah Saw horaba looma keeni jirin
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 3 жыл бұрын
Eleyn bakhtibey ka dhergeen dadku
@fahmaaadanali1975
@fahmaaadanali1975 3 жыл бұрын
Masha Allah guul Alle Ayaa nababaday
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 жыл бұрын
Itopia nooc walba ayey noo dhibaataynaysaa,hadana caafimaadkeenii bay usoo dhigatay itopia waa cadawgeena halaga foojignaado
@YazinDhere
@YazinDhere 3 жыл бұрын
Oromo keenta
@farxaanmaxamed4978
@farxaanmaxamed4978 3 жыл бұрын
Waa mahadsanyahiin policku laa kiin kuwa sita la toogto
@engab001
@engab001 3 жыл бұрын
Ma xabashi baa keenay? Saw reer somaliland muu ahayn kii dadka waxan u keenay. Qofkaas Dil ayuu istaahilaa. Umad sumayntooda ayuu Ka ganacsanayey.
@anabbile7556
@anabbile7556 3 жыл бұрын
3 sano wey yar tahay bulsho dhan bey ku so duulen marka xadhiga ha lo badiyo si anay ugu noqon.
@queency7943
@queency7943 3 жыл бұрын
3 sano way ku yartahay ee waxa weeyaan in 10 sano iyo in ka badan lagu xukumo waayo waxaynu ognahay dadka khamriga iyo maan dooriyaha lagu qabto 3 sano markay soo laastaan halkii uun bay ka bilaabaan markaa xukunka labadaaba xukuumadu dib ha uga fadhiisato si uu dalku u badbaado
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 3 жыл бұрын
Akh akh Wadankaba beerkan u imaan jiiraye wale diiba uma cuno markan imado insha Allah
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 3 жыл бұрын
Raga la qabaty waa in la waraysta oo la ogaada halkay ka keeneen ciqaab adagna waa in la marsiiya
@togdheer-man8588
@togdheer-man8588 3 жыл бұрын
Wa wareey , galbeedka Somaliland wa meesha khamriga,xashiishadda iyo kokaynka,heroine iyo khaniisyadu inagaso galaan.. ka kacaay ka kacaay maantana bakhti xolaad iyo mid dadba aya la qabtay.waar hayaaaay. Ya maali jirayeey.
@osmanessa9882
@osmanessa9882 3 жыл бұрын
Qabashadu waa sax. Lakin muhiimadu wAA IN LA DABO GALO. O la ogaado halka lo waday.
@mariamsheikh3143
@mariamsheikh3143 3 жыл бұрын
Oo xage laga kenay subxanallah alla haynaga qabto
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 3 жыл бұрын
waa xabashida iyo oromada kakeenta jigjiga maahainlabaryaa waainlaxiro maalaweydiiyo dadkiisidey waabilaadigniin xira
@amalidiris9641
@amalidiris9641 3 жыл бұрын
adunka waxkastaba manta wa sura gale.amu beer dad yahay.o tolow malinkasta dad ba dhinte ama xabalihi beerka laga baxay maytidi..somali waxkastaba cuna..iska ega waxan asalkisi xalku ka imi..waliba isu noc maha mid madaw iyo mid cas..
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 3 жыл бұрын
maaha markii koowaad ee la qabto car yaan la arkin qaar berri soo fadhiista TV-yada oo yidhaa ganacsigayagaa la curyaaminaya
@shaaficiali1056
@shaaficiali1056 3 жыл бұрын
nin kii lagu qabto isagoo wada beer asiga inta la xiro haloo kariyo ha cunyee
@geediadem5015
@geediadem5015 3 жыл бұрын
Sida sucuudiga waad in wixii Ethopia ka dhamaan la joojiyo kadib iyaga ayaa wixii khalad ah joojin doona
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 3 жыл бұрын
Ma beer ayba mise beer khinsiir
@safiyamahamed3005
@safiyamahamed3005 3 жыл бұрын
Maansha allah waaillahy mahadii gulaysta ciidankaqaranka soomaliland
@AhmedMohamed-jq3fi
@AhmedMohamed-jq3fi 3 жыл бұрын
Ma beer ka ayuu la qabtay. Dad kii siday miyaan la qaban
@xogbaar
@xogbaar 3 жыл бұрын
Beer dameer miyaa mase waa dhiig la fariisiyay
@somalihanolato741
@somalihanolato741 3 жыл бұрын
Hayey
@januarySl2024
@januarySl2024 3 жыл бұрын
Malaa inta gudubtey ee la cunay ayaa ka badnaa. Hilibkan Ethiopia laga soo tahriibayaa mudo ayuu socdey. Ganacsi maaha. Dadka khudaartii dalka iyo hilibkii dalka la dagaalamaya ee khudaar la mid ah iyo hilib in kii eyda iyo kii adhiga yahay aan la garanayn Ethiopia ka keenaya waa cadaw qarsoon oo dadkan caafimaadkooda iyo dhawaalahooda ls dagaalamaya. Waa in layska qabtaa.
