WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 4

  Рет қаралды 114,059

Fartun Happy

Fartun Happy

Күн бұрын

Пікірлер: 470
@umalkhayrnimco2171
@umalkhayrnimco2171 5 ай бұрын
Fartuun kartida kasokow waa naag alle ku xidhan sidaa darteed wxba kama xumaanayan walaasheed my rajo waa gabar aad uwngsn alle ha idin barakeeyo❤❤
@naimahuseinmohamed7465
@naimahuseinmohamed7465 4 ай бұрын
Kuligood waa ehlu diin gabdhahan
@SalmaHafidh-bn2hy
@SalmaHafidh-bn2hy 5 ай бұрын
Ilaahayo fartun oo sumeya cadey Mohamed Amiin Cuweymir iyo cabiir oo Hal meel kukor saneeyso itus yaa Allah awodadha kaamilka nagutus🤲🤲🤲🤲
@asiaqurux
@asiaqurux 5 ай бұрын
Aaamiin yaa rabi❤
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 5 ай бұрын
Allahuma amiin
@csalanmaxamed1431
@csalanmaxamed1431 5 ай бұрын
Aamiiin yaarabi😢😢😢😢😊
@Nilalomar
@Nilalomar 5 ай бұрын
Ameen
@caashocllaahi9459
@caashocllaahi9459 5 ай бұрын
Aamiin Yaa Allaah
@kOKOBULLE-tis5
@kOKOBULLE-tis5 5 ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫶🏻❤️👍
@SalmoSh.MursalShire
@SalmoSh.MursalShire 5 ай бұрын
Kokoyay wan kuu xiisay
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 5 ай бұрын
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@JamacKahiye
@JamacKahiye 5 ай бұрын
ALLAAHUMA SALI CALA SEYDINA MUXUMED SELALAHU CALEYHI WASALAAM
@ayaanmustafe2633
@ayaanmustafe2633 5 ай бұрын
Intanan ku dhihin hoyo adagba tahay walhi bilahi waxa ii muqata afarta ilmo aad dhashay oo waynaday oo isku haysta sanadkan ana hoyo xashka gaynaya laysku ka dagalayo aa imuqata abaayo ilahay hakula koriyo ilamaha naag adag ina tahay shiki kuma jiro❤❤❤
@hodanabdi6609
@hodanabdi6609 4 ай бұрын
Allaha urumeeyo hadalkaas
@zaarabeautyofficial5857
@zaarabeautyofficial5857 5 ай бұрын
Fartuun in wx lagu qaato ayey mudantahay waayo dhibta laguma waaro dhaxal looma yeeshe waa laga dhamaadaa dadkii ciilay hada mxaa samaynayaaan noloshaan quruxda badan leh ee ayku jirto markay arkaan Alxm dheh hno❤❤
@Salwa3r
@Salwa3r 5 ай бұрын
Afkada suub so silic ku nolow 30 gursata dhabto ayada intee walan laheyd ilmha hala qato ma ilmahuu ku sii badan lahaa asee meelha baca gur bin laheyd nagtan waa aqli ley walhi😢
@asmaahmed5010
@asmaahmed5010 5 ай бұрын
haa xurnimda ayaa ka wangsn sbbto ah ilmha abahod lee ma qaanayo tdkle wxa la ybanahy sbbta ay nimanka ugu dhibateyan hoyda ilmaha gumasiga xornimaada dhaanta ❤❤
@AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
@AbdibasirSalimMohamed-hw3dl 5 ай бұрын
Ku sali xabiibigeena nabigeena scw ❤️❤️❤️
@Rupaz7cr7fan
@Rupaz7cr7fan 5 ай бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW ♥️♥️♥️
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 5 ай бұрын
﴿ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اتَّقُوا اللَّهَ وَكُونُوا مَعَ الصَّادِقِينَ﴾ [ التوبة: 119] ( kuwa iimaanka lahow ILAAHAY ka cabsada oo ka mid noqda kuwa RUNTA SHEEGA ) ADEER XUSEEN
@NasteexoShekhcali
