WAAD YAABEYSA ISRAIL RUWANDA SABAB U AADAY| XAMAS O LAGU GOOBTAY LAKIN| JARMALKA O LAGU DHAGANYAHAY

  Рет қаралды 48,933

Dulmi Diid

Dulmi Diid

3 ай бұрын

wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
XAMAS O LAGU GOOBTAY|JARMALKA O LAGU DHAGANYAHAY MAXKAMAD| WAAD LAYAABEYSAA SABABTA RUWANDA U AADAY MD ISRAIL
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 94
@hafsamoha4652
@hafsamoha4652 3 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@user-qq8sl8pu1t
@user-qq8sl8pu1t 3 ай бұрын
Allah is one
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 3 ай бұрын
Allah is Great
@anabmohammed2746
@anabmohammed2746 3 ай бұрын
Allah is almighty 1:57
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 3 ай бұрын
Falastiin waa la isugu tagey waana lagu fiirsadey laakiin Allah ayey leeyihiin ee Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha falastiin aamiin Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha xamaas Aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha baabiyo hana isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda, munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga Allah ayaga ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah cadowga aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 3 ай бұрын
Amin Allah
@ifrahismail1110
@ifrahismail1110 3 ай бұрын
Allahuma aamin yaa Rab
@HalimaIssack-fv6cb
@HalimaIssack-fv6cb 3 ай бұрын
XAMASS wey guleysate israel o qura kamey gulesan wexey kaguleysate rer galbetka o dhaan weyna muqataa guuuuuuul hora usocdaa guuuul iyo gobanimo inshaallah ❤❤❤❤❤❤
@hamdiahmed9023
@hamdiahmed9023 3 ай бұрын
ASC l'ABA casho ka hor ma boxing kraa zakada
@MariamMahamed-lp7dk
@MariamMahamed-lp7dk 3 ай бұрын
ش😊😊😊
@felisabdi3794
@felisabdi3794 3 ай бұрын
Muqawamada Illaahey baa la jira, Illaaheybaana kaga filan daaliminta is baheysatey cid wax ka qaadi kartaana majirto Alle idinkii, XaashaaLillaah, Illaahow guulee oo cadowga jebi, aamiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤❤❤
@eveibrahim7705
@eveibrahim7705 3 ай бұрын
Subhana Allah South Africa iyo dowlada kale Allah ha so hanuuniyo. Amiin 🤲🏾 #Sheikh sual . Fadlan u cadey ummada somaliyeed oo urup lacagta Zakatul fitriga u dira. Meesha qimaha. Qof somaliya joogo cml . Loga bixiyo. Sa qof urup joogo qimaha Zakatka fitriga laga rabo kama badna kan somali ku nool?!!!!! Allahu aclam. Wa jazaka Allah khair …
@Nuurah951
@Nuurah951 3 ай бұрын
Koley dulmigu masii raago yuhuud na waqtigooda inuu gabagaba marayaa. Insha Allah dhamaadkooda ayaan marqaati kanoqondoonaa
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 3 ай бұрын
Alxdulaah xamaas falastiin muqawinda 🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪💪💪
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q 3 ай бұрын
Insha Allaah xamaas guul ❤❤❤❤❤bi idni laah yaa Rabi adaa awood leh
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 3 ай бұрын
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
@ismailmohamed7730
@ismailmohamed7730 3 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 💕 والمجاهدين
@ashamohamed689
@ashamohamed689 3 ай бұрын
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 3 ай бұрын
Wacaleykuwasalam sheikhow prophet Muhammad SCW SCW SCW SCW SCW caawa waa xaabeinkii ukudaabeeyeye ramadanka inshallah pray from palastine Free palastine Free palastine Free 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🆓🆓🆓❤❤❤❤❤❤❤yamane hamase
@yunusmuxamed
@yunusmuxamed 3 ай бұрын
الله أكبر ❤
@Maryam-gx5hr
@Maryam-gx5hr 3 ай бұрын
Marwalbo way guuleysanayaan xamaas insha Allah
@user-rd1cd5fp9t
@user-rd1cd5fp9t 3 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@user-mk5kd7sz9y
@user-mk5kd7sz9y 3 ай бұрын
allah jabiyo kufaarta aamiin illaahow ugargaar faladtiin aamiin xasuukho kan yahuuda umajeedo burbur iyo masiibo allah kurido kufaarta aamiin
@IOSALive
@IOSALive 3 ай бұрын
Dulmi Diid, This is great! I liked it and subscribed!
