Waa sidee nolosha Soomaalida kunool dalka Romania

  Рет қаралды 59,452

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Күн бұрын

waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 39 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 37 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 206
@GeediSahan
@GeediSahan 2 жыл бұрын
5kun Like Fadlan iyo Share iyo comments Ahmed: +40 791 386 415 Osman: +32 467 82 30 52
@xamsemaxamed8026
@xamsemaxamed8026 2 жыл бұрын
The best KZbinr geedi sahan.
@zakariyemohamed7656
@zakariyemohamed7656 2 жыл бұрын
Masha Allah wll geedi sahan shaqo fcn ayaa heysaa horey usoco 🙏💯💔
@cabdirixmaancabdixakiin9269
@cabdirixmaancabdixakiin9269 2 жыл бұрын
Fadlan joojiya in aad xayaysiisan nolosha iyo caydha dalalka aad booqato laga qaato waayo dhalinyarada dalka joogta ayaa buufis ka qaadaysa
@faadumomaxamed7689
@faadumomaxamed7689 2 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍
@axmednuur7229
@axmednuur7229 2 жыл бұрын
Good
@Mowliid2024
@Mowliid2024 Жыл бұрын
Waa run naka xun wax ka sheega
@apdijabarcsiis9745
@apdijabarcsiis9745 2 жыл бұрын
Pls flog qurux badan magaalada iyo wadooyinkeeda noosoo duub geedi sahan best somali travel 🙏 😋 pls and pls
@socdaal3428
@socdaal3428 2 жыл бұрын
Masha Allah
@abdulahiabdikadir4580
@abdulahiabdikadir4580 2 жыл бұрын
Manshallh sxb geedi sahan barnaamijyo fcn ayaad haysa
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 2 жыл бұрын
warxabin inama caadi aheen
@HAMSE-n8v
@HAMSE-n8v 2 жыл бұрын
Sxb qudobo aad umihiim ah ayaad Naga caawiseen adiga iyo asxaabtaaduba jasaa akumulaha.
@bishaarocabdulahiYuusuf
@bishaarocabdulahiYuusuf 10 ай бұрын
Walahey qof halka joogo ha isoo qabto adinkoo raali ah plz deg deg uahay🙏😊
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 2 жыл бұрын
Good job geedi.
@nuurbaallo5470
@nuurbaallo5470 Жыл бұрын
Thank u Geedi sahan
@zaki799
@zaki799 Жыл бұрын
Ninkaa gadhka wayn leh wuu kasii baxay ireland ayuu joogaa 😂😂😂
@heebaancumar9324
@heebaancumar9324 Жыл бұрын
​@@zaki799sxp romania Hadan ardaynimo ku tago ma is dhibi karaa
@AliAhmed-xo9km
@AliAhmed-xo9km Жыл бұрын
Markaad Romania joogto sidee lagu tagaa ireland zxp pls
@abdihafidomarjunior3199
@abdihafidomarjunior3199 2 жыл бұрын
Hello gedi sahan waxaa fah faahin naga siisa qaab ardaynimo lagu tagi karo somali from poland 🇵🇱 qiimaha iyo qaabka ugu fudud jawaap ban kasugynaa
@binlaadinadan7434
@binlaadinadan7434 2 жыл бұрын
Sxp isoo qabo
@xuseenyare5103
@xuseenyare5103 2 жыл бұрын
@@binlaadinadan7434 xgee sxb qli
@axmedcabdi7760
@axmedcabdi7760 2 жыл бұрын
Walaal yaa warbixin iga siin kara sida lagu tagi karo haddii hargaysa aad joogto please iisoo sheega brothers
@axmedcabdi7760
@axmedcabdi7760 2 жыл бұрын
Walal sideen ku iman karaa hadaan somaaliya joogo
@amazingthings2440
@amazingthings2440 2 жыл бұрын
@@axmedcabdi7760 anakusheeegi isoqabo
@hodanfaarax4642
@hodanfaarax4642 Жыл бұрын
Please Azxpey yaa iGa caawin kara visa ROMANIA 🥺Ethiopian passport ayan HaystA
