Waayojoog: Maxay u aamusanyihiin Maxamed Kaahin iyo ragga kale ee weli jooga"Halgamaa Gamboyare15/15

  Рет қаралды 14,947

CBA TV

CBA TV

Жыл бұрын

Waayojoog: Maxay u aamusanyihiin Maxamed Kaahin iyo ragga kale ee weli jooga"Halgamaa Gamboyare.Q.15/15
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 117
@elmimusa3630
@elmimusa3630 Жыл бұрын
mashaAllah waad ku mahadsan tahay tariikhdaa dheer ee halgankii SNM aad sida faahfaahsan noogu kala dhigtey Many Thanks Dhamaantiin
@ahmedomar2274
@ahmedomar2274 Жыл бұрын
Jzkalah khayr wax fiican ayaa uu ka waramay c risaaq oon aad loogu baahna aad iyo aadna wuu ugu mahadsanyahay taariikhda hdabta ah,ee snm ee uu wax walba waadix ka dhigay waana sidii loo baahna ,adna naasir waraysiyadaada aadbaan kuugu mahadnaqaynaa ee wad mid qudhina nama dhaafo.
@mubarektamuuje7447
@mubarektamuuje7447 Жыл бұрын
Manshallah ilahay cafimadka iyo cimragaba hakuu barakeeyo waad mahadsan tahay mujahid abaalkedana waanu kuu haynaa tariikh qurux badan baad ka sheekeysay oo bilaa turxaana waliba aad jecleysaneyso markaad dhageysaneyso adiga iyo intii halganka kugula jirtayba umadani wey idiin ogtahay wariyeye tariikh fiican baad wadaa hore u soco adna runtii waan ku xidhanahay wareysiyadaada thanks
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj Жыл бұрын
isaga iyo inta la midka ah ee meesha ay maanta soomaali taalo dhigey, hadeeysan ka toowbad keenin Allaah ha ciqaabo yoowmul qiyaamaha
@asiayusuf3445
@asiayusuf3445 Жыл бұрын
Asc wll naasirow sifiican baad u waddaae intaa cabarisaaq sheegayba warayso iyo qaar kale insha Allah
@kulanso2355
@kulanso2355 Жыл бұрын
Odaygan waa geesi gobanimo badan ❤
@mataancabdi102
@mataancabdi102 Жыл бұрын
Muj gambayare waa runtiis waa laga gabadaa kala badh taarikhdi halganka qaarna waaba ka been sheegaan. Inta ay rag badan nool yihin in wax la isla qiro weeye well done adeer
@jamaalabdi
@jamaalabdi Жыл бұрын
Ilaahay haka raalli noqdo Muj. Abdirisaaq abaal kaaga ma gudi karno si kasta oo aynu ugu kala duwannahay masiirkeenna haddana abaal kaaga ma gudi karno Ixtiraam weyn baannu kuu haynaa Naasiraw dadku waa iska wada jecel yihiin in gobolladu si siman uga wada muuqdaan barnaamijkaagan qiimaha badan oo dhinac u badan walaal wax isu sheeguna ma xuma ee qalloocinta iyo caydaa xun Waxaan kaa codsanayaa laba hawl gal oo dhacay inaad si faah faahsan inoogu soo dayso oo aad raadiso please midi waa hawlgalkii Jeelka Burco uu Muj. Haragwaafi kala baxay Xabashiga midna waa waa hawlgalkii Bir-Jeex ee Abdillahi Askar lagula baxay oo weliba Mujaahid ka Caynaba ku nool noo soo warayso please 🙏 mahadsanid New SNM boy Weriye Naasir ❤
@saxardiidjamac3016
@saxardiidjamac3016 Жыл бұрын
Wad mahad santay wariye qiima badan sida wanaagsan eed uqabatay waraysiyadan muj c/risaaq oon la socday ilaa bilowgii iyada oo uu c/risaaq taariikhda uga waramay si aad uwanaag san una Hadassah mahadsanid mujaahid takale sidaa uu kuu sheegay mujaahidku inoo Doon ibraahin dhagawayne,maxamed kaahin, maxamed cilmi samatar ,axmed waysa cade,c/salaan turk,i cali guray sheekh, xasan ganey,and ciise curaagte, iyo rag kale dhamaan toodna taariikhda inooga warayso haday kuu suurto gasho aakhirkana adiga iyo bahda cba taariikhda aad ururiseen bilow ilaa dhamaad ka sameeya ama isugi geeya bought insha allaah
@aliiawill9213
@aliiawill9213 Жыл бұрын
