WAAD KAHELI DONTAA SIDA LUGAHA IYO GACMAHA LO...

  Рет қаралды 83,939

Fartun Happy

Fartun Happy

Күн бұрын

#BALANGENU #WAA #100K

Пікірлер: 300
@Sabriina7
@Sabriina7 3 жыл бұрын
Waxaan youtube sogaliyaa quraan isooboqda
@ubaxbeelo9969
@ubaxbeelo9969 3 жыл бұрын
Mansha allah qofka kaliya ee igu caqliga ah adile kaa arkay aniga daawada waa necbahay inta qalbiga ka gashay daawada illaah ha ka madoweeyo
@ashley7073
@ashley7073 3 жыл бұрын
Kula mid ahay
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 3 жыл бұрын
Aniga qasil baa iska marsadaa lakni oma dhalan qof is cadeeya alxamdulilaah cadaan intaa hesto igo filan
@fowziyomahamed9079
@fowziyomahamed9079 3 жыл бұрын
Gabdhaha arooska alaabohoda nagu soo xiji waayo arooskeyga 2 isbuuc kadib ah waa kuwareeray qofwalba waxaa marso suu idhahaayy abaayo waa kaafaidnay fidiyowyadada dhan
@rahmokiin2295
@rahmokiin2295 3 жыл бұрын
Aniga xataa one week baa ka dhiman insha Allah waxna ma marsado wajiga scrub baan iska marsadaa haruud iyo qasli iyo timir caano booro intaas korko ufcn xabtii aniga hadaan bilaabi rabaa jirka intaas baan uisticmaali rabaa one week iidhiman Insha Allah aroos uur leh Allaha naga dhigo abayo
@aaminacazko2784
@aaminacazko2784 3 жыл бұрын
@@rahmokiin2295 mshlh wll maxaa dareemeysaan😅🥰🥰♥️😥😢
@nasrachannel2167
@nasrachannel2167 3 жыл бұрын
Nayaada waanaagaha wax herbal ah marsada lagu kariwaayay inanta yar amaansiiya oo masha alah dhaha cadaanta way udhalatay wayna dadaashay
@ilhanosman9411
@ilhanosman9411 3 жыл бұрын
Abyo shukrn aadban ugu hely runtii xppti waxa noso galisa hade suurta gal thy indhaha hoostooda modwga leh waxa ufcn wa mhdsnthy fartuun happy qalbi wng ❤❤❤❤❤
@ilhaanxaaji5341
@ilhaanxaaji5341 3 жыл бұрын
Masha Allah walashey ana kugu racsan waxa dabicikaa manta ayana ku so biiray janalkada wax badan aya kaa faiday Allaha ku fududeyo Afar indho nabad insha Allah no so badi waxa dabiciga oo gurigada yalo la marsado sida faruraha dildilaca oo kale
@deeqaabshir7317
@deeqaabshir7317 3 жыл бұрын
Abyo mcn horta waku salame byo xaqiiq mjcli qof inee ka xanajiso welige youtube an dawade comment kma pixinin kaga aya igu horeyo byo dadkan hadalkoda waxpo haka zo qadin ado xamilo aya intan dartooda umarosa zi ay u qancaan wax wlpo ugu zo dhigtaa hade ayagane zidaa kugu jawawan wllhi wa wax lga xumado fartuun abshir byo qali hadane mgc apehey aya ila wadata allaha uwada naxaristo waladodapo nlolw byo mcn 💕💞
@umuisraa.m
@umuisraa.m 3 жыл бұрын
Abyo fartuun masha allah ilahey caqligaga haku barakeyo waan baroweyay alabtan wallhi inaba caadi ma ahan jazakallah abyo allah haku fududeyo waan ku tageray inbadan
@yasmeinabdallaa9827
@yasmeinabdallaa9827 3 жыл бұрын
