Ilaahay ha u dambe dhaafo dadkii qaaday qasiidadan , kuwii duubay , kuwii soo gudbiyay iyo kuwan daawanayaba .. Ilaahay anigana ha ii dambi dhaafo , ha iina naxariisto .
Wiilkaan waa xer hadana waligeey asoo kale ma arag maashaa ALLAH ALLAH xifdiyo aduunyo aaqiro wacdi iyo waano weey dhaaftay qasadiidaan waxaan ALLAH kabaryaa in ILLAAHEY xerta dhan saan ka dhigo yaa rabii yaa rabii eray walba erayga kale wuu ka qalbi taabasho dherryahay walaal ducaan kuu awoodaa qasidadaan darted janada firdowso ILLAAHEY ha kuugu galiyo .Amiin
@sohaib91383 жыл бұрын
Nafta aan xakamayno xabaal inta aan lagaarin Qasiidadan somaliga ah runti waa waano aad uwanagsan qofki siwacan udhuuxa hubaal wuu is badali allow idin xifdi kan qoray kan qaday kan duubay kan so galiyey allow janada idinka warabi oo nagu kulmi jannada iyo inta ila djagaysanaysa
@mohamudhassan23805 жыл бұрын
Masha allah waa nashiido wanaagsan.
@anisomashaallah5865 жыл бұрын
Maaha allaha ale hakuxifdiyo sheeq
@khadrogure3784 жыл бұрын
Sssdfdhghjkhjug fgjjf hhffh
@khadrogure3784 жыл бұрын
123rtyu89102050
@cabdulaahimaxamuudmaxamed19284 жыл бұрын
Sakaada xoolahaaga hadii aadan xisaabin xaqoo ilaaheey tad miyaadan xoog ku haysan ..sakada waa tiir waajib ah masha alaah allaha kaa abaal mariyo walaal soo gudbinta ad noo soo gudbisay khayrka ilaahe hakaa abaal mariyo Aammi Aamin Aamin