Subcanalah odey waynbad tahye ilahay u noqo dad wallo ah baad dabka dhexshidaysa
@saidnoor9609Сағат бұрын
WAXAAN DADKA YUSAN SOO HOR FARIISAN WAA ODAY DOQON AH MEELBUU SOO FARIISTAA MARKAAS AYUU NACNAC LASOO FARIISTAA WAAR UMADA KA BAYDH
@cabdixuseen1839Сағат бұрын
Si walba ha udhaqmaan reer wadani waa laga guulaystay wlhi waan dhaarte guuul muuse biixi mida kale waa ragii ictisaam ka tirsana odayashan sab dhigtay ceel afwayn waana raguu muse xadhiga ugu balan qaaday marka ma cawri ayay wax kaga qaadayan jeelku wuu xaadhanaya muuse guul somaliland
ADEER GARXAJIS AFQADHMUUNOW ADIGA OO KALE WAXBA MA WAYDIIYO, GARXAJIS WAA KAA HANTIYAY GUUSHIIYE MAXAAD GALABTA HAYSAA INAN GUMEEDOW,
@xogdoonkawarkaСағат бұрын
Kaalay Horta inader maydaan horte u guulaysan waxanoo Cabaada Iska daaya waligeed ayaa la Kala guulaysan jiray ana mucaarad ayuunbaan noqonaynaa ee nagu ogaada