ALlAha haa koxifdiyo walasheey waana kaaka mahada cilinaaya dirigaalinta qoroxoda badan ee mara waaliba naala agjoogto waxabaadaan isakeebadala mara waaliba koo dhakeestoo❤
@xuriyoali7628 Жыл бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@naima7573 Жыл бұрын
Masha allah❤walshay qalih Ayaan indho we love you illahay darti❤️
Allah ha caafiyo gabadhaan wey xanuunsantahay aniga ayaa isku magaalo lajoogo
@Samiah.A Жыл бұрын
Masha'allah Ayaan bilaneey😘❤ abyo mcn guuleeso jah saa u jeclahay lee dhiiro galintaadaa adii Hamdi warsame❤
@ikrancdy8765 Жыл бұрын
Haa wlh alx sabarka waa xanun lkn waa guul
@nimcodiri145 Жыл бұрын
Asc wlshay jizakumullah qayr dhiri galintada quruxda badan ninku hadu katago wuxu kaga tagay aya badan waa inaad hore usocota bari asaga daremaya wuxu geystey malinbad ledey adigu dulmigu sobaxo ee hays dhibin naftada ubadkada ku mashqul love your self ❤allweys insha allah
@xamdaapdy6514 Жыл бұрын
Alleh ha caafiyo 🥺🤲🤲
@halimaabdi6511 Жыл бұрын
Asc alle qalbiga ha u qaboojiyo Aamin aamin aamin yarabi
Habo wad mahadsantahay cashirkas sida ayan ku xifdiyey malintoo i anfacana ducada wa dhankeyga ♥️👸
@anzalalii9001 Жыл бұрын
Ayaaneey apaayo dadakaada duco iga soo dalab❤waan xanuusanaheye plz isooo duceeyo 40 qof dudooda waa aqbalae🤲
@qalbikaaba-vt2jc Жыл бұрын
Cafimaad taam ah allaha ku siiyo 🤲😭 xbbti ♥️
@gabarhiiran6774 Жыл бұрын
Allah ku cafiyo abaayo 😢🙏🙏
@nadifaosman9389 Жыл бұрын
Allah Haku caafiyo abayo
@fadumofarax5020 Жыл бұрын
Alah ha kufududeyo amuurahaga amiin
@nasteexocabsulqaadir8381 Жыл бұрын
Abyo alllh haku caafiyo
@queenmunera8415 Жыл бұрын
Msha alh ayaaney talo qiimo badan waaye ❤
@kamalali79 Жыл бұрын
السلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيرا
@anabmohamed9926 Жыл бұрын
❤
@LuulHussein-yh2ny Жыл бұрын
Anaa uhoreyo ayaneey hambalyo hambalyo ❤
@MaxamuudCabdi-sd3uk Жыл бұрын
الف الف الف مبروک 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@cadaaladaxoogleh408 Жыл бұрын
Subhanalaah gabashan way xanuunsan tahay tan koowad tan labaad media wax ka raadina way ku jirta malin sheeko wada horta ilaahey ha cafiyo mida kale qasab maaha qof ku rabin inaa qasab inaa ku celi karto u maleyso qadarta ilaahey ha qaadato ha istaaqfurulaahseysato ha cibaadeysato nafteeda ha daryeesho wadanka joogti shuruudo waalidka laga rabo ha ka soo baxdo kow caafimaadkeeda ok inuu yahay labo masuul inay tahay luqada baro shahàdo shaqo wanaagsan sameeso guri wanaagsan il.aha la keebi karo sameeso dhaqaale mida kale masuulkaas iyo inaa danbi galin ama wax aan madia dhigeyso inay ka fiirsato ooyibta madia iyo qeylo buuq madia ina joojiso insha allaah kheyr noqobeysa
Geesiyad runti ayanay wlhi nag nol aya tahay abayo adaya uladhacay wanada allah kuxafido nokana dayo runti duumarka mel wayn ad ujogta mahadsani horay usoco❤
@AxlaamAliyuusuf Жыл бұрын
Ayaaney wallhi Ilama aha saa aqligena udhistay alle qeer hakaa siiye inuu nin nabahdili doono oo.nafteeda number one ii ahaa doonto ama aan guursano ama caadi saa hada nahay inaa badali doonin gabdho badan inee Ila qabaan ayaaney xppti waaku jcl nahay alle nooma kaa qaado
Ayaane cadey saa kuu jeclahay marka najafto wallahi saake dhar dhaqaye qisooyinkaadi hore kuqabsadey yaaba kaadaalayo dumarland hadaa nahy kaaba nootahy wallhi intaa nooshahay wax kudhibo alle kuma tuso farxad igu noolow intaa nooshahay mcn badan ummmmmmmmmc😊😊😊😊😊😊❤❤❤
@QisasChannel Жыл бұрын
😘😘😘😘
@faizaabdulla3604 Жыл бұрын
ASC GABADHAN ABAYO MAFICNO INAY NIN XUN KADABA ORODO WA CEENB WAY ISBAHDISHAY
@faizaabdulla3604 Жыл бұрын
ASC MAMA HANIYEY MAMA WEYN AYA TAHAY GABAR YAR MATIHID ISKU XISHOO ILAAHEY HAKU CAFIYO MAMA
@umumascud94 Жыл бұрын
Allah u gaargaro maskiinta
@cadaaladaxoogleh408 Жыл бұрын
Ayaan abaayo n8nka dhaheyso jinkeyga ninkeeda maaha 4 sano ka hor furay dhahay mida kale ilmaha maaha markii ugu horeysay laga qaado waa markii labaad asagana ilmaha in loo soo celiyo kala shaqeeye u so noqday la haaye iyada guriga u diiday burisay maseer iyo wax hubsi la aan siduu sheegay gabadhan ilaahey ha caafiyo wax kale dhahayo maleh
@user-yj2ik5wd1c Жыл бұрын
Somali ku caawin maayan wllo allah ba ku cawin karo somali lacag iyo hadal bay hayaan
@@QisasChannel Qof la xaqiijiyay inuu fiyowyahay ayaa hadalkiisa la miisaami karaa oo lala hadli karaa. Qof aan xaqiuqdiisa laga war hayn iyo goor uu dhibkaan ku bilawday waxba ma ahan in video laga sameeyo waayo kumaba oga.
