Walalaheyga isoo duceya dagal ayaan galay illa iyo her dacwo police ay gaarto

  Рет қаралды 44,619

Samira Siman Channel

Samira Siman Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 310
@Hodan-i9m
@Hodan-i9m 4 күн бұрын
Qaladka ugu weyn eed gashey inaad qof aaminto iyo inaad mar u sabarty qaladkiisa hdana aaminto
@IqroMuuse-w8p
@IqroMuuse-w8p 4 күн бұрын
Abayo iska ilali dadkas aminad maleh wijigagane waa yaqanahe yuu ku shirqolin aba is ilaali❤alle haku ilaliye xitaa haduu shaqada ku dhameyo gurigaga yaqanaa ee iska taxatir abayo allhane hakuu dhib yareyo saa wax urabtane haku yeelo❤❤
@SabirinSaciid-kf5sz
@SabirinSaciid-kf5sz 4 күн бұрын
Na iga tag bisinke adapa naftada halis galiyay 😢hadu ku dili laha kwrn ama ku kufsan laha
@suadaabdirahman7499
@suadaabdirahman7499 4 күн бұрын
Wll wasax hadalkaga Bisinkah Qatar iska jir furaha guri yaanlagaa kobiyeysen
@fardowsomahamud-pt9mq
@fardowsomahamud-pt9mq 3 күн бұрын
Samiroy qatar baa naftada galisay alx illahey hadad nabad qabtid xtaa nin aad wax iskutihiin aad guriga ila joog dhihilahayd intaad ubotaynaysid
@hamdakeyf2345
@hamdakeyf2345 4 күн бұрын
Naaya samiira ma waalatay huuno naftaada ma nacday side 2nin oo kenyan ah guriga ugu xidhatay camerada iyo vedio aad duubaysay maxay tarayaan intay ku dilaan bay tuuri karayeen waxaad ku duubaysaye ilahay baa ku badbaadiyey alhamdulilah iminkana aad isku ilaali uu ku weerari karaaye ilahayna xaqaaga si fudud hakaaga soo qaado 🤲
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 3 күн бұрын
Waa taan layaabay live hadee thy macquul ineey cabsadaan wllhi halis ayey gashay alla ka badbaadiye alx
@ramlahassan3638
@ramlahassan3638 3 күн бұрын
Subhanallah wallah halis Zaid waye wadsigatey😂😂
@fowsiyonuur8990
@fowsiyonuur8990 3 күн бұрын
Nin madow iska daa somaali ma aaminayo nin gurso kenyo waa cabsi cabsi wale naag aa nin loga jedin waa halis jileca maxey tahay kenya rafatka kajiro iyo sidasa
@rawihassan8615
@rawihassan8615 4 күн бұрын
maalmo dhaweyd ayaan kuu soo qoray dadkaan iska ilaali ha aminin aduunkaan waa xumaaday wali waxay aheyd maalin aad gabar ilmaha uga tagtay ragaana iska ilaali alhamdulillah allaha idiin ilaaliyo
@zamzamcillal
@zamzamcillal 4 күн бұрын
Bisi ka see nin guri ugu xirty adaaba naftada risk galiyayeeh
@sahramumine3727
@sahramumine3727 4 күн бұрын
Khalad wayn baad gashay naftaadana khatar baad galisay Illaahay baa maanta ku badbaadiyay Ninka aad guriga ku xidhatay Haduu ku dilo Wuu ushaqaynaayay lama yiraahdeen ee iyadaa Guriga Nin madaw keentay markaa waxaan ku dhihi lahaa Mar dambe ha unoqon arinkaa oo kale waa Iga waano gabar yar baatahay waanad ogtahay waxa ka dhacaaya wadankan aad ku nooshahay Illaahay ha kaa badbaadiyo cadawka Sharkiisana ha kaa xafido ducadana badso Isha’Allaah waxba ku helimaayo Adna is ilaali
@ShukriAbdi-t7y
@ShukriAbdi-t7y 3 күн бұрын
