Yaa awood badan ciidanka Massar iyo Israail - Is barbar dhigid Ciidanka 2da dhinac kan awood badan!

  Рет қаралды 96,626

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Пікірлер: 180
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 7 ай бұрын
Ciidamada masar maleh awood ruuxi ah maleh caqiido aan ahyn hebel baa dawlada wax ka shege halasoo xiro waa kuwo ay tababareen janeraloo reer galbeeda waxa biila oo mishwrkooda bixiya maraykanka marka laguma sheegi karo inay leeyihiim awood iyo qaciido toona Ilaahy ha ugargaaro walaalehenfalastiin🎉❤
@Cabdiraxman..Gaalkacyo
@Cabdiraxman..Gaalkacyo 7 ай бұрын
Ku daroo hubka laga iibiyana waa kuwa caruurta lagu ciyaarsiiyo, yuhuuda haday isku taagaan sida suufka oo kale ayaa loo afuufayaa 😂
@Dhiirigaliyeec8cq
@Dhiirigaliyeec8cq 7 ай бұрын
Walal igu soo beer
@abuubakarsdiiq
@abuubakarsdiiq 7 ай бұрын
Awood way hayaaan lkn madxweynha baa lamamula soomaha waxba maqabn kranaa cidnka carbta oo dhan waa lamid😮
@kingpower6909
@kingpower6909 7 ай бұрын
1973 ba awood way hayeen lkn madax ayayna hayn
@kingahmaadi9952
@kingahmaadi9952 7 ай бұрын
Awood ruuxi waa leeyihiin lkn waxa ey ku xerantahy hugaamiyaha dalka higaamiyaha asalkiisu waa yahuud teda ciidanka qaarbaa careysan raba iney amarka jabiyaan blse sharciga ayaa qabanaya marka iska carar maaha
@DalxesiaamaSiaama
@DalxesiaamaSiaama 7 ай бұрын
Kusali rasuulka scw scw
@MohamedAbdi-hu7ej
@MohamedAbdi-hu7ej 7 ай бұрын
Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AadanCabdi-r6g
@AadanCabdi-r6g 7 ай бұрын
Scw scw scw ❤scw scw scw ❤
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 7 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam wacala aalihii wasaxbihii ajmaciin
@mahdiise9671
@mahdiise9671 7 ай бұрын
Scw Scw ❤
@meaktooni
@meaktooni 7 ай бұрын
Salahu calyhi waselam
@fiidowmrk
@fiidowmrk 7 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@dayibyare2035
@dayibyare2035 7 ай бұрын
Wan ku zaray
@dayibyare2035
@dayibyare2035 7 ай бұрын
Adna isar
@taamirsharif6716
@taamirsharif6716 7 ай бұрын
‎اللهم قد بلغت القلوب الحناجر😥😥😭 وبلغ الأمر مداه وأنت اعلم بحال عبادك😥😥 ‎اللهم انقطع الرجاء إلا منك يا الله🤲🤲 وخابت الآمل إلا فيك وانسدت الطرق إلا إليك وأغلقت الأبواب إلا بابك🤲 ‎اللهم كن لأهلنا في فلسطين وغزة الحبيبة عونا ونصيرا🇵🇸🇵🇸🇵🇸 ‎حسبنا الله ونعم الوكيل ‎حسبنا الله ونعم الوكيل ‎اللهم إن الأرض ارضگ والجند جندگ والامر أمرگ وانت القوى العزيز 🤲 ‎فانصرهم نصر عزيزا مؤزرا🤲 تشفى به صدور قوم مؤمنين🤲🤲 ‎#اللهم إنا استودعناك فلسطين وغزة أهلَها، كبارَها وصغارَها، رجالَها ونساءَها، شبابَها وبناتِها، أرضَها وسماءَها،🇵🇸🇵🇸🇵🇸 ‎فاحفظها يارب العالمين🤲 من كل مكروه ومن كل سوء .. 🤲🤲🇵🇸🇵🇸 ‎اللهم انصر الإسلام و المسلمين وعبادك الضعفاء والمظلومين في فلسطين وفي غزة الحبيبة 🇵🇸🇵🇸 وفي كل مكان على أرضك وثبت اقدامهم يارب🤲🤲 واحفظهم بحفظك هم والمرابطين المجاهدين وسدد رميهم و ثبتهم وأيدهم بنصرك وثبت اقدامهم وأمددهم بجنود من عندك 🤲🤲 ‎اللهم نصرك ووعدك الحق إنك نعم المولى و نعم النصير إنك على كل شئ قدير🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸 aamin dhaha walayaal 😢😢😢
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 7 ай бұрын
امين يارب العالمين
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 7 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@hashimtahir6393
@hashimtahir6393 7 ай бұрын
Scw😊😊😊
@SaynabAhmed-k2i
@SaynabAhmed-k2i 7 ай бұрын
Scw scw
@تفاح.الحرام
@تفاح.الحرام 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@WarsanBulshaalle
