IMAANKA ALLAH KAA QAAD MA TELFOON BES AYUU U DILAY WAR XAARAANKAN HALA DILO
@sameyibraahim9692 ай бұрын
mmmkk
@Somali122222 ай бұрын
Askari marqaamay iyo mid 1xbet inuu saarto rabo ayeey askarta u bateen fadlan xerada yuusan kala soo bixin hubkiisa oo mamnuuc halaga dhigo lkn askari madaxa soo furtay qorina wata in la soo daayaa waa ha ku dilo iyo maxaa naga galay
@faybul64562 ай бұрын
xafadisa adi maa uracedid marka🤣🤣
@Somali122222 ай бұрын
@ haduu saas u cabsanaayo caseeye ha noqdo
@MrMustish2 ай бұрын
Xaqdaro ayuu u dilay markaas ayuu leeyahya marxuunka Allah u naxariisto xoolo tiirka hala geeyo
@Somali122222 ай бұрын
Dadkaan hadaaanan isla markiiba la toogan waligeed saan lee dacwo loo qaadaa maalin walbana qof dhalanyaro oo wax la soo baray ayeey nafta dhaafinayan ayagoon waligood wax baran ✌🏾✌🏾✌🏾
@beryalex17982 ай бұрын
bilaa hubinaa?
@Somali122222 ай бұрын
@@beryalex1798hubinta dhiman maxaa wye hadiibo meyd bilaa hub ah meesha yaalo mobile kiisana la qatay
@jilanihassen98412 ай бұрын
Isegonen lagu cadeynin side lodilaa dintu sidaas ma dhihin
@Somali122222 ай бұрын
@ diinta ma waxey dhahday sanad iyo ka badan hala sii haayo 😂😂😂
@osmanahmed97802 ай бұрын
@@Somali12222ma dhihin lkn qof ayada oo aan cadeyn lo heyn lama toogan karo
@ayangorey60662 ай бұрын
Sorry family ka xanun daremayan qofkadi qabki lo dilay halaku sharaxo xanun wye ilhy qalbiga ha u qabojiyo
Mobilka weyn ayuu qaatay ee maha niica uu marxumka ku hdlayay
@abwaanyariisow12492 ай бұрын
Waa iga fakate lagaa yeeli-maaye sidaad ugu fakisaa laguugu fakihaa
@warfaa_soysoy2 ай бұрын
Askarta iyagoo hubkooda wata bay daroogo iyo khamaar ku dhex jiraan, inay maalin walba wax dilaan waa soo noqnoqonaysaa in la toogto xulka maaha , laakiin waa in askarta dad bilaa belwad ah oo Aqoon leh loo qaataa kadibna xeryahooda lagu hayo mushahar iyo nolol ku filana lasiiyo. Hadii kale ciyaalkan daroogada cunaya maalin walba waxbay dilayaan iyagana dilka kuma waano qaadanayaan
@adamdahirfarah282 ай бұрын
Ya rabi elaay dalka iyo dadka nogu qawo wey na dhiben hada somali nahay mar as yihin qarxiyan dilan iyo mar askar dowld galan dad ka san ugu dhibateyan hubki qaranka ayy yihin
Waa doqonimo iyo Xumaan tii uweyneed in qof muslim ah qof udilo Mobile 100$ 😢😢
@mohamedhassanhoussein86272 ай бұрын
Waa maxkamed youtouber share iyo like u saara waligay ma arag maxkad noocan ah subscibekan ugu roonaada sheekha xaakimka ah ayaa ku shaqasta
@Salaahudiinayuub342 ай бұрын
Dadku wa wada mad madow danbi ay ka dhargeen subxanallah
@AbdiAli-jw42 ай бұрын
I love Somalia from Somaliland🟢⚪🔴
@abuudiazuuzi33382 ай бұрын
Niice Maa leesku dilaa subaxan allah rab hano gar garo😢
@drabdirahaman6732 ай бұрын
Walahi Warlalis ayay ka dhacday Habeen dhaweyd case kani Alle ayaa mahad iska leh oo dilaagaa soo qabtay
@waberihassan78672 ай бұрын
