Sidee bankiga aduunku uga dhigay Somaliya dal sabool ah? Dayntii IMF iyo Halaagii ay inoo horseeday!

  Рет қаралды 121,024

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Sidee bankiga aduunku uga dhigay somaliya dal sabool ah? Wuxuu kala dagaalmay waxbeerashada iyo xoolihii iyo waxbarashaddii!

Пікірлер: 321
@AidarosHassan
@AidarosHassan Жыл бұрын
Waxyabah An Hormar Ka Gadhi lanahay Aya Aah 1 Diintii Ayan Ka Tagnay 2 Qabil Ayn Ku Dilayna 3 Dhalinyaradi O Dalki Nacday 4 Dhalinyaradi o An Baranayn Farsamada Gacanta 5 Madaxdii Oo Tuug Noqotay 6 Ganacsadadii oo Dhiig Mirado Noqotay 7 Xasidnimo An Is Xasidayno 8 Shisheye Kalkalkanimo 9 Dano Eegasho
@Shactirosomalifans
@Shactirosomalifans Жыл бұрын
Beenta mahan walaka
@israalove8690
@israalove8690 Жыл бұрын
Aad ayaa kugu racsanahay fikirkaaga. Hadii ee dhalinyarta isku imadaan wax walbo we qaban karaan
@Caashoyuudhi-fe8pm
@Caashoyuudhi-fe8pm Жыл бұрын
Waxa jira urur aysameysatey dhalinyaro umidowdey dalkeda anraacno dhalinyaradas
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
Ilaahy caqli hakuu barakeeyo, Diinta hanafahamsiiyo xaqana hanawaafajiyo dhamaanteen
@abdihakinhussienmohamed-ff4zh
@abdihakinhussienmohamed-ff4zh 7 ай бұрын
Wllhi waa runta zhp❤❤❤❤
@caddekacadde9477
@caddekacadde9477 Жыл бұрын
Insha-Allaah wax Badan Baan ka badali Doonaa hadan haleeli waayo inaa wax ka badalo qofkii wax ka badalaayo waan ku Taageeri Doonaa balse hadaan dhinto anigoo gaarin wax ka badalidiisa Dalka Alle Ayaa uga baryaa kheeyr iyo barwaaqo Diin Cilmi ay Noqoto hooyga islaamka laga maamulo Aamiin Yaa Rabbi 🤲
@Caashoyuudhi-fe8pm
@Caashoyuudhi-fe8pm Жыл бұрын
Amin dhaman inta wadanimadu kuweytahay alle hanamideyo
@dalhasaid4513
@dalhasaid4513 Жыл бұрын
I.n wll dhamaanteenbwaa ay Naga go.antahay in aan wax ka badalno
@Alabhas98
@Alabhas98 Жыл бұрын
Asc Cadde waa inan furanna maalgaashi Somaliyeed?.
@yaasirmohamed5561
@yaasirmohamed5561 10 ай бұрын
Amin wll
@XamdiXasan-rb4gj
@XamdiXasan-rb4gj 3 ай бұрын
Hadii anmidowno waxan mamulikarna Dunida odhan alle kasokow In sha allah
@babaa3412
@babaa3412 Жыл бұрын
Yaa u diyaar ah in diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisa inoo usoo celiyo sharaftii, magacii dunida kulahaayen inoo Dib usooceliyo oo dhitit, dhuux iyo dhiig u huraayo Farta taag☝️☝️☝️
@LovelyAnt-gy1om
@LovelyAnt-gy1om 4 ай бұрын
Aniga wll
@LovelyAnt-gy1om
@LovelyAnt-gy1om 4 ай бұрын
Bal intaa haan iskuraacno. Inshaallah. Qabyaaladana han iska dhaafno
@MaxamedjamacmaxamedGalayr
@MaxamedjamacmaxamedGalayr 3 ай бұрын
☝️☝️☝️☝️ Diyaar bannahay dhalintu waa wadani lkn dadka waawayn oo dalkan dumiyay halaga qabto inta xilalka lagusafayana maaha midaan dhibkaan kaga baxayno
@mursihaibe9302
@mursihaibe9302 3 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 hagagi mayso qofowna haku daalin ilahay uunba ka saari kara sababto ah waa dad yagu isku mashqulsan aduunka oo carabtu ugu horayso Somalia inay hagagto ma ogola somalida waxa ma oga Meel kasta inta lagala dagaalamay baa hadana waxa usii dheer in yagu isku mashqulsan yihin
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 3 ай бұрын
Sxb waxa lagu socelin kara ugu dhow in qof walbo uu kalintiisa qabto
@khalidoday8943
@khalidoday8943 Жыл бұрын
Dalku cid ina caawisa uma baahna ee qof walba waxuu soo saari karo hasoo saaro horumarku wuu soonoqonayaa oo wax walba aayar_aayar bay iau badalayaan Qof walba haduu masuuliyadiisa qaato insha allah waynu noqonkarayna kuwo latartama dunida
@liibaanshire9427
@liibaanshire9427 Жыл бұрын
❤❤❤
@juuwaryele
@juuwaryele Жыл бұрын