@Munisha-j8d
@Munisha-j8d Жыл бұрын
Waa diyarbakir visa romania
@hodanfaarax4642
@hodanfaarax4642 Жыл бұрын
@@Munisha-j8d xgen kala soxiriira wll
@xuseenyare5103
@xuseenyare5103 2 жыл бұрын
Please iga caawiya qaabka loo xaraysto Romania waxbarashada qofkii iiga fiicn
@Queen-Alii
@Queen-Alii 2 жыл бұрын
Aniga kucawinayo
@hoodoraage648
@hoodoraage648 Жыл бұрын
@@Queen-Alii ma ii cawin kartaa wll
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 Жыл бұрын
@@Queen-Alii side no caawin karta
@saeedhappy335
@saeedhappy335 Жыл бұрын
Ha Walalo sidee baal iso diir emilkaga
@sadamdawud2916
@sadamdawud2916 Жыл бұрын
Haa anaa ku caawinaya
@tabeelechannel8701
@tabeelechannel8701 2 жыл бұрын
War nio ninkaan wareysi gooni kasamee zxp
@sowdoandmohaa
@sowdoandmohaa Жыл бұрын
Qaabkee ku iman karaa wadankan
@user-gs8ly3ed1i
@user-gs8ly3ed1i 3 ай бұрын
Maku surta gashe in aad tagto wll
@ashofarax2280
@ashofarax2280 2 жыл бұрын
Asc mahamud xld
@MohadIbraham
@MohadIbraham Жыл бұрын
*Romania Cabi-wahaab Ninkaa*s Al-furqaan Badhan To Romania* Guul Baan kuu Rajaynaa sxb
@dahabsanhoyadeed4517
@dahabsanhoyadeed4517 2 жыл бұрын
Wlll dhanka imatinka romania noso gali wll
@cashamohamed9383
@cashamohamed9383 2 жыл бұрын
Wll mawaxa ubahanthy waxa barasha ahan aniga xataa warabaye
@dahabsanhoyadeed4517
@dahabsanhoyadeed4517 2 жыл бұрын
@@cashamohamed9383 mya dacwad ahan
@cashamohamed9383
@cashamohamed9383 2 жыл бұрын
@@dahabsanhoyadeed4517 haa dacwa miyaa lagutaga
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Legend
@bobena84
@bobena84 2 жыл бұрын
👍👍👍
@ahmedmuhumed1524
@ahmedmuhumed1524 2 жыл бұрын
Sxb waan kaga mahad celinaa wareysiyada dhinackasta taabanaa ee aad nala soo wadaagto. Haddii kaftamo muqaalkan kuwii hore waa ka wanaasanyahay. Ugaas, hormar wacan insha Allah. Howl wanaagsan ayaad heysaa. One day melahaas waan kuwada kulmidonaa insha Alah.
@MBA90909
@MBA90909 2 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اسعد الله اوقاتكم بكل خير مساء الخير تحياتي لكم من مقديشو عاصمة جمهورية الصومال 🇸🇴
@امحسن-و6ت
@امحسن-و6ت 2 жыл бұрын
شكلك ناوي تمشي تهريب
@riyaqfilms1434
@riyaqfilms1434 Жыл бұрын
Qimaha visaha dalka romania wa imisa wll markad ethiopia ka so tagayso to romania qaab wax barasho
@sadamdawud2916
@sadamdawud2916 Жыл бұрын
Admisionka maheshay
@updykariinabshir253
@updykariinabshir253 2 жыл бұрын
geedi sahan war sxboow see hadiyad loogu guuleystaa
@kurana289
@kurana289 2 жыл бұрын
Mashaalah wll waad ku mahadsan tahay sida aad nuugu so gudbineysa meel walba oo aad takto xaladeda horey u soco guuleyso Alle haku sharfo aaqiriyo aduunba 👑👑❤❤
@qalbihabhab9834
@qalbihabhab9834 Жыл бұрын
Plz qof wlpo romania joogo wxa iiweydiisa ano wx barasho ku,imid hda wx barashadi tagi waayo ma iska joogi karaa?mise wa lisocelinayaa
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 2 жыл бұрын
Bismilahi dadkooda intey yimadaan Stocholm ayey tuugsadaan dukaamada hortooda ,fristaan.,soomali waa melwalba igeli.
