No video

Waayo Arag "Cabdi Malow Oo Ka Waramaya Taariikhda Qisooyinkii uu usoo joogay" Somaliland-

  Рет қаралды 121,829

Hargeisa Tv

Hargeisa Tv

Күн бұрын

Waayo Arag Cabdi Malow Oo Ka Waramaya Taariikhda Qisooyinkii uu usoo joogay. Somaliland-

Пікірлер: 111
@ibrosaki2109
@ibrosaki2109 4 жыл бұрын
Alle haw naxariistu marxuunka waxa igu maqaala ah in uu yidhi Dhaxaan iib iyo abaal ku cunee Bal aan ku itaalo Orodkana
@AWOOWEMEDIA
@AWOOWEMEDIA 4 жыл бұрын
Wareysiga intii macnaha lahayd kuma jirto. cabdi malow nin taarikh badan ayuu ahaa, muhiin ma ahan wixii la cunijiray berigaas ee waxaa muhiim ahayd taariikhdiisa iyo murtidiisii faraha badnayd inaad waydiiso. Waan ka xumahay jaaniska aad ku hesheen iyo sidaad u beerdarayseen
@CumarcigeCige
@CumarcigeCige 4 жыл бұрын
Alla ha kuu naxariisto nin caqiiba leh iga dheh
@NOREDIN666
@NOREDIN666 4 жыл бұрын
Allaah janadi haka waraabiyo. WXU aha waayo arag. Odayadii hore ee ISAAQ. Qalbi furan iyo niyad Sam ayuu lahaa. Bashaash buu ahaa reer magaala ah. Allaah haku naxariisto nin qalbi wacan baad ahayd oo cidna necbayn
@sooraanmire7791
@sooraanmire7791 4 жыл бұрын
Ilaahay haunaxristo kornyil Cabdi faraax cateeye
@warcimranchannel5083
@warcimranchannel5083 4 жыл бұрын
Cabdi malow allah hawnaxaristo murti buulaha :.inaan waabshan ismodayee ma wedhafadiba wareerten
@yousufabdirashiid9899
@yousufabdirashiid9899 4 жыл бұрын
Alle haw naxariisto Abdi faarax caateeye (cabdi malaw).
@naasirismail108
@naasirismail108 4 жыл бұрын
Waa khadar cakuule oo yar meeshu waa ciinkii kasoo horjeeday dugsiga faarax oomaar beertii cabdi malaw sidaan filayo.
@jimcaalemohamed2111
@jimcaalemohamed2111 4 жыл бұрын
Waa runtade waa omaar secondary
@abdirisakgagaa7957
@abdirisakgagaa7957 4 жыл бұрын
War ninkan walahi markii aan magacisa maqlayay xitaa hadrawi ma aqoonin. Cibadeeysa cindiga ku hayee danbaa igu celin ciyaaraha.
@zermaahir186
@zermaahir186 3 жыл бұрын
Wariyahan waan la dhacay
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 4 жыл бұрын
Cabdi Malow wuxuu dhashay 1925-kii sidaan hadalkiisa ka fahaney. Aabihii wuxu dhintay 1932 kii dagaalkii labaad ee adduunka ka hor weeye.
@cabdikarimofficial4689
@cabdikarimofficial4689 11 ай бұрын
AHUN aabahay oo geeriyooday 2010 da'da wuxu ku geeriyoday 75 waxanu dhashay 1935 cabdi malow 10 sano ayu ka wayna ilahay ha u naxaristo labadoodaba
@rabbitalloudaa9242
@rabbitalloudaa9242 4 жыл бұрын
alle ha u naxariisto *Cabdi Faarax Caateeye*
@raxeeyecilmi7643
@raxeeyecilmi7643 4 жыл бұрын
alle ha unxriisto abdi malow
@shabeel7467
@shabeel7467 4 жыл бұрын
Allah Yarxamo ilaahay jano firdowsa haka waraabiyo.
@cabdiraxmaangaas1301
@cabdiraxmaangaas1301 4 жыл бұрын
Allah odeygan sheekooyin badan baan kaqaley
@abdisamed9911
@abdisamed9911 4 жыл бұрын
qaali ladan hhh maxaa kamida
@MohamedHassan-fe3kq
@MohamedHassan-fe3kq 4 жыл бұрын
Allaa ha ku naxariisto
@abdisalamelmi55
@abdisalamelmi55 4 жыл бұрын
Asc goormuu dhintay
@abdisalamelmi55
@abdisalamelmi55 4 жыл бұрын
Goormuu dhintay
@mohamedismail697
@mohamedismail697 4 жыл бұрын
