Walaahi Haddii Golaha Laga Joojin Lahaa Khadar Oo Kale.."Xoghaye Yoonis

  Рет қаралды 19,810

Bulsho News

3 жыл бұрын

Walaahi Haddii Golaha Laga Joojin Lahaa Khadar Oo Kale.."Xoghaye Yoonis
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavisionuk.com:8000/player/bulshotv
Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
pg/BulshoTelevision
Bulsho-Tv
bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 64
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 3 жыл бұрын
Markuu mid usoo galo geesi fariid nin adag markuu mid ka tagana qaylo waar labadaa kala daaya ninkan awalba kulmiyuu ahaa inuu kasoo baxo ayaa keentay wadani markuu soo baxayna halkiisii buu ku noqday
@davidgossey2531
@davidgossey2531 3 жыл бұрын
waa qof imaan la khadar guun wa hunguri raac
@cawilawcabdi1115
@cawilawcabdi1115 3 жыл бұрын
Adigu ma masaajid baad tukisaa , Hadii ceeb aad diideyso oo wadani yahay xisbi nadiifa maxaa shidhka idiinka jira miyaanay shayn ragii dawlada siilaanyo duhur ka dhaqaaqay ee shaqsi ayaa ka qaxnay umada ku yidhi ee xoolihii uma qaatay ,kuwii ayaad markale kuu soo wadaan ummada masaakiinta ah oo noogu sheegeysaan rag makka iyo madiina ka yimi
@moegreenback6854
@moegreenback6854 3 жыл бұрын
Shaksiga isu soo taaga xil qaran waa in background check lagu sameeyo sakhraan taksiile ka ahaa debeda muxuu ku soo kordhin karaa qarankan curdinka ah dee waxba
@aminaabdi1166
@aminaabdi1166 3 жыл бұрын
Kaasu waa dhuuni raac ee ma noqon karo xildhibaan Laakiin waxaa ka daran kuwa u bilaabay musuqmaasaqa
@munaahmed1164
@munaahmed1164 3 жыл бұрын
Subxanalah aad baan ninka qarada weyn uka xumahay ee ku andacoodey maal aduun oo yidhi mucarad qaraxa ayaan kadaaley ma dad xoolo doona ayaa umad bedelaya waa maya
@yusrahachi4823
@yusrahachi4823 3 жыл бұрын
Waa tuug khadar guun codkaygii ayaan ku kasaareeyay
@Burco.
@Burco. 3 жыл бұрын
Anigu xisbi ma taagersani waxana ahay shikhsi madax banaan laakin wadani runtii dad badan oo nadiif ah ba iga muuqda
@aliahmedali65
@aliahmedali65 3 жыл бұрын
Khadar guun Bogor Ahmed ayaa noo sheegay khadar waa midgaaan
@mudanhussien5003
@mudanhussien5003 3 жыл бұрын
Midgaakad sheegayso saw cod badan kamuu halin wadani
@alphamale5802
@alphamale5802 3 жыл бұрын
@@mudanhussien5003 Khadar guun codkii ugu yaraa ayaa lagu doortey. Adiga oo meydhin baa qabiil ku soo doortey noocaaso kale oo qaran dumisa.
@khadarchannel1
@khadarchannel1 3 жыл бұрын
Afkaaga caano lagu qabay, Runtaad ka sheegtay, waa gun weeye, saaxiib si sharaf leh ayaad u hadashay, maashaa Alaah afhayeenka wadani, good job brother
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 3 жыл бұрын
Bulsho TV wariyashan aad uhooseeya ee aan shaqda ay hayaanba aan garnayn xage ka keeneen .miyaanay la imtaamin marki laga shaqaysiinayay. Subxaan
@alihoussein4160
@alihoussein4160 3 жыл бұрын
Waar ninka hadalkiisa ha badali ee cayda aad ku celcelinayso shakhsi ahaan waa ceeb wixii yidhi dadkii soo doortay mashaariic baan xukuumada uga haya adigu waxaan cay ahayn ma haysid
@nimcaanaadan8471
@nimcaanaadan8471 3 жыл бұрын
Xildhibanku isaga xor uu ah xisbigu galayo lkn nimaankan wadani cadifada haa iiska dayaan Somaliland qofkii dacaad uu ahii walahii isaga guukeeysta abdirisaaq khaliifna waa nin somaliya wadato wuuna fashilmaay
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 3 жыл бұрын
Khadar Guun waa khasaare. Vore khasaaray iyo kursi khasaaray.
@fadumoabdi8417
@fadumoabdi8417 3 жыл бұрын
Somaliland oo dhami waa iimmaan laaweyaal idigaaga hadlayaa lamid baatahay ma jiro midkiin dadka iyo dal wax uhayaa.
@TheAwgga
@TheAwgga 3 жыл бұрын
Ceebta ugu Wayn waxaa leh madaxweynaha isagaa ciyaarahan musuqmaasuqa jacel
@husseinnur8250
@husseinnur8250 3 жыл бұрын
Muxuu u aamusi in la dilo ayaa oo lafa cabsiiyo ayaaba la doonayay eewaa la waay. Khadar waa reer Gargeusa oo dhalad ah midigaan ma aha wuxu ka soo jeeda sultanasa facaweyne ee Cidagale. Adigaa Oromo ah ka hadlayow. Bal kan yaree wax wareysanaya ee la soo diray. Camera hu guri ayuu la cararyaa saxafinima halkuu ku bartay.
