WALAASHAY AYAAN KUQABTAY AYADOO NINKAYGA LAHADLAYSA

  Рет қаралды 10,601

Qisas Channel

Qisas Channel

Күн бұрын

#qisaa #channel #dhaantocusubnuurgoosar #

Пікірлер: 160
@Sabriina7
@Sabriina7 8 күн бұрын
Channel kale noo fur aad dhiragalinta iyo qaraaxada aad nogu soogudbiso qisooyinka kuwaan kale uu dhaaf ❤❤❤
@kabelfamous8173
@kabelfamous8173 8 күн бұрын
Mshallah sis hore u soco ❤❤❤
@CaaishaKhalif
@CaaishaKhalif 8 күн бұрын
Ayaan sharafey waa mahadsanthy qaali ❤❤❤❤
@AishaMahad-o9j
@AishaMahad-o9j 8 күн бұрын
Mcny sunta tixsiga noso sheg wilhi wacodsi tixsiya idhibay iyo cayayan lkn baranbaro marag aboyo laso dhakhso❤❤❤❤
@QisasChannel
@QisasChannel 8 күн бұрын
Hye muuqaalkan xiga kusoo daraa
@AyaanAxmad-h1x
@AyaanAxmad-h1x 7 күн бұрын
Maasha allha
@khadijobalqiisIbrahim
@khadijobalqiisIbrahim 8 күн бұрын
Anaaaa ugu horee yeeeeees ayaan indhoweyn 😂😂😂😂😂😢
@falishassan528
@falishassan528 8 күн бұрын
Masha Allah ayaan qurux ❤❤❤
@FatimaAbdinur-vn3sx
@FatimaAbdinur-vn3sx 8 күн бұрын
Ayaaney qaraaxada nosobadi❤❤❤❤❤❤
@ruwedoasad1539
@ruwedoasad1539 8 күн бұрын
Alla hbo ayaan ku soo dar dhiirigalinta iyo qaraaxada waan jeclhy qaraaxadada❤
@sahro7878
@sahro7878 8 күн бұрын
Jah ayaanay manta farxadda waa laga dareemaa❤
@Ladaninasiyad
@Ladaninasiyad 8 күн бұрын
Mashllh tabarakallah ❤️ Allah hakugu wado abyo
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 7 күн бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey xabiibti
@khadijomaxamed9441
@khadijomaxamed9441 8 күн бұрын
Hhhh ayaan walhi waa xaraabo😂😂😂😂😂😂 sharafeey hore usoco boqorada nadaafada❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😊😊😊😊
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 8 күн бұрын
Wr ayaaneey qaraxoyinka iyo dhiri glinta nogu soo dhaxtuur❤
@AsmaClsalaam-f7e
@AsmaClsalaam-f7e 8 күн бұрын
Masha allah❤❤❤
@falishassan528
@falishassan528 8 күн бұрын
Ayaanay aniga quraac ayaan samaynayaa hada dhinacna waan kanadiifinaa
@MunoXuseen
@MunoXuseen 8 күн бұрын
Wcs abyo ayanah xbbt❤❤
@HabonDaher-b7t
@HabonDaher-b7t 8 күн бұрын
Hbbi ❤❤❤❤❤
@Hidanhuda
@Hidanhuda 8 күн бұрын
8 saac kadib fiirsanoya waayo manta dhan janis uma heyn mobelka subaxdi marka kaco ilmaheyga quracda siiyo orodka galo 1 saac habenimo marka ayaga seexiyo janis hela inkasto manta jimco eheyd oo suquratul baqara bilow ilaa dhamad aqriyay hadaneh hada janis helay janalkada gale kaimaday qeebti 4 afarad ilahey hakuxafido ayaaney hore usoco xabbti
@SuadoMahamud
@SuadoMahamud 7 күн бұрын
ilmaha qurbaha Respekt ayey le yihin wexey habaryar u dhahan ama abti . Waa runtaa islaamaha qurbaha iyago Hooyada le eg ana ka weyn ayey ogileyn in habaryar aad dhahdo
@deqafarah4039
@deqafarah4039 7 күн бұрын
Anigu hada Sweden joga islamaha Ayeeyo leg ku dhahayo walal hhh
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 7 күн бұрын
​@@deqafarah4039Sax waaye aniba waligay qurbaan joogay islaama I dhali kara aan abaayo iraah. Ana hadii habaryar la iyaar xumaan uma arko, ixtiraam aan u arkaa.