@QisasChannel Жыл бұрын
@@Farxadiyoguul muhiimadu maba aha ayada kaliyah inayn imaqasho ee waa in gabdhaha kle laga baraarujiyaa Kastee ahaa
@Farxadiyoguul Жыл бұрын
@@QisasChannel ok InshāAllah kheeyr wll.
@qisooyincajiibahchannel Жыл бұрын
Waahi taasi waa saax waa jaceylka xanuun baadiyahay ruuntii marka qaar 😢😢Nin meeli u cadahay meelina ka madowdaay baan horey uu maqli jiray🤣😂
@housseinmachallaharte2441 Жыл бұрын
Ayann gabdonn ❤😊
@naimay4570 Жыл бұрын
Wale taas been mahan 6:51 taas waxaa fahmi karo qofkii naftiisa jacel anigo marwo reer leh iyo caruur nafteeda aad u jacelahay alxmd walaalahey kale neh ilaahay aqli iyo karti ha siyoo !!🤲🏽😢gabarta qisadan ku socdo ilaahay cafiyo axxxx
@muniishaali6580 Жыл бұрын
Wcs qaliye wlhi waa qiso xanuubadn mida gabdha masriday waa mid xajib ah lkn waa mid ruux adag muuwey qof qofmatah Maka baxasan karo 😢😢
@rahmomahamud1642 Жыл бұрын
Wa hele mid ka fican wayo qof dhinta aya laga sabraa
@maryanmacalin4595 Жыл бұрын
Abaayo hani hadii nin kaagu fiicanyahay nin bas ka sii fiican haduu xunyahayne nin baa kasii xun ee horay usoco walaal
@Saytuunaxmed-e8l Жыл бұрын
asc ayaan gobdoon janalki wayna kawaran ma hagagay
@AyanishAbdullahi-tx6fn Жыл бұрын
Wan ku salamaya abayo
@nimcoqulub4250 Жыл бұрын
Xaqiiqadaa ka hadashy abaayo
@فايزه-و9ي Жыл бұрын
Asc Aaaney Abbyo❤❤❤
@SurtaInamaxamad Жыл бұрын
Maskin alle qalbiga haudajiyo mesha qeyr ka kujiro rabi ya oge hawafajiyo qeyr ka insha allh
@asiyaasiya3628 Жыл бұрын
Barqo wngsn xabiib ❤❤❤❤❤ 0:42
@nacimanacima4981 Жыл бұрын
Ina goobdooney la talin ayan karaba xagen kala so xariira plz
Acuudu bilaah ma markay noloshiisa bad baadisay ayuu saa ugu abaal guday.
