Waano Guud- Muxaadaro Qiimo Badan -sheekh cabdirahman sheekh mursal

  Рет қаралды 16,640

Qanso SomaliTv

Qanso SomaliTv

Күн бұрын

Marka U horaysa waxaan dadka u dardaarmaynaa cabsida Alle, sida allaah uu Quraanka kariimka ah noogu sheegay {dadyahaw mu’miniinta ahi haddad Eebe ka cabsataan oo ka dhowrsataan wuxuu iddin yeelayaa faraj (nabad gelyo) wuxuuna asturi dambigiina. (anfaal 29)}.
Sida aynu wada ogsoonahay Eebe nooma abuuran dheel-dheel wax walbana waa naloo kala cadeeyey. Ajasha (mudada) qofka loo qabtay
waa wax kooban, qof walibana maalin ayuu dhimanayaa laakiin yididiilada iyo waxyaalahu qofku had iyo goor ku fakeraa waa mid aan dhamaanayn.
Waxaan maalin walba aragnaa qof dhintay ama mayd la sii wado, ma ku fekertay marna xiliga aad adiguna dhimanaysid. Dadka ahlu cilmiga ah (aqoon yahanada diinta) waxay yiraahdaan markay ka hadlayeen dadka geerida iyo Eebe ilaaway, [ dadka geerida ilaaway wax kasta oo ay ururshaan ma dhergaan, mana gaaraan waxa ay ku fekerayaan (yididiilada), aduun aan wax tarayn ayay ururiyaan, meel ayan degayna ayay dhisaan, aduunyo aanay gaarayna way ku fekeraan.] siduu Eebe quraankiisa ugu yiri, {iska dhaaf ha cuneen oo ha raaxaysteen waxaa mashquuliyey yididiilada ay ku jiraan goor dambe ayaay ogaan doonaan. ( al xijri 3)}. { ka waran haddan u raaxayno sanado ka bacdina uu u yimaado wixii aan u yaboohnay (geerida iyo cadaabaka), maalkii ay ku raaxaysanayeen waxba u tari maayo maalintaa.(Shucaraa 205-207)}.
Qofkasta oo muslim ah waxaa laga doonayaa in uu had iyo goor xusuusnaado dardaarankii Nabigeena nabad gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee, wuxuu yiri {waxaad had iyo goor xusuustiisa badisaan kan macaanka iyo raaxada gooyo oo ah geerida}. Waa hadal kooban oo aad ka fahmi karto waxyaalo aad u tirio badan kuna xusuusinaya meesha aad maanta joogto iyo waxa kaa dambeeyo in aad had iyo goor sahay u qaadato meesha aad barri tagi doonto. Shiikh culumada muslimiinta ka mid ah ayaa wuxuu yiri [ ilaah ayaan ku dhaartaye qof kasta oo nool inaga nakka mid ah wuu dhimanayaa ka bacdina wuu baaliyoobayaa (dhamaanayaa jirkiisu) dabadeedna dhulka ayaa cuni jirkeena iyo dhiigeena sidii aan hore dhulka wixii ka soo baxa aan u cuni jirnay, dabadeedna waxaa imaanaya Eebe hadalkiisii ahaa { Marka suurka (buunka) la afuufo waxaa suuxi doona (dhiman doona) cidkasta oo joogta dhulka iyo samada ilaa ciddii Eebe doono maahee, dabadeed markale ayaa la afuufi doonaa Waxaa la arki dadkii iyagoo wada taagan oo qabrigii ka soo baxay ( zumar 68)}.
Maalin maalmaha ka mid ah ayaa Nabiga (nabad gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee) wuxuu soo aaday dhinaca qabuuraha si uu uga qayb galo qof la aasayay, markuu nabigu soo gaaray qabriga afkiisa ayuu nabigu fariistay wuxuu bilaabay inuu ooyay, ilmadii Nabiga s.c.w ka soo baxday ilaa ay qoysay ciidii saarnayd qabriga daantiisa, saxaabadii nabigu waxay bilaabeen inay aamusaan iyago la yaaban oohinta nabiga oo hore loogu dhaafay dambigiisa, wax yar ka bacdi ayaa nabigu isaga oo ooyaaya wuxuu saxaabada ku yiri “walaalahaygiiyow tan oo kale u diyaar garooba waxay soo maraysaa qof kasta oo idinka idinka mid ah”. Nin ayaa nabiga wuxuu waydiiyay qofka dadka u caqli badan, wuxuu nabigu yiri “dadka had iyo goor xusuusta geerida oo had iyo jeerna u diyaar garooba, kuwaasaa ah kuwa dadka u caqli badan, waxayna la tageen sharaftii aduunyada iyo karaamadii aakhiro” (ibnu maajah).