Wlhi waa sax waxaan diyaariniyaa theesiskayga Cowan la xariira External debt soomali you cannot imagine hala lacag lugi leeyahy iyo GDP dalka 80 percent inuu yahay dayn oo anan wax xuroyad dhaqn dhaaqli aan lahayn oo aan hoos tagono dallaka loo gu yeero HIpc Unlucky 😢😢
@abdimajiidabdirizak9622
@abdimajiidabdirizak9622 Жыл бұрын
macqul Ma tahy in an sxb ku Nqono whats upka si an kula wadago maclumad bdn adigna ad wax ila wadagtid
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
Dalkaan sida laga rabay oo aheyd in somaliya waxso saar aaysan yeelan maanta taagan yhy riyada cadowgena siyaasintena jilicsan baa urumeyay🇸🇴😭 dalkeygow sidana masii ahan doontid intaa joogno ani iyo inta ilamida.i.a
@mahamedaadam
@mahamedaadam Жыл бұрын
I.a❤
@abdirahmansam9729
@abdirahmansam9729 Жыл бұрын
Siyaasiin Maahee Dhibka Waa Adi io Ani io Kuwa Nala Mid Ah Ee Calankooda Qabiilka Ah Ka Jecel Kan Somalia
@munaabdikatir4435
@munaabdikatir4435 Жыл бұрын
​​​@@abdirahmansam9729been kuma aadan sheegin taas waxaana cadayn u ah sida loogu sameeyay reer walba calan loona dhahayo idinkaa ugu sareeya ee yaa idinka sareeya si loogu abuuro bulshada dhexdeeda kala fogaansho iyo isku duubni la'aan si anaaan waxba u qabsan oo midkaya kan kale uu cadaw uga dhigto
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
@@abdirahmansam9729 Calan qabiil maba kahadleyn sxb lkn mxuu notaray qabiilka difaceyno haduu dalkena saan yhy maanta laga bilabo go"aan kaqatay adna kaqaado 🏴‍☠️🚫😫
@abdirahmansam9729
@abdirahmansam9729 Жыл бұрын
@@abdullahibulla Kama Hadleeyn Taas Beentaada Maaha Lkn Qabiil Mooyee Maxaa Kle Oo Na Heesto Hada Waa May Meel Walpo Qabiil La Isku Dagaala Nabad Miyaa Heleynaa marka
@abdiismail9624
@abdiismail9624 Жыл бұрын
Marsha allah. This is factual based & very high quality video. We need more of this information. I would say the only way we can get out of this is to kick out the imf from our country and announce a new currency and start over again. Then we will begin to heal and peace will come by itself
@abdrihman19
@abdrihman19 Жыл бұрын
Waligeed saan bay ahaaneysaa Illaa aan qabyaalada tuurayno 😭😭😭
@IdilIdiris-n9r
@IdilIdiris-n9r Жыл бұрын
Aduunyo ilaahow hogaamiye fican na sii😢 yaa soomali😢
@husencabdicasis6938
@husencabdicasis6938 Жыл бұрын
Aniga taladeyda waxay tahay soomaalida ha joojiyaan been been ineey ku noolaadaan tacab hala wada saaro culeyska ninkii bad gala kii beriga wax kasoo saara kii xoolaha wax kasoo saara waxaa la dhahay nin dal waayey duunyo waayey 😢😢😢😢 juhdi aan galino dalka kabaxa nolosha qiyaaliga & qabyaalada tuugsiga hankaaga hoos usii dhacaaya ALLAH dhul wngsn ayuu ina siiyey kufaarta wali barakicinta wey wadaan xaga beeraha ama miyiga oo alshabaab ayey ku beereen meelahaas ilaa hada yaambada waala tiirinooyaa magaalada lasoo galaa indhaha aan furno aan iska ilaawno qabyaalada horey usocono
@mohamedabdi5313
@mohamedabdi5313 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@Caashoyuudhi-fe8pm
@Caashoyuudhi-fe8pm Жыл бұрын
Hadan dhalintena midowns
@MohamedOmar-mb1ec
@MohamedOmar-mb1ec Жыл бұрын
Sxb nosobadi muqalada kusaabsan wadankena mahad sanid wll
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Жыл бұрын
All somalidu poor but waa inaan qabyaalada iska daynaa ❤❤❤
@CirroMedia3129
@CirroMedia3129 Жыл бұрын
Walaahi sxb arinkaasi wuu fiicanyahay lkn waxaynu wax ku qaybsano ayaa qabyaalad ah heer maanta waxaa la marayaa inaan waxbarashadaba xoog la saarin ee qabyaallada xoog la saaro
@laabqaboojiye143
@laabqaboojiye143 Жыл бұрын
Manta su,cuudiga 😢 wuu nasoo tirxilaya xitaa ☪️ islam-nimo naguma ixtiraamin alle ayaa ir-saaqadeena noohayo cid kale noo ma maqna ee alle hala baryo alle aya mahad leh oo naxariis badan