@hodanmahamud4919 Жыл бұрын
Asc dhamaan horta waxyaabaha sidan oo kala ah haday ka hadli waayaan dadka wax laga dhagaysanayo ee social media noogu jira yaa ka hadlaya muhiimadu waa inuu qofku si fiican oo xikmadaysan uga hadlo waana qasab inay ka hadasho ayaan
@mom2795 Жыл бұрын
Ayaaney gabartan amay xanusantahay
@naima7573 Жыл бұрын
Ayaneey Wa runta, Waxa u ektagay inay xanunsantahay miskinta. Wa In lu duceya garbta abayo. Wayo adunka Wa ska dhib badanyahe. Dhiri galin iyo garab u bahatay. Dadka isku mid maha. Social media dadka way ka si walayan.😢
Nayaa indho weyn aaway live furawga aad noo sheegty hhhhh War jecli markaad maqlaysid waa sidaan cml
@xafsoahmed9 Жыл бұрын
Ayaaney qisadaan waxaan umalaynaa in asn kaligey 5k oo jeer daawan doono wlhi Faaraxa mustaqbalka kan hadaan daawado wax igama jari doono insha Allaah Inta aan wali guursam meeshaan waligiin haka dhamaanina😂😂😂😂
@Ummu_Shuhadaa Жыл бұрын
Wa Hoygeena 😂
@nimcoccasiis7534 Жыл бұрын
sem😂
@QisasChannel Жыл бұрын
Shukrn xbbt
@AxlaamAliyuusuf Жыл бұрын
@@QisasChannel ayaaney hore saa kuugu soo qoray wallhi waa run gabadhan 2 Sano maskaxdena aa dhisese m.ogtahay ilaa aan ka guursado Iska daaye Ani adi hada noolnahay waa isku xiranahay Abaya
@IqraileysInaahmed-gb1oi Жыл бұрын
Feel free ❤byo lkn wn ku ceshan krnaa mrrka qaar
@QisasChannel Жыл бұрын
Akiid
@asiaqurux Жыл бұрын
Sax wllhi alle unba latala sartaa alle haino gargaaro garab na haina siyo
@IqraileysInaahmed-gb1oi Жыл бұрын
ilaaahey sida marada cad wasaqda looga dhaqo wxey dhibtabaneyso ha uga dhaqo amuura heedana ha usahlo
@omaamir1444 Жыл бұрын
Guri walba asraar ayuu leeyahey karti looga gudbaa iney ilaahey u noqoto quraan aqrisato laba rakco suno tukato xaqa ka maqan ilaahey maalin kusoo celinaa
@JanadAhmed-dn3ut Жыл бұрын
Baastard weeyan waayo mrkn arko iydoo oyeysa mxn habaaryey ninkeeda beenalyda xun uffffff tag dhe maseer waaye
@amranhappy8077 Жыл бұрын
Ayaaney wiilka heesaha qaado sucuudi lagu dilay nooga sheekey
@ladanyusuf5211 Жыл бұрын
Abayo gabadas dhibka allha kadulqaado
@sacdiyahabargidir6589 Жыл бұрын
Qof bini adama hada isku bahdisho asna wakugu cayara tas wa xaqiiq caqliga ilahey nagama qado😢
@xuriyoali7628 Жыл бұрын
Ku saliya NNK SCW SCW
@SharifoCariifАй бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 😊😊😊😊😊😊😊
@umumascud94 Жыл бұрын
Ayaneey wlhi wax kaliya ee aan kugu jecelahay waaa runta
@sahramaxamed8331 Жыл бұрын
Ayaan cadey waxbadan ka faaiiday xxbti ilaahay gabadhaas qalbiga haw qaboojiyo gabdhaha soomaaliyeed ilaahay qiimaheena hana tuso
@MunnaHassan-iq3om Жыл бұрын
Wllshy waad kuutigatay
@suadsalaad1418 Жыл бұрын
Ayaaney gabadhas weyjirantahey saan umaleynayo because ninkii ayey kuwaalatey alaha caafiyo fiyoobi majirto
Ayane wa malintii ukulele horysay ee aan comment kusoo qoro xalayne Marka aad dhahaysay yutubka wax iika dhagan yihiin anikana comment kuu soo qari rabay lakin meshi aan kaqori lahaa wanba wayaay ee away live soo galaa madhihinoo ii soo jawan xbbti wan ku sugaa
@abdimoalim3449 Жыл бұрын
ayaney gabadhan. cawimad ayee rabta ina wadanki lageyo quran lasaro waxeee u bahan thy qof. garab siyo run ahanti wan ka daqnade ninka qabo nin fcn ma ahan wayo markee cafimad qabte wurabay manta ee xanun santhy intuuu carurta ka kaxestay ayuu baxay meshi laka rabe inee wadanka intuu geyo quran saro garab siyo jah kas nin ka ahan
@SiciidoYusuf-tv3wc Жыл бұрын
Asc ayaaney nin waa cadow gabadhaas waaka calool xumaaday wax walba. Kelideedaa. Kadaran lkn alle wax walba waa. Ujeedaa lkn lama. Rabin gabadhaas ineey dhihin. Waa maseeray ineey isiloowsiisaa fcneed nin farxadaada weey dhibee. Haisu jilcinina madaxaaga alle bisaa la hoos dhigaa io labadaada waalid
@aaminasaleeban6943 Жыл бұрын
Indho wayney aaway live kii
@QisasChannel Жыл бұрын
Waan soodaynaa chanalka wayn
@HiduushSheikhabdullahi Жыл бұрын
Asc abyo ayan iwrn sethy abyo waxan karabaa qiso iheysato inaa kuu sheegto ee intee kahelaa abyo murugaa iheysato 😢😢
@QisasChannel Жыл бұрын
Instgramkayga ayaan gobdoon ama fcbook pejkayga ayaan gobdoon
@HiduushSheikhabdullahi Жыл бұрын
@@QisasChannel abyo mcn sawir nooce ah aa kuu saran
@HiduushSheikhabdullahi Жыл бұрын
@@QisasChannel abyo wan ku lasoohadlee iso jwb waku baryaa talan kaa rabaye
@RamlaUpdydiirie-xp2uh Жыл бұрын
Nin bukaanka kugu nacay adoo baahan kaatagay samo banaanee😢