Wallo aadbad ugu mahadsantay barnaamijyadan aad wado waxaanan kaa codsan lahaa haday ku suuro gasho on ad so waraysato muj xasan ciise jaamac waayo ilaa imika wuxuunbaad wadaa garabkii saraakiisha snm na waxay ahayd siyaasi iyo sarkaal mahadsanid
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
Alleh haydin barakeeyo thx CBA TV and mujaahidkayagii xoriyadayada soo dhiciyay Gamboyare. from Gabilay 👮🏼
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj Жыл бұрын
Allaah ma barakeeyo ee Allaah dulli ha ku rido
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
@@OmarAhmed-bi2lj kolay mujahid laba nin kama wada dhexeeye ma kuwu ee galoonka ku qataybaad ama karbaashaad tahay ??? hanbalyo Gamboyare ilahay cadowgaaga ha jabiyo from Gabilay 👮🏼
@user-sf8nd7ml5v
@user-sf8nd7ml5v Жыл бұрын
Maansha Allah Abdirasaak aadbaan kuugu hambalyena sida hufan ee taariikhdii Snm utaxday aniga oo ah Eng Hussein Ahmed AIDID Q0ladi UK Halkooda halganka ka Qaahirana waxka wada baranjrteen salaan iga Hoo walaal ama saaxiib
@cabdiraxmanawnuur2570
@cabdiraxmanawnuur2570 Жыл бұрын
Waxaan hubaa in Ganbayare noo faafaahiyey wax badan oo naga aasnaa, haddii ay jirto calool fayoobi iyo dadnimo SNM ninkaan ayeey ku dhantahay waayo urur guuleystay ee haddana ciil qaba maaha wax la'abali karo ee waxaan difaac mudan aragtida Col: Cabdirisaaq Gambayare
@HardTalk1
@HardTalk1 Жыл бұрын
Waan fahmay Point ka Mujaahidka, waxaan dhegaystay rag badan oo leh waanu eryahay, waynu jebinay, waanu ka guulaysanay oo ka dhigaya in ay dur duro ku socdeen, waase sida Abdirisaq sheegayo taariikhdu run bay u baahan tahay. I'm not GX by the way.
@nasirmohamed386
@nasirmohamed386 Жыл бұрын
Ninkani waa cajiib xitaa hankiisa ayaa wayn ilaahay ku cizee If iyo aakhiro waxaan inta badan arkaa qof siduu U hadlayo ay ka muuqato han yaraan ama kabad badin lkn ninkan walahi halyeeynimaa ka muuqata
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj Жыл бұрын
Allaah ma ciseeyo, haduusan ka toowbad keenin dhibkii uu umadda u geeystey ee uu waliba iskula quman yahay
@user-sf8nd7ml5v
@user-sf8nd7ml5v Жыл бұрын
MUJ Abdirasaak hambalyo iyo salaan walaalnim0 ama saaxiibtino ayaan ku so gudbinaya from UK since 1984 Qaahirana waxku wada baranjiray
@alicismanali2546
@alicismanali2546 Жыл бұрын
Wll c/risaaq ragii xalaasha ahaa mooraaljab ayay udhinteen anigu xarshin ayaan u dhashay walaahi waxaan garanayaa Kumanaan bari iyo galbeed U dhashay Sarakiil Aqoon yahan Dheeman Iyo haldoor Oon muqan L
@saciiddkfsbfkhdmgfn1473
@saciiddkfsbfkhdmgfn1473 Жыл бұрын
marka hore waan salamayaa mujaahid kornayl cabdi rizaq gambayare, iyo tv bariga africa markalabaad waxay ila tagay aniga taariiqda Snm waa taariiq wayn marka la eego jamhadihii qaarada africa waa jamhada kaliya dagaalkay gashay ku guulaysatay dawladii ay la dirirdysana riday hubkiina kala wareertay tankale tankale waxaan ka codsanlahaa tv inuu dib u soo waraysto ragii xabada ridayay galbeed bartamaha iyomarigaba )sida waray siyadii aad ka qaaday muhaahid farax saciid sugule iyo mujaahid fqysal dheere iyo ragii lamid ka ahaa oo kale marlabaad mahadsanid hanoo laato soomaliland ❤
@FreemanV99
@FreemanV99 Жыл бұрын
If SNM didn't fight for a separate state called Somaliland, then where did the idea come from? How come a small group within SNM ranks forced the group to accept the idea of breaking up the country? Did SNM conquer Somaliland's entire territories, including those inhabited by non-SNM groups?
