Waayojoog:"Gaani layma yidhaa hadaanan Dhafoorka kaa toogan"Halgamaa C/risaaq Alfa Qaybtii 11aad.

  Рет қаралды 7,179

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 47
@AbdiWarsame-e3c
@AbdiWarsame-e3c 22 сағат бұрын
Si fiican ayaad taariikhdu u haysaa waad kala taqaan dadkii xidhnaa oo dhan weliba waqtigii lixle iyo muusa cabdallaha .
@dahaboqurux1858
@dahaboqurux1858 6 сағат бұрын
Hambalyo waayo joog😊. Aad baad ugu mahadsantihiin taariikhda aad soo gudbinaysaan. From Canada
@abdit8270
@abdit8270 16 сағат бұрын
Waar ninkaas kooshin baa loogu yeedhi jirey iskuulka xuseen giire ama shacab boys ka....aad baan u granayaa waxaan xasuustaa bidhi iyo distiile iyo birliq...waan ku salaamay abrizaq alfa!
@casaanyociisood2515
@casaanyociisood2515 Күн бұрын
Mujaaahid/xildhibaaan jamaal xildhibaaan dhugad ee golaha guurtidaaa kasoo duub ninkaaaa in badan badbaaday ee baabuurtii aabihiii iyo naftiisiiba snm u horay ee qasooyinka cajiibkii ku dhaceeen ninkaaa soo warayso 10 jeer in kabadan ayaaa lagu soo Hal qabsaday mujaahid jamaaal dhugad iyo nagiib badnaantiisee from gabiley gobolka cagaaaran
@MohamedIbrahim-se7wk
@MohamedIbrahim-se7wk 22 сағат бұрын
maxamed cilmi galaan noogu xigsii please
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 12 сағат бұрын
mujaahid cabdirisaq waa funnyy
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 Күн бұрын
Daawasho wanaagsan
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 23 сағат бұрын
Ninmankaa koonfur laga keeney 1973 ayaa koonfur lagasoo xidhey qiyaastii 13 nin ayey ahaayeen waxaanse qabaa hadda inaaney wax naflihi ka nooleyn halgamaa cabdi risaaqow anigu xiligaa dilka laydinku qaadey xabsiga mandheera ayaan ku jirey siiba qolka 4aad
@maxamedmaxamuudyuuduf5839
@maxamedmaxamuudyuuduf5839 Күн бұрын
Dhinac way yihiin oo odayga habeen snm ay dulmartay ee xaafadoodu waa mujaahid
@AlikhadarAli
@AlikhadarAli 23 сағат бұрын
ISAAQOW HAYEEY DHULBAANTE WAA KUWAAN ....HUB IYO SAANAD BAA LAQANIIMEEYSAN OO HARGEEYSA BAI USOO SOCDAAN
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 22 сағат бұрын
Barnaamijkan waayo joog waxay ila tahay aniga inuu yahay barnaamij dhex dhexaad ah.
@khiremohammed
@khiremohammed Күн бұрын
Waad mahadsan tihin waya joog barnamujka siiwada xanrabna ina sofadhisiso muj mohamed kahin waxna kaweydiso dagaalkii burahaa miriye 1984 waxkale oo aadso dhisisa barnamujka muj Ahmed mire waxanad waxka weydiisa dagaalkii burco kadhacay burco 1988 mahadsanid
@himilofishingcompany2565
@himilofishingcompany2565 Күн бұрын
Ilaahay qabyaaladan ha inaga qabto. Lkn waxaan idiin sheegayaa waxa dad iyo dal ay ku baa baan waa qabyaalada. Sidan ay hada wax usocdaana jihadaa burburka ayeynu haysanaa, Hadaynaan is daba qaban. Somaliland guul
@AbdiWarsame-e3c
@AbdiWarsame-e3c 22 сағат бұрын
Wacayaa ahayd taariikhdu bishii juun ee 1982.