Wah abaayo lacag yaraa lasiiya lama wada siiyo medeeda kale nin madow kaligaa adoo jooga looma sheeko wiiil soomali inaa wadato larabaa
@farahismail7574
@farahismail7574 4 күн бұрын
Sidee nin guriga ugu xidhatay wakhtigan lajoogo oo dadka lakhaarajinayo alle haku amaansado wllo 😢
@nimcomuhumed7995
@nimcomuhumed7995 4 күн бұрын
Ina adeer meeshu Waa Kenya inta kaa maqan kabadan baa kaabixi hadad KIIS police gashid marka waxaa kuu ficnayd inaad iska daysid Hada gashaybe is ilaali uun wallal
@AminoCrixman
@AminoCrixman 4 күн бұрын
Asc abayo is ilaali niman madowga asxan maleh hadey colad kuu qadan waxba lama aha iney kudhibateeyan allha ka ilasho shartooda 🤲❤❤❤
@hawoadan9238
@hawoadan9238 4 күн бұрын
Illahey haku badbadiyo aby mcn Cid dhan ha aminin aminad majirte 😢
@DekoMohamud-x8i
@DekoMohamud-x8i 4 күн бұрын
Walh risk baad isgalisay subxaanallaah😢
@Shukrimali
@Shukrimali 4 күн бұрын
Qatar ayaa isgalisay kaligaa mardanbe saas hasameeyn
@Umonan
@Umonan 4 күн бұрын
Horta wlley doqon ma thy see dadkan u aminyey subxanlah ada qaldan kor iyo hoos😊
@sacdiyoabdiwali3302
@sacdiyoabdiwali3302 4 күн бұрын
Naftaada halis galisay sidee kaligaa nin guri ugu ladagalikartaa
@2daysago_
@2daysago_ 3 күн бұрын
Tan waaba doqon caadi ah......ani waxaan lahaa guriga intey ninka fadhiga fariisiisay ayey kor oga qufushay....hada ayaan videoga ku ceshtay ileen guriga ayey isku xirtay labadooda. Hadii inta lagu dhax qasho lagu jarjaro maxey sameen leheed....waaba xoolo caadi ah
@siradm
@siradm 3 күн бұрын
Macaayee marka? Maxay kaa qabtaa oo u caynee? Dulmiga jooji okey?! Nafteeda iney lacag yar halis u galisso ma ahayn laakiin adoo caayin fekkerkaaga dhiibo
@IlhanAkram
@IlhanAkram 3 күн бұрын
Wlhi halis gashay doqona waatahy wowkukufsan Karen wow kudili kare
@umulkhayrali7487
@umulkhayrali7487 3 күн бұрын
Allah kubadbaadiyo weligod shartod allah kaqabto ducada iyo quraanka badso waankuu cabsaneynaa marka laso daayo madowgisu ugu shekeyna inekuwaxyeleyan ayanka baqeynaa
@RaaxoAhmedHassan
@RaaxoAhmedHassan 3 күн бұрын
Allaha kaa.qabto cadawga abayo dhibna illaah kuma tuso marwalba ku duceyaa qaali dumar
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 4 күн бұрын
Adaa shegay inaa kaligaa tahay lama shego inaa kaliga tahay Nimanka madow ga waa layska ilaaliyaa inaa kaliga tahay uu ogaadey 🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@shukrishacni6666
@shukrishacni6666 3 күн бұрын
Allaha kuu fududeeyo mcnto 🫶🏽❤️ cadawgaaga cagta hoosteed insh Allah
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 4 күн бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@HindaMohamed-e8q
@HindaMohamed-e8q 4 күн бұрын
Inshallh alleh ha kuu fududeeyo
@iqraluuza4340
@iqraluuza4340 3 күн бұрын
Ilaahey wixii shara hakaaqabto qali. Oo xaqaada allaha kusoodhiciyo ❤aamiin yarabi
@yasminmohamed6924
@yasminmohamed6924 3 күн бұрын
