No video

WAABERI PUNTLAND | WACDRAHA XAFLADDA 1-DA OGOOSTO | DURBAAN GARASHO | 2019 OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 141,044

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

WAXAAD DOONTAA XAQIIQ
WAXAAD U DIRTAA AQOON
WAXAAD U DAGALLAANTAA
MIDAAN DANBI KUUGU JIRIN
………… ……………
WAABERI PUNTLAND
EREYADA & LAXANKA
ABWAAN CABDIQAADI CABDI SHUBE
LIVE MUSIC BY WAABERI PUNTLAND
...................................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 95
@alifaarah5828
@alifaarah5828 5 жыл бұрын
İam From Somaliland 🇹🇯 Long Live Jaarkayaga Puntland🇺🇿
@kawaranhaddii4268
@kawaranhaddii4268 5 жыл бұрын
Ali Faarah Sidoo kale bro.
@nurabdi5521
@nurabdi5521 4 жыл бұрын
Waad mahadsantaahay walal we love somali land
@fjama5400
@fjama5400 4 жыл бұрын
Thank you
@Maahir--moha11
@Maahir--moha11 4 жыл бұрын
Sidaad noo jeceshihiin toban jibbaarkeed anagaa idiin Jecel Somaliland 🇹🇯❤️
@nemaaden5452
@nemaaden5452 3 жыл бұрын
00⁰8
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 5 жыл бұрын
Reer puntland hada nahay ilaa inta aaan nool nolahay somali wayn baan raadinaynaa inshallah mardhow dowlad qaran oo xoog leh oo somalidu usiman tahay waynu wada helaynaa✌✌💪💪💪💪💙💙💛💛💚💚 from garowe puntlander
@abdulghanitigey9639
@abdulghanitigey9639 5 жыл бұрын
Puntland dowlad dhinac walba ka dhisan fan,waxbarasho,horumar,ciidan,dhaqaale, amni, isku duubni shacab waxas oo dhan wa astanaha dowladi ledahy ilahow no siyaadi 🙏
@ruweydaabdullahi8213
@ruweydaabdullahi8213 3 жыл бұрын
Amiin 🤲🇸🇱❤️
@dahirfinin8135
@dahirfinin8135 5 жыл бұрын
waaaaaaaaaw way hora martaye pyntland hore u socoda wllyl I'm form hargeysa Somaliland
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 5 жыл бұрын
Sido kle idinka reer SOMALILAND🇺🇿💓🇮🇹
@alifaarah5828
@alifaarah5828 5 жыл бұрын
HÃÑÎ ĐƏ ŁÂߍ QŰÊŃ Aim From Caynabo Somaliland 🇹🇯 & Long Live Our Brother PuntLand🇺🇿
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 5 жыл бұрын
@@alifaarah5828 sido kle wllky😍
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 жыл бұрын
Alow walaalaheen soomaliland iyo puntland bogooda burcad isumari
@aishakuus60
@aishakuus60 3 жыл бұрын
SOOMAALIYOO WADA DHAN HAGUULEEYSTAAN AAMIIN
@bishaaropuntlanderbishaaro7861
@bishaaropuntlanderbishaaro7861 5 жыл бұрын
Mansha allah puntland horay usoco my dhigaygii ilhy Somali oo dhan mid haka dhigo dhibkana haka dulqado❤❤❤🌹🌹🌹
@yasminsomali9743
@yasminsomali9743 5 жыл бұрын
WAA XIGMAD SOMAXATAY IYO DOQONI MAGARATO VIVA MY DHIIGEY
@sabiriinabduqaadir5086
@sabiriinabduqaadir5086 5 жыл бұрын
Hambalyo shacabkan kadhashay ee puntland Waa farxad wlhi dowlad io shacab wad jira Illaah waxan kabaryi in uu sida nogu wado farxad io wad jirka aan kujirno Waxan waxa kunahay wad jirka io dowlad jacaylka Hora losona insha allah Marna gadal lolaban mayo 💕
@sudiissa5701
@sudiissa5701 4 жыл бұрын
Fanaanka magacii wata magaalo wadnahayga ku weeyne qandala waa xuduntayedii ayuu wata sidaa darteed tageero weeyne ayaan u ahay
@hibaqadenbile4253
@hibaqadenbile4253 5 жыл бұрын
Masha allah war ninka codmacanaa afkaga cano geel lagu qabay waxkalan ku dhoho garanmayee nolow
@nadifoabdi8621
@nadifoabdi8621 3 жыл бұрын
Mashaa alaah ku dhaha
@mohamedmuuse4266
@mohamedmuuse4266 4 жыл бұрын