Fatuun wxa rabna inoo nooso galiso video oo kusaabsan macmacaan aad taqaano nooc walba kaseeso shukran🥰
@fardosaqaliye7088
@fardosaqaliye7088 3 жыл бұрын
Tuney mcny ♥️ indaha hostodha huga ah 23 Ayan ahy ahada waxa limaleya 35 chemical mamarsadhi wlh then wajiga dul dulel yaryar ayuleya wankuamisanhy mcnto ♥️ Allah hakucafiyo mcny ♥️💋♥️ jazakaalah
@maryanhaji6252
@maryanhaji6252 3 жыл бұрын
Fartuuney xppti Allaha nookaa daayo Alle haku fududooyo 😍😍😍😍 🤣🤣🤣🤣🤣 kheelo naguso gashay sxby daawo wa marsanaa ina isnafaqeynana wa rabnaa ee hana jarjarin 😂😂😂😂😂
@muwahibxasan4541
@muwahibxasan4541 3 жыл бұрын
Mcnto naagahaas ale Dartii u dhaaf plz inoo bada wajiga iyo cuntadaadii macaanayad🤩❤🥳🌎
@ruqiyasheekh2477
@ruqiyasheekh2477 3 жыл бұрын
Fartuun alle hakufududeeyo fosha mcnto
@yazmiinjamac4616
@yazmiinjamac4616 3 жыл бұрын
Mashallh xppti allh haku xifdiyo marka labaad waxan rabaa waxa lagu baa biyo nabaraha wajiga sida xagtimaha iyo sidoo kale waxa wajiga lagu cayiliyo waliba waliba wajiga duu duubka leh qofku asagoo dayara xppti iga soo jawaab allah miisaanka xasanaadka hakuugu daree allha dhalmada hakuu fudu deeyo odaygaa gana allha haysku kiin daayo jacayl aan dhamaad lahayn allaah dhexdiina hadhigo iyo ibad baariya amiin xpptii
@naimaahmed7719
@naimaahmed7719 3 жыл бұрын
Maashallh tabaarikallh allahuma baarak wllshay fartuun dar alle ayaan ku jeclahy wllo hore usoco waanan ku taxanahay barnamijyadada
@ladancawaale7274
@ladancawaale7274 3 жыл бұрын
Mash allah abayo been wad ka dhantahy alle haku xafido ❤💋
@ikraamnuur4079
@ikraamnuur4079 3 жыл бұрын
Fartuum happy qali dawan marsan jiray 5 bilod man marsan gamaha iyo lugaha madaw iga noqday xbbti hadad taqano wax an iskaga qado so gali mcnto madaw u ma dhalan lkn dawo bas ban iska mariyay mana ku labanayo intay iga baxayso wan samraya
@ruunhaji7395
@ruunhaji7395 3 жыл бұрын
Fartun abayo dadka qaarkood loma joojiyo sabatoo ah Maba kuu ogolo horuumar iyo in aad bulshada wax wanagsan lahorimaato anagaa jecel farsamadaada runtii😘😘😘👑👑
@adnaabdille3651
@adnaabdille3651 3 жыл бұрын
@fartun happy . Xabibty baking powder ma ahan. Baking soda waaye
@hibanuura9134
@hibanuura9134 3 жыл бұрын
Masha allh abyo inta ku dhalileysa inta ku jecel ayaa kabadan wana kugu racsanahay madama aad wax ilahey rali kayahah noso bandhigeyso oo aan danbi eheyn ilahey hakula garab galo xppti inta aburista alle ladagaleysana ilahey wadada tosan hatusiyo 🙊🙊🙊🙊❤❤❤💋💋💋😍😍🌷🌷
@izayahclinton6957
@izayahclinton6957 3 жыл бұрын
Fartun xaley kugu riyodey adigoo gabar yar quruxbadan dhabta kusarnayd od ciyarsineysey wafarhey walahi Allaha ku kala keno habibty
@sumayaayaan3377
@sumayaayaan3377 3 жыл бұрын
Mashalla abayo no so badi fidiyoyad gacamaha iyo lugaha iyo wajiga tnx
@hamdianur9236