@raamaale5
@raamaale5 Жыл бұрын
That's good question but the short answer is what was happining southern regions has forced them to do so.
@abdikarimismail1171
@abdikarimismail1171 Жыл бұрын
I think you didn't listen fully whole interviews go back to past interviews and you'll find your the answer of your question.....
@husseinnur8250
@husseinnur8250 Жыл бұрын
​@@abdikarimismail1171 Mass wish over rules. You need to do more research on the experiences of the oeople and what happened to the mass people. Peoples' want was heard.
@FreemanV99
@FreemanV99 Жыл бұрын
@husseinnur8250 What mass are you talking about? I don't need to do any research on what happened in 1988 or 1991.
@---bk4lg
@---bk4lg Жыл бұрын
​@@FreemanV99The leaders of Jabhada SNM knew that the real reason was secession . In 1982, the government of Siad Barre was informed by the intelligence of the secession plan, and they sent most sectors of the army to suppress Jabhada SNM . SNM could not control all the northern regions .
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp Жыл бұрын
Wuu mahadsan yahay abtigay Habar yonis maanta waanu doranaynaa hadaanu habar jeclo bari nagaye hanoo kenaan xabdulaahi dahab Odaygan ciro iyo xirsi meesha Hadhafaan wey fashilmeen
@NimcoiimanMaxamed-dm5fh
@NimcoiimanMaxamed-dm5fh Жыл бұрын
Ibrahim dhagawyne so casum ugu horaysi galbedka
@user-mw2tt1um5k
@user-mw2tt1um5k Жыл бұрын
Hoos ugu dhaadhac cali guray idoolaal waxBadan ogyahiin warayso
@ibnusalah3102
@ibnusalah3102 Жыл бұрын
Dhagawayne iyo ragii bilawgii ragaas soo badi wll
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 4 ай бұрын
Col.C/maan malahayga mamaqal miyaa mase wuu illoobay 650.Askari oo ay kujiraan 18 Sarkaal oo Hawiye ah iyo 1 Sarkaal oo Mj.ah inay Hargeysa kabaxeen oo waliba ay wateen 20 Tekniko ah iyo 10.Taangi muxuu u sheegiwaayey Col-ku.
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 Жыл бұрын
Odaygani si fiican oo aan caadifad lahayn ayuu uga hadlay taariikhdaasi. Halganka SNM mid reer dhibaato ka tirsanayey Rajiimkii markaa jiray buu ahaa, ma ahayn mid loogu dagaalamayey qaranimo Somaliland sida dadka qaar u sheegaan. Waxa uu la mid yahay ka immika ka socda Gobolka Sool( SSC) Nothing else.
@user-mi8wf8gy5h
@user-mi8wf8gy5h Жыл бұрын
Waan mahadsantihiin
@MohamedAhmed-yd5cw
@MohamedAhmed-yd5cw Жыл бұрын
Halgankii SNM wuxuu ahaa halgan GX, kii wax kale yidhaa been buu sheegayaa. Qolyaha kale kaalimo kala duwan ayay ka qaateen, laakiin, ma aha kuwo u dhigma.
@dahaali7865
@dahaali7865 Жыл бұрын
Wariye wacan oo wax badan taariikhda SNM darsay. Waan ka helay barnaamijkan. Wariyahan hore uma arkin laakiin waa ka duwan yahay wariyayaaha kale ee mic iska qaatay. Waa wariye dhagaysi badan oo diyaarsan.