Sidaan ognahay dadka maanta qabuuraha ku jiraa waxaa laga yaabaa inay ahaayeen dadka aduunka u raaxa badan una waqti (cimri) dheeraa, ama dadka ugu sharaf badan, maantana waxaa guryo u noqday qabuuraha, waxaa wehel u ah mugdiga, darisna waxaa u ah lafaha dadkii hore oo geeriyooday, maalkoodii waa la qaybsaday, waxaa dhab ku noqotay Eebe hadalkiisii aaha { ma waxaad moodeen in aan idiin abuunay dheel-dheel oo marnaba xagayaga aydan u soo noqonayn (mu’minuun 115)} . Marna walal ma ku fekertay maalinta aad dhimanaysid, maalinta aadan lahayn xeelad aad uga fakato geerida, marka geeriduna kuu timaado qoomamo ku anfacayn, hadda ayaad haysataa waqti waxaad hor istaagi doontaa Eebaha aan wax ka qarsoomi karaa aanan jirin sida Eebe quraankiisa ku yiri {maalinta eebe laydiin soo bandhigi doono, maalintaa wax Eebe ka qarsoomaya aanan jirin ( alxaaqa 18)}. Sidoo kale wuxuu alle noo sheegay qofkasta inuu dhimanayo wuxuuna ku yiri quraanka kariimka ah, { Naf waliba waxay dhadhaminaysaa geerida, maalinta qiyaamana qof waliba wixii camal ah uu la yimi ayaanu siinaynaa, qofkii laga dheereeyo naarta janadana la geliyo wuu liibaanay, nolosha aduunyaduna waa nolol wax kadisa. (aala cimraan 185)}.
Inaad had goor xusuusnaato geerida kana fakarto wixii camal ah oo aad samaysay waxay ka mid tahay waxyaalaha Eebe loogu dhowaado, wax kasta ood aduunkaan ku haysatana aduunka ayaad uga tagaysaa waxaa ku raacayaa camalkaaga, haddii uu yahay mid xun waxaad la kulmaysa wax xun, hadii uu wanaagsan yaahayna waxaad la kulmaysaa wax wanaagsan, marka Eebe loo tagana wuxuu eebe oran {waxaad maanta noo timaadeen qof waliba isagoo kaligii ah sidii aan markii hore idiin abuurnay

Пікірлер: 18
@dadaalchannel7083
@dadaalchannel7083 5 жыл бұрын
ماشاء الله هذه اجمل الصوة سمعت........،
@zeynabshekhzeynabshekh4924
@zeynabshekhzeynabshekh4924 8 жыл бұрын
illaaaah haku xifdiiyo anaguna ha naguu.an facoo
@salmaahmed-gk6hp
@salmaahmed-gk6hp 4 жыл бұрын
Mashaa alaah
@zeynabshekhzeynabshekh4924
@zeynabshekhzeynabshekh4924 8 жыл бұрын
mashaa Allaaah shekh abadi raxaman
@dagan3004
@dagan3004 8 жыл бұрын
Illahayow no naxariiso yaa rabi yaa allah
@abdirahmanmohamed5609
@abdirahmanmohamed5609 8 жыл бұрын
walaal qer allah ku siiyo sawirada quraanka ka daji
@ahmedyare7641
@ahmedyare7641 8 жыл бұрын
Jazakallah khyr Allah Swt miisaanka xasanaadka ha kuusaaro , kuwii hadalka dhegaysta kiisa fiicana qaato Allah Swt hanaga yeelo aamiin
@dagan3004
@dagan3004 8 жыл бұрын
Jazakallahu khayr
@mombaba7039
@mombaba7039 8 жыл бұрын
مشاءالله بارك الله فيك
@deqohasan5084
@deqohasan5084 8 жыл бұрын
illahey ajir iyo xasanad an laso gobi karin allahaka siyo anakana alla hanagu an faco aduun iyo aqiro allahuma aamin
@Dabayare
@Dabayare 8 жыл бұрын
Alla kuwan maxaan ka koray, wakhtigaygii bay iga lunsheen siday ilaahay baa wax walba soo sida iiga dhadhicin jireen markaan yaraa. Iyagauna dhuuso kaliya bay aduunyada ku soo daraan.
