allah ha xafido sheikh umal runtuu idiin sheegay.soomaaliyey intii wax ku qaadan weydaa midhaheeda ayey guran doonaan wakhti aad u dhow,diinta allah ha fahansiiyo umada.
@fatimaali67994 жыл бұрын
Jazakallahu khairun Sheikh Mohammed Umal. May Allaah bless you Ameen 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Your words are always accurate 💓💓💓masha Allah God bless you sheikh
@lebiskalondon4 жыл бұрын
Ameen!
@khadijamire98465 жыл бұрын
Dadka dhulka gaaalda ku dhagan wali alle haso hanuuniyo walhy talo mahayaan gaajo inay udhintaan ayaa laguu qaatay intay gaalo raacilaheeyaan. Allaw soo badbaadi caruurta somaliyeed.
@sadiamohamoud26175 жыл бұрын
Khadija Mire amiin amiin aniga qaraxa kii ku dhinta la qatay midkii qurbo ku halaabi laahay ilahay hasoo hanuuniyo
@inasayidabdule22515 жыл бұрын
Ameen yaa rabbi
@jjhassan70315 жыл бұрын
Kuwa wadankii joogo halaga heli soo dhaweyn oo walaalahooda soo haajiray ha soo dhaweeyaan. Afxumada ilmaha la dhahaayo hala joojiyo. Gaal ka carar iyo Somali afxumo iyo caruurtii oo leh gaalo ayaa ka hadal macaan kana naxariis badan somalida Somalia joogo. Marka caruurta iyo waaladiintaba hala soo dhaweeyo oo haloo naseexeeyo
@Yana-tu3el4 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi.
@quindro2684 жыл бұрын
JJ Hassan. Masha allah. Well said.👍❤️...
@ridwanugas94654 жыл бұрын
jazakalaahu kheyr sheekhaana sheekh Maxamed Abdi Umal Alle haku xafido
@maxamedshariffe24455 жыл бұрын
Sheikh Mohammed umal jazaaka Allahu khery
@nadiraahmed85625 жыл бұрын
ManshaALLAH tabaarakalaah waa muxaadaro qiimo badan oo dadkeenaan qurbaha la hadlaysa gaar ahaan Jaza’akaALLAH kheyr ya sheikh
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزاك الله خير وبارك الله فيك يا شيخ حفظك الله ورعاك SHEEKH ABAALKAAGA JANATUL FIRDOWSA ALLAAH HAKA DHIGO CILMIGII ALLAH KU BAREY WAAD NA SOO GAARSIIYAY ALLAH AKTIISA MARQAADI BAAN KA NAHAY ANAGA AYAAD NAGA HADLEYSAA لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم حسبنا الله ونعم الوكيل SHEEKH NOO SOO DUCEEYA MEEL AAN AADNO MA NAQAANO JIHADII WAYNAGA DHUNTAY
@inasayidabdule22515 жыл бұрын
Amatallah Waan Ameen
@amuu82865 жыл бұрын
Jazakallah kheer Sheikh
@leylasheekh63685 жыл бұрын
Jizaka Allah Kheyran Sheekh Mohamed umal
@leylafarah91905 жыл бұрын
Allaahaaa. Ah. Ku. Xifadiyo. Aamiin
@ibraahimabdullahimohednour825 жыл бұрын
M.a allah ku barakeyo sheikh❤
@sucdimoha21575 жыл бұрын
Baaraka allahu fiik sheekhow allow diinta kugu cisee allah hakuxifdo......
@muktarabdisalan58364 жыл бұрын
Mashallah jazakala khayr shekh umal allaha ku xafido
@nimcomuhumed78565 жыл бұрын
Masha Allah shekh maxmed abdi umal Alle haku xafido
@ubahabdi87255 жыл бұрын
Jzsakalaahukhayran shekh umal
@FARHANDAHIRR5 жыл бұрын
jazakallaahu kheyran sheekhanaa.
@omarmohamoud58924 жыл бұрын
Mar hore ayaan go aan ka qaatay inaan awlaad ku dhalin yurub. Waxaan dib ugu laabtay somalia/beledwayn halkaas waxaa iigu dhashay wiilkayga aan jeclahay. Waligayna kuma tala jiro in aan qoyskaygaa keeno hurub, anigana waan ka dhamaanayaa insha allah halkaan.
@maryansalad39644 жыл бұрын
Taladaad haysaa Allah hakugu sugo
@nasraismail27914 жыл бұрын
Waad nasiib badantahay wll illahay hakaa wado
@احمدالغامدي-ك9ن4 жыл бұрын
Masha allah sheq umul ألله يحفظك ويسعدك ويحميك إن شاء ألله
@niimosheeq53625 жыл бұрын
Sheekhoow waano iyo wacyigalin intaas baa nagu filan qofkii damiir iyo diin leh ma joogayo Europe dadka lacagahooda business gashtay Ilmihiina galiya ,dadka aan waxba haysana Rabbi ha u yassiro meeshii khayr u ah...aamiin Soo duceeya walaalayaal innu Rabbi khayrka na waafajiyo
@abdulrahmanjama85724 жыл бұрын
Amiin ya Allah
@mohameddiidii.80085 жыл бұрын
Masha Allah sheikh Umal Alle haku hafido.
@zeynaaahmed60775 жыл бұрын
ilaahow Xaqa ina waafaji Dhamaanteen. 🤲🏻😭 Yaa Allah Aduunka ha inagu fidneeynin dhamaanteen 😭☺️
@SadiyoAbdullahi-i8o Жыл бұрын
Allah ha ino fududeeyo saan oga guuri lahaa ku falan jiraa intii ubadkooda bad baadsaneysana allah ha garab galo