Asc g/sare abdi faarah caataye waxan 1987/87 ayan aniga nin la yidhah Mahamed liban adan la shaqayn jirnay dhakhtarka caafimadka we meliteriga anagoo ah marka ardaydi shaqada qaeanka wuxuu ahaa nin aad ufiican aadna noo ilaalin jray isaga nin dhakhtar ahaa oo la odhan jiray g/sare Husain abdi buux ilahay ha u naxaristo wuxuu ahaa nin aan intake badan kaftama waxan xasuustaa malin ay wakhtiga qadada ahayd ayan kijada ama kusheenka kala soo baxay plate yar oo barris ah waa halkan iminka dhakhtraka caruurtu yahay cabdi oo lebisan darajadisa ayaa ii yedhay waar keen bariska an kula cunee waxan ku udhi cabdow inta reek a yogi maga soo kaxaysay ayad garamki yara nagu qabsanysaa intu qosalay ayuu yidhi waxan u raciyay intad hudheelka na gayn lahyd wuxu yidhi Intaan darajada dhigo man anba garamkayga dacalka qabsado hadal sidas u eg wuxuu ahaa nin aad u nasxaris badan buu aha
@MustaphaJama
@MustaphaJama 4 жыл бұрын
Waraysi khasaaray iga dheh. Wuxuu wakhtigiisii kaga lumiyey maxaa la cuni jiray iyo maxaa la raaci jiray. waxxay ahayd inuu ka warayso taariikhdiisii iyo suugaantiisii
@samsamm5996
@samsamm5996 4 жыл бұрын
MJ waa run weriyuu waxba muu aqoon Cabdi malow wuxuu ahaa abwaan Sarkaala ee weriyuu waxba muu aqoon
@alimahamud9824
@alimahamud9824 Жыл бұрын
Allaha ha u naxariisto odayga
@naasirxasanobsiiye9540
@naasirxasanobsiiye9540 Жыл бұрын
Allh ha u naxariisto mujaahid buu ahaaye
@zaakiahmed
@zaakiahmed 4 жыл бұрын
Alle ha ku naxariisto. Awoowo
@AqoonJire
@AqoonJire 3 ай бұрын
WaakuwaawaylihiiWareegaaye Maragiiwadijiraybaawakhtiguhelay Allowkuunazariiso
@abdihassan5893
@abdihassan5893 4 жыл бұрын
Kkkkkkk aniga oo jira 10 sano ayaan maqlijiriy. hada waxaan jiraa 47
@johhnmeyzon906
@johhnmeyzon906 4 жыл бұрын
Ahun libaax Somali wayn ka baxay
@nimoyusufabdillahi4868
@nimoyusufabdillahi4868 Жыл бұрын
Illahy ha ku naxaristo adero
@marwosaciid448
@marwosaciid448 4 жыл бұрын
Abdi maloow ma xasuusataa dukaankayahow sonkorta iyo sabiibka gadaa saca iyo weysha ma isku sicir baa?
@abdishakurfarhan1563
@abdishakurfarhan1563 Жыл бұрын
allaha u naxariisto cabdi malow
@siciidlegend1749
@siciidlegend1749 4 жыл бұрын
Mansha allah
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 4 жыл бұрын
Alle how naxariisto
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 7 ай бұрын
Hablaha wala weyn wanaagoodiyo Waxaa iswaayay weelka hoosyaal Ilaahow kuu naxariiso
@salibanabdullahi6151
@salibanabdullahi6151 4 жыл бұрын
Allah how naxariisto halyey.buu.ahaa.naga.baxaye
@abmc7613
@abmc7613 4 жыл бұрын
Alaha u naxariisto marxuumka cabdi malow waa maqli jiray wuxuu lahaa war murtiileh
@ummumanaal6494
@ummumanaal6494 4 жыл бұрын
Horta cabdi malow alle haw naxariiste qolamu ahaa
@ismailjama178
@ismailjama178 4 жыл бұрын
Cindi Kaafiya waa Arab.
@mawaahipaadan2807
@mawaahipaadan2807 4 жыл бұрын
Halyeey cabdi malow(not waraysi lkn sheeko)
@cr.kaambul6355
@cr.kaambul6355 3 жыл бұрын
Allaw kuu naxariiso
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 жыл бұрын
*Markaan waaga dhaw waqooyi u kaco, waxaan WALO WAYN wadada ku arko inaan wasaya walaahay ah* *ABDI MALOW itixaan buu ahaa*
@Omarmohamed-yp1ev
@Omarmohamed-yp1ev 4 жыл бұрын
Markaan wiiga dhoow waqooyi uboxo
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
kkkkk.
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 4 жыл бұрын
Wareysigan inuu qiimo leeyahay waxaad ku garanaysaa wariyaha ayaa ha mid aqoon buuxda u leh warysigya waxa u waydiinay suaaalo adiga ka dhex guuxaaya alle ha xafido wareysi kle oo uu qaaday wariyahan no so galiya
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
Weriyahani ma Khadar Cakulaa?.Wuu dadaalay weriyuhu.