@khalidjuglaat5782
@khalidjuglaat5782 2 жыл бұрын
@The Anonymous walal shaqada ka waran qofka ka shaqeya income fiican ma soo gali kara
@khalidjuglaat5782
@khalidjuglaat5782 2 жыл бұрын
@The Anonymous aad baad umahdsan tahay walal qofku marku is dhiibo ka waran waxbarshadisu waa bilaash ayaan maqlay lkin qofku marku is dhiibo ay luqadoda baran jamacad ma gaynayaan mise college ayay gaynayaan walal
@khalidjuglaat5782
@khalidjuglaat5782 2 жыл бұрын
@The Anonymous wala waad mahadsan tahay waxan doonaya nio ianan xaraysto jamacdahoda walal ma iga caawin karta mida kale lacag inte leeg ayaan ku tagi kara wlala tigidhkedu waa ila imisa
@sadamdawud2916
@sadamdawud2916 Жыл бұрын
Sxp warbixin maheshay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Fikir fiican ha lais balaadhiyo yurubtii galbeed waa buxsantee Romania iyo Bulgaria aad haloo dago
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 2 жыл бұрын
Go forward brother geedi sahan 🙏
@bobena84
@bobena84 2 жыл бұрын
Ardayda information muhiim u aheed
@socdaal3428
@socdaal3428 2 жыл бұрын
Wiilka KZbinr Talent's Ku jooga
@where3431
@where3431 2 жыл бұрын
Passport noocee ah baad sidataa geediyoow?
@ayatiin_wacan
@ayatiin_wacan Жыл бұрын
Please haduu jiro qof jooga rumaniya really hayso galo in aan warbixin kahelan raba
@ceelhindiwatersupply7154
@ceelhindiwatersupply7154 Жыл бұрын
Hda romania majogtaa
@sadamdawud2916
@sadamdawud2916 Жыл бұрын
Hee apayo
@NashaadHassan
@NashaadHassan Жыл бұрын
@@sadamdawud2916Aboowe romania hada joogta waan uso socda halke kaala soo xariira
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 2 жыл бұрын
Mashaalaaah 💯💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@omarzanto2716
@omarzanto2716 2 жыл бұрын
Geedi sahan the one and only youtubers 🎬
@captainhamze7091
@captainhamze7091 2 жыл бұрын
Aad BAAD ugu mahadsan tahay wareysigaaga
@7TH-JUNE
@7TH-JUNE 2 жыл бұрын
Waxaa yaab leh. in adoo yurub kunool aad uguurto yurutba bari.