@NasteexoShekhcali 4 ай бұрын
Fartuney wankuladaremikara ilaahay nolol aad aadkufaraxdo hakusiiyo
@somaligirl8743
@somaligirl8743 5 ай бұрын
Dumarland kaca Fartun happy aan garab galo guulay qaali
@Haboncudoon1437
@Haboncudoon1437 5 ай бұрын
Masha Allah weee igu socotaa qisada fartuun Hooyo yar oo Soo dhabar adeegtay Karti badan 😊
@SafiyoAxmed-d3m
@SafiyoAxmed-d3m 4 ай бұрын
Walhi ana xaaladan hada kujiro guurka wan kacabsadaa amuu kaahalaaba guurkagi hore cml aya isdhahaa ilahey guur wangsan hanoga dhigo aniga iyo kabar walba insha allaha alxmdulilah nimcada kujira kaweyn dhib sooma arag alxmdulilah abay fartun iyo abayo kasto dhibka allaha fuded ha idin ku badlo insha allaah
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 5 ай бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 5 ай бұрын
Maasha Alah Fartuun Fariid strong mother waligaa ha liicin oo ha jabin jaliil kaan kuu baryee nimco Iyo bareere ku noolaada adiga Iyo ilmahayga wallahi waan jeclahay gabdhaha ama hooyooyinka iyagoo yar guursado soo gabo hadana guul gaaro Ilaahay isku xiro anyway Aniga I support always wallahi from USA ayaan kaa soo salaamaa Guuleyso Guulaan kuu baryee 🙏🙏🙏 Malaysia ayaan rabaa inaan imaado vocation I soo dhawee insha Alah maamii mcn ❤️❤️
@Salwa3r
@Salwa3r 5 ай бұрын
Walhi inta dumara ee ilmaha laga qatay eey ooyanayo aan arkay tiro maleh abyo rasmi reysana iga wiilkeda asoi dhiman rabey so wadatay wey so xaday xitaa faarax ma jiro iomaha iyo hoyaded eey kala geyaan yaahu alle ha ku so celiyo sumaya iyo mahamed aamiin😢😢😢😢
@NawalMohamed-h4h
@NawalMohamed-h4h 5 ай бұрын
Wlhi she’s strong mom hadeyba aydoo umul waxpa dhaamin ee ilamaha ka tanasushay wax ku dhibo alle kuma tuso abyo mcn nolol qurux bdn kuu rajeynaa
@kOKOBULLE-tis5
@kOKOBULLE-tis5 5 ай бұрын
Team fartun happy one like 👍 ❤
@FaaisoCabdi-xq3kd
@FaaisoCabdi-xq3kd 5 ай бұрын
Koko qurux badan
@MuniroAbukar-w1i
@MuniroAbukar-w1i 5 ай бұрын
Koko muniro magacayga iiga qaad 😂
@YusraTarabbi
@YusraTarabbi 4 ай бұрын
❤❤❤❤😊🎉🎉
@دارنيتو
@دارنيتو 4 ай бұрын
Wlh wan ilmeye ilaahow hoyo kastoo ladhibo ilaah guul ha gaarsiiyo
@Naseeha2055
@Naseeha2055 4 ай бұрын
❤❤❤ beautiful sisters Allahuma Barik. Very informative story
@alifbaa1682
@alifbaa1682 4 ай бұрын
Allahumma baarik what a beautiful family helping eachother when lifr gets hard ma sha Allah that is a ni'ma
@aminaahmed5065
@aminaahmed5065 5 ай бұрын
Maashaa Allaah waa hooyo adag oo jab iyo rafaaf so martay hore usoco abaayo😢😢😢😢qalbiyan ayy i taabatay sheekadaada waan sugi la ahay
@safiaibrahimyusufali3152
@safiaibrahimyusufali3152 4 ай бұрын
alla waa ooyay wllhi laa illaha illaah ,abyo meshada allha kugu xifdiyo
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢 fartun happy maal mahan we ka muqata xanunka xasuusaha iska ilaaw qalbiga Ka saar xanunka so martey hore usoco dib ha eegin xanunka haku save garesan qalbiga Allah kula koriyo dhibka ine ku hormarto aya fiican nolosha wa maalmo xanuun iyo maalma farxad