@WarsanBulshaalle 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@YaasiinYaasiin-bc2sb
@YaasiinYaasiin-bc2sb 7 ай бұрын
Scw scw scw
@Gole_sports-or3zt
@Gole_sports-or3zt 7 ай бұрын
Guuuuul inshallah umada Muslimiinta ah ❤❤❤
@KidsWorld-l9e
@KidsWorld-l9e 7 ай бұрын
I really love your channel because you posted my favorite videos.....................from hargeisa
@ismailmohamedadennorgumaad707
@ismailmohamedadennorgumaad707 7 ай бұрын
Carabtu waa gun ee alle ha ugar gaaro walaladeen falastiin weyna guuleysan insha allah
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 6 ай бұрын
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️💯
@AsliAdamDaud
@AsliAdamDaud 7 ай бұрын
Masha Allah, walalkeey warkaaga qaabkan noogu soo tabi. Mahadsanid. Waa perfect news❤
@zakicadde7093
@zakicadde7093 7 ай бұрын
Awood aadan walaalkaa ku caawin karin wax matareeso ee allow guuley falastiin
@40Durkiya
@40Durkiya 7 ай бұрын
Ilaahow ugargaar walaalaha ree Palestine 🇵🇸
@abdulahiroble4978
@abdulahiroble4978 7 ай бұрын
Asc asxbta wan jimce an ku salino xabibkena Mohamed scw an ku xamdino allah SWT peace 🕊️✌️ and love Somali weyn no more qabyaalad somalinimo naga badan iyo muslinimo alhamdullilah for everything free Palestine my Allah bless them ❤
@Bulshochanel3350
@Bulshochanel3350 7 ай бұрын
Halkaan Waa Wabari Media Wax Ku Darso Adna❤😂
@WizzKhaliifa-ub4wz
@WizzKhaliifa-ub4wz 7 ай бұрын
com song 500k🎉 in shal Allah wallka wat uqalanta in kabadan❤
@Y-ADIL
@Y-ADIL 7 ай бұрын
Hadii ciidanka Masar awood leeyihiin Ethiopia biyo xireeynkeeda ayeey Joojin lahyed! Masar afka leey awood katahay. Waa Xumbo 🌊
@Abdiaziizmohamed-x5l
@Abdiaziizmohamed-x5l 7 ай бұрын
😂😂😂😂naga amus laxyhy biyo xireenka Ethiopia soo kuma yaalo xaq xtaa uma maleh inay kahadasho😂😂
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 7 ай бұрын
Kuyaalo kulhaa Ana leh maxe tarta falastiinba ayda leh dhulkee😢😅 hadii aad gasho dagaal wax kabadn filashadada hele❤🎉
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 7 ай бұрын
@@Kaligeed-Amiirad abyo adiga jaceyl iyo xiriir lee noogu sheeke iska dhaf siyasada kkk
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 7 ай бұрын
@@axmeddaacad9497 aboowe aniga wadanka Somalia ayaan leeyhy lkn adiga waxaa tahy oromo afsomali barty that's difference
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 7 ай бұрын
​@@Kaligeed-Amiiradoroma Ethiopia leyhin aygana Ka taliya mx kle
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 6 ай бұрын
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
@samatarismail307
@samatarismail307 7 ай бұрын
Asc Abdi fatax asis Allah haka soo qabto Masar
@ZohaaNaMohamed-jh3jm
@ZohaaNaMohamed-jh3jm 7 ай бұрын
Lkn awooda illahay kama celin karan hday ku timaado🤲
@YasineApdallah
@YasineApdallah 7 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@Marjuu7
@Marjuu7 7 ай бұрын
Carabtu waa cadow wlhi😢ax yaa falastiin illahey baa nii gargaari doono😊
@IsmaaciilAhmed-b2t
@IsmaaciilAhmed-b2t 6 ай бұрын
Qaza guul guul i.a❤❤
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 6 ай бұрын
SUBXAANALLAH☝️🥺💯
@khadraeh
@khadraeh 7 ай бұрын
Somalian wax garb tagatahay falastin wanu werarna yuhuda inshalah haduu ale idhahd
@isbadel
@isbadel 7 ай бұрын
insha allah way guulaysan reer falastiin
@AbdiosAke
@AbdiosAke 7 ай бұрын
Abdiraxman GuLayso wll
@MaxamedCabdihasan