@shafieatam1133
@shafieatam1133 2 жыл бұрын
Wllkia geedi ♥️🙏
@binyamin7087
@binyamin7087 2 жыл бұрын
Turkey baan jooga markaa sidee ku imadaa Romania waana imisa lacagta
@happy_aliegeh251
@happy_aliegeh251 Жыл бұрын
Sided bil ka hor bad so qortay kollay wll inte hada jogtaa ma tagtay se romania mahadsanid
@NaciimaCumar-lx4vb
@NaciimaCumar-lx4vb Жыл бұрын
Wll mada joga romaina
@JiyaaJiyaa-hp9zm
@JiyaaJiyaa-hp9zm 11 ай бұрын
​@@NaciimaCumar-lx4vbwll romania maa?jigtaa?mise
@suberyare8645
@suberyare8645 Жыл бұрын
Geedi sahan walal deganaansho ma bixiyaan qofkii paspor U.K. haysta
@empireshow1
@empireshow1 2 жыл бұрын
Zhp sida admition aan ku heli lahayn nosoo sheega
@sadamdawud2916
@sadamdawud2916 Жыл бұрын
Anaa warbixin kuu haya
@empireshow1
@empireshow1 Жыл бұрын
@@sadamdawud2916 maxsa hysaa bro
@sumeyasimancity5485
@sumeyasimancity5485 8 ай бұрын
​@@sadamdawud2916wall numbar kalaso xariro isheeg
@sharmakehassan3705
@sharmakehassan3705 2 жыл бұрын
Kk wlhi waa cajiib romania ayagaa baahan maxaa kadonteen
@abdikadirabdinasirhussein7792
@abdikadirabdinasirhussein7792 2 жыл бұрын
Sxb magaceyga waa Abdikadir aad ban ugu faraxsanhy inan halkan comments Ku qoro,waxan rbaa inaad walalahey Ila weydiso Hal Su'aal Taas oo ah :Sidee ayaan Ku ogaada Inan helay deeqda waxbarasho ee sanadkan 2022 ama innaan ka mid ah dadka Ku guuleystay ama Ku guul dareestay? Mahdsanid👍
@munaahmed9373
@munaahmed9373 2 жыл бұрын
Anigaba wan xareystay guul ayan noorajeyna wallal tankale emailkaga laguso jwba
@abdikadirabdinasirhussein7792
@abdikadirabdinasirhussein7792 2 жыл бұрын
@@munaahmed9373 Shukran wllashey i.a jawaab qurux bdan Ayan heli doona❤️
@xuseenyare5103
@xuseenyare5103 2 жыл бұрын
Please iga caawi sxb qli qaabkaad uxaraysatay Romania adoo raali ah
@xuseenyare5103
@xuseenyare5103 2 жыл бұрын
@@abdikadirabdinasirhussein7792 please iga caawi qaabkaad uxaraysatay Romania adoo raali ah waa ubaahny
@xuseenyare5103
@xuseenyare5103 2 жыл бұрын
@@munaahmed9373 wl ma iga caawin krtaa qaabka aad uxaraysatay Romania adoo raali ah
@mdaahir5550
@mdaahir5550 2 жыл бұрын
Shaqada aad heeyso aad ayey u fiicantahay mht sanit
@techtopfives343
@techtopfives343 2 жыл бұрын
Walaal soobadi muuqaalada Noonan ah
@fartoonfq3657
@fartoonfq3657 2 жыл бұрын
Mash alaah viizada wax barashafa kawaran qaabkee loo helaa
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 2 жыл бұрын
Ila soo xidhiidh anaa Ku hayee
@jimcaalejagta9180
@jimcaalejagta9180 2 жыл бұрын
Madaa haya
@suhaybcabdi7542
@suhaybcabdi7542 Жыл бұрын
@@qarnicusub5339 wll xagee kaala soo xidhiidhaa
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 Жыл бұрын
@@qarnicusub5339 side kula so xiriiri kara
@bobena84
@bobena84 2 жыл бұрын
Masha Allah hore u soco
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 2 жыл бұрын
hore u soco
@ahmedhusseinabdullahi5336
@ahmedhusseinabdullahi5336 2 жыл бұрын
YAAAAA ISLAAM AH OO IGA CAAWIN KARO VISA HA ROMANIA 🇷🇴 OR HUNGARY 🇭🇺 PLS YAAAA SOMALIA 🇸🇴 AND YAAA WALLA AH
@nuurshaafici4417
@nuurshaafici4417 2 жыл бұрын
anaakaa caawinaya
@nuurshaafici4417
@nuurshaafici4417 2 жыл бұрын
ilasooxiriir
@ahmedhusseinabdullahi5336
@ahmedhusseinabdullahi5336 2 жыл бұрын
@@nuurshaafici4417 isoo dir number aan Kala soo xiriiiro
@ayuubaaja6393
@ayuubaaja6393 2 жыл бұрын
@@ahmedhusseinabdullahi5336 sxp anba waa rabaa
@ayuubaaja6393
@ayuubaaja6393 2 жыл бұрын
@@nuurshaafici4417 siddi Noga cawin kartaa
@binyamin7087
@binyamin7087 2 жыл бұрын
Asc, katagida Turkey ma fududahey hadi la aadaya Romania
