Sheikh Waa inaad fahantid dhjbka Islam waxaa ugu horeeya sacuudi Arabia Reer qaza maanta waxaa u hiilanaya shiicadii aad maagi jirteen. Salafiguna iyo wahaabiste waxay la shaqeeyaan macaa dowladahooda yuhuuda🎉😢
@najadahmed317011 ай бұрын
wlal sheekhan xage laga waydiya sualaha
@Khalil-vi6zz11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@safiyadirsche378211 ай бұрын
Scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@abdirahmanahmed740311 ай бұрын
Barbarawi ismaqal majiraa ولا تذعر
@mohagurey221411 ай бұрын
Hamas so argagaxiso maahan sheikh???
@bulsho279611 ай бұрын
Sh inagu dhaqaaji kuwa kenya jooga iyo Ethipia mise daliiladan inama khuseeyaan maxaynu wax iskaga celin waynay axmaaradan
@lilcuzzwhitemoe11 ай бұрын
Kenya iyo Ethiopia ciidamadooda iyo gaalada kale ee caddaan iyo madowba leh soomaaliya ayeyba haystaan oo guryaheena ayeyba ku jiraan, ee horta kuwaas guryaha noo dhexfadhiya iyo horggalada lasocda aan ka bilowno
@ayanahmed273511 ай бұрын
Warrya sheikh umal ka kaca kursiga o ka dagalka caqayb gal otheyyoho. Ca cayab gal jihadka Palestine iyo yahud ka 🇪🇭🇪🇭🥷
Mareeynka uganda Burundi keenya Ethiopia iyo kuwa kale ee soomaaliya gaala sooduushay maaha miyaa misa waa dalxiisa yaal kuwa ladagaalayasa maxaad ku maagteen doowladii c/laahi yuusuf iyo tan xasan sheekhsa maxaa udhexeeya ileen midkasta gaalo ayeey soo kaalmeesteene masa indhaha ayaa lees tiraa waayaabe waxaa layiri tiisa loogu begaa tukale loogu daraa marka soomaaliya waxa kajira nafahamsiiya marka hore
@ramadanaxmed652011 ай бұрын
Soomaaliya waxaa jooga kuwa sida yuhuudda u arxan daran oo shacabka xasuuqaya, Kuwaas ayaana u sabab ah inay waddanku gaalo timaaddo, Kooxdaas waxaa lagu magacaabaa alshabaab waxaana cad in iyaga naftooda ay gaalo hoosta ka wadato, Marka alshabaab dhaqankooda dhaqan muslim maahan culumada dhanna way isku raacday inay khawaarij yihiin. Marka bal adigu doodaan ka soo jawaab