@user-kc9kw9rp1f
@user-kc9kw9rp1f 4 ай бұрын
Masha allah gabar karti badan caqli badan at adag Baraka allah hore usoco Nolol farxad leh kuu rajeynaa
@hanad745
@hanad745 4 ай бұрын
Walahi gabadhan waa fariid mansha allah abayo fartuun happy allah kuu siyadiyo caqligaga iyo xoogaga iyo cafimaadkaga iyo ciyaalkaga abayo qaali
@laylocali9902
@laylocali9902 5 ай бұрын
Nolol xuriyad la aana nolol maaha noloshu nin kaliya maaha xur noqo wiligaaa gabar adkeysi badanaaa thy maasha Allah guuleeyso abaayo❤❤❤❤
@SaaraHaji
@SaaraHaji 5 ай бұрын
300k aan gaarsiino fartuun team 27 kaca🎉
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز 5 ай бұрын
Yaaa alaaah guurka qof kay mafiiicno waaa waaliiin alaha ku xafido eedo qof yaraatahay hore usoco guuur aaaku dagto yaaarab abaaayadaaana alaha kuuudaaayo
@SIMSHII22
@SIMSHII22 4 ай бұрын
M a ilahy nolosha inta ku harty hku qurxiyo
@CadarabdullhiMaxamud
@CadarabdullhiMaxamud 5 ай бұрын
Masha allah masha allah wlhi ilmo laqaty xanuunkooda hooyo un boo dareemikaro hppptii qofka adag nolsha majiro wlhi m.A keep goin hytii❤❤❤
@SumayoCumar-80
@SumayoCumar-80 5 ай бұрын
Aamiin jisadeda allha ugudo abayo muniro caruurta bari allha ugadhigo allhuma amiin hoyo mcn allha kudhwro ❤
@hafsahassan1984
@hafsahassan1984 5 ай бұрын
mshallah fartun abayo hoyo adag baa tahay ilahy hakula koriyo owlada rafad walba raaxo kadanbeyso abayo nolasha alle haku qurxiyo❤
@ifraaxjamac6772
@ifraaxjamac6772 5 ай бұрын
Aduun iyo aakhriba farxad ku wada qaata alle raali haydinka ahaado awlaadaadana alle hakuusoo ururiyo
@susuali2868
@susuali2868 5 ай бұрын
fartuun maskiin 😢❤ qisadaada we xanun bdantahay😢 alle hakuso celiyo ubadkaaga abyo
@fadumobashiir434
@fadumobashiir434 5 ай бұрын
Hada maa raadsatid abayo Ilaahay hakula mideeyo ilmahaaga
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 5 ай бұрын
Alahu akbar Alxamdulilah calaa kuli xaal😊 ilahay ha daayo familykaga dhan manshaallah❤❤❤
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 5 ай бұрын
Fartuun qaaliyeey awlaad allah hakuu xiftiyo meel kasta oy joogaan waa kuu ducaynaya reer tiktok dhag haw dhigin
@NimcoMohamoud-p1k
@NimcoMohamoud-p1k 5 ай бұрын
Masha allaah hooyo adag ayad tahay fartuun wlo qisada noo waad ilahayna ciyalkaaga hakusoo celiyo ❤
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 5 ай бұрын
Masha allaah muniiro walaal fiican waaye wallaahi 💯illaahey hakuu xafido fartuuney nasiib ayaad leedahay walaalka qaar intaas lagama helo dhibka aad soo martayna dheef illaahey ha kuugu bedelo caruurtana allaha kuu xafido 🤲
@hanialiabdi-y6k
@hanialiabdi-y6k 5 ай бұрын
Maaha alaalh fartuun strong mom ❤❤ hore u soco abayao fartun wan gaarsiino 300k
@mukeyfmohamed4034
@mukeyfmohamed4034 5 ай бұрын
Anaa u horeeyo maanta love you fartuun happy and abyo muniiro❤
@imc9270
@imc9270 5 ай бұрын