Asc umada somaliyed marka hore samir 🤲🏼😭iyo iman illahay ha unaxaaristo walalken marxunka Marka labad malin walba iney hooyo somaliyed sida uu ooydo wa laga fican yahay dhaqar qabahan qoyskisi dhib ayu uu keenay qoyski marxunka na dhib ayu uu geeystey marka walalaha somaliyed wadanku wuxu la dagii layahay wa dhiga umada somaliyed ee bila macni lagu dileyyo malin walba is jeceela oo gacmaha is qabsada cadowgu wa badan yahay from Djibouti
@MaxmedDaahir-y3h2 ай бұрын
Niicle maa laykudilaa
@mahadibrahim40692 ай бұрын
Askartan Somalia mxay cunan wayabe subxanalah
@aaminoibrahim51702 ай бұрын
Allah yaraxma kuwa😂telefan bes dadka udilaayana ilaahey iimanka hakusugo
@mahadibrahim40692 ай бұрын
Qosol mayalo wll
@muusadanbele35652 ай бұрын
Saa ugu fakisay aa adne lagugu fakinaa
@maxameddeeqabdi46312 ай бұрын
Muqdisho waa meel amni daro farabadan ka jidho intaa waxa ba la maxkada daynaya wanna dhacayan waxaana usababa musuqa ka jira dowlada
@CabdiNuur-k8s2 ай бұрын
ilaahay hownaxariisto aabu taaganyahy
@osmanahmed97802 ай бұрын
Muxu dhahaa wixi dhacen ilah ku sababay ma ceyn laha
Dowladnimada soomaaliya habar gidir iyo raxanweyn uunbaa u diyaarsan Waa taas dambiilayaashooda meel kasta kasok saaraya
@KamaalozilKamaalozil2 ай бұрын
War waxaan Hala dilo waa aalkuleyste aan aqoonin diin Io dadba telephone ayuu qof dhan NAFTA U dhaafiyay 😢😢😢😢 haladilo Kan 😢😢😢😢
@wilkasanadka90872 ай бұрын
Dhibka jiro igu ween ayaa ah Hadii askartavhortooda lakuugu baaranaayo wax kuma qabanayaan in lagu dilo iska daaye War ciidan meeshaan majoogaa Nacalad alle haku dhacdee Jagboonti hortiisq ayaa maalin lagubbaarty telkana layga qaaty 😢😢
@HUSSEINMOHAMMED-p6q2 ай бұрын
Asagana ha lagu fakiyo xabad iimaanka allaha ka qaadee
@abddirashidahmed51912 ай бұрын
Cidanka somali dowlad ma ahan ee nagadaya waxan maxkamad ma ahan
@AwrkiiCirka2 ай бұрын
Jahano allaha ku geeyo bal telefanka ha qaatee muxuu u dilay
@ugaskabeesha45392 ай бұрын
Intey ragan nucaan askartahay whi inana dalka nabad laga helen qof walalka ina mobil u disho wa ayan daro ah
@xabiiboxuseen80862 ай бұрын
Ha ka tusaala qaataan kuwa badan oo juhdi badan gilisey dowladeeyna somaaliyeed si ay u ga fogaadaan dhibaateenta shacabca ayaga u dhaartey alqaatil maqtuul
@cabdiwali23752 ай бұрын
Kan ma istaahilo nolol iyo in uu sii joogo dunida waa ey aan naxin muu taleefanka qaato oo naftiisa u daayo
@KatramahamedOsmaan2 ай бұрын
Askartaan dhaqanka xun ee iimanka la'a xagee lagaso ururiyey umadii way dhameyen iimanka allah haka qaade
@deeqodaahir69942 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@daraqoon2 ай бұрын
Tuugwaye we s bojeynabhala toogto inoow been shega afkisey ka cadahay Qofki dambi baare ah woow fahmi karaa 😢
@Habon-y6m2 ай бұрын
Naftu qaali bay noo noqotayo qofkii dila qof kale qudhu wayayaa hees baa sidaa tiri ! Allah ha idiin naxariisto
@Mahir_marcos2 ай бұрын
Dilaayow dil lee ku dambeyo
@hassaniman46292 ай бұрын
Dawlada waaye ee askarta Maaha , ardeyda Iyo dadka qiimaha leh qorta Oo magaalooyinka ha Ka shaqeeyaan, qof balwad leh na ha qoranina please Dawladey shacabka ha idinka nabad galo oo Ka daaya qashinka aad hubka ugu Soo dhiibeysaan