@MaxamedCabdihasan 7 ай бұрын
Allha u gargaaro qaza Allahuma aamiin yarrabi
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 7 ай бұрын
Yuhuuda mar waliba waa gacanta kowaad maraykanka
@WizzKhaliifa-ub4wz
@WizzKhaliifa-ub4wz 7 ай бұрын
kusali n.m.scw.❤
@hashimsuley1644
@hashimsuley1644 7 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 7 ай бұрын
Ax ax ax falastin carab wayku daawatay yuuhud lkn gargaarka alleh ayaa u maqan insha allah allah na uu u hiilin falastiin insha allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@koodbuurmediaprodaction7214
@koodbuurmediaprodaction7214 7 ай бұрын
ilahayow ugar gaar yaarabi
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 7 ай бұрын
Masar waa cabsanee 😢😢lkn waa quwad weyn been ma fiicneee😢😢allow Israel io masar isku dir ama iran io israil ama Pakistan iyo Israel 😢😢😢😢😢😢
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 7 ай бұрын
bismillah asc hogaankaagu haduu cadawgaga uhogansamo awoodaada wax najiidaa maleh waxeyna kubadee in aadan wax uqabakarin walaalahaa oo hortaada lagu leeynayo waana mida hada taagan
@Ducaysane-to1qv
@Ducaysane-to1qv 7 ай бұрын
Wll cabdiraxman Mee part 2 muuqalki caawinta walaalahaaga youtuberska ah ?
@lazco__1943
@lazco__1943 7 ай бұрын
Maser waa bilaa confidence
@MaxamedQaliif-vh1ph
@MaxamedQaliif-vh1ph 7 ай бұрын
Dadkaas hada xokuma waa dad laga miirtay diiga Islam nimada iyo walaalnimada waa kuwa jawaasiis o ah gomeestaha allow so hanooni o xaqa tus
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 7 ай бұрын
Fadlan creator weyn bad tahay, waxyabsha science iyo research ka kusabsan nala wadag naga dhaf military statistics ka
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 7 ай бұрын
Allaha u gargaro qaza Allahuma aamiin yarrabi 🤲
@hashimtahir6393
@hashimtahir6393 7 ай бұрын
Free falstiin😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤
@aasiya-t3y
@aasiya-t3y 6 ай бұрын
Ragii qasa xorayn lahaa intoodii.badnsyf may dhalan weli
@AbdirahmanMukhtar-l4m
@AbdirahmanMukhtar-l4m 7 ай бұрын
FREE FALASTIIN ❤❤INSHA ALAAH
@Ahmed-j3s6x
@Ahmed-j3s6x 7 ай бұрын
Ma doonayo in aan ogaado awoodda cayayaanada masar ma sisi haduu meesha ka baxo bah dilka weey ka bixi doontaa insha allah
@suldanyusuf1446
@suldanyusuf1446 7 ай бұрын
Ilahy rabiyow u gar gaar falastiin yuhuud iyo nasaarina dhul ka la goo
@garadchanel3051
@garadchanel3051 7 ай бұрын
Horay uu soco wll ❤
@jibriilaxmedjibriil
@jibriilaxmedjibriil 7 ай бұрын
Siisii waa yuhuudi cilmaaniya
@MrkiikoH
@MrkiikoH 7 ай бұрын
Waxan screenshot ka hayaa adigo maraya 45k wllhi sawirka ma ku so diraa
@AyaanleYuusuph-th2es
@AyaanleYuusuph-th2es 7 ай бұрын
Wabariyoow zxb barmaajiyada noo joogtee zxb cabdi cumarow
@abdalamohamed4117
@abdalamohamed4117 7 ай бұрын
F 35 Dheh
@SakiSheikhmaxamedgmeilcom2200
@SakiSheikhmaxamedgmeilcom2200 7 ай бұрын
Mnch Allah zxp hore u soco
@Feisalisaqcabdi
@Feisalisaqcabdi 7 ай бұрын
All Ayes on Raffah😢
@iiddanbile8425
@iiddanbile8425 7 ай бұрын
Masar ayaa awood badan lkn awoodu wadne ayay rabtaaa
@Maahir397
@Maahir397 7 ай бұрын
Ciidanka Israel waxa wiiqay oo layay Ciidanka commandos ka ah ee xamas 🇵🇸
@AminaEnshar
@AminaEnshar 6 ай бұрын
Israaiil wadan la dhaho majiro . Waa gumayste lacnad ah
@AliIbrahim-si9gq
@AliIbrahim-si9gq 7 ай бұрын
😢😢😓 Rafah
@zakirboss143
@zakirboss143 7 ай бұрын
Haddana Masar maskaxdaa laga haystaa oo wax dhaqaaq ah ma sameyn karaaan.