Wlee gabadh adag ban arkaa ilmaha alle ha kula koriyo wlo❤
@sabirindahir5954
@sabirindahir5954 5 ай бұрын
Walaahi fartuun happy strong mama tahay m.a❤
@ZamzamXaaji-o8n
@ZamzamXaaji-o8n 5 ай бұрын
Mansha alaah abaayo Ilaaheey Adiga iyo Ilmahaga ha idiin xafdiyo waan kudareemi karaa xayaati ❤
@queenayaaniitaofficial7929
@queenayaaniitaofficial7929 5 ай бұрын
Hadaad rabto fuuriin ilmahada iyo maheerkada caafi wllhi waa dareen xanuuun bdn😢😢😢maheer waxaabo ma’ahaan lkn ninkii awlaad’daada kudeeyo waa nin raga 😢
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 4 ай бұрын
Masha alaah walal aan lawada heeysan abaay muniiro waaye jah❤❤❤❤❤
@StarlightMoon-xq1br
@StarlightMoon-xq1br 4 ай бұрын
Ilahey hakucaafiyo waxiiqerka junior alahakusiiyo aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamuudJacfar
@MohamuudJacfar 5 ай бұрын
Strong mother baa tahay fartuuney ❤❤
@somaligirl8743
@somaligirl8743 5 ай бұрын
Ficildumarland haye 400 aan garsiino Fartun happy guulayso Waa ku soo raacay Hada
@Abdi-o9h
@Abdi-o9h 5 ай бұрын
Sadaxada mobil ba suskarabta wan u sare hilada dumarkay ka mid tahay
@Fathiibrahim5245
@Fathiibrahim5245 4 ай бұрын
Wankulaqabaaaaa
@mumtazabdiqadir1400
@mumtazabdiqadir1400 5 ай бұрын
Fartun waa qalbi adagtahay waa strong mom
@amaalhassan2253
@amaalhassan2253 4 ай бұрын
Masha Allah hoyo karti leh ayaa tahy hore usoco xbbt
@nuura81
@nuura81 4 ай бұрын
Fartuun happy abaayo Allah hakula korsho caruuy anigab caruurta xanuunsan leygu dayacey maanta waan ka baxey adna waad ka baxi inshay allah
@HothoEsse-cg9pb
@HothoEsse-cg9pb 5 ай бұрын
Manshallah waad guulaysanayaa inshallah iyguna way kuu imanayanaa ha waynadan
@shamsatahlil5362
@shamsatahlil5362 5 ай бұрын
Asc fartun xabibti wan daremayaa caruur hoyo laga qatey wan ilmeyey😢😢😢 wa imtixaa udul qado allah bari wat ku baramose inshallah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 5 ай бұрын
Masha Alaha waa sax qaali ilaha ha ku xafido qaali ❤
@naimaabukar3170
@naimaabukar3170 4 ай бұрын
Fartuun mashallah fariid a that naag nool ilmahagana week kurayaan inshallah🥰
@jamiilajanno-q2i
@jamiilajanno-q2i 5 ай бұрын
Hooyo aadiga wlih storong momo ALLHA hakula koorayaa inanta imka hayst laba kleen iygaa markii weeeyn ku imnayaaan yaaaga kuso kooraya ku imaan dooona .i.a allh hbbti labdaan ku dadaaal wn kaa arka dalka imk hore ugu sii soco🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@IkraamAhmed-v3d
@IkraamAhmed-v3d 5 ай бұрын
Mash Allah abyo sidan haka ahto @my rajo
@SadiaMohamed-x3v
@SadiaMohamed-x3v 5 ай бұрын
Masha allah abaayo fartuun allaha kaadhaqo dhibkad smartay hoooyo sharaf leh walalnimadu waa wehel walahi walal qaaliya waaye muniiro wax kalon idin dhaho maqaane janadiii alle heydinku kulmiyo
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 5 ай бұрын
Ma shallah Fartun ❤
@salmasacad1976
@salmasacad1976 4 ай бұрын
Gabadh adaagi illahay haku siiyo nolosha aad rabto