@Road94east
@Road94east Жыл бұрын
Niman kaas wadankoodi hooyo iyagoo iskaga laabta oo nolol raaxo iyo qabaw iyo qaxooti la’aan ku jooga ka Fiican , ROMANIA HADII KALE DHOORIDA KU CUNA”
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 2 жыл бұрын
Mashaa allaah thanks information bro I used live 1991 but I left 1993 the middle
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 2 жыл бұрын
From hargeysa
@sakarie9070
@sakarie9070 2 жыл бұрын
Great work lro
@HAJIMUDAZIR
@HAJIMUDAZIR 2 ай бұрын
🎉
@captainhamze7091
@captainhamze7091 2 жыл бұрын
Keep going pro
@aminamoha3209
@aminamoha3209 Жыл бұрын
Habo isoo qor lamarkaga adigoo mahadsan
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Mashallah great information as always Hore usoco geeri u deserve more then that thanks dhelinyarada
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 2 жыл бұрын
Waxaan Rabaa inan Poland Kasoo Baxo Hadaan imaado iyadaaas Ma roon yahay oo sharci Helsitiisu waa sidee mana Qaabilaan dad ka Hadiise Aaan sharciga Yar Muda yar kaga Qaato Maka Bixi karaa wadan ka
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 2 жыл бұрын
@Huseen wadne Haaa
@justyou2674
@justyou2674 2 жыл бұрын
Adigo German u talabii kara maxa romania kaso donii wll
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 2 жыл бұрын
@@justyou2674 Germany maxaa Yaala intii joogtay baa yaabane Meel Maahan
@ayuubaaja6393
@ayuubaaja6393 2 жыл бұрын
@@abdimahamud4548 sxp xog Baan ka rbaa ee jwab isi wll
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 2 жыл бұрын
@@ayuubaaja6393 Halkeed xogta karabtaana
@socdaal3428
@socdaal3428 2 жыл бұрын
Waa Warbaxin wanaagsan
@ifrahzakariye9007
@ifrahzakariye9007 Жыл бұрын
Side lo xareysanaya visaha wax barasho
@sadamdawud2916
@sadamdawud2916 Жыл бұрын
Anaa warbixin kuuhaya
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 7 ай бұрын
Masha Allah, Waa Rag da.daalaya Oo Tashadey , Rag tashadeyna ma Hawl yara ❤
@abdicode9892
@abdicode9892 2 жыл бұрын
Keep going legend 💪
@mohamedkhadar2644
@mohamedkhadar2644 2 жыл бұрын
Salllam geedi hore usoco
@hodanyasiin3913
@hodanyasiin3913 Жыл бұрын
Mnsha Alllah Good news Hore usoco
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 2 жыл бұрын
best somali youtuber
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 2 жыл бұрын
Qaab nuceeya baan ku imaan karaa Romania anigo is ticmaalaya basaborka somaliga Agency ba igu yiri qaab wax baradhan kugu dhamena weyna fududahy cml e waxas maxa ka jira
@axmedcabdi7760
@axmedcabdi7760 2 жыл бұрын
Walaal iisoo sheeg ajensigaa iibimayaa ee kugu yidhi qaab wax barasho ayaan kugu geynayaa
@rahmafarhan2112
@rahmafarhan2112 2 жыл бұрын
@@axmedcabdi7760 wll agency hargaisa ku yaal ayaa anigaba igu yidhi waan kuu xeraynayaa ma raadisay hadad hargaisa joogto
@khalidjuglaat5782
@khalidjuglaat5782 2 жыл бұрын
@@rahmafarhan2112 walal waa la xareeya anba insha alla waan xaraynaya Walal lkin inan ka sii baxo ayaan doonaya
@rahmafarhan2112
@rahmafarhan2112 2 жыл бұрын
@@khalidjuglaat5782 OK meel aan kala soo xidhiidho ii sheeg wll
@hoodoraage648
@hoodoraage648 Жыл бұрын
@@khalidjuglaat5782 walal ma ii cawin kartaa
@dalla112
@dalla112 Жыл бұрын
shaqo fiican ayaad haysaa sxb wadamdaas east european waba rabay warbixintooda i subscribed your channel
@abdrizackadanali5047
@abdrizackadanali5047 2 жыл бұрын
Waaa halke ujeclahaaay aduunka my retirement ayaan halkas degaaya
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 2 жыл бұрын
There is no place like home......!!!!.