@TheMrShibane
@TheMrShibane Жыл бұрын
Maanaga wax tarnay kuwa maanta joogo inta nala soo tarxiilo waliba laad nalagu soo saarayaa Shale hadii awoowayaasheen sumcad iyo magac shaqeesteen anaga maxaa inaga horjoogo dal walba dadkiisa dhisto iyo hogaan daacad u ah dalkiisa
@mohamed88466
@mohamed88466 Жыл бұрын
Hhhhhh nin dalkiisii soo gubay ma mudna in la soo dhaweeyo Ninka gurigiisii soo gubay adiga gurigaaga miyuu ka daynayaa
@barqodahabiya7483
@barqodahabiya7483 Жыл бұрын
1:I yara maqla somaaliyay idinkoo mahadsan waxa marka koobaad xasuusin mudan ina 100 kiiba 80 dadka soomalidu ay tahay dhalinyaro 2: in waxyaabaha meel lagu gaadho ay tahay dhalinyaro da soo koraysa iyo afkaar tooda kala duwan LKN SE INAANAY DHALINYARODA SOOMAALIYEED AANAY FIKIRIN BALSE AY FIKIR U DAAYEEN ODAYAAL JUHAAL AH OO QABYAALA DAYSTAYAAL AH OO AY KU MAGACAABAAN CUQAAL 3: CUQAASHAAS OO CILMI AAN KU FIKIRIN BALSE DHAQAMO SOO JIREEN AH SIDA QABYAALADA IYO ISQUUDHSIGA IYO XOOQ ISKU SHEEGA SHO
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢addunyo allow hogaamiyayayaal wanaagsan oo daacad ah ma sii
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
Aamiin i.a🤲🥹
@indextwo5810
@indextwo5810 Жыл бұрын
Hogaamiyaha ma'aha dhibaatada dhabtii ee waa faragashi yahuudeed runtii madaxweeynaha ma'aha madaxweeynaha dhabta ah ee dalka
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
@@indextwo5810 Sidee no faahfaahi bal 🤔
@zakirboss143
@zakirboss143 Жыл бұрын
Gad gadoonka waayuhu ilayn galinba waa ceyn 😢
@cabdiraxmaanmaxamed5701
@cabdiraxmaanmaxamed5701 Жыл бұрын
Wll cabdiraxmaan cumar kasoo hadal sidee ayay dowladuhu hubka ukala iibsadaan xagee lamariyaa hubka la iibsaday iyo lacagta wax yaabo kale oo naga qarsoon oo jira
@barqodahabiya7483
@barqodahabiya7483 Жыл бұрын
Kuwa leh cid wadanka u kacda lama helayo wxn leeyay waa la helayaa ee caqabo haku noqonina oo qabyaalad hadaad dhalin yarta soo koraysa tihiin kataga odayaash u ga taga waata ayaga meel gaadhsiin waydaye idinna fikira oo iswaydiya su aalo ah 1: mxy muslimnimo tahay se yaa sida saxdaa muslin nimada u fahmay 2:mxy soomaali nimo tahay ,se soomaali waligeedba ma sidan bay ahayd mise mar ay ka wacnayd ayaa jirtay, haday jirtayna siday ku gaadheen? 3:maxaa intaynu dawlad samay sanay shareecada ilaahay iskugu xuku mi waynay se mxy tahay shareecadu ? IYO WIXII LAMIDA
@xamzeganaral-mn8uq
@xamzeganaral-mn8uq Жыл бұрын
Waxaan rabaa hadji aan sii noolado inaan Hitler oo kale inaan noqdo ❤😂
@rakbah.c
@rakbah.c Жыл бұрын
Maxaa hittler oo gaal ah kudooratay adiga oo noqon kara cumar iyo cusmaan ookale 😟
@mahamedaadam
@mahamedaadam Жыл бұрын
​@@rakbah.c❤❤
@aishayariisey3769
@aishayariisey3769 Жыл бұрын
@@rakbah.c waa run wll 🥺
@mahamed103
@mahamed103 Жыл бұрын
Walaahi aad ayaan u naxaa markaanarko usaid oo magaalooyinkaa keenaysa xliga roobka raashin si aya ganacsatada yar yar u burburiso😢
@ayubliban2020
@ayubliban2020 Жыл бұрын
Our sad story 😢
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Qoraalkaadda Afsoomaaliyeey
@roumanadnan5465
@roumanadnan5465 Жыл бұрын
​@@m.k.7788❤0❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@MohamedBaazi
@MohamedBaazi Ай бұрын
@@m.k.7788 Sheekadayada murugada leh Sidaas buu ula Jeeda🙏🏼
@khada917
@khada917 Жыл бұрын
Barnaamij loogu magacdaray Deyn cafinta ayaa la mida IMF IYO WORLD BANK waxay keenen in shaqaalaha dollar loogu diro mobilada si uu meesha uga baxo shilinkii awalba dhintay ileen dawlad mushaharka dollar ku bixinaysa cashuur shilin ku qaadi maysee Waxaa kale oo la rabaa in deyn maqsar ah oo dalka maxmiyad ka dhigta la siiyo dad aan masuuliyad qaadi karin oo kala diirta.