Maskiin tan. Walaleey ilaahey aa kubadbaadiyay ee markale saas hasameynin. Ado kenya jogo aa kaligaa adoomey guri kusoo xeratay. Abayo hadaa xanaaqdo markale saas hasameynin. Bari makuu oynkarnee
@hakimoibrahim6795
@hakimoibrahim6795 4 күн бұрын
Insha alah ilahay ha kuu fududeeyo gurigan kamara ku xiro albaabka
@laaraqurux
@laaraqurux 4 күн бұрын
Ilaah haku fududeeyo abyo mcn xaqagana ilaah haka ga so qaado❤❤❤
@Cabdiwaliaqaye
@Cabdiwaliaqaye 3 күн бұрын
subxanalaah wlley naftada halis galisay walahi tada waxkadhinayeen
@Hodan-i9m
@Hodan-i9m 4 күн бұрын
Allaha ku guuleeyo xbbti
@sowda2506
@sowda2506 4 күн бұрын
Samiirooy ma fikireysid miyaa adi nin sidee guriga ugu soo xiratay haduu meesha kugu dilo yaa kuu maqan oo ku ogaanayo adigaaba isa shirqoolay samiirooy ninka ma shirqooline walbo qof kale maxaa guriga ugu diyaarsanweysay camera maxee kuu taree camerada markey wax kusoo gaaraan kadib lee waaye
@sumayazuzu5486
@sumayazuzu5486 4 күн бұрын
Sax wlhi naftedi halis galisay weliba laba nin 🙄ilahy ba badbadiye camera waxba ma shegyso
@ZamzamabshirCabdiqadir
@ZamzamabshirCabdiqadir 4 күн бұрын
Alle hku yasiro xawlqada afka hka qaadun laxawla walaquwati
@ZahraosmanIsse
@ZahraosmanIsse 4 күн бұрын
Sax waa laaa xowla walaa quwata ilaa bilaahi
@ZamzamabshirCabdiqadir
@ZamzamabshirCabdiqadir 4 күн бұрын
@ZahraosmanIsse mhdsanid inan dhamaystiran modayey
@zainabali-nl3wv
@zainabali-nl3wv 3 күн бұрын
Waxaan kugu latalin lahaa gurigaas la guur ragas yeysan dhib kuu geysan subhanallah
@Ruunmahamd-x4y
@Ruunmahamd-x4y Күн бұрын
Way sigatay alle ha ku amaansado wllo
@Najmamo-g6s
@Najmamo-g6s 3 күн бұрын
Allah ku fududeyo abyo alx dheh ilahay ba ku amanaystay
@nadiirahaji5086
@nadiirahaji5086 3 күн бұрын
Illhy haku ilaaliyo adiga iyo awladadaba wll
@FaadumoAlli-e6l
@FaadumoAlli-e6l 4 күн бұрын
Abaayo allah kuu fududeeyo
@fadumoali4700
@fadumoali4700 4 күн бұрын
Illahey ha ku garabgalo cadowgaada ha kaa qabto qaaliyey aamiin ❤❤❤❤
@faizoabdiazizahmed8336
@faizoabdiazizahmed8336 3 күн бұрын
Naa ehlu qeyr bathy hdiba ad noshahe alx dheh sujudu shukrina ladhac ilahayna badbado weydiso alx dheh marwalba
@mustaqbalchannel7589
@mustaqbalchannel7589 Күн бұрын
Abayo ninkaaas naagtan wey u arkantahay gurigedana meel walba wuu bartay waxaa ka cabsanaa inow u soo dhaco uu mesha ku dilo samiro vediogan amow dardaaran noqdaa subxanaĺllah abaa gabdhan ma cafimad qabto
@shamsoali4540
@shamsoali4540 3 күн бұрын
Illaahay waxkudhiba kumatuso aduun iyo aqiiroba ❤
@SamiyaCumar-u6v
@SamiyaCumar-u6v 3 күн бұрын
Ala abayo intaan inaa dhantaa ku modaaye qofyahee waxan wax laga sheekeeyo ma ahan ee ilaahii ku badbadiye ku mahdi
@umacaaisha1041
@umacaaisha1041 4 күн бұрын
Abaayo allaha kuu fududeeyo xaqaada allaha kaaga sooqaado
@Mashallahxd
@Mashallahxd 3 күн бұрын
Walahi dad sabar leh bay ahayeen
@FartaAliyow
@FartaAliyow 3 күн бұрын
Allaha kuu fududeeyo wlsheey
@NasraNoor-h2n
@NasraNoor-h2n 4 күн бұрын