@BilanAbdullahi-jj1ok
@BilanAbdullahi-jj1ok 5 ай бұрын
Masha Allah Hooyo adga tahay ❤
@JoliYare
@JoliYare 4 ай бұрын
Masha Allah eedoyin ku dayasho Mudan tihiin Allah idin xafido love you ❤❤❤
@fartunriyo8307
@fartunriyo8307 5 ай бұрын
Allah waan ooyey 😢😢hooyo leedareemikarta 😢😢😢xaax
@StarlightMoon-xq1br
@StarlightMoon-xq1br 4 ай бұрын
lanbar50 anaakasodhofay sacudiga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Deeqsan7
@Deeqsan7 5 ай бұрын
M.a strong maama tuuney allah ku xafido xanuun wlp soo martey alx maanta adiga io caruurtada allah idin xafido nolashda qurux bdn ku raaxeyso midan ka sii qurux bdn ku rajeynaa mar wlpa alla isku sii xer xppti mar wlpa dhola cadey dhola cadeynta ku qurux bdn queen ❤ tuuney qalbi wngn abayo muniiro allah ku deysto abaalkeyda jano fardowso
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 5 ай бұрын
Masha Allah alxamduliah Allah mahad iskaleh ❤❤
@JawaahirShuceyb
@JawaahirShuceyb 4 ай бұрын
Wlhi wn ooye qof ilmo laga qaate ayaa xnnuka dareemi karo😢😢
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj 5 ай бұрын
Subxanllh nimanka Somaliyeed aaqiro cadaab udambaysa hooyo ilmeheed kla dheerayntoda mxy Ka faaide😢😢
@kadija8342
@kadija8342 5 ай бұрын
Mashallah ilahey ha kuu xafdiiyo abooyo ❤❤❤
@nafisaali8605
@nafisaali8605 5 ай бұрын
Maasha allah abyo walasha alle haku daayo anigana mid walal ila shegata nolosha igu dhibtay dadku isku mid maha wakugu hambalyeyn ❤❤
@Sharafey
@Sharafey 5 ай бұрын
Fartun happy mamo strong 💪 ah guleyso dear ❤
@Haffyy
@Haffyy 4 ай бұрын
Fartun maskin waye 😢😢ilahow kuxafid
@naciimowarsame2958
@naciimowarsame2958 5 ай бұрын
Subxannallh abayo sabarka mirahiisa hadas guranee.
@boqoradacadar
@boqoradacadar 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢Ax walhay qisada waa xanuun miiran waye Rabi hakaa Dulqaado abaayo mcn
@HafsinaJama
@HafsinaJama 4 ай бұрын
Manshallah walalo is jeceel baad tihiin allah haidin barakeeyo
@nasriincabdi2720
@nasriincabdi2720 5 ай бұрын
My sister's fartuun and muniira wlhi qisada xanuunkeeda kistaan fiirsanayay baaba iska ooyay illaahey badal qeer qabo hakuugu badalo waan ku taageeraa video kasta ood Soo dhigtid waan daawadaa keep going sister
@ANHARITA
@ANHARITA 5 ай бұрын
mashaAllah mcntyda strong mom nolosha dhib danbe Allah kuma tuso 😭❤❤
@najmoabdirahman4133
@najmoabdirahman4133 4 ай бұрын
best wll m a alle haku dhafo all your family
@NasriinAbdullahi
@NasriinAbdullahi 5 ай бұрын
M.a wlh strong hooyo aatahay fartuun m.a ilaahey wllsha muniro haku daayo❤❤
@qalicali5781
@qalicali5781 5 ай бұрын
Apaayo on so badi qof ku dayasho mudan aa thy wlhi😢😢❤
@SabrinaYousof-zv1sq
@SabrinaYousof-zv1sq 5 ай бұрын
Horey usooc habo mcn hooyo adag atahy🎉 ilahy haku sharfo
@safasahal9708
@safasahal9708 5 ай бұрын
Wlhi aadaa uga damqaday qisadada ilaahy cimriga hakuu dheereeyo nolo raaxo leh iyo aakhirana janno ilaahy haku siiyo abyo mcn insha allah❤❤ love youu Hooyo adagaa tahy wlhi m.lh sidaas ku soco abyo❤❤❤❤❤❤❤
