Maxamed Adam Dugsiye Iyo Faadumo Axmed Dhimbiil 🔥Iyo Heesta "WAKHTIGU WAYS DABA SOCDA"

  Рет қаралды 448,901

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер
@CabdiWali-uy8qe
@CabdiWali-uy8qe 10 ай бұрын
Wayo waayo m/ adan dugsiye hada ilahay waa kacaafiyay waa xaaji m/ adn dugsiye ❤❤❤
@bilandeeqa1928
@bilandeeqa1928 2 жыл бұрын
Adeer kay mahamed aden dugsiyee cimri dharar ilhy haa ku siyo🥰🤴
@nabadraadshe
@nabadraadshe 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal WAAYO WAAYIHII WACNAA. Waa sidaa AUN abwaan Ibraahin Gadhle. Heestan waxaa loogu duurxulay AUN Siyaad Barre oo xilligaa seeftiisu galka ka baxsaneyd.
@nabadraadshe
@nabadraadshe 2 жыл бұрын
@@waayowaayihiiwacnaa waa sida aad sheegtay. Waa dhacdadii 1974tii 👍👍. Maxaa sacab loo graacaay waagaa. Siyaad Barre 10kii sano ee ugu horreeyey wax badan buu qabtay laakiin wixii intaa ka dambeeyey isaga iyo mooryaantii USC baa burburiyey.
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 2 жыл бұрын
@@nabadraadshe SCW Oday Nabadraadshe beryahaan laguma aragee xaalku waa ok sow ma ahan? Haddii aan intaas uga gudbo bariidada, waxaan filayaa in labadaan Fanaan Jaceyl dhab ah uu dhexmaray haddii aanan wax isku qaldeyn ee arinkaas wax ma ka ogtihiin?
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 2 жыл бұрын
nabadraadshe Magac wanaagsan ayaad wadataa. Mansha Allah Tabaaraka Allah. Magacsu wuxu ka tarjumaya khair, wanaag iyo geesinimo. Geesigu waa ninka garta sida fiican u naqa kana shaqaya wixi sax ah ama wanaagsan, lakin maxaa iska galay jacayl iyo siyaasadba. Waxa la yiri "Qofkii aragisu ku deeqo, ayaa oontisu ku deeqdaa". Magacaagu dhab ha ahaado waa na deeqay hadaan u hadlo Rer Social Mediahaba". Magaca iyo sharaftu Kuma timaado bilaash ogow wixi Mohammed Siad Barre ka qaldamay waa wax Allah qaderay قدر الله وما شاء فعل Hase yeeshe Somali sumcad iyo magac ayuu u samayey. Wuxu ahaa geesi banaanka soo dhigay xiiniintaha wiilka Somaliyeed iyo haybadda Gabadha Somaliyeed oo nin geyaan ah marka laga reebo Seede Wayne Kenyatti iyo Ugaandhisba ka cabsan jireen. Inta aan xeeriyey ayaa badan. Waxana ka hadlayaa markii u ku hubayey wiilka Somaliyeed qalab military oo casri ah, midaas oo jilbaha Dhulka ugu dhigeen kuwo muddo colaadi ino dhexeysay waa Ethiopianka. Wuxu ahaa nin rag isku kaxayn kara. Dhaqanka Somaliyeed waa ku ceeb in oday sirqa ah la baacsado inkasta oo aabahayba oran jiray "Haddii aan dalka Somaliyeed tago in laygu dilo waan ka cabsi qabaa, waayo Kacanka aabbo la feker ma ahayn oo nin self employed ah oo dhulkaba aan joogin ayuu ahaa. Aniguse xor waxan u ahay inan wixi ila saxa qaato ama sheego. Maantana waxaan aan arknay baan marag u haystaaye Mooryaan dagaal kula gasha oo marada kaa siibta Intay ay murqahaa ka jaarto Oo meel cidla'ah is geeso Oo ay makaan keed gubto Oo bi'so meesheeda Goorta aad ka meeraysato oo meesha uba dhaafto Haddana miciin ku soo bidda Oo kula mushaaxaysa Marti dille miskiin uma naxaha Dumarna muufaye Wixii aan dheguhu hore u maqal Meel xun kaga doode Maryacalasle, Mooryaan Mindile meel iskuba xoore Waa dhaqan muruugaysan Oon lagu macaasheyne Malabsade maryaha dhiig ku leh Oo mirran habaabaysan Ma mergede miskiin adhi ka xade Maragyo beenaale Oday mudane iyo wiil martiya ah Maydhax kala dhuunte Mujrim dhabahi Somali waa kii murqaha jaray Meel roon ma jooguhu Wanaag nooma soo wade Inkasta oo maryaha shaashka Leh Iyo megefyo soo qaato Wax la mahadsho ma ahae Jinn bay magac wadaagaane
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
@@mohammedabdi7061 sxb dadka adla doodaysid kula garaad iyo garasho midna maaha wadku mahadsantahay
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 2 жыл бұрын
@@mahaddirirgeesood9556 Kkk Dhulka aanu Somalia ka degno Geesagood ku waa ku badanyahay. Walaal Allah igu og inta aan Somalia arkay maba badna lakin Allah mahaddii good registrant dhinaca maskaxda iyo aniga oo ka badbaaday nacayb aan Somali cidba U qaaday iyo research fara badan waan ku keenay intan yar. Kolley hadda waxan tashoonahay in aan social mediaha dembi kala caraabin. Ummadda Allahna aman iga hesho. Waad mahadsantahay walaalkay oo ninki hiil yar ku siiya dad kuulama sinna. Mudane mar kale mahadsanid. Salaan gobeed iyo Garaadnimo gacanta midig ku qabso
@BaxnaanChannel
@BaxnaanChannel 2 жыл бұрын
heesta ugu caansan heesaha Soomaaida. Ayni kasta bulshada ahi wuxuu qaatay dhowrka beyd ee ugu horreeya. AHUN Abwaanka
@omarkhadar25
@omarkhadar25 2 жыл бұрын
Heesta ugu caansan heesaha somalida waa beerlula inta ogaal kayga ah
@hassandaher3563
@hassandaher3563 8 ай бұрын
Abwaan Ibrahim gadhle heesta isaga maskaxdisa ka sobaxday ereyada heesta .ilahay ha unaxariisto. Fanan maxamed adan dugsiye ilahay cimir dheerika iyo cafimaad haku dherreyo. Faduma axmed dhibiil.ilahay ha unaxariisto. Heestu waa heesa aan ugu jecelahay
@ismaildoubad9007
@ismaildoubad9007 2 жыл бұрын
Waa orginaalki heestan mxd aden iyo faadumo axmed wa cumar aden wlaalki qasaaidka tuma
@abdirahmansalah5338
@abdirahmansalah5338 2 жыл бұрын
Heeestu Waaa Hees Qiiimo Badan Waxaaa Sameeyay Ibraaahin gadhle Laakiin Walaal waxaan Kaaa Codsanayaaa Qoraalka Inaad Saxdo Si Caruurta iyo Dadkan Danbeee Afsoomaaligu Ku Yaryahay U Fahmaaan illaaa Afar Kalmadoood Ayaad Qoraal Ahaan U Khaladay
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Heestan waaa heestii ugu horeysay ee aan ka bartay heesaha soomalida iyada iyo heesta tidhaahda igu soo dhawoow ii dhiib gacmaa xusuus kalena way igu leeday 2013kii gabadh aan aad isku jeclayn ayaa iiso dirtay intay iga dareentay in xaalku igu jiq yahay dhoofna maskaxda wuu igaga jirey oo xaaladaydu may ficneyn habeenkii oo dhan ayaan dhagaysanayey runtii waan xasuusta 😓😓 Nasiib xumo calaf iskumanaan yeelan oo 6 bilood ka dib habeenka ayey safar yurub ah gashay Salma immaka waa xaas 3 caruura u dhashay nin kale kuna nool Norway salma samo ku noolow noloshuna kuma xumayso .
@jamalskp7280
@jamalskp7280 10 ай бұрын
Dadkii hore
@daahirdugsiga8653
@daahirdugsiga8653 7 ай бұрын
Masha Allah, adigana khayr insha Allah
@badrinour6288
@badrinour6288 2 жыл бұрын
Wooooooof caleyk codad yar yar oo fresh ah oo ad u macaan m.a aun mama faduma dugsiiya cimriga allaha u barakeeyo ameen🥺🥰❤️
@anabnur2179
@anabnur2179 8 ай бұрын
Waayo good ahaa lovely song Allah ha idin naxariisto jannatul fardowsa Aamiin aamiin yaa Allah
@osmanaden2117
@osmanaden2117 Ай бұрын
Heestani xasuus ayay igu leedahay Radio djibouti ayaa aad loosoo gelin jiray Wakhtigaan jabuuti joogay Bilawgii 2000
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 жыл бұрын
ninka halkaa sawirkisu ka muqda wa ninkii la sawirnaa maxamed mooge waraysigii aad halkan hore uso gelisay saxib waayo wayihii wacnayow bal sawirka ii fahfaahi ma maxamed aadan dugsiiya aad iyo aad ayad u mahad san tihiin 👋🙏😇😇🙏👋
@AhmedSaad-lq2bs
@AhmedSaad-lq2bs 2 жыл бұрын
Waa labadii fanaan ee heesta lahaa haddana aad codkooda maqlayso reer jabbuuti sawirku waa maxamed aadan dugsiiye iyo faadumo (ahub)
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
Wa dugsiye
@yuusufcabdi3702
@yuusufcabdi3702 2 жыл бұрын
Asc jantul fardowso alaha kawaraabiyo
@AliIbrahim-fc4hb
@AliIbrahim-fc4hb 2 жыл бұрын
Heestan oo bayjka ninka ah waxaan qaaday AUN maxamed mooge
@yuusufcabdi3702
@yuusufcabdi3702 2 жыл бұрын
Haa waa maxamed aadan dugsi waaye waa wayo waayo ducadana waa dhankeena ayaan idinleeyahay
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
Allah yaah xisah allah uwadah naxariisto
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 2 жыл бұрын
Adoo dayr adag dhigtaa ilahay kaa dunshaa. Mahad wayne Allah wayn ayey u sugnaatay. Rer Xamarku isla tuducdan waxay yiraahdaan "Ilahay ma kuu gargaaraa, mise gedi gedi ayuu kuu tuuraa?".
@Arafoeleye
@Arafoeleye Жыл бұрын
Alh Cimriga io cafimadka haku barakeyo awowo❤
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Maama fadumo axmed dhimbill wllhi fankeeda aad baan ujeclaa Allh u naxaristo
@maxamuudcabdifaarax3740
@maxamuudcabdifaarax3740 Жыл бұрын
1967 bay qaadeen heestan Kacaankii wey ka horaysay.. Faadumo dhimbil wan jeclahay heesaheeda Aun. Maxamed aadan dugsiiye waa fanaan weyn
@ibrahimalidideh6391
@ibrahimalidideh6391 Жыл бұрын
Waa 1973kii heestani. Waxay ku jirtay riwaayadii la odhan jiray " Geedigii koowaad" oo uu curinteeda lahaa abwaan Ibrahim Gadhle (AUN).
@abassali8016
@abassali8016 11 ай бұрын
Wa ka horysey wa 1973​@@ibrahimalidideh6391
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan ibrahim gadhle
@abdillahifarah7814
@abdillahifarah7814 Ай бұрын
Allah yarhamou et janat el firdows amin à fadumo Ahmed.
@engrashka3510
@engrashka3510 2 жыл бұрын
Faadumo Axmed Dhimbil Allaha u naxariisto, Maxamed Aadan Dugsiiye ma noolyahay.
@adamhoodaale9443
@adamhoodaale9443 2 жыл бұрын
Haaaa
@nellyglittery356
@nellyglittery356 2 жыл бұрын
Erayadii mujaahid abwaan Ibraahim Gadhle (AHUN)
@Arafoeleye
@Arafoeleye Жыл бұрын
Alh haku Naxaristo Habo 🤲🥺
@daahirxasancaraaye9011
@daahirxasancaraaye9011 2 жыл бұрын
Salaaman waaayo wayihi wacnaa❤️👑🙏🙏🙏🙏✋
@munaxayd3551
@munaxayd3551 Жыл бұрын
Waa fanaantii ugu codka mcnaa
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 2 жыл бұрын
Heestan waxa loo qaadayaa dadkii soomaaliyeed ee reer jabuuti wakhtigii faransiisku haystay waxaana sameeyay abwaan reer jabuuti ahaa asal ahaana reer somaliland ah oo waakan leh faransiisow HA DILIN HANA IGA DAGAALIN DUBKAA IIGU YAALE AX WADNAHAYGA DAMQASHADA KA DAA Dalkii kalee somaliyeed hadaanu nahay
@amoudmahdi9937
@amoudmahdi9937 7 ай бұрын
Mararka u leyahay Hana dilin Hana iga dagaliin, Muqdisho Yeey ahayd ilma yaar o Somali ah o islaan cadaan ah o talyani ah ay haysato ay dilayso Yeey aheyd
@AbniWasalama
@AbniWasalama 3 ай бұрын
Abni,wasallama,cubed
@abdiahmed8992
@abdiahmed8992 8 ай бұрын
Abwan Ibrahim gadhle rer Djibouti ala muxuu heeso badan samayay
@abdirahmanyousuf7303
@abdirahmanyousuf7303 2 жыл бұрын
waxaan isku masaalaa ibraahim Gadhle iyo Aun abwaan hadraawi labadaba alle ha unaxriistee. Waa laba abwaan oo isku suugaan dhaw erayo.dhumuc waawayna way tiriyaan
@atocareh7066
@atocareh7066 8 ай бұрын
wow wow waayo waayo waa markay soomali maryoolay dad ahayd...ax hadana waa daad xoor
@fankasomalida274
@fankasomalida274 2 жыл бұрын
🥰🥰masha alaah
@alihanash9829
@alihanash9829 Жыл бұрын
Heestani waxay ka hadlaysaa xoriyad doonkii Djibouti 🇩🇯..waa sarbeeb si aan gaalki gumaysiga loo fanansiin..siyad waxa lagu kacay 1977 ka dib.
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 2 жыл бұрын
Micnaha erayada 1-durrujaa= geed ama qodoxda madoobatay e xanbuska noqotay. 2-dalluun= meel deer ama jar 3- dirir= roob 16-7-2022 haben sabti ah
@abdirahmanyousuf7303
@abdirahmanyousuf7303 2 жыл бұрын
Durujaaga ma wxbaa laga beddely kii aan aqaanay miyanu ahayn war durujaagu waa Geed ood wanaagsan leh weliba afsaarka ayaa inta badan laga soo jaraa waa Geed hadh wanaagsan Leh oo si balaadhan ubaxa. Kolay sidaas ayaan uaqaana anigu.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 10 ай бұрын
Hesstan maxamed mooge ayaan ku maqlay runtii cod mcn
@salebanciise5123
@salebanciise5123 2 жыл бұрын
Heestan waan dhagaystay balse wali ma arag yadoo Ereyo lagu la dhadhayo maybe
@malyuuncabdinaasir6261
@malyuuncabdinaasir6261 2 жыл бұрын
Aduunyo bisha janiweri ee aan hada ku jirno kalaan barta hestan lix San aqaan oo haw ah 2016 2022 anoo hargaysa jooga hada xamar taleefan walashay leedan kadhagaysanayay hadana midan leeyahy iskuulbn dhigan jiray hadana may isbadal weyn Yaa illa qaba arinta
@garyqaandhago-libaax7699
@garyqaandhago-libaax7699 2 жыл бұрын
1968 buu abwaanku sameeyey . Faadumo dhimbil iyo M A Dugsiiye
@ustaaddalxa
@ustaaddalxa 2 жыл бұрын
Waayo waayicnihii wacnaa email kiina ii soo qora
@HasanAli-nj9wq
@HasanAli-nj9wq 2 жыл бұрын
Sxib waayo waayihi wacnaa waxan Ka codsanaa inaa soo galizo hestii calooloyow ama cidna eersan maayee
@maxameddaahir7004
@maxameddaahir7004 2 жыл бұрын
Wwww mahadasanid sxb
@salebanciise5123
@salebanciise5123 2 жыл бұрын
Waah waah eshcalaa hees
@mohdekc
@mohdekc 4 ай бұрын
abwaan hadhle
@ksdablh1964
@ksdablh1964 2 жыл бұрын
heestan waxaa iska leh ibraahim gadhle abwaanki wayna waxaa ku luqaynaya faduumo axmad iyo maxamaad adan
@mohdekc
@mohdekc 5 ай бұрын
abwaan gadhle
@BrowYare-hs4zp
@BrowYare-hs4zp 9 ай бұрын
Soomaalidii hore ahaa
@abdihakiim938
@abdihakiim938 2 жыл бұрын
Maxaa deyrcad geel halaaboo Dibjiro u cunay dugaagoo Ninkii lahaa daydayaa Ereyadii AHUN Abwaan ibraahin Gadhle 1968 Xasuustii maxamed Aadan Dugsiye iyo faadumo Axmed AHUN
@ustaaddalxa
@ustaaddalxa 2 жыл бұрын
Dugsiiye ma reer jbuuti buu isna ahaaa
@Cabdicasiis-if7db
@Cabdicasiis-if7db Жыл бұрын
hees waayo
@aflaantamaanta1580
@aflaantamaanta1580 7 ай бұрын
Maxaa digir iyo hadhuudh Dalagii beertaba ka baxay Shimbiro ay naga dageenoo Dadkii dayn noo qabsaday
@ibrahimalidideh6391
@ibrahimalidideh6391 Жыл бұрын
This is the original version. Mohamed Mooge was a copy.
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 Жыл бұрын
Kaligii maaha fanaantakale dib uqaadoo dhan, dhamaantood inta dhamatey ilaahey hawnaxariisto
@MaxameddaahirAbuukar
@MaxameddaahirAbuukar 9 күн бұрын
A
@nimoahmed5179
@nimoahmed5179 2 жыл бұрын
This is good
@AbniWasalama
@AbniWasalama 3 ай бұрын
Abni,wasllama
@AbniWasalama
@AbniWasalama 3 ай бұрын
Abni,wasallama
@AbniWasalama
@AbniWasalama 3 ай бұрын
Somalli,land
@kaalintawaddaniga5114
@kaalintawaddaniga5114 Жыл бұрын
War wax walba qabyaalad ha grlinnina xanuunbaa qabtaane. Waa Soomaali dadka, codka, AHN dhammaantood.
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh Жыл бұрын
AUN amiin
@abood4477
@abood4477 2 жыл бұрын
Top 10
@axmedmowlid8786
@axmedmowlid8786 7 ай бұрын
Waxaan Dhagaysanayaaa anoo DV lottery La wayaya sanadkan 2024. Lkn Waxan rajaynaaa ina Sanadsaka Danabe heli Doono Incha Allah
@garyqaandhago-libaax7699
@garyqaandhago-libaax7699 2 жыл бұрын
Heestan waxaa laqaaday 1968..
@ibrahimalidideh6391
@ibrahimalidideh6391 Жыл бұрын
1973kii
@alihanash9829
@alihanash9829 Жыл бұрын
Heestan gumaysi faransisa ayaz loo tiriyay dhaqdhaqaqii xoriyada Mr Gadhle aun. Waa gobanimo doon
@munaxayd3551
@munaxayd3551 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
danyare waa laga dhaqaaqoo duunyaa laysku raacayaa oo dariiqaa la oodayaa
@moursalhoussein201
@moursalhoussein201 Жыл бұрын
Esh cala hees 😮
@Saimka
@Saimka Жыл бұрын
Adoo dayr adag dhistaa ilaahay kaa dunshaa. Daneeso adoo lahaa marba dacar qooshataayood dunkaal gudcur ku doorataa, Inteey doqonimada tahay , hadiidin Waa loo dulqaataa, nacasbaa dabcaayee AAx miyaan daqarbakaba ogahay.
@abdullahiabbey
@abdullahiabbey Жыл бұрын
Daga hadalka😅😅😅
@guledwalqiye
@guledwalqiye 5 ай бұрын
@MohamedAliIrole-lp8ti
@MohamedAliIrole-lp8ti Жыл бұрын
Danyare waa laga dhaqaaqoo Duunyaa leysku raacayaa.
@MohamedAliIrole-lp8ti
@MohamedAliIrole-lp8ti 11 ай бұрын
Danyare waa laga dhaqaaqoo Duunyaa leysku raacayaayoo Dariiqaa la oovdayaa
@روضهبنمحمدبنتاني
@روضهبنمحمدبنتاني 8 ай бұрын
GOOD LUCK WITH THE Grede 777777777777777777777777777777777777777777777777 Somaliland 👍👍👍👍😎😎 🤓🤓🤓🤓🤓🤓🤓🤓🤓🤓
@AliIbrahim-fc4hb
@AliIbrahim-fc4hb 2 жыл бұрын
Maxamed mooge ayaa qaadi jiray bayjka ninka
@ibrahimalidideh6391
@ibrahimalidideh6391 2 жыл бұрын
Copy buu ahaa ina mooge
@ikraansaleban
@ikraansaleban Жыл бұрын
Hush
@awenoolays6540
@awenoolays6540 8 ай бұрын
Wuxu macneba ma samaynayo oo waa cantara baqash
@MaxameddaahirAbuukar
@MaxameddaahirAbuukar 9 күн бұрын
Somaaĺi
@abdiqaniaadanaadan7229
@abdiqaniaadanaadan7229 2 жыл бұрын
Sixd danyare walaga dhaqaaqo duun yaa la ls ku raacayayoo dariiqaa la oodaya
@mohdekc
@mohdekc 4 ай бұрын
abwaan gadhle
@MustafeMaxamed-pr7lc
@MustafeMaxamed-pr7lc 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
Mininkiinii
11:30
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 21 М.
heeso xula oo qaraamiya ad uu macan waa heeso allban layskaga dhigay
50:57
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
Fadun &  Mohamed
8:42
Jabuuti TV
Рет қаралды 862 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,9 МЛН
Fadumo Ahmed - Tufaaxii aan tirsaday
9:02
Jabuuti TV
Рет қаралды 608 М.
Axmad cali
11:35
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 9 М.
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 622 М.
Qaaci
7:57
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 63 М.
MAXAMED & FAADUMO - CULUSAA ALLAHAYOW
9:21
Jabuuti TV
Рет қаралды 509 М.