Waayojoog: "Majeerteen ayaa geelii ugu badnaa ka dhacay Daraawiishta..." Abawaan Qorane q-7aad

  Рет қаралды 4,991

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 13
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 11 ай бұрын
Geele miinale wali waa noojoogaa from mj
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 11 ай бұрын
Miinanley cuntaye madaxa u balaari soo tay ka dhacdey
@nasirtungub9839
@nasirtungub9839 8 ай бұрын
Geelii miinanle waa laga soo ceshay majeerteen
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo 11 ай бұрын
Awaare, gurdumi, cagaarweyne, jigjiga duleedkeeda, afbakayle, fardhidin, doraatoole, jidbaale, dayuuradle, jiidali, xamaas midhashi, fardhidin, beer, birco, kiridh, caynaba, wadamagoo, waridaad, eyl, garoowe, duleedka qardho, duleedka beledweyn iyo hiiran meelo kamida, dalyare iyo buurta sayidka. Iyo meelo kaloo badan. Sida 46 darwiish oo Buraan lagu gubey.
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 11 ай бұрын
Abwaanku muxuu tariikhda Gabayga salaan carabay baa Leh ee u khaldayaa
@ruwaydaseid
@ruwaydaseid 11 ай бұрын
@osmanahmed7832
@osmanahmed7832 11 ай бұрын
Gabaygii Salaan Carrabay ee caanka ahaa ayuu inaadeerkii siiyey. Laakiin dhib ma leh oo waa ninka quruxda inantiisa xildhibaan ku noqday! Waa ninka iska qoslaya ee sheekaddii Aw Jaamac Cumar Ciise taariikh nooga dhigaya!
@isaabdi1478
@isaabdi1478 10 ай бұрын
TANI WAXBA ISUMA OGOLA XITAA GABAYGII SALAAN CID KALUU SIIYEY
@awaaare718
@awaaare718 11 ай бұрын
Gurdumi awaare barikama xigto lkn hawd ayeyka xigtaa, Waa iga baraarujin.
@axmedcaabi3194
@axmedcaabi3194 11 ай бұрын
Daaroodka Jabay Waa Isaaq Dadab Ku Xeernayde Maxaan Kaga Digtaa Nin La Dilay Saw Ma Daba Aalo Gabaygaa Salaan Carabay Baa Lahaa, Gabayguna Wuxuu Daba Socday Gabay Cali Dhuux Tiriyey Oo Ahaa Waa Lagu Digtaa Ruux Haduu Kuu Darnaan Jiraye Bal Dayaad Wadaadkii Wakaa Sii Dabayshadaye.!
@salahahmed2091
@salahahmed2091 11 ай бұрын
Geelii minale xaguu idiinka jogaa Sowtey ka dhacdey miinaley cuntaye madax u balaadhi Ee uu ragii mj ka daadiyey qardaldalo Sayidku ma aheyn nin geel laga heysan karo Waa kii lahaa Nimankii gumeyaan ahey Gaal coof kale
@hurrediiriye4741
@hurrediiriye4741 10 ай бұрын
Gabaygii salaan carrabay ee daaroodka jabay odaygan qorane xaguu ula kacay kkk cid walba dadka horkeenina
VOA Somali Radio Idaacadda Galabnimo 23.10.2024
20:06
VTV Somali
Рет қаралды 4,7 М.
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 23 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 41 МЛН
Barnaajimkan Martida Doorashada | Faysal Cali Waraabe
29:46
Center for democracy and governance
Рет қаралды 524
MUJAAHID XASAN DAGAALKII 77 EE SOOMALIYA IYO ITOOBIYA
14:05
Abdirahman mahir
Рет қаралды 9 М.
Bal Faysal dhegeysta waxa uu ku hadlaayo
10:44
Caliaadantv
Рет қаралды 3 М.
Madaxdu Waxa Ay Ka Yimaadaan Camalada Dadka Sheekh Barbaraawi
23:54
Baraarug Media
Рет қаралды 4,7 М.
DAGAL CULUS CEERIGAABO
12:22
Nuur Media
Рет қаралды 208
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24