@qaran3751
@qaran3751 Жыл бұрын
Saakay 7:08 AM aniga zxpkey is weydiineyna arimaha dhaqaalaha qaasatan deyn cafin iyo indha la anta an haye isaga dhahayno Tusale khayre xiligaas laga soo bilaabo 2019kii ilaa 2021 mar walbo waxa maqli jirne somali oo buuxisay sharuudqha deyn cafinta sharyudahas maxay yihiin ma is weydiinay adiga xita dib ugu laabo maxay ahayen sharuudaha maxa looso bandhigo waaye mise sharuudaha laso bandhigi karin Malaga yaabo inay ahayen sharuudahas kismaayo dekededa imaratka gadano aqbala airportka muqdisho turkiga gadanayi aqbala iyo 5 sano hada kadib kalunkii wax canshuur ah kama qaadi kartan marakibta maraykanka laga keeyahay china wuxu gate xeebaha jubaland baritan walbu kasamayn karah Ka jawaab adiga maxa ahayen sharuudaha dawladeena ay buuxise Ka jawaab daawadow ka jwaab Ka jawaab adiga lagu weydinaye Ka ja waab wall waa dalkeenw Ka jwaab caruurtiina maala gate Ka jawab badeeni mala gate Ka jawaab anaga miya nala gatay Ka jawaab masiirkeeni maala gate Ka jawaab mazuul baa tahay Ka ja waab wll waa codsiye Ka jawaab wllka somaliyed wax ku weydinaye Hada jawabta hayso iso dir pls 😢😢😢😢😢😢
@GarxajisWayne
@GarxajisWayne 3 ай бұрын
Wxn waaynu kabixi karna kaLiya tusalaha kowad waa ayaa ah inanu ciidan iswada Qorno dhaLinyaro 1: wx inagabaxaya ajinbi odhan wllahi 2:wx Layidha sirdon aduun inma sogaLayo ✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️
@xikmaxasan333
@xikmaxasan333 Жыл бұрын
Taarikh dahabiya goormeen yeelan ? Tariikheheena dhan mahadho ,khiyaano hagardaamo reer galbeed iyo kuwa kaleba ayaynu la noolyahay lana noolaam jirnee sida ii muuqatana la noolaan doonaa inuu Alle weyne inoo hiiliyo inoo gargaaro mooyee😢😢
@rakbah.c
@rakbah.c Жыл бұрын
Magarankaro in fariin taydan kusoo garayso iyo inkale balse hal su,aal ah kasoo qaad aduunka markii la,abuurayay hadii umadaha dunida laysu keeno oo ladhaho dhulka iyo boqcadda EEBE inagu abuuray soomaali masiina maxaad umalaynaysaa in jwaabtoodu noqon lahyd? Markaa madax wayne ,wasiir ,macalin, hooyo,barbaar iyo baby maxaan udoonaynaa caawimo dadkaleeto. Miyaan dhulka qodno (wax beerano), xoolo dhaqaano, ama xeebta aadno intaan kista yar ee kiniisad kutaal koonfurta maraykanka laga sooqaaday islaan daashay oon daba iska maydhi karin allena dafirsan aad dacayda ulaalaadinay saan......aaa sub-xaanak yaa cadiim alla maxaa duli isbadnay aan daayin nookeenin.
@nagmudiinahmeth3847
@nagmudiinahmeth3847 Жыл бұрын
Sxb dadka marka caajisku kabato heer waxay gaaraan ay dhibtaada lafalgalaan oo laqabsadaan ilaa ay modaan nolosha saxda ah inay tantahy oo in lays bedelaa surtogal ba ahayn.
@AhmedMohamed-tr4lh
@AhmedMohamed-tr4lh 5 ай бұрын
Masha Allah! Thank you brother
@blahblay5767
@blahblay5767 Жыл бұрын
Yaa rabbi noloshii hore oo kale nooso celi🤲😭😭
@shaficimohamed6481
@shaficimohamed6481 3 ай бұрын
Askari marku ku hogaamiyo hog baad ku dhacaysa sababto ah askarigu ma fekero ee waa loo fekera dayn baa la so qaatay wixi loo sheegaba wuu iska qaadanayaa
@malyunukash2975
@malyunukash2975 Жыл бұрын
ILAAHEY BAA WEYN waana nagu FILAN YAHAY. QOF walbow tabartaada dadaal Insha Alaah NASRAN QIRIIB. Marna ka quusan meyno NAXARIISTA ALAAH.