@hamdianur9236 3 жыл бұрын
Abayomi thanks wlxii I have try z best Allah kubarakeyo
@xaawaabdirisaaq5851
@xaawaabdirisaaq5851 3 жыл бұрын
Xpti mceyy waxd zoo gelisaa wax lagu cajilo cuntada nooca la gu naaxo oo aan heli karo Iyo albta wajiga cayilisa mahdznid wl
@hoodoahmed6110
@hoodoahmed6110 3 жыл бұрын
Mnsha Allah qaali runtii waxbadan ban ka faaidney keep going
@sacdiaabdalla9415
@sacdiaabdalla9415 3 жыл бұрын
Masha allaah xbbtii shukrn wajiga mad madowga wax kabiiya
@xuseenramlo1700
@xuseenramlo1700 Жыл бұрын
Abyo wajiga waxa qurxiyo noso gali abyo ♥️♥️
@haboonmowliid7169
@haboonmowliid7169 3 жыл бұрын
Masha Allah xabbti Allah ku barakeyo aamiin yarabi shukran 🥰🤲🤲🌹🌹🙏🙏🙏🙏♥️🥰👌👌👌
@asmadegan5949
@asmadegan5949 3 жыл бұрын
Mnsha allah wllo anga ku aaminsan wlshy qali ma ogi inaad arki doontid wlshy mcn wax badan kaa faa iiday wlhy
@jamiilamohamed2374
@jamiilamohamed2374 3 жыл бұрын
Abayo iska kay cafi comment an qurux badnayn ayan kuso qoray wlhi ma aqaan wax igu ka diray Abayo social mediaha beentisi aya badatay aaminadi aya yaratay marka wan fududaday Abayo ilaahay darti isaga kay cafi 🙏wa iga codsi haday suurta gal tahay
@sabirinxusenxasan6165
@sabirinxusenxasan6165 3 жыл бұрын
Waxyawaha carurta kuca yiln
@yasminhashi6996
@yasminhashi6996 3 жыл бұрын
anaa u horeyo marksta fartuney allaha ku xafido xabbty😍😍😍
@caziizahassan4867
@caziizahassan4867 3 жыл бұрын
Masha Allah abayo Ani waa ku amin sanahy wllhi aaad ayn kuu tageera run ahaantii hoyadey Mar Waliba waxaan ku dhahaa hooyo aniga gabadhaan aad Ayan I jclhy Allah dartii hada hoyo aad ayee ku barty waxey dhahdaa aaway gabadhi video mey soo gali say I geey an dawadee so inta ku jecel ayaaa kbdn cadwaga cagta hostiis insha Allah Allah yax fadikum
@fosey6974
@fosey6974 3 жыл бұрын
Masha Allah my sister keep going wllshey ilahay hakuxafido mcn wijiga iyo lugaha gacamaha noosoobadi mcnto
@farduuzabdisalamsalaad5603
@farduuzabdisalamsalaad5603 3 жыл бұрын
M.a apyh horey usoco 100k hamplyo intaan sanadka cusup lagarin kurajeynaa
@xawo.mahamedaz9071
@xawo.mahamedaz9071 3 жыл бұрын
Abaayo wajiga saliida ah misna haraha maad madowka qabo wx yabaha lamarsado noso kalii Allah kubarakeeyo xbbti 🥰🥰🥰
@hoodoayaan5163
@hoodoayaan5163 3 жыл бұрын
Maazha AllH Fartuun Happy Wllo qali Waxad Noo soogalisa Wajiga finanka Leh Wax lagu hagajiyo Hore usoco xppti
@hanaibraahin1687
@hanaibraahin1687 Жыл бұрын
Wll mahadsanid fortun shaahu waa keeee ma kan shaah badawgaabaa
@nuuracismaan3122
@nuuracismaan3122 3 жыл бұрын
qali ale caqliga hakuu barkeeyo soowad waan kahelnay wlhi macanto fartuun
@nasrinkhadar3250
@nasrinkhadar3250 3 жыл бұрын
Asc fartuun waan kugu raacsanay wixii ee dabici ah ee noosoo galisid 💯💯👍👍
@asmamahdi2810
@asmamahdi2810 3 жыл бұрын