@cabdiraxmaangaas1301
@cabdiraxmaangaas1301 4 жыл бұрын
Waxan wadi jirey kawaantobo wardigaan lahayaa wadada
@daahiromarali8106
@daahiromarali8106 Жыл бұрын
Abwaan aamiin
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
Allya raxmaa Cabdi Faarax Caateeye
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Waa barnaamish qaaliya
@somali.cartoon.channel
@somali.cartoon.channel 4 жыл бұрын
Taariikhda waraysigu xilimuu ahaa
@madadaaloqosol8457
@madadaaloqosol8457 2 ай бұрын
Wareysigaan sanadkee ahaa
@khadar6424
@khadar6424 4 жыл бұрын
Runti waxaan odhan karaa wariyahan wariye nimo uma qalmo maxaa yelay sida uu waraysiga uqaday waa zoro maxa lacuni jiray Iyo maxaa lacabi jiray iyo etc. waxasi wax aan uqalmin wadadku/adero tarikh badan ayuu usoo jogay in kasto wakhti jahiliye iska ahayd lkn wax badan onan aqoon ayuu usoo jogay taasna waa ujeedada aan wariyaha u dhalilayo ani koley aqoon uma lihi waa wil somaliyed uun lkn wax walba siduu yahay ina loshego fokirkagana aad dhibato waa muhiim
@seibjilly7603
@seibjilly7603 4 жыл бұрын
Khadar A waa mihiim 1930 wixii la cuni jirey in la is waaydiiyo
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 Жыл бұрын
Cabdi Malow ila wallahi yaraantaydii Waan xasuusta, waxaan xasuusta maalin bandow ah oo faqashtii hooyaday xidhay, oo Cabdi Malow oon jaar ahayn lala hadlay uu soo daayay. Berri danbe London ba ku arkay mar ay ingiriisku casuumay.Ilahay ha uu naxariisto
@saidmohamed745
@saidmohamed745 Жыл бұрын
Faqash
@cabdikarimofficial4689
@cabdikarimofficial4689 11 ай бұрын
Wll tolow imisadibu dhintay AHUN cabdi malow
@Ducaysanetv
@Ducaysanetv 5 ай бұрын
2006
@sabahmahamuud8787
@sabahmahamuud8787 4 жыл бұрын
Hargeysa arab baa iskalahaa iyo qalax qalax baa jujirta taariikhda aabkacid a aayn may mari jirin wadadaasi waana waa loo maro baigubdle
@mahadomar7099
@mahadomar7099 4 жыл бұрын
May lahayn oo ragii ugu horreeyyee dagay ayay ka mid ahaan yen lkn inaan lahaashaha hargeisa u yeelo waxba iga hor taagna arab sababtoo ah waa seedddi waa beer seediyaal ilaahay haydin xafido rag iyo dumar waan idin jecelahaye
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 4 жыл бұрын
antan waqliyo wareerku dhicin ganshanle wanagsanaya c / malaw maxa kaxasusataan halhays ayu ulaha murtida c/ farax alle haw naxariisto
@miiraalmiiraal9880
@miiraalmiiraal9880 Жыл бұрын
Intan waqliyo waraarlu dhocin gashaanle wanaagsanaya
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
AHUN
@abdiadansamatar2703
@abdiadansamatar2703 Жыл бұрын
Maqaadirtu meelna kaama dudee Ma imaray mooodharkaan waday
@ahmedbadalabdiqani6717
@ahmedbadalabdiqani6717 4 жыл бұрын
Abdi Faarax
@warsamebadar3526
@warsamebadar3526 4 жыл бұрын
Wariyuhu tababar ayuu u baahan yahey, sida wareysiga loo qaado, su'aalo diyaarsan oo uu waydiiyo, jawaabta oo uu sugo sidey u kala xiiso badan yihiin ayuu waqtiga u siinayaa, kamana dhex galayo. Sidoo kale qofka aad wareysaneyso waa inuu jiraa waqti uu meel sare ama hawl muhiim ah madax u ahaa oo markaa aad ka wareysaneyso waxqabadkiisii....
@somaliboysstudio9044
@somaliboysstudio9044 Жыл бұрын
Xaafadii Daruuraha
@ahmeddhicis1685
@ahmeddhicis1685 4 жыл бұрын
waxaan jecelahay sheekooyinkiisa
@alibarre3871
@alibarre3871 2 ай бұрын
Dukaanyahow siliidiyo son Korta gadaa Saciyo wayshu ma isku sicirbaa.
@abdiwelisiciidguray4835
@abdiwelisiciidguray4835 3 жыл бұрын