@HahahKaka-w9t
@HahahKaka-w9t 14 сағат бұрын
NINKA AAD LEEDAHAY WAAYO JOOG WLL WAA FULAY DAMBIILA AH TAARIIKHDANA WUU KA BEEN SHEEGAYAA SIDII LOO QABTAY CIDA QABATY REERA DHAN ISAAQA AYUU HALIGI GAADHAY WLL WARIYAW WAYDII CIDII UU DHIIBAY WARQADA KOLAY ANIGU MAALINTAAN IMAADO SOMALILAND AYAAD OGAAN WAA BEENAALE
@khadarahmed1898
@khadarahmed1898 Күн бұрын
WAAR LONDON AYAA KA NOLOL XUN NOLOSHA WADANKEENA TAALA ..WAXBA YAANU NINKANI KA SHEEKAYNIN
@OmarHaji-rn3tz
@OmarHaji-rn3tz 17 сағат бұрын
Wariye maxad uu waraysan ladahay abdirahman dhadhan wax badan iyu haya
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Күн бұрын
BUGCO IYO WAGAABAYE❤😂😂😂😂😂
@KaderElmi-u1x
@KaderElmi-u1x 9 сағат бұрын
DEEWAR MUJ. GARXAJIS BILA CAMALKA KU BADAN MARKA WARAYSIGA MARKIIBA WALAGA QAADA KUWA ZUBEERIYADUNA WAA JAANISKOODA YAR SIDA LAGU HELANA WAY ADAGTAY
@landerbinulandef5p
@landerbinulandef5p Күн бұрын
Iyadoon Faqash joogin Kula ciidi dadkaaaga AHN Gaariye
@AbdiWarsame-e3c
@AbdiWarsame-e3c 22 сағат бұрын
Waa sidii musqilihii kkkk
@YusurHadliye
@YusurHadliye 10 сағат бұрын
Alfa nin sheko yaqana
@ismailahmedhassan8865
@ismailahmedhassan8865 18 сағат бұрын
Waligii cabdirisaq alpha ma ridin xabad kumana jirin dagaal faqashta ee siyad bare lagu jabiyey wuxuu ahaa dhalinyaro wuxuu lu jiray mudaharaadkii dhalinyaradiu uffo ee ka soo horjeesatay xukunkii faqashta ka dib waa la xidhay dhalinyaradas mudaharaday waxana lagu xukumay dil toogasha ah ka dib waxa dhacday in 1984 kij uu kaftan cawil cadami burhaan iyo 2 nin oo kale midi wuxuu ahaa macalin. ayaa afduubtay diyaaradii somali airline waxana afduubka fuliyey kaftan cawil cadami waliba wuxu diyarada ku dhex dhawacay mid ka mida shaqalaha diyarada.. cawil cadami wuxuu diyarada is yidhi ka dejiya 🇾🇪 dawladii yementa koonfureed lknse yementii konfureed wey diiday aakhirkii waxa laga dejiyey itoobiya waxayna snm soo bandhigtay qorshe ah in la soo daayo dhalinyartaas waxa tv ga iyo idaacada ah laga soo dayey kaftan cawil iyo 2 diisii sxb oo u afhayeen u ah macalinku .. wuxuuna macalinku sheegay in sii loo soo daayo diyarada iyo inta shiciba ee saran iyo inta shaqalaha dawlada ah ee uu ka mid ahaa badhasaabkii dawladii afweyne ee hargeysa ama goboladii woqooyi waxa dhacay wada hadal uu dhex dhexadiyey talyaniigii kaas oo lagu sii dayey dhalinyartii uffo ee mudaharaday markaas ka dibna waxa la soo dayeey diyaradii... somali airline
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 10 сағат бұрын
Geela u xuun yahay naaxi geela
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Күн бұрын
QABYAALAD GURRACAN
@CabdiAskari-l1o
@CabdiAskari-l1o Күн бұрын
Daarod doofaar wa waxi loso maray somliland
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Күн бұрын
@CabdiAskari-l1o INTA AAD CUQDADDAA QABTANA WALLEYDAAN IDIINKUNA HORUMAR U GAADHAYN UMADDAA KALENA U HANANAYN QULUUBTOODA QABYAALADDIINNAA SHUBA OO MARNA IDINKU IS CAYDHSADA MARNA UMADDA KALE,ILLAA QIYAAMU SAACAH,IIDDOOR WAGAASH IYO KUFRIGA WACAD ALLOOW YAAL, WAA NIMAN WALAALA AH TANIYO WAAGA AAKHIRO, E
@CabdiAskari-l1o
@CabdiAskari-l1o 15 сағат бұрын
@mohamednur1696 gacantayada ayaanu ku ciilbaxanaye miyaanu cadhonayna
@mohamednur1696
@mohamednur1696 10 сағат бұрын
@CabdiAskari-l1o WALLEE IYO BILLEE CIIL BAX KAA DHEER ALLAAHNA KA FOGAATEY AXMAARO AYAA DHULKAAGII LAGA IIBIYEY BAD IYO BERRIBA ISKA HADLOOW INA IGARRE,BADDA SOOMAALIYEED TAN ETHIOPIA UGU DHOWI WAA XEEBAHAAGA ,AFAR QABIIL OO AAD ADIGU KOW KA TAHAYNA,ETHIOPIA AYAA LA WAREEGEYSA WAQTI AAN FOGAYN,DHULKAAGUNA GELGELIN LAGU DAGAALLAMO AYUU NOQONAYAA MOOGOOW ,ALLAAH WEYNE HAKUU NAXARIISTO MAYD NOOL OO AFKA KA NOOL AYAAD TAHAY,
@AbdiFosi-my4vt
@AbdiFosi-my4vt 18 сағат бұрын
Sxb nasir xgeed ka dhacday aad ayan kuu tabnay
@hassanhersi149
@hassanhersi149 18 сағат бұрын
inadr waayo joogow mujaahidiinta ARABKA maxad iyana u waraysan weydey ama guutadii sancaani
@khiremohammed
@khiremohammed Күн бұрын
Fadlan waraysi kaqaada labada mujahiid mohamed kahin iyo Ahmed mire dagaladii 1984 _1988
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Күн бұрын
Hadday kari karayaan Muuse Biixi ayaa watay ayay odhan lahaayeen....!!!!!!.