@farhiyabulle8341
@farhiyabulle8341 5 жыл бұрын
Masahlla
@aminamuuse3517
@aminamuuse3517 5 жыл бұрын
masha allah shiikh jasakallahu khayr waajasaa alleh misaanka xasanaka haku saro insha Allahu raxmaan
@d-y-a5208
@d-y-a5208 8 жыл бұрын
Mashallah sh please now sow record Gareey QUR'AAN CODKAAGA SWEET
@asaaakinayaaa4779
@asaaakinayaaa4779 8 жыл бұрын
Coments
@malfas3133
@malfas3133 8 жыл бұрын
I'll ah ajar haka siyo
@ticertice9132
@ticertice9132 4 жыл бұрын
Waxaan ku wacdiyaa shan buug sababta oo ah saddex riyood darteed, waxaan ku dhowaaday inaan cawaan u noqdo cilmi-baarista aan ku helo Baybal dhab ah oo la akhriyo Markii aan ka qaatay buugaag Bawlos oo aan ogaadey inuu yahay rasuul been ah, waxaan maqlay shan buugaag, waxaan ka qaatay buugaag laxiriira Bawlos, waxaanan ku maqlay riyo kale sidookale buugaagtii Thomas iyo Filibos, markaa waxaan soo qaatay buugga Muujintii maxaa yeelay waxay tilmaamaysaa Badbaadiyaha ayaa ah bilowgii aroortii kaas oo Ishacyaah isaga lagu tuuray isla magacaas, ka dib markii uu qaatay buuggaas riyo ah waxaan arkay nafteyda oo carruurtayda u sheegta inaad garanaysid sida loo akhriyo Kitaabka. Buuggii ugu dambeeyay ee aan ka soo qaatay Axdiga Cusub wuxuu ahaa Yacquub, oo la saaray maxaa yeelay waxay leedahay u tag odayaasha oo way ku bogsiinayaan oo dembiyadiina asal ahaan waa la cafiyi doonaa. Buugga 5-aad waa Matayos, Yooxanaa, Yooxanaa 1aad, Injiil Thomas iyo Injiil Filibos, labada buug ee ugu dambeeyay waa masiixiyiin xiriir la leh oo waa xer. Waxay leeyihiin wax sii sheegid in ilaa meel toban meelood meel ka hadhaan "Israa'iil baan qiyaasayaa" markaa erayga asal ahaan waa qarsoon yahay iyo isfaham. Sagaashan iyo afartan iyo afartan, laba dhacdo ayaa dhacay, Israa’iil waxay waddo ugu jirtay sidii ay dib ugu noqon lahayd iyada oo laga soo noqday asal ahaan in laga saaro, iyo buuggaag hammadi laga helay oo ay ka koobnaan doonaan Injiilka Thomas ee ku jira injiilka Filibos. Marka waxaad arki kartaa waxsii sheegiddan la fuliyay oo hadda waan fahmi karnaa, naftaada raadso. Ishacyaah 6: 8-13 8 Markaasaan maqlay codkii Rabbiga oo leh, Yaan diraa? Yaase noo tegaya? Oo anna waxaan idhi, Waa i kane aniga i dir. 9 Oo wuxuu igu yidhi, Tag, oo dadkan waxaad ku tidhaahdaa, Wax sii maqal, oo waxgarasho ma leh; Weligiin arag, laakiinse weligaaba ma aad garan doontid. 10 Oo qalbiga dadkan dhiirrigeli. Si ay indhaha wax ugu argaan, oo ay dhegaha wax ugu maqlaan, oo qalbiga wax ugu garan, oo u soo jeestaan ​​oo u bogsiiyaan. Markaasaan idhi, Sayidow, waa ilaa goorma? Oo isna wuxuu ugu jawaabay, Waa ilaa magaalooyinku baabba'aan oo aan ciduna degganayn, ilaa guryuhu noqdaan kuwo baabba 'ah, oo beerihiina ay halligmeen oo ay baabba'aan, Ilaa uu Sayidku cid walba u diro meel fog iyo dal kale dhammaantiisba. Oo in kastoo toban meelood oo meel ay dhulka ku