@maxamed.dayib1
@maxamed.dayib1 Жыл бұрын
Dayntii imf ee ay qaateen madaxdii dawladii aaabyaasheen waataaa aan angu la daalaa dhacynaa dhibyeedii rasmiga ahayd balse ma rajeynayo alaabaka halaaga ah in dib loo garaaci doono dalkeenu inaguu ina sugayaa
@xasaninhodestevano820
@xasaninhodestevano820 Жыл бұрын
Maantana Si loogu baxo dhibaatadaas xitaa wadadeeda ma heyno!! Oo Wali laandhere Iyo qabyaalad iyo siyaasi ey ey dhale tuuga lakala xigsado Soo mareynaa ee Somalia rabigeed qabtaa nio
@somaliwaahal3536
@somaliwaahal3536 3 ай бұрын
Waxan nahay dad aan fahamin cida dagalka kula jirta 😢😢😢😢
@somalighosht999
@somalighosht999 Жыл бұрын
HORTA HADAN SOMALI NAHAY MAXAYNU NIYADA UGU DHISANA WAKHTI TAGAY WAR HDER MAAN WAX QABSAANO
@cumarxakameeye3097
@cumarxakameeye3097 Жыл бұрын
C.rxman omar ❤
@cabdixakiim1527
@cabdixakiim1527 Жыл бұрын
Ustad waxa ka codsana in aad so fasirto farqiga udhaxeyo oblast krai state republic province region please
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 Жыл бұрын
Goldwn Voice 💚💚💚
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Qoraalkaadda Afsoomaaliyeey
@Alabhas98
@Alabhas98 Жыл бұрын
Luuqad shesheye ku soo qortey. Luuqadada qiimo u yeel, dheh! Codka dahabiga.😢
@ismailali7223
@ismailali7223 Жыл бұрын
Gaal rayigiisa nin kii qaato dhinkaas u dabbeyo
@YuusufAbdirahmn-kd3yo
@YuusufAbdirahmn-kd3yo Жыл бұрын
Somaliyeey toosa❤😢
@maxamadcabdi2024
@maxamadcabdi2024 Жыл бұрын
M.a wll mahad sanid lkn waxan is waydinaya maxay kadheftay IMF curyaminta dalkan
@MukhtarabshirIsack
@MukhtarabshirIsack Жыл бұрын
Dunidaan majiro dal deeg shishiiye ku hormarey anaga mar ayaan ahayn dad isku filan oo africa🇸🇴 🌍 oo dhan hogaaminaayey lkn maanta dalkeenu meesha uu maraayo cid walipa way ogthy dhibkaan waxa sapp u ah siyaasad humida dalka ka jirto dalkeena iyo soomaalidii oo dalka kacarareuso oo neceb dalkooda iyo wax walipa oo qabyaaladii katanbadisey oo dadkii soomaalieed oo dhan qabiil lee wada aaminsan allow dhibkaan inaga saar🤲🤲🤲💯💯
@Mralone-o4v
@Mralone-o4v Жыл бұрын
Coming soon 350k halagaarsiiyo muddo cisho gudaheed
@YaxyeNuur-bx4gs
@YaxyeNuur-bx4gs 3 ай бұрын
insha allh waxbadanbaan ka badali doonaa
@QadiijomaclinAyuub
@QadiijomaclinAyuub 2 ай бұрын
Wan kaxumahay sorry 😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@AxmedZalah
@AxmedZalah 3 ай бұрын
Insha allah wax waan kabadali doona dhibaatada haysata dalkeena iyo dadkeenaba
@roobjama6865
@roobjama6865 Жыл бұрын
Waar adeer kaagan yari dadka taariikhdooda ha ambinine Somaliya 1960 kamaba horreyn, cidda qudhahe caawisay Sucuudiga, UAE, Yeman iwm waxay ahayd reer Somaliland uun!