asc walshay fartun ad ayan kugu farxa markad wax soo galisaba masha allh ilahay ha idin barkeyo lakiin walal qaxwaha man fahmin mad ii micnyn kartaa rer jabouti ayan ahay markaa afka waxoga wan ku dhibnahay wayo waxyabaha qar ayan macano kale u garnya marka waxan jeclahay qaxwe wa maxay
@mohamudmohamedshire5641
@mohamudmohamedshire5641 3 жыл бұрын
Bunka Ramadaanka lakariyo qrxy hadba saad utqn
@asmamahdi2810
@asmamahdi2810 3 жыл бұрын
@@mohamudmohamedshire5641 ad bad umahdsantahay walal khashir ban u aqana thank you
@Salwa3r
@Salwa3r 3 жыл бұрын
Waligey kuma caan kumana caan doono abyo maacn fartuun guleeyso abyo macaanto aniga inaas waa kula socday ilaa aad is ka deyso nh wan kula socon doona qaali adnh dad ka warkoda dhag jalaq ha u siinin❤❤❤❤💗
@MaaidaMaaida
@MaaidaMaaida 3 жыл бұрын
ilaahay haku barakeeyo Xbbti fartuun Love you 🥰🥰🥰😍😍😍🤣❤❤❤❤😂😂
@ayanluula4463
@ayanluula4463 3 жыл бұрын
Macanty realty ani wa ku aaminsanhy no way qf kale luve youu ALLE dartii
@aishaabdi394
@aishaabdi394 3 жыл бұрын
Walaashee jirka dhan noo soo gali wax la marsado iyo dildilaaca jirka galo😍😍
@fartuncismaan9575
@fartuncismaan9575 3 жыл бұрын
Fartuun mnta qaxwo hala marsado maad nala dahy lkin ani wan ku aaminaaa waye wax yawo aad soogalisy ayaa baroo weeyay wan ka hely kana inaa ka helayo aya rajena
@fartuncabd5218
@fartuncabd5218 3 жыл бұрын
Fartuun abayo nabar iyo dulduleelka wax baaba iyo noso gale Kan ku soo xije
@sagalsiciid4965
@sagalsiciid4965 3 жыл бұрын
Fartuun waxaa waji sogali abaayo mcno
@abdullahisalad1361
@abdullahisalad1361 3 жыл бұрын
Maashalah xabiibti horeusoco
@ifraxabdilahi4167
@ifraxabdilahi4167 3 жыл бұрын
Allh haku barakeeyo xppti codsigaaygi waad ii tix gelisay shukran qaaliyeey
@hanidaganchannel1780
@hanidaganchannel1780 3 жыл бұрын
fartuun benta ma aha abayo dawo faido male xbbt lkn dadka ma aminayan waxa gurigoda yaalo iney iney isku qurxin karan
@DeeqoLuulofficial
@DeeqoLuulofficial 3 жыл бұрын
Masha Allah Abayo mcnto wan ku racasanahy nosobadi wa iga codsi Abayo mcnto horey usoco ❤️❤️❤️
@hibomuhumad4800
@hibomuhumad4800 3 жыл бұрын
Wsc war matulahi wabarakad my dear manshaalah keep going ❤️💋
@sabiriniisesabirinquen2837
@sabiriniisesabirinquen2837 3 жыл бұрын
Aniga walhi majecli dawada wana nenbahay wanqurubadanahay dawone mamarsado xabiiti wankugutager tas👆👆👆👆🌹
@haniabdi1363
@haniabdi1363 3 жыл бұрын
Masha Allah viva dabici gabdha iscadeyo Allah subxanahu watacala hasohanuniyo
@BAhmed-qo7gh
@BAhmed-qo7gh 3 жыл бұрын
Fartuun abaayo 2 magac kugu saray waxaan ku rajeynaa inaad 100 gaarto iyo kabadan
@maidoali590
@maidoali590 3 жыл бұрын
Abaayo hadaan caag ku shubto oo sida kareenkii camal aan u marsado maxey dhibee amooo iga halaabaa
@nuhaosman3166
