HALKAN KALASOI DEG PLAY STORE IYO APP STORE BA waafi.com/#download
@salim-designer194 ай бұрын
Eng Mahadsanid waa muuqaal ficn lkn waxaan ku weydina aniga waan furtay Waafi lkn arinta Mastercardka ayan ku wareersanahay waayo meesha aad dhahday marka aad ku dhufato Money waxaa ku so wax adiga xayeeysiis oo kale ah oo sida Slider camal ah marka Waafiga aniga aan isticmaalo kaliya wuxuu ii soo saaraa Hal slider oo ah manage your finance ay ku qoranthy, hadi xita aan Slider ka taabto Bidix iyo Midig hada u wareejiyo calaamada Mastercard ka iima so baxaayo marka hadii aad i caawin karto waan jeclaan lahaa. Mahadsanid..
Wllo Mester card kaygas Lacag $100 gadhaysa ma ku dirsan kara
@cabdiqani53275 ай бұрын
sxb lacagta google adsensiga ma lgala bixi kara
@Sisiko1235 ай бұрын
Lpx maalinki update soo dhacayba waa furtay oo wax walba way i shaqaynayen lkn hada hadaan is dhaho lacag zaad ka dir oo master card ku dir uu ii diidaya ciladadi waxay?
@kadaronline5 ай бұрын
Waa cilad ku gaara ahban filayaa markaa la xidhiidh iyaga wey jaa caawinaya wll
Saaxip waan suu biyay lkn mastar card ka iima soo bixin 😢😢
@MahamedSamaleh14 күн бұрын
Mater card ka iima soo bixin wll
@suhurabdiwaliismail55174 ай бұрын
Asc Wll payoneer ma ku xidhiidhin Karaa si Aan online uga shaqaysto
@qanciyelove.7channel4745 ай бұрын
Macalinmahadsaid
@MaxamedYusuf-k1cАй бұрын
Mastercar kale waxmakudirikaraa
@kadaronlineАй бұрын
Haa wll
@maxamed_cabdi_xassan_____66934 ай бұрын
Zxp Waba runta Dalbo lay dhahay. Wana 10$ Maxa xal eh. Si free ah laguma heli Karo miyaa 🤔
@kadaronline4 ай бұрын
@@maxamed_cabdi_xassan_____6693 waa waafi gi hore ka iska saar kan cusub so degao lana xidhiidh iyaga wll
@DantaadaGaro-yd8bu3 ай бұрын
Zxp left golis ama telecoms ku isticmaal zxp saas same
@MaxamedWardi-ro7ss5 ай бұрын
Sxp meesha ay kuqorantahay 7/29 ma wuxuu kawadaa 2029 buu kaa dhacayaa yaah
@kadaronline5 ай бұрын
@@MaxamedWardi-ro7ss haa wll
@MustafeCandirashiid5 ай бұрын
Waar wll alla kugu dhaarshee iiga soo jawab io cidii aqoon ulahayba Hooyan lacag ka dirsanayoo card telesom teeda ku samaystay lacag baa igaga qaldantay ma kala soo noqon karaa😢
@MustafeCandirashiid5 ай бұрын
Hooyaaday way ibursanaye icaawiya
@ibrahimhuseen5 ай бұрын
Zhb ani ima shaqeenayo somnet.iyo hurmuud labadaba ee icawi
@AbrareeeyАй бұрын
Not valid buu leeyhay walalo it’s so frustrating 😂💔
@kadaronlineАй бұрын
@@Abrareeey si toosa ula xidhiidh wll iyaga
@mahirbestie5 ай бұрын
Sxb iPhone ka kuma shaqeyo miya ima so saraye
@kadaronline5 ай бұрын
@@mahirbestie dhanka website kooda kalasoo deg wuu jira app store
@mahirbestie5 ай бұрын
@@kadaronlineappka uu ku jira App Store ka lakin master card ga ima so sarayo