No video

Waaberi-Nooloow Madaaloow

  Рет қаралды 23,208

GALMUDUG TV

GALMUDUG TV

Күн бұрын

Пікірлер: 26
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Жыл бұрын
Xasuus wanaag san 12 jir baan ahaa markas hadana wala waynaaday alxamdulilaah 👍
@maxamedibraahimmurbay2153
@maxamedibraahimmurbay2153 2 жыл бұрын
Umadaa daryeeshaa dibadda iyo gudahaba hambalyo kuugu deeqdee noolow madaale hadaanan sidaan la iigu heeseynin ma rabo madaxtinimo ha igu daalin
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 9 жыл бұрын
Waa ku mahadsantahay Xasuusta qiimaha leh ee Towradii barakeeysneeyd.
@hagajiye8549
@hagajiye8549 2 жыл бұрын
Dadku qurxona naxrisba kawada muqato & somalinimo mw JAle siyad ilahow u naxirso qabrigana u wasici dad & dal yadhisay
@hassancarab1037
@hassancarab1037 2 жыл бұрын
Ahun aamiiiin. Erayadii Abwaan. MAXAMUUD TUKAALLE CISMAAN.
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 4 жыл бұрын
Wallee inuu ahaa Libaax Marxuum/Siyaad Barre,A/Unaxariisto,hablaha sidaa u faraxsan ayaa qaar la laayey Qaarna la kufsay,War Siyaad Barre Uduceeya Soomaaliyeey Mar walba...All thanks.
@CumarxaashiCali
@CumarxaashiCali Ай бұрын
MAAMO. DALEYS. IYO. MAAMO BAXSAN AUN
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 6 жыл бұрын
Waa Erayadii abwaan Maxamuud cabdullahi ciise singub Farxada kamuuqda seynab cali baxsan iyo khadiijo daleys fiiri allaa dawladnimo fiicanaa shacab iyo fanaaniin iyo madax daacad ah ayaa is Helay calool xumo ayaa iqabata markaan xasuustii hore arko ee hadana aan eego fanaaniinta maanta iyo shacabka maanta iyo madaxda maanta labo aduun ayaa kala joognaa
@mohamudnur1575
@mohamudnur1575 5 жыл бұрын
Ninkii hadalba ha iska hadlee ama Afweyne ha ku sheegaane adeer waaloo raxleeyey wuu nasiib badnaa maanta madaxweynayaal beeleed baa roog cas salaanta ku kala qaato kkkkkkk kkkkkkk kkkk Aduunyo waa ciyaar ciyaar aakhiro haloo sahay qaato
@abdirahmanhabib398
@abdirahmanhabib398 3 жыл бұрын
Heestan miraheeda ruux haya ma jiraa? Fadlan hadaad haysid soo qor. Aad Ayaad u mahadsan tihiin.
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 3 жыл бұрын
Hawiye 2021 ayay qaadayaan what nostalgic to Qaswade Farmaajo Afgorac and his Sycophants haraadigii Mujrimkii Afweyne Nacalatullah
@CumarxaashiCali
@CumarxaashiCali 5 ай бұрын
NACLADAI. KUGU DHACDAY. INAN GUMEDYOW LIITA
@CumarxaashiCali
@CumarxaashiCali 5 ай бұрын
MUJRIM. MORYAN. DHALAY. INAN GUMED AH ADIGAA AH IYO DAMERTI. KU XAARTAY
@Hanad143Hero
@Hanad143Hero 9 жыл бұрын
Ma soomaalidii hore naga fiicneeed mise Siyaad barre ayaa aha hogaamiye fiican oo somalidii meel u wada jiheeyay kolay anaga somalideena hada nool ma fiicnin hogaamiye fiican ma hayno kkkkkkkkk nasiibkeen waa inaan sugnaa Imaam Mahdi rajo kale majirto
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 6 жыл бұрын
Hanad hashimi xaqiiqdii waa su aal isweydiin mudan siyaad bare umada haldhinac ayuu ujiheeyey inkastoo ay jiraan dad badan oo dhaliilsan habkuu wax umaareeyey hadana ay qirayaan hogaamiye karoon inuu san kadanbayn koley shacabkii waqtigaasna anaga wey naga fiicnaayeen
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Nacalatullah Mujrimkii Afweyne
@fursohussein2421
@fursohussein2421 5 жыл бұрын
Erayadi abwaan ki weeyna illahay haw naxaristo singub
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 9 жыл бұрын
Dadkii saas isku jeclaa maanta isma arki karaan. Qabiil aa lafaha ka wada galay aduunyo
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 4 жыл бұрын
Markay waayeen isagookale ayeycaayayaan
@nasiribrahim6699
@nasiribrahim6699 6 жыл бұрын
Madaxwaynaha sidan loogu heesay inuu digteetar noqdo garbay ahayd
@sm3237
@sm3237 8 жыл бұрын
Inaad Leeds boy labaxdo isagaa sobebey aduu warkamaheysid kkkkk
@leedsboy7584
@leedsboy7584 8 жыл бұрын
Said Murrase hada maxad haysa waa su!aale?
@doualehosman1390
@doualehosman1390 6 жыл бұрын
gududo carwo ayaa ku jirta
@sm3237
@sm3237 9 жыл бұрын
Kaligii taliye baqdin iyo qasab lagu amaanayey oo xoog umad ku heystey miyaa isjaceyl u taqaanaa iyo muwaadin nimo kkkkkkk noolow madaale ma noolaadey mee waa dabi ilaahey uun baa baaqi noqonaya bila aadan noolaanayaa majiro waa wixii ina lumiyey ee mirkii wadaada lalaayeyn aynu u sacabtuney subxaanaka yaa cadiim ilaahow noo dabidhaaf qof hadhayaa majiree amiin
@abdimalikbashir
@abdimalikbashir 5 жыл бұрын
Waa ereyadii maskaxdii sangub
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 3 жыл бұрын
Indeed
Waaberi-Dhaqan Waa Ma Dhaafaan
4:57
GALMUDUG TV
Рет қаралды 23 М.
21 Oktobar 1984 qayta 1aad
49:28
GALMUDUG TV
Рет қаралды 46 М.
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 33 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 78 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 54 МЛН
Noolow Madaaloow _ Hobollada Waaberi 1985
3:15
Ik Hajji
Рет қаралды 7 М.
1972 somalia seey eheed
12:23
Kurshaale TV
Рет қаралды 477
siyaad barre , Noolow Siyaad noolow
6:36
Abdirizak Haji
Рет қаралды 4,8 М.
Kooxdii Waaberi 🔥Iyo DabaalDegii October Ee Dawladii Kacaanka  (pt-1)
27:49
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 38 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 507 М.
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 33 МЛН