@nuhaosman3166 3 жыл бұрын
anaa saas samaysata makaa halaabayo khal waxa lagu daro ma xumaado wli wax masoo qorin dartaa isoo galay wlhi
@hafsaosman8286
@hafsaosman8286 3 жыл бұрын
Abyo ila inte istecmali karaa malin kasta baa mise
@nafisonalka8534
@nafisonalka8534 3 жыл бұрын
Masha allha abaayo allaha ku barakeeyo hor mar wacan guul io gobanibo💗💗💗💓💓💓💓💓💓❤❤❤❤❤❤❤❤ l love you
@samiamuse7457
@samiamuse7457 Жыл бұрын
Xaqiqda wllhi hore usoco abayo mashllah
@halimoadam8994
@halimoadam8994 3 жыл бұрын
Masha Allah abyo qalbi Nuura ♥️ alle haku xafido adiga iyo xaajigaga xaqiiqdi wax badan Ayn kaa faaidey jazakallahu kheyr xabibt
@salamaadwarsame1240
@salamaadwarsame1240 3 жыл бұрын
H amran ayaa u agtathay gabar ladhaho masewalal baatahiin
@filsanibrahim1946
@filsanibrahim1946 3 жыл бұрын
Fartun noosoo gali wll waxaala mariyo indhaha hoostooda madowga yeesha
@nuuriyakhader3143
@nuuriyakhader3143 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله حبيبتي الله يحفظك ويسعدك ❤❤🥰
@hanaabdirahman2040
@hanaabdirahman2040 3 жыл бұрын
Wllshy fartun walahi team kaga ahay illahay ha ku barakeyo xppti🤩😘🥰
@naimanalka8833
@naimanalka8833 3 жыл бұрын
Fartuun noo soo gali waxa aad marsato jirka oodhan quruxey
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 3 жыл бұрын
Qaal maxa ladaha fartuney abayo 😳😳?
@najwaat1436
@najwaat1436 3 жыл бұрын
m.a❤shukran xbbty💕👌👍
@deeqaali3494
@deeqaali3494 3 жыл бұрын
Masha allah wllshy fartun ilaahay ha ku xafido my from hargeisa
@fadmasuleyman1467
@fadmasuleyman1467 3 жыл бұрын
abayo fartuun ani wajiga waa saliid nabro aa nafta ii kenay lkn dawo mamarsad lkn wax marsayday creamka aa soo galisay 🥰🥰🥰🥰gacantada allah ku barakeyo
@hooyosacdiyo9392
@hooyosacdiyo9392 2 жыл бұрын
Abyo cream nooce marsaty ani iyo ADI isku midnhy mcney iisoo jwb abyo walashaa cml ahaye
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 3 жыл бұрын
Warunta abayo waxa dabiciga wax dhamo maleh qatar waye abayo masha alah
@asluubbadan6978
@asluubbadan6978 3 жыл бұрын
Wlo wajigyga finan ayaan kaatiyan ka taaganahay ee mxaan sameeya midkalana wax kimikaa ma marsado wligy
@hamdiyusuf2429
@hamdiyusuf2429 3 жыл бұрын
Asc aboyo waji gaduudka maxaa ufiican 2daan baa igaduuto karana kiimiko ma marsado dhaqatarka wuxu yiri waa xasaasiyad
@saharamaalim3856
@saharamaalim3856 3 жыл бұрын
Abayo aloe persepolis creme aya jira forever products 2k wa aan maleyna aad uficanyah
@laylaserar2967
@laylaserar2967 3 жыл бұрын
Mnsha allah Ale Haku Barakeyo Mcnt
@Elyashagi
@Elyashagi 3 жыл бұрын
Waxan KZbin soo galiya technology ✔
@salamaadwarsame1240
@salamaadwarsame1240 Жыл бұрын
Abayo waxaad u aktahay gabar ladhoho mamran oomaraykan ku nool ama fardowso ladhaho amaywalashaatahay fortunately wareermn