@adonallah
@adonallah Жыл бұрын
Markii horeba hanTideena xoolo ayey aheed markii dowlada ladhisay Waxay kashaqeyeen iney baabi,iyaan hanTidii somaliyed ayadoo fulineyso amaradii cadaanka
@ilyesRajaa-cb4ne
@ilyesRajaa-cb4ne Жыл бұрын
Soomaaliya ilaahaa garabtaagan waxna kamahalaabaayo❤
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Umad aan is badalin ilaahay ma badalo ee waxaa loo baahanyahy in somalida ay dadaalan qabyaalada qudhunrayna iska dhaafan
@abdalaali6591
@abdalaali6591 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢 So sad wlhi muuqaalka waan dhameysan waayey
@mumtaasnuh5723
@mumtaasnuh5723 Жыл бұрын
dadkaygoow aynu is garab istaagno cilmigana halagu dadaalo qabiilkana halayska daayo jiilkeenan manta jooga waxan rajaynayaa inaan dalkeena ka dhigno mid hor marsan ilaahay waxan weydiisanynaa madax alle ka cabsi leh oo cadaalad ku suntan inshlh
@nadifocali3781
@nadifocali3781 7 ай бұрын
Muuqaalkaan waan ka Carooday maadaama soomaaliya lagu yasaayo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 Жыл бұрын
Sasabaha. ImF waxas inogu samaysa ba ah inan nahy. Muslim hada ah hal qomiyad oo xolo baado. Wabiyo. Beero iyo dhuul hodan ah. Oo moc kasta leh inan nhy hal qoys oo somali ah an nhy. Awoodena oo laga yabay iyo inan ahan jirnay dadki africa ugu. Gob sana uguna aqliga badna 😢😢😢😢😢
@AbdulHakim-mg7dm
@AbdulHakim-mg7dm Жыл бұрын
Subxaan qabyaalad iyo digteetar aya mustaqbalkayagai iyo gobonimadayadi God ku riday Waberi media yarka codka dahabiga le
@sidiiqyuusuf1322
@sidiiqyuusuf1322 Жыл бұрын
AbdiraHmaN Omar keep going 😊
@QadiijomaclinAyuub
@QadiijomaclinAyuub 2 ай бұрын
Soorr Somalia 😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞
@khadraguleed7645
@khadraguleed7645 Жыл бұрын
Taa iyadoo looga dusaale. Qaadanayo. Ma la odhan karaa. Iyadaaba ka danbaysay. Inuu. Meleterigu qabsado. Wadanka. Isla markaana ku ilaalinaysa. Una yeedhinaysay waxay doonto. Sidoo kale. Ku dhaqaalaynaysay. Sidaa daraadeed. Ayey ufulinaysay waxay dhehaanba. Ileen horaa looyidhi. Af wax cunay xishooye
@LoFi-qarshe
@LoFi-qarshe Жыл бұрын
Sheekadan. Waxan kA akhriyayg mar hore buuga hadimadii gumaysiga ee cabdulqaadir oramo
@Fat-p6g
@Fat-p6g 3 ай бұрын
Dhalinyarada Wadaniyiiinta dhabta ah aan urur samaysano dalkeenu markle ayu kujiraa guymaysi 😢 qalbigayga alla og aduunka majoogno mlha bn isdhaha mrkn gadal ufiriyo dalkeena yurub ba waxbarty saas ay thy majecli i a maalin wan uso noqonaa wdnkyga
@ahmedogle4262
@ahmedogle4262 3 ай бұрын
😮😮😮
@ibrahimxussenali126
@ibrahimxussenali126 Жыл бұрын
Sabbta an waxa ugu qabankarna
@ibrahimxussenali126
@ibrahimxussenali126 Жыл бұрын
Dhalanyarta waxan kacodsanaya inan wada hirino
@ibrahimxussenali126
@ibrahimxussenali126 Жыл бұрын
Kadibna an wada tashano
@ibrahimxussenali126
@ibrahimxussenali126 Жыл бұрын
Waxa qabad dadkeeno an ujesano
@ibrahimxussenali126
@ibrahimxussenali126 Жыл бұрын
Codsigas ya iga aqbaleya dhalanyaro
@ibrahimxussenali126
@ibrahimxussenali126 Жыл бұрын
Yan unolnahay isweydiya
@adamjumale4871
@adamjumale4871 Жыл бұрын
Somalia waxa burburiyay dagalki 77, not IMF.
@abdallacanjeex3473
@abdallacanjeex3473 Жыл бұрын
Maanta oo la joogo ayaa howgal lamida Kan hada aad soo bandhigtay uuka socdaa soomaaliya waxaa loo bixiyay hanaanka dayn cafinta ama debt relief program kaas oo ay horboodayaan IMF AND WORLD BANK waxaa maalin walba dadka soomaaliyeed ee faqrigaa ee 30ka sano dowlad la'aanta ahaa lagu soo rogaa canshuuro fowqal caqliya taas oo keentay in qiimaha maciishada uu sanad kastaa kor u sii socdo dowlada waxaa laga jeediyay maalgashiga khayraadka dabiicigaa si ay dhaqaale uga hesho badalkeedana waxaa loo yeeriyaa in shacabka la saaro canshuuro xad dhaafa Dalka ilaahay baa u maqan madaxdeenuna waxay noqdeen maxaan cunaa
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
أللهم ردنا إليك ردا جميلا
@Boqorecade-sx3qn
@Boqorecade-sx3qn Жыл бұрын
Allow noo gargaar dalkeena iyo dadkeena 🤲🤲
@MohamedNuue
@MohamedNuue 3 ай бұрын
Sxb noo soobado
@munocadey9436
@munocadey9436 Жыл бұрын
Somali sidii hore korma aye kuso labantontaa. ?