@ShirkaaraXuseen2 ай бұрын
😂😂😂😂dawlada miyaa tiri.soo dil. Si xun wax usheeg sixiroow waa ka daran yahay
@ibnubacays80632 ай бұрын
Maxkamadan dadkan ay ku xukumayso dil ka maxay ugu fulin waydaa waa yaabe wali ma maqal mogadisho o qof qof dilay lagu fulinayo qisaas tolow jeeelashu miyanay ka buuxsaminba 🤔👀
@osmanahmed97802 ай бұрын
Wala toogtay dable ceydiid sido kale wala toogtay mid aragagixsada ka mida oo bdn lkn school police aya xirmay lagana dhigay xero ciidan badana u dhaw
@maslaxdiriye15872 ай бұрын
Dowlada anigu waxaan mar walba ku nacay qof qof kale dilay ayaa qaaab qabiil ama 4.5 lagu sii daayaa asiga iyo qorigii uu dhibka ku geystay bal sawir inta maalin kasta wax soo dhaca lawada aqaaana korna leyska saarin
@HanadMahmud-b9t2 ай бұрын
Talefanka iga dami dhahay kulahaa inta qofla dilay wa iska dhex arkee wlhi taaku dhigtaa lagugu dhigaa dhib maleh
@DRARONE2 ай бұрын
Waxaan la yaabay mid waliboo qof si xaq dara ah u dilaa wuxu dhahaa amaanka inuu ii furanyahay ma ogeeyn. Tuug dilaa ah waaye please kan yaana bulshada lagu sii dhax deeyn hadeey cadaaladi jirto😢
@shamimmuktar7332 ай бұрын
Dulmi badanaa bal talephon kaliya ma nafta u dhafisay 😢
@abo.ase.10712 ай бұрын
Waa in la dilo gacan ku dhiiglaha
@AbdihassanShaamow2 ай бұрын
Allah hasoo haniiniyo ummaddan waa ummad baleysane. Bal janto iyo mobel yar wax ruux islaam ah loodilaa?
Ciidamada waxaa ka buuxa dad wada sakhraansan oo leh BALWADO kala duwan, oo xataa hadday nafta dhaafinayaan walaalkood ma kala jecla mar hadday helaayaan.
@xarfo2 ай бұрын
ciyaal 6 bil sida qoriga loo rido kaliya la baray aan wax ethics ciidan iyo hab dhaqanka bulshada aana barin waa filayey sidan ku dambeyn.
@AaboMmd2 ай бұрын
Saa ugu fakisaY aa adne lagugu fakinaa😂
@muusadanbele35652 ай бұрын
Ciyarmar 😂😂😂😂😂😂😂
@muusadanbele35652 ай бұрын
Saa ugu fakisay aa adne lagugu fakinaa salewaye
@muktaromar2622 ай бұрын
Halaga daba geeyo inkaar ku dhacdayga
@aweesahmadmohamad2 ай бұрын
tasturka Somalia maku tala in shacabka dhulka danta gud laga raro tasturka Somalia maku tala xildhiban iyo wasiro basabor shasheye watan ilmahoda yurub jogan dhiga shacabka ine ka bishan tugada
@ibraahiimahmed82792 ай бұрын
Police military mudo ayaga lagu nasatay oo magaladan amnigeda sugay, balse nasiib daro hada iyaga dadka dhaca dila kufsi u geysta dhibka intoda badan ayaga gesta
@Cabaas60042 ай бұрын
Kan Si dag dag Ah loo toogto hadii Ay Cadaald jirto
@ugaskabeesha45392 ай бұрын
Waxu ku hadlayo wax la aqbali karo mahan wana wax ugu tala gala ayu sameyay runti
@Malyuuncabdinasir2 ай бұрын
alle haw naxariisto marxuunka askarta waa tuuko anba talenfnkygi qoribay igaga qaden wanan siiyay qiyaamana kana saamixin naartan akhiro alle ha geeyo halka ugu hoosaysa waa wax iimaan beelay cudur aan la aqon haka qaadan xoola daka islamed waskha hala dilo yaan la waraysn xata qofki tuugo lagu qabto gacma halaga jaro
@hassanahmed-kb3xd2 ай бұрын
Alaah haunaxriisto dulmanaha
@abdiazizjama42902 ай бұрын
W.m.santihiin .