@Burco.
@Burco. 3 жыл бұрын
Haa waa ninka yidhi anigu waan ka daalay mucaarad qaraxa kkkk markaa lacag raadis baad ahayd ee maad ahayn nin shacabka Somaliland raba inuu daacadnimo ugu shaqeeyo
@shafiisheikhnoor5842
@shafiisheikhnoor5842 3 жыл бұрын
Waa runta walahi . Ninkaasi waa uu is fasheliyay
@aminaali6892
@aminaali6892 3 жыл бұрын
Kulaha dadka somaliyed yabe waligood ma dahirayaan mucaradku shisheeye unbaay dabada ku hayaan
@kathirakhath4075
@kathirakhath4075 3 жыл бұрын
Naa maxaad la neefneefsanaysaa adoo naaga rag u jawaabaysaa yaa daahir hadaa
@alinuromer5876
@alinuromer5876 3 жыл бұрын
Xil madhan. Kursi madhan Reer Wadani.
@nimcaanaadan8471
@nimcaanaadan8471 3 жыл бұрын
Kani xisbiga wadani sheeganaya war maale
@maxameddheen8068
@maxameddheen8068 3 жыл бұрын
Walaahi waa hadal dhaba cidnaba kamuu Xishood waa reer miyi Ayqaada Laga keenay Oo bilaa cilmiya halaga joojiyo kaas oo Kale macaa beesha yoonis ayuu waxyeeleeyay ee bacadka maalinta dhan u taagnaa
@husseinnur8250
@husseinnur8250 3 жыл бұрын
Khadar waa geesi geesi dhalay. Jooojiya Wadaniyow oohinta iyi calacalka. UF baa la yidhi Wadani Khadar wuu asiibay inaanu noqon kuwasida xoolaha loo xeraysto ee aan masqaxdooda usticmaali karin bal kan Oromada ah ee hadlaya eeg lama afgaranayo wuxuu ku hadkayo.
@asxaabi
@asxaabi 3 жыл бұрын
waxan afka buuraya ee la waraysanayaa muxuu ahaa, waxaan aan ka nasano inta la furayo xisbiyo hagaagsan kuwani waa
@faysalmire7624
@faysalmire7624 3 жыл бұрын
Waa runta yoonis
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 3 жыл бұрын
Eng.osman abdillahi ali Waxaad ka warantaa haddii galay xisbiga kulmiye ma dayrkii mako gubay. Waar cabdiraxman cirro yaa ka xun, aadMe ka xumi ma jirro. Waxaa keenay duuduub kusaxeex. Yaa kan hadlaya ka xun. Xisbigu waa gzte laga soo barlamaanka. Meesha uugelkaro Yuu gelikaraa. Waar qabiil daciif ah ya ku haya. Xildhibaank
@u.j7332
@u.j7332 3 жыл бұрын
khadar guun waa akhas caleeg, noocaaso kale umada ma meteli karo
@husseinaffey1780
@husseinaffey1780 3 жыл бұрын
Kadar, has Allah given right to make his choice and make a decision based on what he think is good for Somaliland. He is not a child to be forced to what he doesn't believe in.
@karimhasan8967
@karimhasan8967 3 жыл бұрын
Khadar guun wax gaar logu si dhagdhago ma yaalan wuxu la.mid yahay xildhibanadi kulmiye ama ucid ee xisbigay donan u tagay cid kadaba cabadayna ma jirin kuwasi khadar in cuqdad iyo ciil la daba wado wa foolxumo xisbiga wadani ugaara oo hoostisa taala xildhibanadana loma dooran nin inay dhisan dadkoda inaynushaqeyan xisbigay donan iyago ka tirsan
@aminaali6892
@aminaali6892 3 жыл бұрын
Hadalka ha badelina besha ii so dortay waa inaan wax uqabta muxu shege kale mucaradow waa laydin fahmasan yahaay
@mmimmi2289
@mmimmi2289 3 жыл бұрын
_BADOW MAGALO SOOGALAY WA DAMEER MASAAJID SOOGALAY# XILDHIBAN GUUN MIDHKASAN KA IIBSADAY RUNTII WA XAQIIQ_
@abdiazizabubakar5139
@abdiazizabubakar5139 3 жыл бұрын
Khaa'inul Waddan Cunguri Tacab ah weeyaam ina guun
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 3 жыл бұрын
Musuqmaasuqu somaliland oo dhan bay ceeb ku tahay qofkan ammaanadii loodoortay iibsaday ee dhuuniga siistay kuma koobna.