@MohamedNuue
@MohamedNuue 3 ай бұрын
Waan rabnaa
@ifka2877
@ifka2877 3 ай бұрын
Hadana dadkeena qurbaha jooga inta ugu badaan ceeyr baa lasiiya kuwa gudaha joogana kuwa ceeyrta qaata ayaa si biila sida naloo gumeeyay
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Жыл бұрын
Maanta hadana IMF baa weli faraqa ugu jirnaa, Illaahow naga badbaadi guracanka gaalo ay noo maleegtey aamiin
@maajid1731
@maajid1731 Жыл бұрын
قتل الطبيب المريض 😂❤😢😢😢😢😢
@king-kj2zn
@king-kj2zn Жыл бұрын
Iyadoo carabiyan daawaday keep going ustaad kzbin.info/www/bejne/r2WTqmWOoK6tq9U
@othmanabdalamohamedadanabd1978
@othmanabdalamohamedadanabd1978 Жыл бұрын
Waa,fuduhahy in lasoo kabsado laakin dhibka jiraa waxa uu yahay ma lahalyo umad wadankeeda jecel laakin waxaa buuxa umad qabiilkeeda klia jecel.
@sacdiyoahmed6797
@sacdiyoahmed6797 Жыл бұрын
Waad qakaday taariiqda aad ku sheektay isbarbardhiga mushaaradki lakalaqaadanjiray sanadihii lasoodhaafay waxaad tiri 1998 taariuqdan kamajirin soomaaliya dowlad saasdarteed dgageeso muqaalka aad sooduubtay fadlan dib isagasax taariqdaas mahadsanid
@awilmohamad2551
@awilmohamad2551 Жыл бұрын
Waxaan fahmi wayay somalia sababta adunka odhan u cadowga ugu yahay mise inaga wareernay oo wax walba wadamada kale iska saara??
@safarle9284
@safarle9284 11 ай бұрын
Madaxweyne Hassan sheikh warkaas hala gaarsiiyo, in Ajinabi isku haleyn laheeyn, haddii uu wax ku siinaayo danta uu kaa leeyahay unbuu wax kuu siinayaa
@cabdiaxmed231
@cabdiaxmed231 Жыл бұрын
somali qabyalda haday dayso mantadaa an joogno waxwalba wayno socilnkaraa ee qbayalda halgakuro oo somali hal xeer hosad hasmaysato ama kitabkrna qur anaka karimka an kudhaqano
@mushtaaqkhadar4525
@mushtaaqkhadar4525 Жыл бұрын
Siaanu uhoru marno waa in qof kastaa waxa shaqaysto dhalin yartuna farsamada Gacanta wada bartaan bal iyaga ufiirsada qof kasta oo iyaga kamidi waxa buu naftiisa uqabsaday kadibna saasay uhoru Mareen
@abuumansuurmaxamedxajimaxamedx
@abuumansuurmaxamedxajimaxamedx Жыл бұрын
soomaliyey xalagaarsiiyo sacuudiga waa iga codsi aniga malihi canaal lkn xanaag caan uqobo wax carab sheegto
@israalove8690
@israalove8690 Жыл бұрын
Waxaa loo bahan yahay hadii aan nahay dhalintar man in lees kaashto ama aan isku imaano si wadakan aan u bad baadino oo dadkaan daha gaarkaleh aan kaqabano runtii dadkena maxuma lkn waxee u bahan yihin in lawacyi galiyo manta hadaan hili lahay dhalin yaro daacad ah oo garab igu siisa oo ila hol gasho wee ficnalahed
@Caashoyuudhi-fe8pm
@Caashoyuudhi-fe8pm Жыл бұрын
Diyaar
@abuumansuurmaxamedxajimaxamedx
@abuumansuurmaxamedxajimaxamedx Жыл бұрын
waa sax diida afka ayaan ku sheegana kama dhaqano hada xitaa gaarsiis waan leenahay lkn awey leader kada asiga kamashquul san xoog maxaad ku filey qof beertiisa lagu hoogey wax uu cafinaayo malahan xitaa xadii dhaxdo isqarxi waa diyaar rabiyow xasan naga horleehi mid naga hukuma diiteena macaan kala danbeen nookeen
@AngeredAngered-o1n
@AngeredAngered-o1n Жыл бұрын
Smaka waxa ka socda kasheeke Dowladi hore tegye maxaa dawlad udiiday horooro aya ku dhexnol
@AbdiazizHassan-d8n
@AbdiazizHassan-d8n Ай бұрын
Somali hada hakubiiirto bricks isbaaldaal Ayan laarka i.a
@WaliidNuh-zn9sh
@WaliidNuh-zn9sh Жыл бұрын
إن شاءالله wuu u imani ummadda soomaaliyeed isbadel waara
@saafiabdi6796
@saafiabdi6796 Жыл бұрын
Soomaaliya lama jabinin ee iyadaa guuleysatay,kadib baa itoobiya loo soo gurmaday kadibna waxay dantu ku qasabtay ineey dib u soo laabtaan.