@sabrinafarxan6836
@sabrinafarxan6836 8 күн бұрын
Asc edo 😊❤❤❤❤I love you so much 🌹👸❤❤❤❤😊😊😊😊😊 manshaall ilahih farxadaa hakusaediyo ameen🤲🏻🧕🏻🌹😊😊❤❤
@Masnamunira2356
@Masnamunira2356 8 күн бұрын
Qaraaxooyinka ayaan goobdoon iyo qosolkeeda waan ka helaa😂❤ xataa hadaan caajisanhy way iga farxisaaa😊
@XafsaCali-o3e
@XafsaCali-o3e 8 күн бұрын
Man'sha allah ayaan gaari bilan❤ ku jecelhye walaalhye ilaa dartiisan kuu jecelhye ilaalhye ha ku jecelaado❤
@Fadumo-b1n
@Fadumo-b1n 7 күн бұрын
Habo ayany ani waligy habo leba kudhihi jiry xligan ku barty ila hda😂😊
@ShadiyaAxmedismaciil
@ShadiyaAxmedismaciil 7 күн бұрын
Yaaa kkkkkk
@feis9082
@feis9082 4 күн бұрын
Allah ku jaceyl
@NasroXassan-h5p
@NasroXassan-h5p 8 күн бұрын
Ahh😂 ayaney cajiska ayad iga kicisa mahadsanid hppti
@Fadumo9966
@Fadumo9966 7 күн бұрын
Naa ayaan qaraxadaba kusi wanagasantahye dee mar mar nogu tuur❤❤
@canabqardho7963
@canabqardho7963 7 күн бұрын
Wcs ayaan abayo rabi ha ku xifdiyo wlhi wan iska jacelahay qisada ad so gudbiso❤
@ChafiMed-gj8on
@ChafiMed-gj8on Күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@falishassan528
@falishassan528 8 күн бұрын
Ayaanay Uganda ayaan daganan jiray dhowr iyo labatan jir ayaan ahaa ninka guriga iska leh mami ayuu idhihi jiray wlhi waanjeclahay qofkii idhoho mami babies yaashayda oo yar yar markay idhahaan hoyo isaga xitaa hoyo ayuu idhihi hiray wuuna iga waynaa ugu yaran 15 sano
@sabariinfarxaan5490
@sabariinfarxaan5490 8 күн бұрын
Haa wllhi wn jecnhy inogu soo dar qaraxada😂😂
@Sacaada-kb6kd
@Sacaada-kb6kd 8 күн бұрын
Aayaaney ferahaa ixanuu jisay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FouadRahimafouad
@FouadRahimafouad 3 күн бұрын
Mashaallah ina gobdon❤❤
@Masnamunira2356
@Masnamunira2356 8 күн бұрын
Ayaaneey ani 21 jiraa Wallshy 12 ayey jirtaa amaan ibraahim ama khaalid midkood ku darsanaa 😂😂 oonu sidaa ku xididnaaa😂 kawarn heee
@SacdiyaAbdi-m2t
@SacdiyaAbdi-m2t 8 күн бұрын
Wcs ayaney qaraxadada wan kuheysanaa inogu sotur mar mar😍🥰
@LadanYussuf
@LadanYussuf 8 күн бұрын
Ayaaney qaraaxada nosobadi❤❤
@asturan407
@asturan407 8 күн бұрын
team qaraxadha io qosolka jecel 😂ayaney sheko ino gubilaw fast ❤😂
@Zeytunosman-hu1mq
@Zeytunosman-hu1mq 8 күн бұрын
Team qaraxo wlxi ayn farxadhafha wn jclnxni
@FoziyoFalaawar
@FoziyoFalaawar 8 күн бұрын
ayaney wankahelnaa qaraaxada iyo qosolka mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@XafsaCali-o3e
@XafsaCali-o3e 8 күн бұрын
Waolhye mansha allah qaraaxadaada waa farxad😂😂
@Ladaninasiyad
@Ladaninasiyad 8 күн бұрын
Wanka nacnhy😢 Allah ha cafiyo
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 8 күн бұрын
Hadan soo hagajiyey walee alx
@HamdaFarhan-tt3vo
@HamdaFarhan-tt3vo 8 күн бұрын
Ayaaney subixi markaan soo koco 5:00am intaanan qurac sameynin baan masaxa kijada😊
@maryanabdullahi-ck7nv
@maryanabdullahi-ck7nv 8 күн бұрын
Masha allah tabarakalaah
@IndhoosAhmed
@IndhoosAhmed 8 күн бұрын
Inta qacdu kayeertay isoo raaca wlhi qisada igu socotay waxii dhamaa gabadhaa iska dhaadhicisay
@HaboonAbdicasiis
@HaboonAbdicasiis 8 күн бұрын
Sey nafteyda kujeclatey Alle haku jeclado❤
@XafsaCali-o3e
@XafsaCali-o3e 8 күн бұрын
Alla ayaaney qosla quxur badanidaa😂😂😂😂 mn
@SeynabXuseen-wp5jh
@SeynabXuseen-wp5jh 8 күн бұрын
Waan jecelnhy abayo kaftankaaga iyo qaraaxada
@XamdiAbdiraxman-df9sl
@XamdiAbdiraxman-df9sl 8 күн бұрын
Ayaaney nadaafad badan m.