@zekeriamusa59862 ай бұрын
wa iga fakatay ku laha tuug dhigyo cab eh dil to gasho ku xukuma kalabka
@LibaanMohammedAbaas2 ай бұрын
Ciyaalkaan askarta Laga dhigaayo aso shdaqada ku jiro iska mirqaamaa waa qalad
@Shalay-Iyo-manta2 ай бұрын
Hala dilo isna xayawanka faa’iido malehe
@Abdihoussein19902 ай бұрын
Téléphone ka iga daamii isaga miiyu hurday kanii wa waswas diila ah
@nuurgedi2 ай бұрын
daami maaheen markuu arkayba dhagtu ku dhuftay marxuumka xitaa ila hada maba oga waxa dhacay!
@Abdihoussein19902 ай бұрын
@nuurgedi aragtii iya ka dhexaysay dhee téléphone ka iyo diilaga cadii mahaa kanini amo khamro ayu cabsana kolay sxb
@AbasabdulkadirAbdi2 ай бұрын
Mudankiis halamarsiiyo mujrimka
@maryanelmi-cw9jy2 ай бұрын
Qofki qof dila isla marki hala togto inkr alle hku rido
@mine_huseinpepe33872 ай бұрын
Dilka dadka waa lagu xukumma lkn weli yaa arkay qof la tooganaayo 🥹😭
Walaayalow to intina Somaliya joogta telephone qaali ah sida iPhone ama Samsung ha qaadanina , dal faqri iyo jaahil nimo ka badatey ba ilaahey naga dhalshee, maalin kasta saan le la isku dilaa
@safiyohadad792 ай бұрын
Saasa larabaa kii maskin adunka ka qarijiyo hala qarajiyo
@malaboa5912 ай бұрын
Ciidamada caafimaadkooda hala baaro intaan ciidanimada loo qorin
@isseali16782 ай бұрын
Tuug mooryan Ah askeri maaha
@maxamudcidhbo88622 ай бұрын
Marka hore ayaad dad xashiish caba dadka ciidaan uga dhigaÿsaan ciidaanka waa inaad ku doorataan inuu yahay qof dadkà iyo dalkaba anfaca waa inuu ahaado
@Bakar.dawiil2 ай бұрын
Nijaska hala dilo hadow udilay janta ama dhac labadaba waa dinbile ween
@Dramiin2 ай бұрын
In uu mujrimyahay waxaad ka garankartaa xataa Cudurdaarka uu Sheegaayo ayuu ku Fashilmay Qof adiga aad u timaaday inaad Telkiisa Dami tiraahdo maxaa sababikara Degdeg Tiirka haloogeeyo
@naasifoodcadde37192 ай бұрын
Kibir badana maxa tel ugu hadle ayuu naf ugooyey
@ayangorey60662 ай бұрын
Mxa mobile kisa ka galay adi ika dami tahay wa niman awoda dowlada dadka u adegsanayo
@dr.basheahmed70692 ай бұрын
Xayawaaanimo
@mohaasifamily79352 ай бұрын
Leetarka ushegayo wax aan jirin inuu iskudifaco karaba lkn qofkasta wufahmaya inay sheeko been ah thy
@AbdiraxmanHussein-y8o2 ай бұрын
Damarka hala tookto nin umada ilaali la dhahay oo mishaar qaata oo oo umada laynaaya kwrma hala tookto yoow shacab kale hasuuqin
@abdifitahahmed32432 ай бұрын
Dalim dhiigaya caba bentisa indhihisa laga fahmayaa
@jammane38802 ай бұрын
Innaa Lillahi wa inaa Ileyhi Rajicun Tan wey iswada xeraynasaa Bal muxuu galabsaday ninkaas kibirka lagu dilay Bal fiiri nin aanu aqoon buu dilay asna wuxuu rabaa inuu sii noolaado Adoo libaax ismoodaya ayaad dilaysaa qof muslim ah aanad xaq ku lahayn Isla markiiba waxaad ka fekeri halkee u baxsataa intee ku fakataa Sabab? Hadaa dishay maad meesha u socotay iska tagto iska seexato markaad soo kacdona suuqa iyo meelihii aad joogijirtay timaado markii lagu qabto ama lagu dilona aragto Miyaad ka naf wacantahay qofka aad dishay?
