Mnsha Allah anigoo ah duriyadii joogta dalka qatar waan so dhaweynayaaa arooska cusub
@IfrahJama-d4n6 ай бұрын
Wan idinku faraxsanahay anoo hargeisa jooga illaahay hasu kin barakeeyo 🎉🎉🎉🎉
@Halimo-f1l6 ай бұрын
Qofka marka uu iska dhigo ilmo ilmo Camal,doqon ayeey u egtahay.Naag qosol badan ma ka helo.Ilama ahan in ay isguursanayan.Wiilka waa wiil degan oo edeb ka muuqato iyo iimaan Sunada diinta.Masha Allah ah.Allah sahlo
@RahmishAbdish-es2oj6 ай бұрын
Amiin🤲
@fiidowmrk6 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