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 7 ай бұрын
Geedi sahan waad mahad santahay ❤.
@dekaahmed7656
@dekaahmed7656 5 ай бұрын
Alle hku xifdiyo wl
@alirxman6228
@alirxman6228 Жыл бұрын
Anigoo sharci ku leh belgium 🇧🇪 ka ayaaan habeen go,aansaday inaan Romania 🇷🇴 tago iska dhiibo sababta I waydii😁 Sababtoo Sharciga waxaan ku qatay 3 bil xaas ban qortay iyo 6 caruura calaaa qofna 8 kun o dollar bn ku iibiyey 8×7=56 kun o doolar bn hal sano ku faaiiday maskax 😁😁😁
@ramalaabdulkadir3923
@ramalaabdulkadir3923 Жыл бұрын
Walal dacwada ma fududahay
@Maan3416
@Maan3416 Жыл бұрын
Sideed u iibiasay yaad ka iibisay
@alirxman6228
@alirxman6228 Жыл бұрын
Haaa wll dacwada way ku fududahy dhiigna lama qaado
@alirxman6228
@alirxman6228 Жыл бұрын
@@Maan3416 caadi dad ban qortay famil ahaan sasa ku iibiyey oo ku keenay
@nawalppeppe9782
@nawalppeppe9782 Жыл бұрын
@@alirxman6228 mucjiso yar ba tahy ee waxa rapa ina Belgium imado ee visa Belgium ii heeg
@musemuse1507
@musemuse1507 2 жыл бұрын
ILAAHOW AAN Romania 🇷🇴 aan irsaaqad ka raadin
@ayanledirie8971
@ayanledirie8971 2 жыл бұрын
Kkkkk Romania waa yurub Somalia ayey ka fiicantahay maxaad u yasi saw dalkaagii ma burbursana oo amaan daro maaha iyo qubuuro
@munahusseinosman1348
@munahusseinosman1348 Жыл бұрын
Sualo fican aya waydisay gedisahan
@qasimahmed3603
@qasimahmed3603 2 жыл бұрын
Somalia joogaaye sidee ku imaan karaa romania
@mohanoor6084
@mohanoor6084 Жыл бұрын
Wllo jamacad ahaan inaad u tag tid baa fuduud Aniga ahaan isbuucan baan u socdaa I.n
@suhaybcabdi7542
@suhaybcabdi7542 Жыл бұрын
@@mohanoor6084 wll waxan rabay inaad iiga war bixisee sideen kuula soo xidhiidha
@qeyrmedia3656
@qeyrmedia3656 Жыл бұрын
@@mohanoor6084 sxb matagty
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 Жыл бұрын
@@mohanoor6084 ma tagtay ma scholarship mise sifo kale
@bilyandhaan2894
@bilyandhaan2894 Жыл бұрын
@@mohanoor6084 wll ma tg ty
@suleimanabdullahi1877
@suleimanabdullahi1877 2 жыл бұрын
Geedi sahan pest Somaali KZbinr hore usoco walal
@AbdixakiinAbdilaahiMuuse
@AbdixakiinAbdilaahiMuuse 7 ай бұрын
Waaw
@husseindirie531
@husseindirie531 Жыл бұрын
romania dad xun waaye . wadamada kele yurub ayaaba looga baxsan karin waaba wadankoodii ugu tag god waa mas god ugu gal
@sadamdawud2916
@sadamdawud2916 Жыл бұрын
Ma adaaa jooga
@husseindirie531
@husseindirie531 Жыл бұрын
@@sadamdawud2916 romanianku waa dad dhib badan sxb wadama kale ee yurub ayaan ku arkay aad ayeey u xinbadanyihiin una qalafsanyihiin
@sadamdawud2916
@sadamdawud2916 Жыл бұрын
@@husseindirie531 sxp hussein wxn rapa kliya visa wxparasho inaa ku tago kadipna aan iska dhiipo hadaa fahmi waayane aan kasii gudpo maxaa talo oo isiin laheed mahadsanid
@husseindirie531
@husseindirie531 Жыл бұрын