@user-sg9ql6le8g
@user-sg9ql6le8g 3 ай бұрын
alle haw gar gaaro rer falastiin cid kasta oo garab istaagto alle ha barakeeyo
@user-pj2ht1sf8t
@user-pj2ht1sf8t 3 ай бұрын
Sheekhow xamaas way guulysataya allaha caawiyo cid garab siisay malahn kiwa carabta meesha fadhiya indhaha kadaawanyo allha qabto
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 3 ай бұрын
Ilaahey guul hasiyo falastiin yaarabi Aamin
@marwo1162
@marwo1162 3 ай бұрын
Alllah uga gaar falastiin😢😢🤲🤲🤲
@user-zs1ms3gc6j
@user-zs1ms3gc6j 3 ай бұрын
isuma jida ayaa islamka dhuusa ku dhamey nocas waaye caqliga mrku rabi kaa qaado yahuud caqli leh intee ku aragtay
@SurprisedCheeseBoard-ws9ku
@SurprisedCheeseBoard-ws9ku 3 ай бұрын
Guul in Sha allaaha xamas iyo falastin oo dhan❤
@cirmarmedia713
@cirmarmedia713 3 ай бұрын
Guuleyso walaalkey idimka alle ❤
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 3 ай бұрын
اللهم اعز الاسلام والمسلمين
@maxamedaxmed9786
@maxamedaxmed9786 3 ай бұрын
Asc sheekh salaada taraawiixda markaan dhameeno ayna noo dhimantahay salaatuleylka ducaacu khatimilquraanka halkey ku haboontahay inaan ku duceysano baarakalaah
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 3 ай бұрын
Asc wll waxuu ka baqayaa reer galbeedka waxay ku ciyaraan madax da Africanka ah oo cadaqatayaal ah oo hurdan wcs wll mashaallah
@sahrahajifarah5509
@sahrahajifarah5509 3 ай бұрын
Allaha caawiyo reer falastiin
@cumeerbigfun13
@cumeerbigfun13 3 ай бұрын
Asc shiikhow qof salaad kujira haduu hindhisho alxamdulillah madhahi karaa waxaan arkay qof salaad kujira oo hindhishay wuxuuna dhahay alxamdulillah
@alimohamed-hj6xt
@alimohamed-hj6xt 3 ай бұрын
Sh.dacwadaan ma aha sidaad u fahmtay.dacwadaan waaa dacwad gooni ah oo u dhaxaysa jarmalka iyo Nicaragua kalia.
@ashaweheliye1319
@ashaweheliye1319 3 ай бұрын
Madaxweynah Ruwanda inuu ogolaado ma aheyn teeda kale Islam u gargarayo ma jiro ee Allah ayaa awood badanee ha u gargaaro
@abdiwallidorre5718
@abdiwallidorre5718 3 ай бұрын
Hada maaha sheekh long time waaye
@adammohamed5339
@adammohamed5339 3 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@mohmedali219
@mohmedali219 3 ай бұрын
Aslc shiekh Mohamed kasoo hadal wasiirka arrimaha dibada somaliya
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 3 ай бұрын
Xamaas allah ayaa caawiyey waana guulaysanaayaan bi,idni
@AxmedIsmacil-zn2rv
@AxmedIsmacil-zn2rv 3 ай бұрын
ASC SHKH DLM DIID
@nrcabdi
@nrcabdi 3 ай бұрын
🥺🥺 🥺🥺🥺 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir. *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@ibnumarwan1118
@ibnumarwan1118 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤❤❤❤❤❤
@abdulkadirmohamed9131
@abdulkadirmohamed9131 3 ай бұрын
XM Guul iyo Gobanimo
@al-amrubil-macruuf7293
@al-amrubil-macruuf7293 3 ай бұрын
Asc magaceyga cabdulahi xasan so.aal qof taariku salaad ah zakadu malasiinkaraa?