@xalanecabdiraxman4114
@xalanecabdiraxman4114 3 жыл бұрын
Hhhhhh war Ethiopian ku ma cunaan beerka xoolaha ay qashaan beerkiisa way tuuraan soomaali unbaa cunta beerka
@aminahassan1173
@aminahassan1173 3 жыл бұрын
Waa runtaa ma cunaan beerka iyo badhida idaha anaa deganaa oo kuwo muslina guri kaga jiray
@mohamedali-oz7gp
@mohamedali-oz7gp 3 жыл бұрын
Neef bila bisin ah o dad kristan ah qalen ma xalaal miya
@mohomedquruh969
@mohomedquruh969 3 жыл бұрын
Waar indha sarcaadkan naga daaya oo dadka waxan wata xukun adag ha lagu ridee maxkamada hoorgeeya oo sharciga ha jabinina ilayn bariba dadku way keeniye
@SilentEmpires
@SilentEmpires 3 жыл бұрын
Beryahaan ba reer Gabiley maxa ka si ah baan islaha kakkkakakakk
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 3 жыл бұрын
waalasoodirey sunbaalagusoobuufiyey xabashida iyo oromada saara
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 3 жыл бұрын
Miyey inagu filaan waayeen xoolaheenii aynu dhaqanay ee maalin walba lagu qalo waar iska ilaaliya beerka lagu Kariya huteelada
@mhajiahmed
@mhajiahmed 3 жыл бұрын
War yaa dhulka Oromo yaa iska leh. Ma cunna ma ka baxa.
@hoododagan3310
@hoododagan3310 3 жыл бұрын
Caanah itoobiya haljoojiyo
@awenoolays6540
@awenoolays6540 3 жыл бұрын
Waagii snm iyo garacyada iidoortu ay dhubahante dharbaaxo jeegada uga wadeen oo raggii reer shirshoore raaciyadnimo mooyaane sheeko kale laga waayey Waagii snm iyo garacyada iidoortu raggii dhulbahante dabada ay shaankuulo rabad uga dhigeen si ariga iidoorta loo raacsho Waagii snm iyo garacyada iidoortu dhulbahante afka u soo duubteen oo haldoorkoodii gawrac ku wada jiiday Waagii raggii dhulbahante baqdin dartiis uu ka qabo snm iyo garacyada iidoorta ay googaradaha haweenkood hoosta ka galeenoo meeshaas baqo iidoor uu ka qabo u wada nacamleeyey iyagoo kasma qabe ina kore oohow sidii aaran geel iidoor ugu geeyo Waagii garaadada dhulbahante ka kaceen tarxiilkii RRA snm iyo garacyada iidoortu laascaanood gudaheeda barqo uga eryooday oo raggii dhulbahante catow maayaane ciirsi garaadadoodii ka waayeen balse hablahii dhulbahante weerta ay wada xirteen si garaada codsigoodii loo wada fuliyo oo cirka sare u qaadeen cawaalow calankeena baluuga ah iyo sidii garaadadu cimaamadaha u xooreen oo cidoo dhan laga wada filayey marka laga reebo kas yare ina kore iyo intaas garasho lala tiriyo. Dhulbahantow baloowdaye goormaad baaro ka qubaysan Oo darwiishkii balowyaye goormuu baaro qubaysan Oo goormuu garaadtooyada iyo geyigeeda guuldaro kaba qaadin oo gunnimo uu gobanimo doogsan.
@abdiwarsame4290
@abdiwarsame4290 3 жыл бұрын
Waar dad liita ayaa tihiine talaabo ka qaada.hadii kale beriba way soo iibgaynayaan. U question gooya.
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 3 жыл бұрын
walahay wadankeena dhibto haysta khamri qudhun odhan iyo beer garanwaya ilahow na badabdi
@suleimangoox6075
@suleimangoox6075 3 жыл бұрын
Meelihii la geyn jirey waa in albaabada loo xidho.
@MuxuyidiinJamac
@MuxuyidiinJamac 2 ай бұрын
😅😅😮cadowgii kaliye somaliland ayay leedahay muuse jaahil oo qaran qaawiyey 😊😅😅😅😅😅😅
@nuuximaan6842
@nuuximaan6842 3 жыл бұрын
Huldheel aan beer ka Dalbado last three years iigu danbaysay intii la dharagtayna shifo😂
@c0nmoyds3fb98
@c0nmoyds3fb98 3 жыл бұрын
waa tegreega iyo amxaarada beerkoodii iyo dadka magafe khasho siiba beerka kalyaha wadnaha cudurada aykaheleen weeye taxadara
@updimuze9428
@updimuze9428 3 жыл бұрын
Waxaasi wa qalad yan hilib iyo wax dhiigle oo dhan yaan leyno keenin
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 жыл бұрын
iinta la tuurin waa in la baadho oo lapla la geeyo waxa uu yahay si loo ogaado cadowga umadan
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 3 жыл бұрын
Hudheel beer inaad kadalbato iska ilaali. Dawlada hambalyo lkn waa in laciqaabaa dadkan
@ahaiban1
@ahaiban1 3 жыл бұрын
Sideen loo garaneyn wuxuu yahay, waxa sheegi kii sitay.