@SucdiCabdiCali-b1s
@SucdiCabdiCali-b1s 8 күн бұрын
Duhadday ayaan Ani igu darso wiil kaga habo kujeclhy wlhi
@MaryanAxmed-p2o
@MaryanAxmed-p2o 6 күн бұрын
Maasha allaah abyo
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 8 күн бұрын
Masha Allah ayaney gariyad ayaa tahay ❤ ayaaney mar aan tahay Kenya ayaa Dukan wax ka ibsab rabay markasu wiiki jogay dukanka ayaa igu tiri mamo markaas ayaan Ku iri War maxaa idhehaysa mamo walasha o kale ayaan ahay hada sidado kale wiil kayga woo kawaweyn ayaa habo Ku dhahaa
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 7 күн бұрын
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@Daud-m5k
@Daud-m5k 8 күн бұрын
Asc xbbti ayaan quruxey ilhy haku xifdiyo inanku arka jeclay lkn ilhy maqadarin insha allah wan isarki donaa ❤❤❤🥰😍😘😘😘
@IndhoosAhmed
@IndhoosAhmed 8 күн бұрын
Waa sax abaayo lkn waqtiga ayaa noo dhimn oo qadarkii ayaa sugeynaa waxaa laga yaabaa in gabar ay 15 jir shukaansi kubilowdy gurnard duyaar u aheyd hadana ay 22 sano mareyso ilaa hadana aan guursan gurigana laga leeyahay maad guursatid qofkii soo wactamana uu leeyahy gabadhii makuu guursatay❤
@MunoAhmeddadir
@MunoAhmeddadir 8 күн бұрын
Quruh lede suduh naqu rabtey ❤😂😂
@user-rq9up8xt9j
@user-rq9up8xt9j 7 күн бұрын
Walahi funny baad tahay 😂😂😂😂
@Sacdiyoaxmed-nt1vt
@Sacdiyoaxmed-nt1vt 7 күн бұрын
Masha Allh Ani 17 sano jiraa wiilkayga 2 sano uujiraa 32 sano markaa jiro wiilkaygana 17 sano uujiraa masha Allh Alxmdulillaah laakiin inaa 17 sano ka weenahay lamoodaa 😂😂😂😅😅😅
@Xaawo6405
@Xaawo6405 8 күн бұрын
M.a abaayo allah kusiyadiyo farxada❤❤❤❤❤❤❤keep goin ❤❤❤
@FartuunShekh-m8n
@FartuunShekh-m8n 7 күн бұрын
Ayaaney qaraxada wajeclnahy faxfax kunoqdaba ❤😂😂😂😂😂
@NastehoInadauud
@NastehoInadauud 7 күн бұрын
Ayaney gabdheda wiilkada yaranka lajecelade qurux low waye m.a
@NawalHussein-m3p
@NawalHussein-m3p 8 күн бұрын
abayo ayan waa kusalamay
@suleqamohamed4473
@suleqamohamed4473 8 күн бұрын
Qisada horikagal Qali
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye 8 күн бұрын
Maanta dhar dhaqayay mashiinka taalo weli ma nadiifinin.