@ibraahimbiixi3149
@ibraahimbiixi3149 Жыл бұрын
Geesi,geesi dhalay,ilaaahay cimriga iyo cafimaaadkaba hakuu siyaadiyooo. Waa xaqiiiq dhaba oo runa halgankaasi ood sheeegta runta,sida Mujaaahid Gambo yare,
@noormohamed8427
@noormohamed8427 Жыл бұрын
SNM SHALAYNA ARGAGAXISO BELEED AYAY AHAHAYD OO DAWLADII KACAANKA EEY WAX KU SOO WADA BARTEEN EE HORUMARKA AY DALKA KA SAMAYSAY ADUUNKA OO DHAMI KA YAABAY KASOO HORJEEDA MAANTANA WAA ARGAGAXISADA SOOL KU DUUSHEY EE IIDOOR DHEXDIISANA DAGAALADA KA WADA.
@Mamar6310
@Mamar6310 Жыл бұрын
Mujaahid wuu ka sheekeeyay ma aned kaahin laakin WAXAA dhacaday qolyo qabyaaladi Madax martay baa rag BADAN dafiray waxaanay samaynna sheegatay qararacdaa badatay indr cabdirisaaqow rag baa la dafiray halyeeyo ahaa KOLKAA si alla u daa
@togdheerinasanwayne12
@togdheerinasanwayne12 Жыл бұрын
Mujahid c/risaq gamba yare waa mahadsan yahay wuxu tariikh hayayna si,hufan oo nadiif ah buu uga waramay ninka isaga meeli xanunayso ee wax gocanaya waa yeelkii illahay ha sharfo mujahidka wanan ka xumahay inuu maanta bananka ka joogo dalkii uu usoo halgamay fekerkiisuna wa cadyahay aad iyo aad ban ugu bigay siduu uga waramay halgankii alle haku dhowro mujahid
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 Жыл бұрын
Anigu ma qabo in mujaahidku dhinac gaar ah ka waramayo ee waa pure taariikhdii SNM
@khadarelmi9787
@khadarelmi9787 Жыл бұрын
C/risaaq waa fiicanyahay lakiin waxaa hada ka muuqda inuu wax saxaayo oo uu dib isu dhagaystay waayo waraysigii hore uu cidgaara la hadlaayey ama uu wax u sheegaayey
@mcqalimow6789
@mcqalimow6789 Жыл бұрын
Waxaan jeclaan lahaa inaad noo keento su aasha ah SNM ma waxaaa loo aas aasay in laga hoos baxo dowladii military ga ahey mase in gobolada waqooyi ka go aan soomaaliya inteeda kale? Waan kaa sugeynaa wariye
@dekodhako604
@dekodhako604 Жыл бұрын
Mujahiidkuu inu buugg ka qorabay ahayd intuu nool yahay oo laga qoro nasiirow ta kula tali haddii ad arakto qoralkayga plz
@abdikarimismail1171
@abdikarimismail1171 Жыл бұрын
Ninkani Abdirizack waxan ku jeceshahay jawabihiisa iyo sida anu uga leexleexan runta sidiisa oo kale hadii ay noqon lahaayeen siyaasiyiintu cidna ismaba seegteen....
@awshan571
@awshan571 Жыл бұрын
❤mansha allaah mujahid ganbayare alle ha dhawro ❤
@ahmedalisudi6046
@ahmedalisudi6046 Жыл бұрын
Ninkii hadlayaaba hayska hadlo ninkani waa dahabkii snm
@xamsecali6231
@xamsecali6231 Жыл бұрын
Waxan tabaynaa Taariikhdii Halgan Ee maxamed mooge liipaan Inaad dadyaw kala duwan oo yaqaanay ka waraysato insha allah
@hij3728
@hij3728 Жыл бұрын
ASC Waxaa soo jeedin lahaa barnaamijka waayo joog in uu inoo soo waraysto dadkii xogogaalka Ka ahaa dilkii ahmed aadan ee SNM Hargeisa ku dishy
@kayseali9510
@kayseali9510 Жыл бұрын
Wariye waxad soo casuuntaa oo waraysi ka soo qaadaa mujaahid cali sandheere hargaysa ayuu joogay inta ogaalkay ah..
@dady1100
@dady1100 Жыл бұрын
Mujaahidku taariikh wanagsan ayuuu ka hadley
@mohamedfadal3704
@mohamedfadal3704 Жыл бұрын
Halkaakawad tariikhda
@arahim2843
@arahim2843 Жыл бұрын
Asc all cali guray warayso pls mahad sanid
@baashe09
@baashe09 Жыл бұрын
Abdirisaaq Dalkaagii aad u soo halgantay ku soo noqo oo ka bax Riyo Habeen xalay tagay ah
@tooomtooom4608
@tooomtooom4608 Жыл бұрын
Halganki snm ragna wuu masaarifsada ragna dooshooda ayay naafada jidhkiisa ayay ka muuqata
@AhmedHassan-yo8gr
@AhmedHassan-yo8gr Жыл бұрын
Muk Ganbayare waa nin caafaad qaba .Wariyahan wa amid xanuusanye oo aamin san in SNM xafadooda ahayd
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 Жыл бұрын
Ilaahay ha ku sharfo adeero wasanakan aad ayaad ugu soo Halgantay, anigu waxaan o dhanlahaa in aad madax wayne isusoo sharaxdo.
@abdirahmanhala8372
@abdirahmanhala8372 Жыл бұрын
Waxad ku soo casuuntan xasan maxamed ubaxle Xasan Ganey plz
@AFRICANITV24
@AFRICANITV24 Жыл бұрын
wad saxan tihiin inoo sii wada qof wada dhamaystri karaa ma jiro qof ba in ta u joogay inta u hawl galay un bu ka warai karaa waxa kale waa maqaal un
@gouledxidig32
@gouledxidig32 Жыл бұрын
Mujaahidka buuqa halagadaayo waxbuu sooyara gocanayaa waayo isaga iyo asxaabtiisii halganka wax aya udhaxeeya xogaa ,wax ayuu yara taataabtey ,xataa wareysiyadiisii hore waxa kujirtey Axmed mire iyo Ibrahim dhagoweyne iney faji udhigeen oo ey xidheen marka kadaaya odeyga gujada
@fatimafarah4162
@fatimafarah4162 Жыл бұрын
He is absolutely brilliant lies
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 Жыл бұрын
Mashallah mujahidku sii fcn bu uu hadlay, intaan ka dagalamay uu baan ka hadlay bu yidhi, halgankana Waa lo dhama.
@abdinuur370
@abdinuur370 Жыл бұрын
Waxaan uhaystaa ilaa bilowgaagii Inaad taariikhda snm dad isku reer kaso Jeeda aadkawaraysanayso Adigaana mataystay in su,aalahaasu Kaaga yimaadan dadkaad dòonaysay inaad ugud,biso taariikhda iyo wixii losomaray Wadankan somaaliland
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 Жыл бұрын
Calan cas
@hormohorre9338
@hormohorre9338 Жыл бұрын
Niinbaanu tabaynaa dhagahayaga ka batay Mujaahid geesì muuse dable
@mohamedcali9204
@mohamedcali9204 Жыл бұрын
Walee anaa kugu raacsan ninka ibrahim xagar wada dhaawacmeen soomaaha mise waa midkale ma ila socotaa?
@dsf9824
@dsf9824 Жыл бұрын
Hooyadaa iyo Taariikhda smn ba was
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj Жыл бұрын
jabhadihii wadanka inaga burburiyey dhamaantood waxeey yihiin dambiilayaal umadda soomaaliyeed ee islaamka ah dambi ka galey, snm, usc, ssdf, spm, markaa wixii dhintey weey dhinteen xisaabtooda aaqiro ayeey jirtaa ee Adiga iyo inta nool hadda Ayaad fursad haaysataan umadda cafis weeydiista kana toowbad keena dhibkii aad umadda soomaaliyeed gaarsiiseen ee ilaa iyo hadda haysta, snm iyo jabhadihii kale wax sharaf ah oo ay leeyihiin ma jirtee
@muhiyadiinmaxamedxuseen5497
@muhiyadiinmaxamedxuseen5497 Жыл бұрын
Ninkan walhi nin aad u wada xasuusta weeyi qofkuna halkii uu ka dagaalamay iyo cidii uu la joogay uun buu ogaan karaa Runa wuu ka sheegay intey Jabeen iyo intey guuleysteen intey isku dhaceen Ninkan waxa ku xigi kara xaga taariikh xasuusashada gaboose ama boobe yuusuf
@AbdirahmanWarsame-uc6gc
@AbdirahmanWarsame-uc6gc Жыл бұрын
Ibraham Dhegane+Mohd Kaahin+Mohd Cilmi Galaan+Boobe+In SNM Taariikhdii SNM la urursho !
@mohamedibraahim5390
@mohamedibraahim5390 Жыл бұрын
Adeer kun goor ayanu ku sheegnay halganka qabyaalada ka daa intaad faysal dheere o been ku hadllaya wareysaneyso raagi number 1ka aha aya jooga sida Aadan maal c/Salaan maxamuod jama turki.siciid jama kadiye labo iyo luqun o aha ninkii ugu hor dhwaacmey snm haye muj.maxamed weere raaga keen hadii kale halganka meel ayad kaga dhaceysa by
@maxamuudtimojilic2310
@maxamuudtimojilic2310 Жыл бұрын
Gambayare waxaan ka codsan lahaa inuu iiga jawaabo sida uu ula midoobi karo 6maamul goboleed
@haibesuleiman8388
@haibesuleiman8388 Жыл бұрын
Talo nin weynbuu ku siiyey halgamaagu Jaho walba tag
@faysalmaxamed5157
@faysalmaxamed5157 Жыл бұрын
Asc.muj.aad.ayay.ufiicantay.waanad.kumahad.santahay.halkaa.aan.kawadno.cIda.sIda.xun..u.arkaysa.waa.cid.waxayshegto.garan.wYday
@somalilandguul9852
@somalilandguul9852 Жыл бұрын
Ilaahay umada Kaa qabay waa kuwa liita ee bilaa damiirka ah dabkana ka shidaya soomaaliland ilaahay umada Kaa qabay isku dirka deer Sheekh isaxaaq ayuu xamar u joogaa sodon sanadood markaasuu maanta hadlayaa hadal kuuma yaalo we is qari dhiiga dhalinyarada d reer Sheekh isaxaaq ayaad cuntaa waa doqonkii ugu liitay we isaaq sheeganaya
@hanaapdi7778
@hanaapdi7778 Жыл бұрын
Asc waxaan ku xasuusinaya adiga iyo kuwa noolba ma waxaa loo dagaalamayay dimuquraadiyada mese in dulmi la ddido ? Hadii loo dagaalamay dumi diid waa in aan shacbiga aad haystaan laga illalya dulmiga,gaalnimada loo ollolynayana illahi guusha idin siyiy lagaga cabsado arinkaga ku dar asc
@KAMAALSHAH-sc9ms
@KAMAALSHAH-sc9ms Жыл бұрын
Gaal nimo loo ololaynayo anigu maan arag lakinse dimuqraadiyadu waxay leedahay laba qaybood dimuqraadiyad islaami ah oo sharciga islaamka laga talaabsanayn bulshaduna madaxdeeda soo dooranayso iyo dimuqraadiyad xaraan ah oo kufaar ah oo khaniisnimo iyo maansooniyad wadata labadaas ayay dimuqraadiyadi tahay
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Жыл бұрын
Aniga aragtidayda halgamaaga wuusaxan yahay intii uuka Hawl galay ayuu shegay ano beeshaydu afraad katirsanayd
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
U xanusanyah no more wareysi plzzzz
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
12 sano ayuu socday halganku1978 ilaa 1991 siduu mujaahidka inoo sheegayo
@maxamedsiciid8390
@maxamedsiciid8390 Жыл бұрын
Wariyuhu dhinacaa bari ayuu xiiseeya oo ilaa xamar ayuu utagaa sidaa gambayare u uwaraysanayo kuwii galbeedka iyagoo dalka jooga oo nool mawaraysto dhinac ayuu ujanjeedhaa
@JusminMuxumed
@JusminMuxumed Жыл бұрын
Muj. Kaalay dalkaaga oo naacawdiisa ku raaxayso aad xoraysatay waayo ninka muj. Ah way uga sii dhadhan macaantahay dadka iyadoo qurux badan uun arkay.
@kayseismail6935
@kayseismail6935 Жыл бұрын
Mujaahidku wuu mahadsanyahay laakiin wariyuhu kolay waraysigiisu waa yara dhinac taariikhda dhinac hakadhigin xasan ciise ugu tag waraysi
@maxkoyare2185
@maxkoyare2185 Жыл бұрын
So baxba la leeyo oy sacabka sii lefaysaa cuqdada dadka qaar way u dhashen adna wad u dhalatey sida ka muqato
@IfrahMaxamed-ui9nr
@IfrahMaxamed-ui9nr 20 күн бұрын
Aniga Kula hadlayaa nin Arab ah baan ahayn, aan kuu Yara caqli celiyee dadka xumaan aan Ku jirin lagama qodo, waa munaafaqad. Xasan Ciise iyo Crisaaq Gambayare waa inay kuu sinaadaan waa laba Mujaahid labadubana waa ilmaadeeradaa ee kor u kac sxb.
@JusminMuxumed
@JusminMuxumed Жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahay Muj. C/razaq adiga iyo SNM oo dhanba madaxaa noo saarantihiin sharaf iyo karaamo waxaa idiinku filan dalka iyo dawladnimada madaxa banaan ee Somaliland. 😅
@suldanmaxamuud2556
@suldanmaxamuud2556 Жыл бұрын
Waar taliye ganbayare taarikh.wanaagsan ayuukasheekaynayaa eecabdiraaq waxan.odhanlaa cadhadii kasoonoqo kaalay .taariikhada inanka ladhamaystir..madaa aadqaadatay..madhawee.kasoonoqo.dalka iyo dadkana.kuubaahane oodayartaada ufaa iidee inaadeer.dhaxala ugatag mujaahid
@kayseali9510
@kayseali9510 Жыл бұрын
Qofwaliba ogaalkii uun buu ka waramaa ninkanina sifiican ayuu uwaramay waanu cadeeyey intuu ka waramay inay tahay intii uu usoo joogay ama ogaa wariyuhuna waa mahadsanyahay oo si wanaagsan ayuu uwaraystaa dadka waana sidii loo baahnaa..
@abdikarimismail1171
@abdikarimismail1171 Жыл бұрын
Ma badnee xiisaha kama dhameeysan karno soobadi duuliyaha wareysigisa
@Gobsame
@Gobsame Жыл бұрын
Halgan shacab buu ahaa ninkii reerkoodu cajab galiyo isagay u taala hays ka faano
@umomar2743
@umomar2743 Жыл бұрын
maxa laga shekeeyaa snm oo wanaaga ah oo ay laheed aan ijraam iyo argagixiso nimo aan aheen akhas war waxaa taariikh xumo weeye
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 Жыл бұрын
su aal baan rabay hadaan is lahaa odayga wuu ku noqonayaa waxay tahay wuxuu yidhi markii c/raxmaan tuur la dooranayey suldaan bulbul baa warqadii gudida habar yoonis ii saxeexay maanu suldaan bulbul shirkaa wax badan ka hor dhiman mise laba bulbul baa jiray mahadsanid
@cabdinaasirhaybe6091
@cabdinaasirhaybe6091 Жыл бұрын
Waad mahadsantay waa inankiisii oo imikaba jooga Markaa Naanaysta Bulbul ayuu isticmaalay ee waa sidaa.
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 Жыл бұрын
@@cabdinaasirhaybe6091 haa mahadsnid✌️
@mustafeshide3176
@mustafeshide3176 Жыл бұрын
​@@cabdinaasirhaybe6091 inader halganka waxd warysataa muuse dable ninkii miiga lagu sheegay
@maxkoyare2185
@maxkoyare2185 Жыл бұрын
Isaaqa yar yari cuqdada way isaga dhashen mujahidku wxu daremay wareysigiisa inlo arkey reerku ka dhashe u boobay taarikhti snm se hdii reerba laga dhigo xitaa ma qaladba garxajis iyo isaaqa inta kle lo qaybiyo cudud naf iyo maal nin la sheego o madaxa tiro ahaan tiro ahan iyo tayo ahaan nimanka garxajis hdii runla sheego onlays gabcayn oo wax jira laga garaabayo way jirta o wa xaqiiq se beelaha qar cuqdad darted wxay dhibsanayan in ay arkan tarikhda walalkod g36 se waa dayax 15na tarikhda garxajis waligod way amanaannayen deeq dirir doodba
@abdiabdillahi9179
@abdiabdillahi9179 Жыл бұрын
Si aad uquruxbadan ayuu uhadlay mujaahid GAMBAYARE laakiin suxufi adiga ayaa barnaamijka bilaabay oo daadihinaya ee adiga yaanay eedu ku raacin hadaad SNM malafkeeda bilowday waa inaaad bari iyo galbeedba barnaamijyo kasamysaa odaygu feed bagii soo noqday ayuu kuu duurxulayay hada 90% waa dhinac laakiin dhinacii kalana bilow oo dagaalkii buuraha galbeedkana rageedii raadi oo soo gelitaankii hargeysana rageedii raadi oo yaan dhinac laguu tirin ..... waxaanu codsanaynaa. MUJAAHID MOHAMED ELMI GALAAN. XASAN CIISE JAAMAC, Abdisalaan Turkey, DHAGAWAYNE, waysacade bahasha dagalki buuraha iyo jabintii madheera uun haku koobin. Sidaa gamba yare nin xog haya noo keen. Thanks.