@mohamedabdihakin2410
@mohamedabdihakin2410 3 ай бұрын
Sheikh waxaan jira 25 mana shaqeeyo marka sakaatul fidri malayga raba fadlan iga soo jawaab
@cabdiraxmaanxuseen8565
@cabdiraxmaanxuseen8565 3 ай бұрын
Ilaahaw u gargaar falastiin
@ezzoboy8430
@ezzoboy8430 3 ай бұрын
Asc sheikh. zakada meeqo waaye per persoon laga raba inu bixiyo? lacag ahan. Mahadsanid.
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 3 ай бұрын
Waliba waa wadamadii aadka isu dilay .markii somalidu dagaalda bilaabeen laakiin waykasoo kabteen . Nimanka Somalia hatooseen inta ay dhisayaan wadamada deriska .bilaa dhiig qabil bay mashquul ku yahiin .
@user-fd8by9zz4p
@user-fd8by9zz4p 3 ай бұрын
S a w❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-po5kq8gc5j
@user-po5kq8gc5j 3 ай бұрын
Sh. Hadan awodin inan sako bixiyo mxan samenaa
@yilmazsalad6717
@yilmazsalad6717 3 ай бұрын
Asc sheekh anigo salad jameeco ku jira, imamkana sujuud uu aaday ayaa meesha aan ku sujuudaayay bisadi ay istaagtay marka sheekh hadal hus camal oo kale ayaa iga soo fakaday bal kawaran sheekh arintaa?
@shukriwarsame9192
@shukriwarsame9192 3 ай бұрын
Shiiqow rabbi ha ka baqaan nimanka guryaha xayaysiinaya waayo design waa turkey design. Saasna uma dhisaan guryaha waa been cad anaa imid Nairobi kana imid North america walaahi waa been cad oo kabiir ah. Guryaha ay dhisaan maahan noocaas
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali 3 ай бұрын
Gorma tagtay hadaan usocdaye
@kaliddiriye
@kaliddiriye 3 ай бұрын
Germany Geneva convention ayaay saxeexeen waa sababta loo keenay maxkada, halka maraykanka uu san sexeexin
@user-zh3gu6no1d
@user-zh3gu6no1d 3 ай бұрын
Asc ustaad waxaan ku waydiin rabay . Guriga waxaan iskula nool nahay wiil ay hooyaday dhashay uusan Aabahay dhalin iyo gabdho uu Aabahay dhalay aysan hooyaday dhalin Marka gabadhaha ma ka asturanayaan wiilka muxram ma u yahay mise uma ahan weesada maka jabiyaa . Marka la fiiriyo wiilka iyo gabdhaha wax iskuma aha balse anaa u dhexeeyo 🤔🤔🤔???
@faadumohassan4231
@faadumohassan4231 3 ай бұрын
Wcs wll waa walaha hadiiba midkod uu dhalay hooyo ama abo mar walbo walalo ad tihiihin.
@ismahanabdilahi1447
@ismahanabdilahi1447 3 ай бұрын
sorry wadan shisheeye oo wadankeena cadow ku ah baad guryo ka dhistaan ood dadka kula talinsysaan inay malkolmdagen galiyaan Somalia noga dhisa guryo aan ibsanee
@madka_jr1169
@madka_jr1169 3 ай бұрын
Shiikhaw saan ognahay doofaarka cunistiisu inuu xaranyahay maku jirtaa taabashadiisana ma lmid baa shiikhaw. Jasakalah sheikh
@sadam1318
@sadam1318 3 ай бұрын
waa is tusnimo maxaa la iga qaadi karaa waaye wixiisa
@yasiinmuxumedroble3691
@yasiinmuxumedroble3691 3 ай бұрын
Waa ayo dadka aad sheegayso waa adiga iyo aniga iyo inta inala midka ah ee adigaaga hadlaya anigayga ku daawanaya hadaad diyyaar tahay
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 3 ай бұрын
Wadaca qilo ma isaga gudi karaa?