@AbdullAli-jm6hl
@AbdullAli-jm6hl 7 ай бұрын
Masaar waxa eyihin malex wll
@jaaluud5395
@jaaluud5395 7 ай бұрын
Yaasalaam ❤❤❤❤
@Ahmed-j3s6x
@Ahmed-j3s6x 7 ай бұрын
4:33 ilaa hadda maxaa jiro dad jaahiliin oo aamin san in xaywaanada wataan tan giyo casri ah
@kingpower6909
@kingpower6909 7 ай бұрын
1700 ayay haysteen1000 xamaas ayaaba burburisay cadeysayna inaanay casri ahayn
@abdirahman2569
@abdirahman2569 7 ай бұрын
Wlhi somalia Hadii ay awood lahaan lahayd oo Sidan ay hda tahy aaney ahaan lahyn Falastiin Hiil bey heli lahayd
@CabdikariinQaalibCabdi
@CabdikariinQaalibCabdi 7 ай бұрын
Waa lagumayste maskaxda lagagalay oo aan wadno iyo maskax ayku fakaraan haysan
@abdirahmaanmohamed1582
@abdirahmaanmohamed1582 7 ай бұрын
Ciidan ka Masar waa Qolof ebar ah Film kartoon ciyaar waaye Ciidan ka Gumeystaha kuma dhacaan. Gumeystaha waa daciif Masar ayaana kasii dhaciifsan
@AhmedGagale
@AhmedGagale 7 ай бұрын
Waa maqaar saar, ciidan shisheeye biilo hubka iyo tababrkana siiyo ha sugin dadnimo.
@BASHIRYUSUF-sf8wp
@BASHIRYUSUF-sf8wp 6 ай бұрын
Marba hadii aaney saanadahaas militari muslimiinta falastiin aysan waxba ugu qabaneynin, kahadalkooda waxba faaido maleh
@osmanbuhdirans500
@osmanbuhdirans500 7 ай бұрын
AUN Ali Gaab ayaa samee heesta waa 100 yuhudu daad baa beerka u firayee .... waa reer jabuti.... gashanleh saar oo jabutii (djibouti) weyan
@MaxamedQaliif-vh1ph
@MaxamedQaliif-vh1ph 7 ай бұрын
Awooda rasmigaa waa in lata lasaarto rabi lkn dad kaan isku sheegaayo Muslim ka hada ku tiirsan cadawga illaheey iyo Muslimiinta maxeey.iska dhicin karaan bal arak xamaas on dowlad aheen ayeey iska dhicin ladahay yahuuda waxaas waa iimaanka dhataa iyo kalsoonida ey rabigood ku qabaan allow guusha see walalaheen reer falastiin iyo islamka o dhan yahuuda neh jabi insha allah
@albaaniali7387
@albaaniali7387 7 ай бұрын
Cunar waxaan udhiman gaadhnay ciil iyo caloil yow. To
@AHMED.UPTHi1977
@AHMED.UPTHi1977 7 ай бұрын
Apti nagaada masar warkeeda ciilbaa nagu dilee😒
@samateryare
@samateryare 7 ай бұрын
Allaahu akbar
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib 7 ай бұрын
ASC brother waberi media
@MohamedAbdirahman-zg6rg
@MohamedAbdirahman-zg6rg 7 ай бұрын
Masar awood wey leedahey lkin wadno ayaan jirin
@abdullahimoahmedsh1772
@abdullahimoahmedsh1772 7 ай бұрын
الجيش المصري خير اجناد الأرض
@GuutoH
@GuutoH 7 ай бұрын
Beenaale yuhuuda ayay ka adkaan lahaaye ducufadu 🤬 carab is mood ayaad tahay
@jaaluud5395
@jaaluud5395 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HAMSE-rf2zk
@HAMSE-rf2zk 7 ай бұрын
Masar 😱😱
@AHMEDMOHAMEDCISMAN
@AHMEDMOHAMEDCISMAN 7 ай бұрын
Then , who powerful Egypt or U.S
@MaxamedAadancadi
@MaxamedAadancadi 6 ай бұрын
Alle hajabiyo way hagradeen dadkoodiiye
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 7 ай бұрын
Masar masar masar Wxy tahayba majirto Kaliya wa xabsi shacabka maser un lagu ilaliyo ?