Hanoolaato Puntland masha alh 🙏🙏🙏❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@warzandahir5915
@warzandahir5915 5 жыл бұрын
Waaa heestan caadi maahan waa ereyo wa wayn oo xigmad leh waaberi puntland nolaada iyo abwaan shube thnks abdi askari😍😍👏👏💙💚💜
@puntlander10
@puntlander10 5 жыл бұрын
Mucjiso,, bal maxaan ku sheegaa xikmadaan an horay loo arag? Maasha allaah
@teamcanaad5579
@teamcanaad5579 5 жыл бұрын
Xigmada abwaan shube miyaa leh abwaankaan abwaan lama sinee
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 5 жыл бұрын
Abwaan shubay ka soo burqatay sidiisii buu nuugu shubay xigmad cajiib ah weeye
@fjama5400
@fjama5400 4 жыл бұрын
Qandala walahi codkiisa caadi maahan legend
@nasrinaumusamsam4975
@nasrinaumusamsam4975 5 жыл бұрын
Walashay ayaa kujirta qamarku madaxa ugu xidhan yahay nolow Deeqa
@kawsarqueen9981
@kawsarqueen9981 5 жыл бұрын
Amin
@fjama5400
@fjama5400 4 жыл бұрын
Masha allah Somalia hanoolaato ameen
@mulkishurieye6160
@mulkishurieye6160 5 жыл бұрын
mansha allah waa hees qiimoleh vive my blooooooooooooooooooooooood Puntland
@deeqamohamed4429
@deeqamohamed4429 3 жыл бұрын
Subxaan'Allaah! Allaah inaad ka baridaan inuu Xaqa tuso kuwa ducufada ah ee Diintooda, Dalkooda, Dadkooda iyo Dadnimadoodaba ku doorsaday dhaldhalaal iyo dhalanteedka ugana Baridaan Rabbi inuu ugu Deeqo Garasho kuwaas iyo dhamaan Shacabkeena kala quban ee kuwaas qurunka ku difaacaaya iyo qolo qolada weeye oo aad wax u sheegtaan insha Allaah. Se maaha Durbaan inaa wax weydiisaan Illaahow wixii gef ah ha noo qaban ee na Cafi dhamaanteen oo Ummadeena ka yeel kuwii Illaahoow magacaaga ku midooba oo iska qabta Jaahiliinta jahliga iyo xanuunka wada Allaahuma Aamiin.
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 2 жыл бұрын
We are proud of you. Waaberi Puntland abaal bad nagu leedihiin
@cabaascali7040
@cabaascali7040 4 жыл бұрын
Bunt land Galmudug waa Walaalo
@ruweydaabdullahi8213
@ruweydaabdullahi8213 3 жыл бұрын
Ha isku keen qorin wllo ma nihine qurun yahaw uf
@aweysmilaano8175
@aweysmilaano8175 3 жыл бұрын
@@ruweydaabdullahi8213 hee Oromo miyaa haduu walalkaa aheyn
@maryanmahamed861
@maryanmahamed861 5 жыл бұрын
Masha Allah horey u socdaaa
@saharamuse1965
@saharamuse1965 5 жыл бұрын
Uma eka hes cabdi shube manshalah abwanka abwanada jir oojoog shube ad ban ugu faraxsahay inan arko shube
@mohamedguled4835
@mohamedguled4835 5 жыл бұрын
Waa hees dhamays tiran 💕💕💕💕💕
@najmoahmed9720
@najmoahmed9720 3 жыл бұрын
Abwaan Shube❤allaw ku xifdi
@abwanqaboobe9503
@abwanqaboobe9503 3 жыл бұрын
asc hobalada waa bari budlaand waan salaamayaa laakiin heestaan waa ku sifoobay madaxweeyne dani shube waa mahadsanyahay
@najmoahmed9720
@najmoahmed9720 3 жыл бұрын
War fanaanitu cod macaaana mashalah❤❤❤allaw idin dhawr
@m4ysv1be33
@m4ysv1be33 5 жыл бұрын
Caadi maahan
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 5 жыл бұрын
Heestan caadi maahan
@yasminhassan8855
@yasminhassan8855 3 жыл бұрын
Omg his voice 🥰❤❤❤❤😩😘❤❤
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Maamulka Puntland of Soomaalia
@cabaascali7040
@cabaascali7040 4 жыл бұрын
Waa bari Cadaado Cabudwaaq Ceergaabo
@fatimaq9424
@fatimaq9424 3 жыл бұрын
Fananiin asturan
@trumpppl2024
@trumpppl2024 3 жыл бұрын
MASHAA allaah