@@sadamdawud2916 waa tagi kartaa sxb lkn faraha ha dhigan visaha 3da bil intaadan helin ka hor waa in kuu diyaarsanyahay qorshaha aad uga bixi laheeyd xitaa serbia uga gudub yurub ma ahan waana ka sii gudbi kartaa serbiya good luck sxb
@NashaadHassan
@NashaadHassan Жыл бұрын
@@husseindirie531wllo faraha qasab beey kaaga dhigayan ado dhuumana hadi lagu arko waa lagu qabana farana weey ka dhigayan maxa xal ah marka
@Amuun05
@Amuun05 10 ай бұрын
Thanks ❤😊
@suhaybmohamed8244
@suhaybmohamed8244 2 жыл бұрын
Thanks bro 😊
@bashiirosman9303
@bashiirosman9303 Жыл бұрын
Pk
@cabdulaahiasad8691
@cabdulaahiasad8691 2 жыл бұрын
Intee qarash ah iga baxasya ardayda halkaa I banysaa
@sadamdawud2916
@sadamdawud2916 Жыл бұрын
Sxp anaa warbixin kuuhaya
@caliibrahim99
@caliibrahim99 Жыл бұрын
6 m
@powerfullislam7794
@powerfullislam7794 2 жыл бұрын
Vamoooos gracias mi dois hermanos muchas gracias fedio
@mohamedzanaawi210
@mohamedzanaawi210 2 жыл бұрын
hello
@mohamedzanaawi210
@mohamedzanaawi210 2 жыл бұрын
contact me
@powerfullislam7794
@powerfullislam7794 2 жыл бұрын
@@mohamedzanaawi210 hi bro
@powerfullislam7794
@powerfullislam7794 2 жыл бұрын
@@mohamedzanaawi210 nio zhp xagaad joogtaa
@hungryman1738
@hungryman1738 Жыл бұрын
Sxbow ukrain hada ina tago ayan raba gobolada poland xiga marka tahrib baan ka rabaa kwrn
@asliahmed8232
@asliahmed8232 Жыл бұрын
Sidee loo helaa deeqda waxabarasho ee dalka Rumaaniya
@sadamdawud2916
@sadamdawud2916 Жыл бұрын
Anigaba wan raadinayaa
@sadamdawud2916
@sadamdawud2916 Жыл бұрын
Lkn warbixin ayaan helay
@rahmafarhan-rz8uy
@rahmafarhan-rz8uy Жыл бұрын
​@@sadamdawud2916 ma heshay wll
@xaajikaash4574
@xaajikaash4574 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay geedi Sahan .🖐
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 2 жыл бұрын
Fadlan ruqiyo Office subskreb 🙏🙏
waa sidee waxbarashada dalka Romania
13:56
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 44 М.
Nolosha Soomaalida ee dalka Portugal - Nin Soomaali ah ayaa 15 sano ku sugan dalka Portugal
12:45
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 2 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 16 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
waa sidee dalka romania - Qaybta 1aad
14:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 86 М.
Somalida iyo Irish-ku maxay iskaga mid yihiin.
22:40
Hereri Media
Рет қаралды 82 М.
Nolosha Soomaalida dalka Lithuania
10:55
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 74 М.
Taariikhda Imbiraadooriyadii Rooma
9:15
Dansheeg
Рет қаралды 7 М.
Nolosha Soomaalida dalka Spain
10:15
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 80 М.
Romania Bulgeria Latvia Uk siden ku heli kara visaha dalalkas
10:01
Sidee ku imaan karta belgium iyo nolosha belgium iyo maciishada
9:04
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 2 МЛН