@waaniye4164
@waaniye4164 3 жыл бұрын
Wadani xusbul bajaaj nin dhagala lawaraysayaa
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 3 жыл бұрын
In uu aamusnaan ku Aado halka uu doonayo Aado ayey ahyd
@cabdirashidshawr7664
@cabdirashidshawr7664 3 жыл бұрын
Nin hunguri qaday waa nin sefiqaday rajo xumo shacb
@sakarieapdilahi2477
@sakarieapdilahi2477 3 жыл бұрын
War malaha muu so dhagaysan waraysiga xilibanka
@sahraxaajimire508
@sahraxaajimire508 3 жыл бұрын
Ragoow quruska eebaa baxshee sharafta qiimeeys
@husseinnur8250
@husseinnur8250 3 жыл бұрын
Beentaa. Uni uno uno. Maad fahmin. Xil Guun is of god quality. Waa xildhibaan galgamaaya waa sadkii kuxoreeyay ee dadka. Waar beenta isja doqon yahow. Dadkii soo doirtay sowja u nahad naqaya. Wuxu ka cararay niman dictators ka Wadani iyo UCID isku baagaysray hadimada dalka.
@alimussa5560
@alimussa5560 3 жыл бұрын
Really, Why had he to go to Waddani to get a ticket. This guy called Khadar and his likes are a Shame to Somaliland . A member of Parliament goes to Parliament after having explained his or her Manifesto according to the party that sponsors that parliamentary. Integrate matters .
@HM-eh2on
@HM-eh2on 3 жыл бұрын
Subxanallah
@koodbuurmediaprodaction7214
@koodbuurmediaprodaction7214 3 жыл бұрын
waar ninkaasi wuu fashilme iskadhaafa
@abdulkadiral-hashim3134
@abdulkadiral-hashim3134 3 жыл бұрын
Arintaa waad asiibtay in kasoo kale laga jojiyo weeye in aanu golaha umada matalaya soo dhex fadhiidan nijaaskaas dhuuni raaca ah, waa wax xaaran lagu soo koriyey ayuu ahaa gudaafada araga xumi
@karimhasan8967
@karimhasan8967 3 жыл бұрын
Dal shisheye muu tagin xildhibano kale ba mucridkay imaden cid wax ka shegtay oo cuqdad iyo ciil ka qaaday ma jirto hadalki maxamud xashi ba so dildilacaya khadar guun wa u xor sida xildhibanada kulmiye ee mucridka u tagay
@abdulkadiral-hashim3134
@abdulkadiral-hashim3134 3 жыл бұрын
@@karimhasan8967 waar anagu mucaarid iyo mucaarid midna ma kalajecline tuugan aad difacayso Iska daa ninkan yidhi mucaarid qaraxa ayaan ka cararay ee cado qataha ah ayaad difacaysa. Ka muxafidka ka yimid sharf buu mudan yahay waayo mucaaridku waa qaraxa uu sheegayo lacag ma bixiyaan bal dhagayso hadalkiisi uu xildhibaan maydhane ku soo dhawaynayay iyo wacadki uu kudhaartay, waar waxa nijaaska ah ha taageerin hadii kale nijaas lamid ah ayuun baad noqon
@skaba6390
@skaba6390 3 жыл бұрын
Macrabaha ayuu ka yimid ninku aduunba war umahayo.
@SheekeyeSheekeye-ro7xd
@SheekeyeSheekeye-ro7xd 3 жыл бұрын
Caydu ma wacana
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
🤣yarku caadi maaha waa sax xildhibaanku adaa empty maind wata orodo adi iyo noocaaga aan qarankan lexejecelo kalahay yuu hadkinba naftaada ku mashquul nin kudhalikaro ka saxsan golaha laga celin kara adigaa in laga celiyo ah golah niiclow waar xishood waxa jira lamaad shir iman intaad golaha iman baa gartaada la akhrista qasab maaha waxa aad rabto inuu kula rabo yarku gardarana waabu isla quman yahay caqli kuma hasid adiga iyo nooca ufikiraya noocagu inaad iska amusta ku khayron
@aidarousibrahim5550
@aidarousibrahim5550 3 жыл бұрын
Xildhibanada qarax ayay ka carareen, ee waxooga suugo ah miyaad waydeen.
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
🤣
@MegaCigaal
@MegaCigaal 3 жыл бұрын
Af adkaa ninku halkee laga Soo hele
@HM-eh2on
@HM-eh2on 3 жыл бұрын
Waa calooshiis u shaqeyste useless ah Allaha ka qabto ummada
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 3 жыл бұрын
Xayawaan ayaad TAHAY xishoo.
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 3 жыл бұрын
Waba ciyaalsuuqin caadi ah
@suldaanshaafici5000
@suldaanshaafici5000 3 жыл бұрын
Ww✋✋👍👊👊👊
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Kaasoo miidhanbaa xil loo dhiibay
@زينبمحمد-ب5ل6غ
@زينبمحمد-ب5ل6غ 3 жыл бұрын
Waar afhumadiini aad ku haysan hukumada ayaa halka idindhigtay kkkkkk wadan👎👎👎👎👎👎👎
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Imaad fahmin wll waxaan ka hadlayey ninkan la waraysanaya sida uu ninka u ka hadlayo uu ugu talaxtagay
@kaycemohamed9806
@kaycemohamed9806 3 жыл бұрын
Kkkkkk kani waxab kama hadalin kkkkk
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 79 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 27 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 79 МЛН