@momkhadanawdahir8231
@momkhadanawdahir8231 5 жыл бұрын
Walee Somali si walba waxa lagu sheeeg Meeel kasaday joogan qabyalda bay ka qaliyeen
@khalidgaabi3430
@khalidgaabi3430 3 жыл бұрын
Heestan fadlan yaa fahmey
@hassankaafi5717
@hassankaafi5717 5 жыл бұрын
Waaaw
@shamsoaden3815
@shamsoaden3815 3 жыл бұрын
Masha allah
@aminasalebeen3862
@aminasalebeen3862 3 жыл бұрын
The best reality song,plus sweetsound
@aminasalebeen3862
@aminasalebeen3862 3 жыл бұрын
Sweet voices
@sudiissa5701
@sudiissa5701 4 жыл бұрын
Heestan ayaa ayamahan igu socota
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 3 жыл бұрын
Inshallah heesta mar un bay run noqon inshallah wlal Somalinimo wax dhaama lawaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙✌️✌️✌️✌️💪💪💪💪❤️❤️❤️
@HusseinNAbdi
@HusseinNAbdi 3 жыл бұрын
Abukar wiilka reer Jamaame wacadaro halkaa ka dhigay. Sxb codka iyo muusigga isku sar go’an heer sare waaye. Hore usoco.
@abdurahman6642
@abdurahman6642 5 жыл бұрын
Waaaaw hanbalyo
@ilhaanmursalsaeedsaeed3020
@ilhaanmursalsaeedsaeed3020 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🎄🎄🎄🎈🎈🎈🎈🎈🎈
@mukhtarhajji7265
@mukhtarhajji7265 3 жыл бұрын
Yarkaan xikmadan qadaya so ma ahan kii ex R/w kheyre u kacay
@aweysmilaano8175
@aweysmilaano8175 3 жыл бұрын
Haa
@jicrii4948
@jicrii4948 3 жыл бұрын
ok 👍
@mastar4899
@mastar4899 5 жыл бұрын
Cod nin ayuu leyahay fanankasi libaaxo
@dahirmaxamed6967
@dahirmaxamed6967 3 жыл бұрын
Asc axdi beena lamgalo wacawad lama ilaabee tiimiihi roboolobo raxawayse Woo ramaysat awagaa
@hooyohooyo493
@hooyohooyo493 5 жыл бұрын
Dhigaygii alow idin dhow
@cabaascali7040
@cabaascali7040 4 жыл бұрын
Qadar
@Maahir--moha11
@Maahir--moha11 4 жыл бұрын
🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 gob iyo nasab download dockasta Ka dhisan
@malyunabdile4303
@malyunabdile4303 3 жыл бұрын
Waaw runta waxan dabnahoda qoyn inayku damaciyan meqan gacanta ugujin hhhhhhh sarbeb
@adanissa146
@adanissa146 3 жыл бұрын
awaan
@khalidgaabi3430
@khalidgaabi3430 3 жыл бұрын
Reerkii WADA afdhera kkkk
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Dani Doqon Iska Naaxay Come to Muqdidho
@FC_7MAN
@FC_7MAN 2 жыл бұрын
Micnahed midaa damin dagabyo saar xabaal qori saar mooyee qori kaqaad malaha
@warsamejamal9828
@warsamejamal9828 3 жыл бұрын
Walaahi waa lalabo waa laga wiswisayaa uf waxaan maqli jirey waaberi hargeisa iyo waaberi muuqdisho waa ayo puntland ma waxaad wadaa bililiqo somali waa shan somalia waxaa la baxay somaliland iyo somalia hadeera waa labadaa waxa ka wada hadli kara israac iyo kala noqosho waa labadaa no puntland no jubaland no qoor qoor markaa please meel naga fariista kkk
@fardowsaugaas8684
@fardowsaugaas8684 3 жыл бұрын
Hush
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 жыл бұрын
Yaa daawo kuyiri dad xoraa horumarka gaaray dalkooda iyo afkooda ayagaa leh hadaad xasidnimo laxanuunsanayso Hadaawan meeshu waa puntland gurigaagu haku deeqo
@mahamudnuur7850
@mahamudnuur7850 3 жыл бұрын
Dhilo
@mahamudnuur7850
@mahamudnuur7850 3 жыл бұрын
Wasane you’re stupid kuwii xamar ka heesi jiray ee waa bari reer Puntland ayay wada ahaayeen duli fooqul duli. Maxaa taqaaniin xaayow yahow
@abirmahmud1895
@abirmahmud1895 4 жыл бұрын
Anigu hees baan ka samaynayaa nimankaan qarnigii afweyne joogay ee somaliya indho aan lahayn ay ladaayaan Dhalin yarta xamar iyo dowladnimada somaliya lagu bahdilo dhalinyaradeena wiil harti ah kursi madaxweyne uma ogola haawiye markaa dowlad federal ah oo african ah aynu ka raadsano dalalka jaarka oo dadkeenu KU maqanyahay sidaan iska dabalaad laadkaa xal uma aha puntland dhalintu intaysan quusan oo aysan dhulka gubin siyaasada wax halaga bedelo 😴kac puntland
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 5 жыл бұрын
Meeshan sanqadha yar leh waxaa loo sameystey in lagu canjilo somaliland iyaga oo ka mid ah somaliya ayey hadana is garab dhigaan somaliland oo aaney dhibic yar ka gaadhi karin oy hadana leeyohiin wadahadalada eynaan ku jirin ma soconayaan iyagoo is diidsiinaya iney somaliland iyo somaliya yihiin laba dowladood oo midobey taariqdu been ma sheegto caalamka waa laga og yahay somaliland iney tahay dalkii ugu horeeyey eeafka somaliga ku hadla ee xoroyada taam ah qaatey oo ay aqoonaadeen 54 dowladood iyo dhamaanba hayadaha ay aduunku ku bahoobeen oo ay ugu horeyso qaramada midoobey waxaa u qurux badan iney xishoodaan nabadooda kama xumin allah ha ugu wado anagana allah ha noogu wado laakiin canjilaada ma fiicna waxaanad aheyna ha isugu yeedhin meel aanad gaadheyn ha haab haaban yaanad hodmine guul somaliland cadowgeedan guuldaro abid ah insha allah
@bashiirjebiye1509
@bashiirjebiye1509 5 жыл бұрын
Anigu ninkan heesay Ban ka helay cidkisa waana askari kamid aha ilaald madxwenah deni
@bashiirjebiye1509
@bashiirjebiye1509 5 жыл бұрын
Waa xigamad abwaan shube iyo kooxd waberi puntalnd
@teamcanaad5579
@teamcanaad5579 5 жыл бұрын
Somaliland waa gobol somaliya kamida ee yaan lagula yaabin shacabka labada dhinacba waa shacab somaliweenka midesan ee reerkaad wado xukumada muusa biixi u geey agtiisa laga isticmalahe
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 5 жыл бұрын
@@teamcanaad5579 caqli xumadii fircoon lagu cadaabey adiguna yaaney ku qaadin waanad danbaabtee iska daa toobad xumada adigeyse barashadu bir kula tahay imisaa bad ku lumey wax kaa badan umada ha iska takorin oo yaanad lumin is xeji inta itaalkaa ah guul somaliland guuldarana cadowgeeda for ever insha allah
@puntlander10
@puntlander10 5 жыл бұрын
Cadiifadii, ciilqabkii iyo cuqdadii jeegaanta hhhhhhhhhhh Somaliland wa habraha iidoor oo midi ugu qiimaha weynayd isaga baxday 30 sano ka dib hankii qabiilka cuqdaysan xagee ku dambaysay?
@khalidgaabi3430
@khalidgaabi3430 3 жыл бұрын
Reerkii WADA afdhera kkkk
HEESTII MASKAX GAABANAA -KOOXDA HEEGAN OO WACDARO KA DHIGTEY MOQDISHO # 2021
12:35
WADANI STUDIO OFFICIAL
Рет қаралды 157 М.
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 53 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 5 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 33 МЛН
HEESTA GABDHAHA PUNTLAND
4:17
Codka Shacabka
Рет қаралды 4,2 М.
KOOXDA MAGAALADA QARDHO XAAFADA XINGOOD SARE.
28:06
somali media of minnesota
Рет қаралды 20 М.
SALDHIGTAYE GALMUDUG 2014 OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
11:17
Hees Bal Arag Dhulka Puntland Kooxda Minnesota 2014
8:33
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 5 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 53 МЛН