@Nameless-i5v
@Nameless-i5v Күн бұрын
Waar aniga yaa i waraysanaya?
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 13 сағат бұрын
horta dadkeena inay geel dhaqadan ama beer fashaan maaxa loolayaa waa cadi wa shaqo ka mida shaqooyinka dunida ku faanto inaga waxaaba la moodyaa jaahilnimo war waxad ka shaqynayso Allah ba ku qoray adoo caloosha hooyada ku jira isaga kugu toosinaya oo ku tusayaa waa qadar ilahay shaqona wa shaqo qof walba ilahay cafimad siiyay ha shaqysto geel anigu meel lagu dhaqayo xata aqoon hadan imadowadanka laga yabeee inana dhaqdo ama digaga dhaqdo ceeb maha sidi inanki markankaka yimi shaaha iibiyay aad ula yabteen isagu waxas ma arko wuxu arkay dadku inay shaha jecel yihin oo ka iibsanayan lakiin dadka wadanki qar baa iyago gaajoonayaa hadi shaqooyinka qaar diidaya dee waanay gaajooon haday run u gajoodan wax wax siiya wayan way shaqysan lahayen manta oromo aya ka shaqysata Somaliland way ka cali badan yihin beri daro dhisanayan adna halkii baad shaaxdaysa waxasi waxay
@khiremohammed
@khiremohammed Күн бұрын
Muj hidku waa naasiib wanaag inu geelraco isago dalkisi hoyo jooga oo nabadqaba
@abdillahibasheabdi4904
@abdillahibasheabdi4904 Күн бұрын
Dadkeenu wax walba way qabiilaynayaan yaab
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Күн бұрын
Waa nasiib daro in uu Mujaahid uu geel raaco 2024
@Muusegarow06
@Muusegarow06 Күн бұрын
Geela ma wax xunbaad u taqaan sxp
@abdillahibasheabdi4904
@abdillahibasheabdi4904 Күн бұрын
Ma lo buu raci lahaa
@AlikhadarAli
@AlikhadarAli 23 сағат бұрын
ISAAQOW HAYEEY DHULBAANTE WAA KUWAAN ....HUB IYO SAANAD BAA LAQANIIMEEYSAN OO HARGEEYSA BAI USOO SOCDAAN
@AlikhadarAli
@AlikhadarAli 23 сағат бұрын
ISAAQOW HAYEEY DHULBAANTE WAA KUWAAN ....HUB IYO SAANAD BAA LAQANIIMEEYSAN OO HARGEEYSA BAI USOO SOCDAAN
@AlikhadarAli
@AlikhadarAli 23 сағат бұрын
ISAAQOW HAYEEY DHULBAANTE WAA KUWAAN ....HUB IYO SAANAD BAA LAQANIIMEEYSAN OO HARGEEYSA BAI USOO SOCDAAN
40 Qiso┇40 Qiso Ee Ygu Saameynta Badan 2023ᴴᴰ┇► Sheekh Musdhafa Xaji Ismaciil
3:26:03
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 110 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 34 МЛН
Rrugët e Lirisë - Episodi 15 (Tregime të Vjetra)
1:07:04
Produksioni DONJETA
Рет қаралды 55 М.
Vitet e Randa - Episodi 14 (Histori të vërteta)
1:04:20
Republika TV
Рет қаралды 28 М.
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2,1 МЛН
Rruga e ndriçuar [ 12 Dhjetor 2024 ] - Dr. Shefqet Krasniqi
53:59
Dr. Shefqet Krasniqi
Рет қаралды 837
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,5 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 110 МЛН