hadhaan, haddana mar dambe waa la baabbi'in doonaa. Laakiinse sidii geedkii la gooyay iyo geedkii la gooyay oo la gooyay markii la gooyay, ayaa farcankii qoduuska ahaanayaa uu dalka ku noqon doonaa. Waan ogahay inay u muuqato wax aan macquul ahayn laakiin iyagu sabab ayaa jirta. Yeremyaah 6: 16-19 16Rabbigu wuxuu leeyahay, Jidadka dhex istaaga, oo bal wax fiiriya, oo bal dhabbayaashii hore haybsada, oo meeshuu jidku wanaagsan yahay, oo ku dhex soco, oo markaasaad naftiinna nasasho doontaa, laakiinse waxay yidhaahdeen, Annagu ku socon mayno jidkaas. ku jira. 17 Oo weliba waxaan idiin dhigay waardiyayaal, oo waxaan idinku idhi, Buunka dhawaaqiisa dhegaysta. Laakiinse iyagu waxay yidhaahdeen, Annagu waxba dhegaysan mayno. Sidaas daraaddeed, quruumahow bal maqla, oo ururkow, bal ogow waxa kuwan ku dhici doona. 19 Dhulkow bal maqal! Bal eeg, belaayo baan ku soo dejin doonaa dadkan, iyo midhaha fikirradooda, maxaa yeelay, erayadaydii ma ayan dhegaysan, sharcigaygiina way diideen. Ishacyaah 8:14 14 Oo wuxuu ahaan doonaa meel quduus ah, laakiinse labada qoys oo reer binu Israa'iilba wuxuu u noqon doonaa dhagax lagu turunturoodo iyo sallax lagu xumaado, oo dadka Yeruusaalem degganna wuxuu u noqon doonaa dabin iyo siriq. Caamoos 8:11 Bal eega, waxaa soo socda wakhti aan dalka u soo diri doono abaar, oo abaar ayan u ahayn biyo ama harraad laakiin waa inay maqlaan erayga Rabbiga, oo waxay ka baxdaan badda iyo badda iyo tan woqooyi. xagga bari bay u ordi doonaan oo hore iyo dibba u doonan doonaan ereyga Rabbiga, laakiinse way heli doonaan. La muujiyey Daanyeel 12: 4 9Laakiinse adigu Daanyeelow, erayadaa qari, oo kitaabkan shaabadee ilaa wakhtiga ugu dambaysta, Kuwa badan baa hore iyo dib u socon doona, aqoontuna waa kordhi doontaa. Ka dib markaan soo aruuriyay shanta buugaag waan ka bogsooday fibromyalgia waxaanan la kulmay Aabahayaga jannada ku jira, Badbaadiyeheenna labo jeer, Angel Jibriil waxaan duulay boqol iyo lix iyo toban jeer dhamaan riyooyin waxaanan ka dhigtay Facebook-ga Ticer Tice 4 sano ka hor inaan dadka kale u keeno runta. , waa bilaash inaad eegto, ma jiro qorshe kaliya caqiidada. facebook.com/profile.php?id=100011399036855
@hasanadenxuure5188
@hasanadenxuure5188 8 жыл бұрын
Masha-allah
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 239 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 114 МЛН
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 54 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 6 МЛН
🔴 Exclusive Bayan at Birmingham by Molana Tariq Jamil | 22 Feb 2023
2:42:17
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:00
Sheekh Mustafe Siirada Nabiga (ﷺ) | Qaybtii 2aad
3:29:56
Siirada Islaamka
Рет қаралды 93 М.
Sirta Nolosha !!!! Sheekh Dirir
18:11
Qanso SomaliTv
Рет қаралды 1,7 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН