''Wadadu sidan kuma Socon karto Shirkadiina Way diiday inay timaado '' Xildhibaan Cudhay

  Рет қаралды 8,878

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер
@AmirAli-tt1zv
@AmirAli-tt1zv 7 күн бұрын
Gooood Warwakaaas Isla xisaabtan hadaanu jirin waxba inoo soconmaayaaan Well done❤
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 6 күн бұрын
Masha allah ilaahay dhalinyartan hawnoo barakeeyo waxay sheegayaan waa sax ilaahay haka dhigo kuwii salkooda daacad ugu shaqeeya
@MubarikIsmail-u8e
@MubarikIsmail-u8e 7 күн бұрын
Shirkadaha waxan usheega imika kadib inay ku xisaabtaman inay soobexeen dhalin yaro aqoon yahano ah dalkooda jecel hormarna raba musuq danbe laiska yeeli maayo
@Mamar6310
@Mamar6310 7 күн бұрын
WAXAA ahayd in shirkadaha contractyada QAATA la baab’iyo oo dawladu dhisto WAAYO PRIVAE OO DHAM WAA TUUG
@DhissanCC
@DhissanCC 7 күн бұрын
Sidoo kale xildhibaanka ha ka hadlo musuqmaasuqa ka jira suuqa waaheen iyo shirkada been abuurka ah ee qandaraaska lagu siiyay dhismaha biyo safenyta biyaha wasakhda ah bulaacadaha. Musuqmaasuqa Somaliland ka jira waa Maroodiga qolka nala fadhida
@abdiqaniaxmed6703
@abdiqaniaxmed6703 7 күн бұрын
Anigoon engineering ahayn ayaan khaladadaa hore u arkay
@khadrayusuf-if3zn
@khadrayusuf-if3zn 7 күн бұрын
Waa dulmigad kagashen wadoyinka kale ee aadka ugu bahan Xera awr 150 cabaye io wadoyin kaloo aad ubad oo daantaa kala mayarka xafadaha io dadku haw sinadan isha allah
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 7 күн бұрын
Waa, sax in waxlahagaajiyaa lkn tv yada maaha inlagasheego,dhaliisha. Dal aan qiyam lahayn waa sidan ookle ayaa laguyaqaan.
@Hargeisawi-e7c
@Hargeisawi-e7c 5 күн бұрын
😂😂😂 shacabku iney ogaadan waa sax in madaxdoodi wax musuqdey iyo in kale ceeb maaha
@moseskaahin
@moseskaahin 4 күн бұрын
ha lala xisaabto tuugtaas, haddii kale cid kale ha la siiyo
@Said-z7l1c
@Said-z7l1c 7 күн бұрын
Cumanigu saw tuugii dhacay maaha roon waygii airport hargaysa wa abaalkiin tuug ayd qandaraas siinaysan kadib cabaad ayd bilaabaysaan
@slanddifac5460
@slanddifac5460 7 күн бұрын
Dubjirtan waxay isku haystan maxaan cunaa iyo laalush isii ee maaha danta shacabka iyo tayada wadada in la isku hayo sikhraan ka culey shalay wuxu lahaa wadadu sifiican bay usocota mantana wu cabadaya waa tuug is urur satey yan la rumeysan dowlada Taiwan waa in ay joojisa lacagta inta la helayo shirkad saxa
@MaxamedCismaan-gn7gb
@MaxamedCismaan-gn7gb 7 күн бұрын
Kkk waalaga yaabaa
@abdirahmanismail9636
@abdirahmanismail9636 6 күн бұрын
DAMEERTII. XOOG ayay ula BIQLAYSANAYSAAA LAXDII TIMAHA Cadayd
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z 7 күн бұрын
Look who's talking 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@yurub5288
@yurub5288 6 күн бұрын
Doorashadii way dhamatay ee qonyar u hadal oo cadhada iska daa walaal is diji Cudhay .caadifada iska daa😮😮😮😮
@hurdaaye21
@hurdaaye21 7 күн бұрын
shirkada ha la xidho .. war ku waa cad yahay dawlad ayey nahay ama been ayeynu isu sheegayna .. warba maaha shirkadii ayaa iman wayday
@Brightone1
@Brightone1 7 күн бұрын
Cudhay iimaankii buu beelay meeshii aanu dhadhan ka helin wuu caayayaa, maayir iyo kuxigeen iyo xoghaye baa jooga oo masuul ka ah jooji mooryanimada
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 7 күн бұрын
Waddada dhexdeeda dhir laguma beero laakiin dhinacyada ayaa macquula
@mohamedsaid3552
@mohamedsaid3552 7 күн бұрын
Maxa reerka sharafta leh ee hj ka khuseya shirkad gar nin uleyahay .shirkada waxa laga raba inay wado wanaagsan dalkan u dhisto wadad ma reer gara maraya.
@MohametBarre
@MohametBarre 7 күн бұрын
Shirkadan waa in wadanka laga qabto
@MustafeAhmed-po3uo
@MustafeAhmed-po3uo 7 күн бұрын
Xafada waa la ilobay walahay 26 juun boqol iyo kontonka xawaadle goljano ibrahan kood buur mayirku wuu ilobay
@Indhoxaad
@Indhoxaad 7 күн бұрын
Mayir maxaya meshan waxa dhisaysa Taiwan adeer yanu honku kaga dhagin mayorka laxyay
@MustafeAhmed-po3uo
@MustafeAhmed-po3uo 7 күн бұрын
Walahay xafada waa la ilobay xildhibana dii dag madaas 26 juun laga soo dortay xayka dhaceen dantasi calamada masala madarka ina mooge nayuu hargaysa wadoyin fiican lamiya laga sameyay xafadan waa la ilobay odayashii dagmada 26 juun kahadlimayaan
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z 7 күн бұрын
Somaliland khatar bay ku jirtaa 😮Hurdada ka kac Somaliland
@MaxamedCismaan-gn7gb
@MaxamedCismaan-gn7gb 7 күн бұрын
Way iska toosi bun ha cabaan
@MustafaAbdirahman-oo9eu
@MustafaAbdirahman-oo9eu 7 күн бұрын
Somaliland dadkeeda gudaha kujiray ka Socon ladahay waa in la dumiyo
@abdirahmanismail9636
@abdirahmanismail9636 6 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ismailyassin1281
@ismailyassin1281 6 күн бұрын
Hunguri baa idin hayee waxba kama taqaanaan wadooyine orda consultant la tashada af qalalan hanala soo hor fadhiyinee
@SahraIsmaaciil-v7c
@SahraIsmaaciil-v7c 7 күн бұрын
Markahoraba xaaraan baad kudhisayseen
@xasanmaxamed8302
@xasanmaxamed8302 7 күн бұрын
Cudhayaw ma saaqidnimadaa ayaad la joogtay, wadada dawlad ayaa dawladi ku caawisay, dadka xaafaduna dawlad ayey leeyihiin. xidhibaan ama shicibka xaafada midkeed noqon
@MubarikIsmail-u8e
@MubarikIsmail-u8e 7 күн бұрын
Mudane culey kugu maalnay halajoojiyo wadadaba ragba nooso baxay tuugadii wadanka sharkada usamaystay taash ayaa lagu haya Somaliland guul dantiina guud ilaashada markasta dadkaygiiyow
@MubarikMohamed-fu2rg
@MubarikMohamed-fu2rg 7 күн бұрын
Bal indho la,aanta eega😂😂
@MaxamedCismaan-gn7gb
@MaxamedCismaan-gn7gb 7 күн бұрын
Asc waxay ahayd in layidhaahdo TAYWAANEEY idinku wadada noodhisha
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 7 күн бұрын
Kani xilibaan maaha cudhay waa ciyaala suuq gudaafada
@barkhadmahamud7869
@barkhadmahamud7869 7 күн бұрын
Cudhay cudhay dhayda ka lis😂😂
@AbdirashiidMohamed-z6z
@AbdirashiidMohamed-z6z 7 күн бұрын
Qaladkaa anoon eng hay ayaan arkaa
@Yaasiin1
@Yaasiin1 7 күн бұрын
Dadkan wa waashen shirkada ma reer laxisaab tamayaa maxaa reer isu keenay waxa shirkada waxaa wax waydeen kara cidi shqadoodi lahayd Dadkan waalan nidaamka dawald daliya
@0smanguled858
@0smanguled858 7 күн бұрын
Waa tuugo shirked erya
@abdallaahmed5686
@abdallaahmed5686 7 күн бұрын
Ciro carmal mee😂😂😂😂
@MustafeAhmed-po3uo
@MustafeAhmed-po3uo 7 күн бұрын
Waar heedhe xafada 26juun wadoyinkeedi maxaa kudhacay anigu waan yabane
@mhamadahala
@mhamadahala 7 күн бұрын
Waar subaxdiina muu sakhraamaa midgaanka cudhay. habeenkii uunbaan moodayay inuu isku xaaro😂😂😂😂
@axmedaden1655
@axmedaden1655 7 күн бұрын
Inan gumeed weeyi kaa xildhibaanka lagu sheegayaa
@Awliyo3344yo
@Awliyo3344yo 7 күн бұрын
HJ AYAAAD SIFAYNAYSAAN. HJ DHIB BAA HAYSTA. TIWAN MA HOYADABA KEENTAY MADAXWEYNE MIUSAA KEENEE..
@Awliyo3344yo
@Awliyo3344yo 7 күн бұрын
HJ KABAHA KALA BAXX.
@GAAGAAB1
@GAAGAAB1 7 күн бұрын
Shirkadda baad ayaad ka rabtaan. Waar faraha kala baxa.
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 7 күн бұрын
Wixiin waa zero iyo khiiyamoo ka muuqatoo .. tuug wayne
@SacadHaaji
@SacadHaaji 7 күн бұрын
Cumaani iska gaadha
@engkhadarguled5126
@engkhadarguled5126 7 күн бұрын
Bulshadu hadii waxeeda loo ilaaliyo waa nlinay ku garab gashaa. Shirkaddu haysdifaacdo hadaanay wax isku ogayn.
@MaxamedCismaan-gn7gb
@MaxamedCismaan-gn7gb 7 күн бұрын
Woxoogaa ayaa laga doonayaa shirkada wax wayn maaha
@engkhadarguled5126
@engkhadarguled5126 7 күн бұрын
@MaxamedCismaan-gn7gb taa waa majara habaabin ee shirkadu technically haysku difaccdo
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 7 күн бұрын
😢😢alle cadabta hakubfogeeyo wixii kamasuulka ahaa dadkii boodhkii xanuun bay ka qaaden mid yar iyo mid wayn masalaha ilaa intay gaadhan boodhkeedu ninka dhisayayna hoos buu 30km uqoday macadamia bay badhayen malaha dhulkii sinana gabiyo ayay kavsameeyeen intay ajanib udhiibeenbay ka seexdeen
@Awliyo3344yo
@Awliyo3344yo 7 күн бұрын
FASHIL RER BUUR FUULE KKKK
@MaxamedCismaan-gn7gb
@MaxamedCismaan-gn7gb 7 күн бұрын
Kkk waa xaqiiqa burji kuma laha
@mustafadahir9206
@mustafadahir9206 7 күн бұрын
Khaainul wadankuu lacagtii airport-runwaygii sii dhacay isaga iyo inaadeerkii maxamuud xaashi aabaha musuqa ayaad lacagtii u dhiibteen ee ka qabta intay dhawdahay.
The Lost World: Living Room Edition
0:46
Daniel LaBelle
Рет қаралды 27 МЛН
$1 vs $500,000 Plane Ticket!
12:20
MrBeast
Рет қаралды 122 МЛН
Wednesday VS Enid: Who is The Best Mommy? #shorts
0:14
Troom Oki Toki
Рет қаралды 50 МЛН
"Hanti badan ma lihi" Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland.
17:12
The Lost World: Living Room Edition
0:46
Daniel LaBelle
Рет қаралды 27 МЛН