@noorgulled5363
@noorgulled5363 3 жыл бұрын
Abayo aniga waxaa ii shegta intee kasoo gatay farm yada gadaashada suran aan uma baahanahay
@MaryamMohamed-ru6fr
@MaryamMohamed-ru6fr 3 жыл бұрын
Waa waajib in aan guraarsino 100 kun♥️❤
@cashomohamed3441
@cashomohamed3441 3 жыл бұрын
M.aabaayo faratuu habi waan kuamisanhay
@cashomohamed3441
@cashomohamed3441 3 жыл бұрын
Xabiibtii waxajiradadaxun haubixin
@ifraaxifka9164
@ifraaxifka9164 3 жыл бұрын
Mash alah wlashey beyn maahn wa run sowmali waa iska wrbadan yihin
@xafsonuur9611
@xafsonuur9611 3 жыл бұрын
Masha allh abayo Mahad sanid alle haku xifdiyo
@victoriaali4561
@victoriaali4561 3 жыл бұрын
Masha allah nzo pdi apeo
@fatimabile5499
@fatimabile5499 3 жыл бұрын
Masha Allah wllo qli ilahy midabkaaga hakuu barakeeyo inta kiimikada marsata Allah haka madowayo
@hodanahmed6000
@hodanahmed6000 3 жыл бұрын
Masha allah xabibti wan tijabiyay kabsatii iyo masha allah Wlhi wan ka kelay
@ridwanshome
@ridwanshome 3 жыл бұрын
Masha Allah keep going fartun
@sahraabdullahi5316
@sahraabdullahi5316 3 жыл бұрын
Masha allah abayo shukran ❤❤❤
@shukricabdi5669
@shukricabdi5669 3 жыл бұрын
Badhin boodharku noo sharax wll jasakasalah
@bintumohammed8837
@bintumohammed8837 3 жыл бұрын
Masha Allah qof Wngzan baa thy rabbi haku xafido
@Dunida191
@Dunida191 3 жыл бұрын
Waan kugu raacsanahay dabiici weligay iskuma deyin inan daawo marsado saxiibaday xataa wey igu lataliyeen nanmarsado balse waxaan ku qanacsanahay midabkayga 👩🏾‍🦰
@fardowsoabdi7514
@fardowsoabdi7514 3 жыл бұрын
Masha Allah ad io ad ayaad umahdsanthy sida waxa ficn nola jeceshahy
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 жыл бұрын
Wcs Aabyo fartun masha Allah tabrikllha qudartad isku nadifi Yaa ba iska helayo shuran Aabyo qali in kasto cajislee ahay wan kamahat calina keep going Aabyo macan fartun baradad noso gali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@canabyoolac4033
@canabyoolac4033 2 жыл бұрын
Wa mahadsanty qali lakiin wax iishegta bodharka cana kahoreya maxay waye
@ugbaadmalpoh670
@ugbaadmalpoh670 3 жыл бұрын
😂😂🤣hilib geel aan badsanaa maxaanu ku rumaysan astaqfulaha dabiiciga inuu wanagsanyhy waa la isku raacay anaba huba hno qliyeey hore usoco
@nasteexomaryan6231
@nasteexomaryan6231 3 жыл бұрын
abyo wax gadudka bi.iyo noso sheg gudud ba iwalay wlhi cream dhan wa ka washay ano dabici ah waliba
@fartunabdallahali9432
@fartunabdallahali9432 3 жыл бұрын
Asc abayo marna samidey mansha allah wlhi isku mid ayaan nahay anigaba ma jecli abayo hada ka hor aniga oo curadayda uur keda leh baan malin balan dhaqtar tagay mana aha africa e waa yurub markas bay wlhi dhaqtaradayda igu tiri hadii aad tahay dadka dawoyinka is cadenta ah is ticmala ha marsan inta aad ka dhalayso amaba iska daa wayo dawoyinka la mar sada oo jirkaga lagu cadeyo kansar bay leyihin adii u adiga kugu dhicin ilmaha calosha ku jiro ayu ku dhacaya subxana allah wlhi waxan ku dhalay waad mahad santahay lkn aniga alle ayaba iga madobeye mana jecli inaan mar sado wlhi islantii cadanka waa aay igu hanbalyeysay oo waxay igu tiri taas waxan ku dhahay ama aan kaga digaye gabdhaha somalida ayaan arkay sida aay u jecel yihin xita gabar ayaa u dhimatay kansar aay ka dhaxashay dawada subxana allah marka wlhi sami waa wax aan alle ugu mahad celino gabdhaha kale e walalahen iyagana alle ha ka madibeyo insha allah xabiibti alle xiligada umusha ha kaga dhigo mid fudud alle na 4 nindho nabad ah haka dhigo shugran abayo wax badan ban ka faiiday abayo jasaka allah qeyr xabiibti
@suhurahilmih8790
@suhurahilmih8790 3 жыл бұрын
Macha allaah xppti. Waa kugu kalsoonahay
@leylosharaf6693
@leylosharaf6693 3 жыл бұрын
Abaayo waan ku jeclahay
@sacdiyaxusein9479
@sacdiyaxusein9479 3 жыл бұрын
Xayati waxd noso gelisa faraha madmadowga eh io melaha gubti oo madowga eh plz Mahadsanid
@munaqureysh2120
@munaqureysh2120 3 жыл бұрын
Nayaa wll inan faxno miyad rabtaa Macnaha khamiirno wan kula tijabinya wll bal
@khadijoshukri5217
@khadijoshukri5217 3 жыл бұрын
Abayo codaga kahelay Mashaallah
@umucabdalla2106
@umucabdalla2106 3 жыл бұрын
masha allah abaayo qalka maku badali karaa maaul wardiga
@nimcomohamed2604
@nimcomohamed2604 3 жыл бұрын
Paking powder maxaa ladhahaa abyo
@hoodoayaan5163
@hoodoayaan5163 3 жыл бұрын
Hadana Khal markaa kuu Oolin maxaa lagu Badalan karaa Liin Dhanan ma lagu Badalan karaa wllzhy
SIMPLE MORNING ROUTINE BY FARTUN HAPPY
8:21
Fartun Happy
Рет қаралды 1,2 М.
HUBAAL WAJIGAAGA INUU KUU CAYILINAAYO INTAAN BES TIJAABI
12:39
Adna Henna
Рет қаралды 596 М.
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 35 МЛН
Try Not To Laugh 😅 the Best of BoxtoxTv 👌
00:18
boxtoxtv
Рет қаралды 3,7 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 30 МЛН
QAS QASKA LUGAHA IYO GACMAHA #my_rajo
15:07
MY RAJO
Рет қаралды 114 М.
SIMPLE LIFE ROUTINE BY FARTUN HAPPY
14:28
Fartun Happy
Рет қаралды 21 М.
Farax iyo Filsan "Barnaamij xiiso leh iyo la yaabka Maraykanka"
32:04
MALAYSIA MA U IMAAN LAHEEDA  DALXIIS BY FARTUN HAPPY
13:32
Fartun Happy
Рет қаралды 8 М.
PRANK UGU XUMAYA AAN KU SAMEYI FARTUN HAPPY…?
9:46
Fartun Happy
Рет қаралды 40 М.
SIDEE UGU FUDUD MIISAANKA LEYS KAGA RIDI KARAA?
17:57
KOKO BULLE
Рет қаралды 139 М.
QAS QAS GACMAHA IYO LUGAHA DHALO KAAGA DHIGAAYO
16:17
Adna Henna
Рет қаралды 293 М.
kucadey gacmahaaga halbari daawo adaa yaabi donna
25:25
Adna Henna
Рет қаралды 209 М.
ISKU CADEY ALLAABTAN GACMAHA IYO LUGAHA
11:48
Adna Henna
Рет қаралды 75 М.