@safkaxaaji8132
@safkaxaaji8132 Жыл бұрын
Ninyahow wax baa kaa qaldan waxaan ka mid ahaa ardeydii bilaa lacagta billaa dugsigeyga sare haddana siimaaliya waa dalka keliya we scoreka u yaal school ilaa heer jaamacadeed hoy ardeyda jaamacadda + cuno free ah bixisay ee Hadaad ku factahay dagaalada iska aamus ama correct research soo samee
@hamzeomarwaberi8988
@hamzeomarwaberi8988 Жыл бұрын
Keep going waberi
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 Жыл бұрын
WAA MARKA AY DHULKA NALA DHECEN MARKEY DALAGYADA FARAHA LA GALEEN GUMEYSTAYAASHA CAALAMKA
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub Жыл бұрын
Kuwaalo IMF, burburka waxaa u sabab ahaa siyaasadii Afweyne
@maalimmohamedahmed3051
@maalimmohamedahmed3051 Жыл бұрын
IMF WAA MAFIA AFRICA BOOBTA . HADAAN LAISKA QABANA AFRICA SAGXADA AYAY TAGAYSAA. GUMEYSI CASRIYAYSAN
@yuusufsalaad7148
@yuusufsalaad7148 Жыл бұрын
Hdii aan shidaal qodono gadano lacagtena ku gadano Lacagtena qiimo yeley
@KunciilCalii
@KunciilCalii Жыл бұрын
Wll cbdiraxman waxan ka codsanaya inad so gudbiso xadka somalida iyo oromada wll qli si dag dag ah ado raliya
@hakimi-gaming8337
@hakimi-gaming8337 Жыл бұрын
Maalinba maalinta ka danbeesa hamiga aan dalka ka lahaa wuu sii dhimanayaa Waxaana u sabab ah kuwaan dhuuntooda maahee in ay dal dhan madax u yihiin aan warka ka heyn ee u dhaqmaya sidii waraabe arkay raq baqtiyay 😓😓😓😓
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. Жыл бұрын
Dhalinyaradiisiina maalinba tan xigta akhlaaqdii baa kasii dil maysa, dal rajo laga sugo ma soo socdo sxp ee allaha noo maciino
@hakimi-gaming8337
@hakimi-gaming8337 Жыл бұрын
@@Cabdiraxman..Mudug. Amiin yaa rabi saaxib
@SiteeyCabdicasis
@SiteeyCabdicasis 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢 Alaho akbar
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Wadankeeni wuu burbury
@ilyaasfaarax8392
@ilyaasfaarax8392 Жыл бұрын
Guulayso cabdiraxnan ❤
@Sumayyofarhaan-mr8bk
@Sumayyofarhaan-mr8bk 11 ай бұрын
Siyaasi walba oo somali ah godob bu ka galay dalkiisi dadkisi dintisi dunyadisi xata nacdaal haku dhacde dil togasho bay naaga gayaan ayaaga na baday in aduunku naa yaaso oo nalo aqonsado argagaxiso io waxan nolol uu qalmin😏
@AbdimaalikAbdiqaadir
@AbdimaalikAbdiqaadir Жыл бұрын
Midnight soomaaliye❤
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Kaligii talis fulay ah haddii uu hugaanka kuu qabto sidaa ayaa kuu danbeyneysa.
@maryamawil9305
@maryamawil9305 Жыл бұрын
Somalia allow sharaftedii isoceli 😢😢
@yuusufsalaad7148
@yuusufsalaad7148 Жыл бұрын
War wixina beerta war shidaalkina qotaa 😭😭
@heersare6628
@heersare6628 Жыл бұрын
Akhligeeda soomaalibaa eeda waligeed iyadoo arkaysay dishaa aabihii dhalay
@safamarwa3597
@safamarwa3597 Жыл бұрын
Jabhadihii riday dawladii dhexe ayaa kamasuula musiibada dalkeena
Farmaajo | Maxay tahay sirta ka dambaysa shacbiyada Farmaajo?
12:49
Waaberi Media
Рет қаралды 97 М.
Musiibaddii shidaalka ee ku habsatay dalka Chad 🇹🇩
10:38
Waaberi Media
Рет қаралды 53 М.
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 30 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 29 МЛН
Buug |Guulayso Dagaal La'aan | Buugaan Adiguu Kugu Socdaa .
9:53
Midawgii sofyeetka | Sidee ku bilowday.. Sideese ku burburay?
12:01
Waaberi Media
Рет қаралды 116 М.
Language Review: Arabic
21:44
Language Simp
Рет қаралды 296 М.
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Waaberi Media
Рет қаралды 223 М.
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 30 МЛН