Samiiro waalee is ilaali Caruurta yaa lagaa dhex Saarin take care
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 3 күн бұрын
Abaayo waligaa qof ha aaminin ciduu rabo ha ahaado allaahna hakuu fududeeyo
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 4 күн бұрын
Abaayo dad waligaa lama amino alle hakuso fududeeyo insha allaah🤲❤
@SaafiXersi
@SaafiXersi 4 күн бұрын
Abayo allah ku fududeyo adkarta ku dadal miida kale usheg boliska hadi o dhiib lakulanto illahey makaase ino asaaga kadaanbeyo wayo wa biina adaan abayo allah ku xifdiyo allahuma amiin
@najahmohamud4702
@najahmohamud4702 4 күн бұрын
Asc wllo allaah xaqaga hakaga so celiyo allaah haku xiftiyo ❤
@umumascuud3307
@umumascuud3307 4 күн бұрын
waxaga wa la soo gataa fuundi lama aamino xitaa hdu somaliyahy
@SamiyaRashiid
@SamiyaRashiid 4 күн бұрын
Bisinka walee naag qalbi adagaa tahay see laba nin oo madow ah guri ugu xirataa
@haniali6680
@haniali6680 3 күн бұрын
Waxeee sameesay waa doqon nimo nimankaas ilaah ayaa ka badbaadiye waxee doonaan ee ku sameen kareen guriga kusoo xiratay indha adkaa bismilahi aniga aragooda ayaaba kabaqaa cabsi wye wlh hada inèe dilaan ayaa kabaqaaa ilaahow kabadbaadi
@Tea4ever-o8h
@Tea4ever-o8h 3 күн бұрын
Very dangerous abaayo Allah swt haku xifdiyo Xasbunallah 😭😭😭😭😳❌🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾😭dont ever do that again please 🤔🤔🤔
@FoziaMohamed-o6c
@FoziaMohamed-o6c 4 күн бұрын
Illahay ku amansado markahore lkn abayo qalad baa samesay Nin kenyani inaat guri kuxirato adigo qof kula jogin illahy kumotiya alxmd dheh ee is ilaali walaley
@Fatima-r9l7f
@Fatima-r9l7f 3 күн бұрын
Alxaamdulilah ilahey aya mahad leh wax ku dhibo ilahey haka hayo abyo samiro ❤❤❤
@IlhanAbdi-bj7cm
@IlhanAbdi-bj7cm 4 күн бұрын
Yey kudilin abayo bisinka dad uyeero marka guriga lagu hagaajinayo
@asiaqurux
@asiaqurux 3 күн бұрын
Bismillah Alle aya kubadbadiye inta kudilan hadey telka qatan kawaran walaley kenyatiga waa cawan is jir alx Alle hadu kubad baadiye Allah kasiyo xaqaga abyo
@lulmohamed181
@lulmohamed181 3 күн бұрын
Allah ha kuu gargaaro abaayo
@halimaabdirahman7888
@halimaabdirahman7888 3 күн бұрын
Subxanalah waxad ubarertay shil ilamahaga alaha ku xifdiyo
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 3 күн бұрын
Bar qurux illaahay caqli haku siiyo wax fican inaad samaysay camal naftadaada ma lacag aa kala waynaatay
@aminakiinali3911
@aminakiinali3911 4 күн бұрын
Abyo allh hakuu fududeyo
@Edebsan2022Sidii-hooyaded
@Edebsan2022Sidii-hooyaded 4 күн бұрын
Dadaa isku dal iyo diin eheen hadana arkayo kaligaa eh wa ku cidleysan uguyaraan will ehelkaaga eh lawacdaa guriga kaaga muuqmuuqdo sidee umoodaanguriga dadbadan ku noolyhy hada Kenya weyba xumaatee allaha ku amaansado😊
@fartuunhassan6528
@fartuunhassan6528 4 күн бұрын
Aadbaa ulacag jeceshahay, qatarta intaas la eg ma la cag lan iyo muraayad lagu gadaa isku galisay.