@KAMAALSHAH-sc9ms
@KAMAALSHAH-sc9ms Жыл бұрын
Horta dagaalkii buraha ee galbeed aad bay snm ugu dhinatay waxa ciidankii galbeedka ee 4ta boqol ahaa waxaa kasoo hadhay 30 nin oo kaliya waxii kale ee saraakiil aqoonyahan lahaa ee laga waraysn lahaa halkaasay ku dhibtee
@salahisaaq3921
@salahisaaq3921 Жыл бұрын
Dhuuxo gar xajis baa ku taagnayd mujaahidka markay ka timi ee clipkii ugu danbeeyey ayuu muj ibrahim dhegawayne oo uu yidhi Prof c/Salaam u talinayey dagaalkii buuraha sheekh, iyo ku khatimay magaciisii. Haday kaa timi wixii kugu jiray waa si fiican.
@AbdirazaqHassan
@AbdirazaqHassan Жыл бұрын
Sxb SNM iyo halgan toonna waxba kalama socotid. Reer nacayb iyo cuqdad ayaa caloosha kaa buuxda. Anigoo fikrad fiican ka haysta reerka aad kasoo jeedo, waxan kuu sheegayaa Mujaahidku marna reer wax kama sheegin. Reerkiinu haddaanay taariikh ku lahayn SNM adigu Taariikh been ah uma samayn kartid. HY anigay gacantayda midig ahaayeen. Xoraynta waddankana kaalinta 1aad ayay ka qaateen.
@salahisaaq3921
@salahisaaq3921 Жыл бұрын
Halgan dhan oo umadi leedahay ayuu ku soo koobay garxa jis, uf dhuusadii ku taagnayd ayey ahayd, waanu kaa filaynay uff uff
@faysalmaxamed5157
@faysalmaxamed5157 Жыл бұрын
Muj.c.risaaq.waa.runsheeg.hanbalyo.sidii.ay.ahayda.ayaad.usheegtay
@suldanmaxamuud2556
@suldanmaxamuud2556 Жыл бұрын
Waar ganbayare siwanaagsan ayaad uwadaa eekaalay dalka iyo dadkaa kuubaahan eedhalinyara dhaxal ugatag mada aagaasi madhawee
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 Жыл бұрын
Beenta beenaale
@khaliifismail3978
@khaliifismail3978 Жыл бұрын
Odaygani naga badal hdaba wanu ku cajisnee jaale
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Жыл бұрын
Qurmis waa wada bakhtiyeen inta harteyna Boholaha Xargega ayaa fuudka lagucabsiinaa😂 Revisionists! We are in 2023. Xaarka halaxajisto!
@KAMAALSHAH-sc9ms
@KAMAALSHAH-sc9ms Жыл бұрын
Kkkkk madfac baa la ila dhacayaa iyo waan guulaystay kala reeb ragan gapbeed waqooyi bari iyo magalada dhexdeeda iska celi adooneey
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Жыл бұрын
Wait and see! You ain’t seen nothing yet😮
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 17 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
BARNAMIJKA GOOB JOOG SLNTV
28:01
SLNTV
Рет қаралды 17 М.
Maxaa fashiliyey Inqilaabkii Lixle isku dayey ee Gobollada Waqooyi?
35:30
Barnaamajka Xusuus Reeb Cabdilaahi Darawal Qaybtii 1aad
33:26
Horn Cable Tv
Рет қаралды 154 М.