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 8 күн бұрын
Wcz xbbt na dhiri gali oo noo shekee qalpiyey
@khadijomaxamed9441
@khadijomaxamed9441 8 күн бұрын
Ayaan noogusoodhextuur sheekooyinka waraaxada😂
@Deekajinow
@Deekajinow 7 күн бұрын
ayaaney qaraaxada waan jeclahay ee noso badi
@ayanadammohamed395
@ayanadammohamed395 7 күн бұрын
Smmi shaqadaa ila qabataa❤ allha kudhowro
@najmaaligaani2983
@najmaaligaani2983 8 күн бұрын
ayaaney wiil wllky 20 jir waayh wlhy garkiisa waayaabe ma aaminysid
@aaminasaleeban6943
@aaminasaleeban6943 8 күн бұрын
Ayaaney ani qof 3 sano iga yar haduu habar yar I dhoho habar yar uunbaa dhahaa
@luqmaan753
@luqmaan753 8 күн бұрын
Qudbo wanaagsan
@Filsan-o1o
@Filsan-o1o 8 күн бұрын
Mama ayaney sodoha nnoqo raba marka dhade wa qoslay walahi m.a fani ❤❤❤❤
@QisasChannel
@QisasChannel 8 күн бұрын
Iga xishooda hada kadib
@Filsan-o1o
@Filsan-o1o 8 күн бұрын
@@QisasChannel diyar mama ♥️♥️
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 4 күн бұрын
Ayaane anigu waxaan jecelahay sheekada in vore laga bilabo Baal amar ilaahay qofku hadu hadalka badiya waa idka dhaafa anigu waxaan dhegasta adliga iyo farxiya tawkaal cimiran oo hada aan wayey
@mariamohamuuse
@mariamohamuuse 8 күн бұрын
❤❤🥰🥰🥰
@umuhumaircookingdecoration617
@umuhumaircookingdecoration617 7 күн бұрын
Ayaaaney sunta natus abyo
@Najwa_96
@Najwa_96 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 8 күн бұрын
Ayaaan nuuray.jikada hdeey San thy qolkada jifkana kawaran ❤m.a abayo ❤wlhi hadaan meel qasaq ku ogahy mafarax sani
@ابال-ن8م
@ابال-ن8م 6 күн бұрын
Awoto ayan😅
@idman-p8x
@idman-p8x 7 күн бұрын
Aniba jab igu dhacay mar wiil wallkey oo yar aderadis oo hoyo arkin so boqonyen hooyane wadanka weyka maqneyd xiligas ani markas 16 jir caat naf la haa lkn curi u eg aderadi kulah mom sethy leesm arkinee aniga qosol iyo cuqdd baa igashay😂😂
@Umonan
@Umonan 4 күн бұрын
Ayney sunta tixsiga iso sheg
@aaminamahamudjimale
@aaminamahamudjimale 7 күн бұрын
Ayaney qaraxada wan jecel nahy noqaraxey
@sacdiamohamed9194
@sacdiamohamed9194 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@warsanguuled2592
@warsanguuled2592 8 күн бұрын
Habaryar waqtigi waxaa ku dhameeysay war
@NastehoInadauud
@NastehoInadauud 7 күн бұрын
Ayaney wiilashada sida uheshe gurka hala fududeyo kente 😂m.a umu khalideeeeeeeeey kujecelahg
@XalimoMaxamed-y2o
@XalimoMaxamed-y2o 8 күн бұрын
Masha Allha
@Adoontiale
@Adoontiale 8 күн бұрын
Maamo dariskeyga ah 56 caml ey jirtaa markaan dhaho habaryar abaayo ey dhahee 17 sano aan jiraa waxbadn ey iga weynthy😂😂😂
@LadanYussuf
@LadanYussuf 8 күн бұрын
All anigaba sidasa igudhacaday😂😂😂
@Adoontiale
@Adoontiale 8 күн бұрын
@@LadanYussuf abaa nooweydii dadka naga waaweyn say dhahaan maryaha cad cad markey wax uga dhaamaan🤣🥹🥹🥹
@QisasChannel
@QisasChannel 8 күн бұрын
Waa kuwa isyareeya hala yaabin niyada udhis abaayo dheh
@LadanYussuf
@LadanYussuf 8 күн бұрын