@ZaynabLiki
@ZaynabLiki 3 күн бұрын
Yaab waaban ka yaabay naagta
@امسارهاحمد-غ2ق
@امسارهاحمد-غ2ق 4 күн бұрын
Ilaahay hku xafido
@Umumaryamchanel-z6o
@Umumaryamchanel-z6o 3 күн бұрын
Allah haku ilaaliyo wallo lkn isu badnow ❤
@naann4019
@naann4019 3 күн бұрын
Walaley qalad sameysay e saan camal hasameyn allah ku badbaadiyey maal walahelaa lakiin naf lama helo
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 3 күн бұрын
Ilaahey waxaada ha kaa siiyo ❤❤❤
@InnocentBuoy-sm2tp
@InnocentBuoy-sm2tp 3 күн бұрын
Abayo hasogaliniin muqalkiisa waxa lagayaaba inu dhib kasogaro
@aminamohamud8829
@aminamohamud8829 4 күн бұрын
Bisinka ilahay haku fududeyo wllo
@AbdiRahmo
@AbdiRahmo 4 күн бұрын
Ninka madowga ah yuu kudilin hadhow markuu kaso baxo jeelka lacagta naftaadaa ka wanagsan
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 4 күн бұрын
Side laba nin ado kaliga guri ugu xeratay waxa kenya ka dhacayo uma jeedid hadeba ku dilin nasiib aledahay
@NasroHassan-o9t
@NasroHassan-o9t Күн бұрын
Kaas kama haraayo hadii aad uu lcg ku siiyo xitaa lkn rabi shartiisa hakaa haayo
@mariaabdi9037
@mariaabdi9037 4 күн бұрын
Naa wad sigatay bisinka wxagu geesi nimo wadhafeen samiray😅
@SGS627
@SGS627 3 күн бұрын
Shilimad bad naftada halls ugalisay Kenya mataqanid xita askartoda wa tugo dacwo lacag kaga cunayan waxna ku ma qabanayan
@H099-u3u
@H099-u3u 3 күн бұрын
Adigaba naftada nacay igfa tag bisinkee
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 3 күн бұрын
Ilaahay baa kubad baadshay abayo waka naxay wlahi abayo naciimo kasoo arkay iyadoo kaa hadlaysa.
@FaaisoJaamac-si6zo
@FaaisoJaamac-si6zo 4 күн бұрын
Ilahay hakaqabto mcney inshalah khayr bay kugu dhamanaysa qlbi💋🥰🙏
@haniabdulkadir9794
@haniabdulkadir9794 4 күн бұрын
Naa heedhe lacag wa lahelaa e naftada u nax subcnlah
@aminamohammedsalaat142
@aminamohammedsalaat142 4 күн бұрын
Allah ka xojaabo abyo dhibkisa nockasto u xanbarsanyahay
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 4 күн бұрын
Hadaaaba nin madow ah qol ku xiratay adaaba geesiyad ah😂
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 4 күн бұрын
Haa wallahi Bisinka 😢
@FarhiyaAbdullahi-w5p
@FarhiyaAbdullahi-w5p 4 күн бұрын
Haa wlhi aniga xada ayada ahani laha 2 nin inta uso wato ayan guri ku xiran laha lkn keligeyga maya wan cabsana
@SalmaAbdiAxmed
@SalmaAbdiAxmed 17 сағат бұрын
Ala abayoy marku xabsiga kasobaxo amu kuwerara 😢😢😢😢😢😢
@Umuibtisam-m9f
@Umuibtisam-m9f 3 күн бұрын
Abayo ado kaliga side nin kenyan guri igu xiran karta ado qof kula jogin hoyo kaliged ilma korsneysa tahy naftada halisa ha galin lacg wala la hela intu xarsha ku qado ku dila so kama baqeysida
@Ridwanayarisey
@Ridwanayarisey 3 күн бұрын
naag nool iga dheh hoyo adag baa tahaye is ilaali abayoy❤
@aaminofiidow7818
@aaminofiidow7818 4 күн бұрын
Wlaley wadan kaaga mahoogtit haduu wax kaahaleeyo Iska dir midkale dalbo gurugaaba iigu xiratay inaa lagu kalaan kalo adaaba raadsatey hada Alaha kubadbaadiyo❤❤❤
@umumascuud3307
@umumascuud3307 4 күн бұрын
kenyati guna kalankalka waa yaqaanin
@naciimoofficial
@naciimoofficial 4 күн бұрын
Dadka sujuga makabaqan kenyanka
@qadroomar4143
@qadroomar4143 4 күн бұрын
Alla samiiraaa nin maba guri ku xiratay geiyad tahy walh
@RamlaMuzamil