@rashkaboyahmad7995
@rashkaboyahmad7995 3 ай бұрын
asc walal faransiskan kunolahay Malin dhawyd bey isodhacdey lacag gadheysa todobo iyo toban kun yuro lacagtasna waxey aheyd lacag aan heli lahaa sanad iyo badh sababto ah waxan nabar kaqabaa il marka bil kasto waxan heli lahaa 900 euro lacagtasna wa lacagti oo aruurtey hadana lacagtas wey isoconeysaa markan shaqeynin hadan shaqeyana waa la iga jaranaya marka dadka masuliyinta iga ah waxey igu dhaheen lacagtas meel dhigu lisanka gadhiga kubaraneysa kabacdi gadhi baad ku ibsani marka wll lacagtas sako ma kabaxeysaa hadey kabaxeysana waa imisa insh waad isojawabi dontaa mahadsanid
@husseinhassen6662
@husseinhassen6662 3 ай бұрын
Wixii dadka ka dhaadhicin jireen dhihina jireen jarmalbaa na xasuuqay buu raadinayay filin gubtay dhe
@axmedwarsame9442
@axmedwarsame9442 3 ай бұрын
Ali haraare kaftanka siyaasadda Qabiil ma yaqaan laakiin Adiga waxaad tahahay Qabiilayste jacel Hawiye
@Caliya7
@Caliya7 3 ай бұрын
Hawiye ma ahan wadaadkaan ee Allaah kabaq
@axmedwarsame9442
@axmedwarsame9442 3 ай бұрын
@@Caliya7 waxuu kuqaldan yahy inuu dadka simin hal qolo wax kasheego xassan sheekh maxamud waxuu sameeyey waala ogyahay kaligiis dastuur samaystay waa dastuurka uu dhahi jiray yaa lataaban
@mofarah8758
@mofarah8758 3 ай бұрын
Bro. Why oo layaane, Rwanda iyo yuhuudu wa same. Why are you differentiating. Haku Dalin
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b 3 ай бұрын
Dambiga lama ilmaamo wanaaguna ma gaboobo
@RashkaRashiid
@RashkaRashiid 3 ай бұрын
Su'aal Tiirarka masaajidada dhexdooda malagu tukan karaa.
@Maxamuud-lm9sq
@Maxamuud-lm9sq 3 ай бұрын
Shikh qof gaala oo ithobian ah hadaan dilo isago magaladayda igu haysta ma dambi baa yacni ma dhiigban galay🇪🇹🗡🇸🇴
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 3 ай бұрын
Haa madama Ethiopia ayaa ku wasa waana igu balan in aan Aan ku waso adiga oo nin ah
@SuadMohamudfarx
@SuadMohamudfarx 3 ай бұрын
​@@Dowlo_-2k😂😂ileen ithipian video somlida wadawadaan hoy ithopian xun adoo ah sidee qof somlia ulahadasha shame on you hdal kuma banana
@Maxamuud-lm9sq
@Maxamuud-lm9sq 3 ай бұрын
@@Dowlo_-2kwax lawaso kuma xumid
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂 sheikhow ismamujiyo Islam layeiy waamamah somali
@bongasasa3895
@bongasasa3895 3 ай бұрын
Madame will teach you how to behave for sure man never minces his words! He made peace with Hutus who wronged his ppl!
@cabdiaadan36
@cabdiaadan36 3 ай бұрын
Bolkagame khalad tarikhiya oo damiir xuma ah ayuu sameeyey, isaga oo xasuuq lagu sameyey qabilkisa hutugii na bilad hasiyo😅😅😅😅
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 3 ай бұрын
Qofka sidaa ah dadka so dhaweynaya ayaa ka liita
@Abuu_muxamed_Shiine_2000
@Abuu_muxamed_Shiine_2000 3 ай бұрын
سؤال Maba naan tahay inaa dhaho isii xaqul ciid
@SuadMohamudfarx
@SuadMohamudfarx 3 ай бұрын
😂😂😂😂my
@user-rh2xv5rq5x
@user-rh2xv5rq5x 3 ай бұрын
Do u no paulkagami is israil
@user-po5kq8gc5j
@user-po5kq8gc5j 3 ай бұрын
Ninii fidro bixinayo haila soo xariro
@MukhtaarAxmed-xe7rq
@MukhtaarAxmed-xe7rq 3 ай бұрын
Suashayduwamarkantukanayoanosaladakujiroayaniyadakashekeya
@samirr546
@samirr546 3 ай бұрын
Waxan qabaa haduu somaliya ka soo degona in bilad sharaf la siin lahaa ,afka uun bay inagaga hadhay ee ma miyir qabno!!!!!!!!!!!