@@QisasChannel wa sax
@Adoontiale
@Adoontiale 8 күн бұрын
Asc Habaryar ayaan goobdooney waxaan kuweydiihaa hadaad igu dhaanto garamaan 40 xabo kabadan aawax iiga dhaameen waana cad cad cadyihiin deeqlayga dhiigiisa waxaad umaleysid aaiiga dhaamy funaanadana madooweysada tinta ee wax lagu dhaqikaro majiraan yacnii kolariinka seewaayee😢😢
@barwaqobarwaqo7542
@barwaqobarwaqo7542 8 күн бұрын
Wllo dad badan waxay u yaqanin canfel
@QisasChannel
@QisasChannel 8 күн бұрын
Kalorakiska cad biyo ladhig kadibna kadhaq waa kafuqayaan
@Adoontiale
@Adoontiale 8 күн бұрын
@@QisasChannel tnkyou habryar🤝
@MaryamhusseingaraneMaryam
@MaryamhusseingaraneMaryam 7 күн бұрын
Naa maxaa shegaa walaley
@SultanAbdalla-m3x
@SultanAbdalla-m3x 7 күн бұрын
Noosoo qaraaxee warka hanagu bilaabinee
@IndhoosAhmed
@IndhoosAhmed 8 күн бұрын
Wlhi beentaa ma ahan wxaadba moodaa da,da oo laqariyo marisiqaaqa ayey dhib ushigee
@UbaxDheemaN-pl1hd
@UbaxDheemaN-pl1hd 7 күн бұрын
ayaaneyyyy wiiLkaga khaalid wiil ueeg ba nala daris aH wllhi hada argtiid adigaba is DhaHya khaalid ma kaligiii ban dhlay horta mise mataaN buwatay yacniii siday is kugu egyiino kaliya
@UbaxDheemaN-pl1hd
@UbaxDheemaN-pl1hd 7 күн бұрын
IbraahiM yare weyan labada magac ba isku qaldeee
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye 8 күн бұрын
Abayo saboorkii see ka noqotay marka somalia imaatay
@Zeytunosman-hu1mq
@Zeytunosman-hu1mq 8 күн бұрын
Saki jamacad ayn adi sas txyna wlxi ano jckadhyda nadhofsadhi adi alxmdx
@nafisoomar7202
@nafisoomar7202 8 күн бұрын
Ayaan cdy qaraxada nosobadi
@macaaneeyahmed
@macaaneeyahmed 8 күн бұрын
Ayaaney dabeecadas wn iskaga mid nhy nadafada jikada
@LadanSiciid-oi1ml
@LadanSiciid-oi1ml 8 күн бұрын
Ayaanay inankii ciwaankiisa maxaa ku qoray sifiican umaan arkin xasan hadan ku qorayna wax kale ayaa soobaxay
@Umumahamed1
@Umumahamed1 8 күн бұрын
24 jira hadane nin ger leh iyo naago waweyn ba iyira habaryar 😮mrka layab malahan
@AminoAbdirahman-s7i
@AminoAbdirahman-s7i 3 күн бұрын
Islamaha baryashan habaryar maladihi Karo ayado hoyo leeg 50 jirto e abayo kudahayan aad bn ulayabaa Wanaiskuxishodaa wlhi 😂😂😂😂
@AyaanCabdullahi-lj2oq
@AyaanCabdullahi-lj2oq 8 күн бұрын
Al caraba😅😅😅
NINKAYGA MARKUU ARKAY WAJIGII WALAASHAY?
27:07
Qisas Channel
Рет қаралды 9 М.
WAXAAN DAGAY HOTELKII JINIYAHA  QISO CABSI BADAN
23:10
Qisas Channel
Рет қаралды 2,4 М.
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 5 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 17 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
SIDAAN UGA OOYSIIYAY OO UGA AARGOOSTAY DUMAASHIDAY ILAA AAN NINKEEDII
28:39
Caruurta
13:03
FartunX
Рет қаралды 5 М.
KIISKA QUZAY IYO DILAA LAMA FILAN AH!@SawdaBillan
1:01:13
Sawda Billan
Рет қаралды 46 М.
FILM CUSUB DAKANO QABIIL PART 69
23:13
Sucdi Team 22
Рет қаралды 8 М.
Gurigii la’ijaaray?
26:03
Qisas Channel
Рет қаралды 5 М.
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 5 МЛН