@hussinahmad3074
@hussinahmad3074 3 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin polic ha la caawiyo
@hamseahmed5285
@hamseahmed5285 3 жыл бұрын
Walaahi maalin dhaweyd beer aan hudheel ka cuney sedex cisho ayaan bastey ahaa markaasbaan is idhi malaha adiga oo gaajoonaya ayaad cuntey deedna dacar iyo cilad ayuu kugu kiciyey shaw waxan ayuu ahaa yaab dawladu arinkaa fiiro gaar ah haw yeelato dadkuna wixii ay ka shakiyaan hala soo socodsiiyaan ciidanka ku shaqada leh
@ahmedfarah6296
@ahmedfarah6296 3 жыл бұрын
Guul iyo gobanimo iyo Caafimaad san.
@fardowsamohamed4400
@fardowsamohamed4400 3 жыл бұрын
Mansha Allah ka qaabta
@jesshalan6325
@jesshalan6325 3 жыл бұрын
Dee ha barayinee xidha waxa umada dhibya
@abdiazizaliwarabeh926
@abdiazizaliwarabeh926 3 жыл бұрын
Waar beer maaha waa dhiig la fadhiisiyay
@somalihanolato741
@somalihanolato741 3 жыл бұрын
Oo maad qalataa hilse meel laga keenay maxad u cuntaan kan wax qalaa nin layaqaab ma aha
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 3 жыл бұрын
Haha waar waxan muddo dheer ayanu maqlaynay waxan galbeed ayuunba La keeena miyaa walle waa yaaab 😠
@HRU20256
@HRU20256 3 жыл бұрын
BEERKA EYDA MUDO DHEER AYAA HARGEYSA LAGA CUNAAYEY... ITOOBIYA WALAALADEEN WAXAY INOO KEENAAN QAAD, KHAMRI, XASHIISHAD, KHUDAAR SIDA BARADHO, BASAL, TAMAANDHO, AFAKAADHO IYO BEERKA EYDA OO SI XOOGAN LOOGA ISTICMAALO SOMALILAND......
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 жыл бұрын
Ileen waxaasaa muddo la cunayey
@mowlidabdullahi3916
@mowlidabdullahi3916 3 жыл бұрын
Great
@yaasiinyaasiin5863
@yaasiinyaasiin5863 3 жыл бұрын
Waa sidii aan beer danbe loo cuni lahayn
@maryanjama2918
@maryanjama2918 3 жыл бұрын
Waa dhiig lafadhiisiyey
@yurub5288
@yurub5288 3 жыл бұрын
Waxa iqabatay hoqaco coo
@xamalosalmaand1
@xamalosalmaand1 3 жыл бұрын
Oo kan dadkii watay meeye
@caynashejama4561
@caynashejama4561 3 жыл бұрын
Waa loo digayaa ayay ku Lee yihiin waar dadka waxan aad ku qabataan ciqaàb adag Mariya oo aanu qof na mardambe ku diiiran waxaas ookale
@KO-nn1vm
@KO-nn1vm 3 жыл бұрын
Asc good job but dont give chance to deliver person and buyer put them in JAIL great job
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 3 жыл бұрын
سبحان الله...نعوذ بالله...حسبنا الله ونعم الوكيل
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 жыл бұрын
Ma hilibkii shiinaha laga keenaybaa
@xildhibaantiinburco7878
@xildhibaantiinburco7878 3 жыл бұрын
Subxsanlaaah tuiladii labunbuuninayey matasay keentay oo caaqilkii muse makufilanwayeyy
@rabitaloudaa32
@rabitaloudaa32 3 жыл бұрын
Anigoo reer Burco ah ayaa kula yaabay war kantrolka gebiley ayaa lagu qabtey balse xanuunka adeer iska saar Alle ha ku caafiyo
@kooshinkaarshe1665
@kooshinkaarshe1665 3 жыл бұрын
waa beerka eyda
@xamdixasan1284
@xamdixasan1284 3 жыл бұрын
Asc
@lipanfaarah9508
@lipanfaarah9508 3 жыл бұрын
Waxaa uunbaa hargaysa laga cunaa
@abdiaxmed9522
@abdiaxmed9522 3 жыл бұрын
Yaap wllhy
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 3 жыл бұрын
Ilahow uda kaqabo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 жыл бұрын
Beerba yaan la cunin
@olaadyare6438
@olaadyare6438 3 жыл бұрын
Mashalah taliye shaqohalaga qabtocida bakhtiqaa dalkasogalinaysa
@hawohassan3714
@hawohassan3714 3 жыл бұрын
Ethiopian aya Keena allahum manajinaa
Waxaan booqday Jasiiradda ugu Dhirta badan 🌴 Sacadadiin Island
13:07
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 80 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
DEG DEG NIN DILAY XAASKIISA OO XAAFIDUL QURAAN AHEYD OO LASOO QABTAY
24:03
Zaki honest Official
Рет қаралды 24 М.