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 3 ай бұрын
Maraykanku isagaa afeef sii dhiganaya digniinta Muqdisho isagaana abaabulaya qaraxyada inuu shicibka khalkhal galiyo sidii Ruushka qaraxii ka’dhacay bishii hore 👎🏼👎🏼👎🏼 Haday run tahay qaraxyadan maa XALANE laweeraro ama ballidoogle ileen Saldhiga Alshabaab 30km ayay isku jiraan saldhiga Maraykanka iyo ka Alshabaab ay ku jiraan oo la’ogyahay inay Saraakiishu kulmaan CIA iyo saraakiisha Alshabaab oo waliba qaarkood Ciidanka Danab ay ku’jiraan oo CIA ay galiyeen iyagaana gudbiya qaraxyada iyo ciidamada Alshabaabka fulinaya sharka ay la’damacsab yihiin shicibka Somaliyeed subhannallah 😢 Xaqiiqda ayaad ka gambanaysaa Hassan sheekhna wuu la’ogyahay Alshabaab sharkooda oo CIA ayay hoos yimaadaan kulligooda xitaa Maamul Goboleedyada Ethiopianka ku difaacayaan dhulka Somaliyeed dhalinta Somaliyeed ayaa Ciidanka Ethiopianka xerootinka ku ilaaliya iyo Alshabaab ayaa ka ilaalisa in ciidanka Uraya ee Ethiopianka iyo Amxaarada in hubkooda laga furto walahi 👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼 Wariyadiinu waxaad idin haysa aqoon yari suxufinimo , wax ku baadha xaqiiqda 👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼 indhihiina fura oo xaqiiqda soo tabiya naga daaya cuqdada & aqoon darrada aad wadaan😷 Dani iyo Muuse biixi ayaa sharkan Maraykanka la’og xitaa waa mashruuc ay Cadowga Somaliya ay dhigteen si shicibka loo cabudhiyo wadankana laga’cararo walahi oo cadowgeena Ethiopia 🇪🇹 intii Somaliga soo baratay ee Oromada iyo Cafarta ayaa lagu badalayaa Madaxda oo badankooda ay joogaan wadanka Somaliya dhan walba si aan loo abuurin culays cakdoon shacabka oo si fudud loogu gacan galiyo cadowgeena Kufaarta walahi waana xaqiiqda aan baadhnay waana lala’socdaa damacooda inshaAllah u hirgalimaayaan oo Mujaahidiinta wadaniga ah ayaa ka’wada adkaan goor aan fogayn ilaahayna way kaashadeen bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Cadowguna wuu quusan walahi isagoo halaagaya iyo kabaqaadkiisa InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 3 ай бұрын
Allah is great
@nrcabdi
@nrcabdi 3 ай бұрын
🥺 🥺🥺🥺 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir. *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@mohamedabdihakin2410
@mohamedabdihakin2410 3 ай бұрын
Sheikh waxaan jira 25 mana shaqeeyo marka sakaatul fidri malayga raba fadlan iga soo jawaab
@mohamedabdihakin2410
@mohamedabdihakin2410 3 ай бұрын
Sheikh waxaan jira 25 mana shaqeeyo marka sakaatul fidri malayga raba fadlan iga soo jawaab
@mohamedabdihakin2410
@mohamedabdihakin2410 3 ай бұрын
Sheikh waxaan jira 25 mana shaqeeyo marka sakaatul fidri malayga raba fadlan iga soo jawaab
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 26 МЛН
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 45 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Sabeel Ahmed
Рет қаралды 828 М.
My cat mastered black magic #cat #cats
0:23
Princess Nika cat
Рет қаралды 23 МЛН
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:36
Как меняются люди
Рет қаралды 3,2 МЛН
Такого они не видели😱😍
0:55
Следы времени
Рет қаралды 2,4 МЛН
My cat mastered black magic #cat #cats
0:23
Princess Nika cat
Рет қаралды 23 МЛН
Мальчик помог мужчине спастись 🤯
0:50
Фильмы I Сериалы
Рет қаралды 1,9 МЛН