@RamlaMuzamil 4 күн бұрын
Naaa risk isgalisee bisinka alle ka badbaadiye😭
@IfraaxKhadar-v4r
@IfraaxKhadar-v4r 4 күн бұрын
Allaha kuu fududeeyee abaayo isilaali
@RidwanSofe-be9kc
@RidwanSofe-be9kc 4 күн бұрын
Walahay naftaada Majeclid Ani kasamrilahaa lacagta
@MumtaasXasan1
@MumtaasXasan1 3 күн бұрын
Allow caawi yaa rabbi
@suide.42
@suide.42 4 күн бұрын
Alle haku badbaadiyo ❤
@Hoyadey
@Hoyadey 3 күн бұрын
Gaal iyo Muslim ayaa isugu keymida ha dhihin abayo
@mohamedsadik5665
@mohamedsadik5665 4 күн бұрын
Inshallah my sister you will win offer the case,
@yurubyusuf3226
@yurubyusuf3226 4 күн бұрын
Allah haku fududeeyo
@SalmaSiman-lz9wc
@SalmaSiman-lz9wc 4 күн бұрын
Abayo Allaha ku fududeyo
@SAHRA-l8p
@SAHRA-l8p 3 күн бұрын
Ala samira ana markey gasta iyo ikenan banankan istaga adna nin aba guri kuxiratay mugo ilaahey qeyrkisa hakuso xijiyo😮
@malak-tn5ic
@malak-tn5ic 3 күн бұрын
Isku mid baa nahay wlllhi
@fartun9664
@fartun9664 4 күн бұрын
Waxaas qalad gashy nin see oogu xiranee adoo kaligaaa ah
@naftaomar2455
@naftaomar2455 4 күн бұрын
Asc walaley waxa gesinimo lamadhahe nimankan yekudilin is ilali mida kale inakaliga tahay dadka haushegin
@bilan1674
@bilan1674 3 күн бұрын
Bismillah adaa naftada halis galisay, camera heyste ku lahaa Camera Maxey kuu Tari
@FartunABDALLAAli
@FartunABDALLAAli 4 күн бұрын
Asc abayo allah ha ku fududeyo insha allah gurigan wa ku dashay wlhi lkn adi miya gadatay markas dhib ka dhef waye alle ha ku xafido abayo mcn 😢😮❤❤
@ilovemyf
@ilovemyf 4 күн бұрын
Adaa qaldan waligaa fuundi lacag lama wada siiyo. Mida 2 baad dad kale ayey ahayd in aa diyaar sato. Telefoon in uu kaadafo oo tuuro uu awoodaa
@nimconiahmed2012
@nimconiahmed2012 2 күн бұрын
Ani waxaba moday wiilal ayan uso watay in aad dhaheyso ma adigo shaqsi ah o dumara 2 nin guriga ku xiratay kwrn hadey inta ku kufsadan ey ku dili lahayen waxa duubeysana ey tir tiran alle aya ka bad badiyay mar dambo ha u noqon iskuna badnow o taxadir samiiroy 😳🤔
@AishaAbdiweli-m5f
@AishaAbdiweli-m5f 4 күн бұрын
Abyo wax fican Madan Samayn naftada Qatar ayaa galisay mardambe adoo kaligaaa qof guriga ha ku soo xiran waxaa kuu fcnayd inaa qof soo ka xaysatid
@LuulMayow-y7p
@LuulMayow-y7p 4 күн бұрын
Nin kaa xoog weyn oo kenyati maa isku taagtay oo guri ku xiritay haduuba ku ceejinin nasiib aa leedahay
UGU  DAMBEYN FADHIGA SIDAN OO KU SOBAXY MASH Allha BY SAMIRA SIMAN 🥰🥰
15:15
PRANK NAXDIN LEH AYAAN OO WAX AAN LAGA FILEEN SAMESAY
14:16
SAGAL SOMALI CHANNEL
Рет қаралды 44 М.
Why no RONALDO?! 🤔⚽️
00:28
Celine Dept
Рет қаралды 116 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 49 МЛН
How Many Balloons To Make A Store Fly?
00:22
MrBeast
Рет қаралды 190 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 660 М.
halista ugu ween ee aan galay waan sigtay
15:38
Samira Siman Channel
Рет қаралды 20 М.
Sidee Nolosheyda u Badashay Tasbiixda Iyo Sababta Ka Danbeesay…..
23:13
KU HORMAR LACAGTA NASIIBKII OO QOF AH
23:09
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 94 М.
Unboxing Dhar Iyo Alaab kale Oo Online Ka Dalbaday Iyo……
16:15
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 8 М.
Marki Ugu Horeesay Ee La isuuxiyay…. || My Endoscopy Experience
15:55
Why no RONALDO?! 🤔⚽️
00:28
Celine Dept
Рет қаралды 116 МЛН