@MaryamaHassan-in6dy
@MaryamaHassan-in6dy 5 ай бұрын
❤abyo xnuun kalle alle kuma tuso ❤aamiin yaa rabi ❤ hoyo adag thy wax badan so marty labadiina aad baan nii jeclhy❤
@ubahsopral133
@ubahsopral133 4 ай бұрын
الحمدلله علا كل شيء ❤😊
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 4 ай бұрын
Alxm lilaah ilahey walaal la aan nama dhigo muniro waa hooyada labaad insha alaah darxad badan ayaan idin rajeynaya
@HamdiIbrahim-t5o
@HamdiIbrahim-t5o 5 ай бұрын
Strong mum ciyalkaga hada wey weynaden laxarir abayo wandaremaya darufa ka kaxeysay wey kukorayan inshaa Allah qalbigoda jaceyl buxq Allah kugeliyo kunaxifdiyo biidnillah😊
@JawahirIbrahimJawahirIbr-vs8jz
@JawahirIbrahimJawahirIbr-vs8jz 5 ай бұрын
Strong mam mashaallah tabaraka Allah 💕
@nafiso7343
@nafiso7343 4 ай бұрын
Lkn muniiro qof yarisa ayba uegtahay fartuna so hayn jiray markay dhahday wa yabay ilen darufta waye wayelnimada😂
@farhiyobare6585
@farhiyobare6585 4 ай бұрын
Dhibaatada aduunka aad ku aragatay waa iska imtixaan ilaahay mida aakhiro kuuguma daro
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 5 ай бұрын
الحمدلله على كل شيء وعلي كل حال ❤
@FarxiyoH
@FarxiyoH 4 ай бұрын
Masha Allah abaayo Hoya Karti badan Aya tahy
@drshawasheikh6753
@drshawasheikh6753 5 ай бұрын
Alla xanuun badnaa ninaaa nin gacalka maha😢😢😢
@zamzamcillal
@zamzamcillal 5 ай бұрын
Strong maama tahy sis fartuuney allha ku barakeeyo horey jsoco❤
@habooabdi2990
@habooabdi2990 5 ай бұрын
😊😊😊❤❤ m.a ilaaheey handling barakeeyo
@Najuumoha2
@Najuumoha2 4 ай бұрын
😭😭waa ooye wlhi sorry abaayo hooyo adag thy alxm dheh wax walpo alle kuqore
@Kheirjecel
@Kheirjecel 5 ай бұрын
Congratulations 🎉 waad guleysatay MashaAllah Alxamdulilah
@Amiracabdihakim
@Amiracabdihakim 4 ай бұрын
😅😅😅 my rajo masha allaaah manta waka moodeen alx
@haboonmowliid1573
@haboonmowliid1573 5 ай бұрын
Masha allaha hooyo adag ayathy wlhi sorry xabibti horay usoco 💯 ♥️ 💋 🤲
@aishaabdullahi3789
@aishaabdullahi3789 5 ай бұрын
Wlh wn daremi kara xanunka iyo dhibatada ad martay karti bdn allaha idin xafido dhaman
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 5
12:17
Fartun Happy
Рет қаралды 125 М.
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 5
12:29
Fartun Happy
Рет қаралды 111 М.
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
MALINTEDA IYO WAXA AAN QABTO BY FARTUN HAPPY
11:21
Fartun Happy
Рет қаралды 650
HOOYO MAANTA WAA KA YAAB SADAY. QOSOL IGUMA HARIN
11:56
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 84 М.
USKU DIYARIINTENA IYO NADAFADA GURIGA BY FARTUN HAPPY
10:14
Fartun Happy
Рет қаралды 28 М.
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 2
14:30
Fartun Happy
Рет қаралды 106 М.
ISKU DIYARINTA SAFARKENA BY FARTUN HAPPY
9:14
Fartun Happy
Рет қаралды 53 М.
Sidee Nolosheyda u Badashay Tasbiixda Iyo Sababta Ka Danbeesay…..
23:13