@nuradinofficial2179Ай бұрын
Eeleyda dhib badna kii Askari ahna dadku leynaya kii kalana wa Alshabab oo waxbu qarxinayaa umada somaliyed ba losodiray waxa Qof aan muqdisho udhalan inu qori ku dhex qato waa Qalad Qofwalba deegankisa Askari haka noqdo
@cabdiimn65102 ай бұрын
Moobeelka.igadami. Awoodaas.yaa kusiiye iisheeg?
@SMATransport2 ай бұрын
Dad u bahan tarbiyo iyo dhaqan celin ayaa laraba dad dhan iney amankoda sugan şey isku qabane
@Canada5start-xg2ef2 ай бұрын
If you didn't know safety was on they the gun will spray... believe that . To his guy is a lie😢😢😢😢😢
@daacaddood37402 ай бұрын
Adine walee kugu fakanee😂😂😂😂😂
@rubsaana2 ай бұрын
Adna fartaa kaaga dheceeysa gacan ku dhiigle mobilkiisa maala leedahy wayaabe waka daba dhimane insha.alaah
@muhammedhassan4182 ай бұрын
Habar gidir xamaraa lagu dhex diloyaaa raxan weeen waa taken waa tilaabsaden
@muscabcabdisalaam45962 ай бұрын
Xoolanimada meesha kala tag
@jeelemohamed53442 ай бұрын
Waa inay maxkamada dilka fulisa amarta dill waad ku amartaan waxne 2ma dillo shuutow xagee wax iska qaban layihiin maalin walba dadba wax dilo maxkamada toogasho ku ridaa waxne 2madilo ee shuutow miyaadan shuutihi hore aheyn sow adigii toogashada ku caanbaxay mise beesha caakamka ayaad amar idin duldhigtay wlh isbadal wuuba jiraa sidaanu kugu naqiinay iyo hada dee 2ba ayay kalatahay farbaa godane sharciga fuliya walalayaal cabsi sharci hajirto
@RewKey-p5p2 ай бұрын
Sheeko Tiirka geeya
@KhaalidBaade2 ай бұрын
Looyarka dambilaha difaacaya muu khawakhay niyow mobile ayu ka hadlaya dhimasha taala meshe
@SalmaanAbdullah-ef3jy2 ай бұрын
Hala dilo dambiilaha
@RTGSTEL2 ай бұрын
Tuugii Xasan Ahaa Dan Gaar Kuma Tilmaamikaro Dan Qaran Ma Matalikaraa Soomaaliya Marka Uu Raacaý Ahlu Suna Weeraray Israel 🇮🇱 Tuug Waa Tuug I am Israel 🇮🇱 boy Maxaad iga Badalinkartaa
@Mustafe7872 ай бұрын
Ahlu sunna iyo israel miyey wada socdaan ayaad ka wadaa