@SalmaanabdullahiCalim-yb8gy
@SalmaanabdullahiCalim-yb8gy 7 ай бұрын
Walaal waaberi
@cabdiraxmaanabdel5654
@cabdiraxmaanabdel5654 7 ай бұрын
Scw scw scw
@xooyoqali6884
@xooyoqali6884 7 ай бұрын
Masar
@OsmanBare-cj5dt
@OsmanBare-cj5dt 7 ай бұрын
Ilahow ugargar falastiin
@karlesk6498
@karlesk6498 7 ай бұрын
Masar mesha ciidan kuma hayso waa maleshiyaad mushaarka siyaan reer galbeedka, ciidan dal kale mushaar ka sugayo mahan ciidan
@khaalidyaasinafrika89
@khaalidyaasinafrika89 7 ай бұрын
Gulayso zhp
@Mo_Daud
@Mo_Daud 7 ай бұрын
Masar wax awooda maleh kaliya waxeedu wa baryo😂
@ismaaciilibraahim3980
@ismaaciilibraahim3980 7 ай бұрын
👍
@KaltoumMohamed-g9c
@KaltoumMohamed-g9c 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@khalidabucamaar42
@khalidabucamaar42 7 ай бұрын
Bakoorad ilmo yar 2 jir hayo qof weyn wax mayeesho marka Masar waxba mahyso
@mohamedabdi6161
@mohamedabdi6161 6 ай бұрын
Israaiil carab oo dhan waa ka adag tahay masarana xage Jogta soo Masartu Tii 1973 laga qobsaday marin biyodka
@ProSHARMARKE
@ProSHARMARKE 7 ай бұрын
Hatirsan masar hana kutirin in ay awood leedahay
@Maxamed.deeq24
@Maxamed.deeq24 7 ай бұрын
Sxb sacuudiga kasoo hadal
@yt6605
@yt6605 7 ай бұрын
🎉
@commentikuxoogle
@commentikuxoogle 7 ай бұрын
Ciidan bilaa qadiyad ah waxaba tarimayso tiro iyo hub
@Mujaahid11
@Mujaahid11 7 ай бұрын
2 ciidan oo yuhuud ah
@hasanjamal257
@hasanjamal257 7 ай бұрын
F15 Ma jirtee F35 Dheh sxb
@Iiihbb
@Iiihbb 7 ай бұрын
Tayo ma leh😂😂
@Omari.ghazi-r
@Omari.ghazi-r 7 ай бұрын
War taliyow kuwa Somalia yaa inoo soogudbiya xogtooda😂😂😂😂😊😂😊 kolaba qayr kamafilaaye yacni war wanaagsan 😃😄🤣
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 7 ай бұрын
Ok
@SurprisedCheeseBoard-ws9ku
@SurprisedCheeseBoard-ws9ku 7 ай бұрын
2 badan waa iskumid
@Mahadcalicaseyr
@Mahadcalicaseyr 7 ай бұрын
Israel❤
@XUSNIGEMAR
@XUSNIGEMAR 7 ай бұрын
😭😭😭😭😭
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 7 ай бұрын
Ma aha inaad isbarbardhigto Masar iyo israel Ee waa inaad isbarbardhigtaa Masar iyo USA
Shaamil Basayev | Libaaxii Qowqaz ee Ruushka Dhuunta U Galay |
16:12
Doontii Nabi nuux maxaa loo heli waayay ilaa maanta meesha ay taal?
12:14
هل الزلازل من فعل البشر | بودكاست فنجان
1:34:15
إذاعة ثمانية
Рет қаралды 892 М.
Dhulka Barafka iyo Dahabka 🇮🇸 The Lands of Ice and Fire - ICELAND
16:57
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 180 М.