Qardho quman ban ka qaylinayee Ma hdaan galay qaba qawsin Dugaaga qardhan la deris ahayo Dashiishe iyo deerayahan dubays ma weheshaday Buraantu ma baytul maqdisbaa
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 7 ай бұрын
Buraantu ma baytalmaybaa ayay ahayd
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 4 жыл бұрын
CABDI MALOW WUU DHINTAY WAA vEDOE LA DUUBAY
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 2 жыл бұрын
Allah ha naxariisto Cabdi Malow 😢
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar 2 жыл бұрын
Goormoo geeri yooday
@faysalyusuf363
@faysalyusuf363 4 жыл бұрын
Meesha barnamijka lagu qabtay irginti iskulka farax oomar guriga cabdimalow u ka so hor jeeda iskulka ninki garanaya garanaya
@abdirizakahmed6501
@abdirizakahmed6501 4 жыл бұрын
Cabdi malaw Waxaan uheeysanjiray Sheeko lasameeyey
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
allow kuu naxariiso waa nal reer sheekh isaxaaq ka baxay kaftan ku dhable hal abuur a.h.u.n cabdi malaw
@sakariyeabdulahi2043
@sakariyeabdulahi2043 4 жыл бұрын
Azl Mcl maxa ku diiday somali ayu ka baxay inad leedahay Reer heebel ayu ka baxay Khayr alle ha ka dhiigo
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
@@sakariyeabdulahi2043 waa siday saxda ku tahaye raali halayga ahaado haha
@ahmedmuse1165
@ahmedmuse1165 4 жыл бұрын
Azl Mcl Idinkana qabiil baa idinla degey
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
@@ahmedmuse1165 walaahi soomaali oo dhan buu la degaye wax anaga gaar nagu ah maaha si kalana haddii wax loo eegana dee qabiilku wax badan oo fiican oo uu leeyahaa jirta wax badan oo xumina wey garab socdaan ee saa u kala garo.
@jablibaax
@jablibaax 4 жыл бұрын
Reer sheikh isaxaaaq yuu ka ahaa zxp Alle haw naxariistee
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Hal haysyo badan oo uu leeyahay baan maqlay
@hanadali6155
@hanadali6155 4 жыл бұрын
Ma Ninkii yidhibaa Habartan walawayn ugu waynayd iyo ma xalaan -----waalidiintii 🤣🤣🤣🤣
@ismailjama178
@ismailjama178 4 жыл бұрын
Hanad Ali waa laftiisii.
@goobemohamoud1806
@goobemohamoud1806 4 жыл бұрын
Haaye haaye
@mahamedyusufm6428
@mahamedyusufm6428 4 жыл бұрын
Boqor cismaan waa la qaadijiray
@jahaadmuxumed5525
@jahaadmuxumed5525 4 жыл бұрын
Tolay ma maantaan walaweyn tii u weyneyd iyo waalidadii. ...
@goobemohamoud1806
@goobemohamoud1806 4 жыл бұрын
Ku cadeede hhhhh
@mohamedgurhan7442
@mohamedgurhan7442 4 жыл бұрын
Waar iidoor waxbaa Qabsaday
@maxamedibrahim5746
@maxamedibrahim5746 Жыл бұрын
Shanta gambo ayaa shilin ahaa
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 Ай бұрын
RAGA NIMO
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 4 жыл бұрын
Fadumo magaalo 😆😆😆
@jaama20
@jaama20 4 жыл бұрын
maxuu cajalada ka jaray kan jaahilka ah.
Mulaxamiiste Cabdi Kariim Jiir - Melodist
28:01
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 196 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН
مسبح السرير #قصير
00:19
سكتشات وحركات
Рет қаралды 11 МЛН
TAARIIKHDA XAAJI CABDI WARAABE   HCTV Q1AAD
49:55
Horn Cable Tv
Рет қаралды 213 М.
SİYAASADİİ SABABTAY BURBURKA SOOMAALİYA FULL MUUQAAL
44:20
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 24 М.
Barnaamijka Taariikhda Mujaahid Lixle | SAAB TV |
40:47
SAAB TV
Рет қаралды 401 М.
Maanso Jacayl ah iyo Abwaan Gaariye
10:23
Muhsin Media
Рет қаралды 127 М.