WALIGAA MA SHUMISAY QOF MA SAMEESAY SIDAAN QOSOLKA ADUUNKA🤣🤣..?

  Рет қаралды 148,708

King Ceyda

King Ceyda

Күн бұрын

Пікірлер: 446
@Hande-e1e
@Hande-e1e 7 ай бұрын
Macalimow waa nin hadal cad cunugan yarka waa nin caqli badan reer magaala he is legend
@Tushleey
@Tushleey 7 ай бұрын
KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊😊😊
@Saabiryare-mp3eu
@Saabiryare-mp3eu 7 ай бұрын
Scw
@Ayaanuyax
@Ayaanuyax 7 ай бұрын
Scw
@RahmaAbdilaahi-pu3gz
@RahmaAbdilaahi-pu3gz 7 ай бұрын
Scw
@Barlin24
@Barlin24 7 ай бұрын
Scw
@CumarCabdi-x8p
@CumarCabdi-x8p 7 ай бұрын
Halmar maku alhad likaraa❤
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 7 ай бұрын
Ku sali xabiibkeena maxamed scw scw❤
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 7 ай бұрын
Isoo raaca wll
@Asad_hagio-n9u
@Asad_hagio-n9u 7 ай бұрын
TEAM CEYDA ONE LIKE ❤😊
@Sksharmayare321
@Sksharmayare321 7 ай бұрын
Okay
@SaabiriinbileKhaliif
@SaabiriinbileKhaliif 7 ай бұрын
Halmar aan kùwada salino Nabi muxamed❤scw
@nasteha854
@nasteha854 7 ай бұрын
Scw
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 7 ай бұрын
Team walbah kabax Qab Qab is Hera ❤❤🎉🎉 Amiiradeena ceydaheena Mocalimodeena🎉🎉
@yousra52
@yousra52 7 ай бұрын
Macalimogeena dheh dena waxay😂😂
@Adoontiiallecafaafa
@Adoontiiallecafaafa 7 ай бұрын
😂😂😂​@@yousra52
@IsmaaciilAwuukar-xm2me
@IsmaaciilAwuukar-xm2me 7 ай бұрын
Seewaxyeeshey macalimowdeena aa
@HalushAbdullahi
@HalushAbdullahi 7 ай бұрын
Inta isdahaysi cayda cawa wasaxdi one like
@Asad_hagio-n9u
@Asad_hagio-n9u 7 ай бұрын
TEAM KAAMIL AND MALIKA ONE LIKE ❤😊
@abdiwalimustaphe
@abdiwalimustaphe 7 ай бұрын
hayaa macalimoo walhy waa no face kulaha gabdh aa asxaab nahy aa ishumisay masheeg marka🤭🤪
@MaryanAbdirahman-tz3cv
@MaryanAbdirahman-tz3cv 7 ай бұрын
Ceyda kamisoon 1m ❤🎉guuleso waligaa cadawgaga onoolow my brother 😊😊😊😊😊
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 7 ай бұрын
Ceyda cwa wa nagu soo daahdy 😂😂😂😂😂
@xusenmaxamad925
@xusenmaxamad925 7 ай бұрын
🎉❤❤❤❤❤❤❤
@Zuzubella-l2g
@Zuzubella-l2g 7 ай бұрын
Ceyda cawa salamanca waa naga hilmaamte king ceyda ahey welcome back my family 😂
@Chano426
@Chano426 7 ай бұрын
Alla ba,ayey maxaa jclhy team walpah wlhi ilahow iskadaa
@Muniish145
@Muniish145 7 ай бұрын
Team Ceymir one like 👍😂❤️
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 7 ай бұрын
Saalax iska dhaaf habaarka aad ku habarsysid dhalinyarad wax fiican ma ah iimaanka Allah idinka qaad ha dhahin ee bar afkaga hadal fiican amiiran waxay tirahada Albayeey marka iska joojiya oo afkiin bara qol fiican waan danbi waan idin taageer laakiin waa iga talo inaan wax idin sheego maadam aan idin fiirsado maalin walba
@Juusto-o4b
@Juusto-o4b 7 ай бұрын
Ceydooow video gaan waxuuu views kiisa u yar yahy aan kaa daba geeyo waa camera oo umaleysid in saliiid lence la laga mariyay video yada xiga iPhone 15 ka ku duubo si HD fiican u noqdaan clipyadaada video gaan 100k wuu xiri lahaa saacan lkn indha ku xanunaayo lama fiirsan karo naga habeeee intaaaas taliye 🤝🤝🤝🤝
@ItsBariyayy
@ItsBariyayy 7 ай бұрын
King Ceyda dahitan naga illali please love u team cayda ❤
@Ali847-q3i
@Ali847-q3i 7 ай бұрын
Caawa qofka camera da set gareyyay dhanka macalimo iyo ceyda baa ciiil iga haaaya yaaaqeee waa wada shucaaaac asi dhan indha iima nooola 🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 7 ай бұрын
Allah is one 😢❤☝️
@LoukmanainanDunkale
@LoukmanainanDunkale 7 ай бұрын
The fastest somalian guys who reach 1million become king ceyda incha allah 🙏 coming soon millions 🙏 💪👍 you deserve it....
@LeylaAbdikariim
@LeylaAbdikariim 7 ай бұрын
Team qab qab like iisaara❤
@isaakbakool273
@isaakbakool273 7 ай бұрын
Var ceyda marki u danbeysey muxu dhahey inaga qaley camal😂😂😂
@Sarasiman123
@Sarasiman123 7 ай бұрын
Wu ka jarey hada kuma jiro ka shekey hee 😂
@HiboQooryare
@HiboQooryare 7 ай бұрын
Ee waapa aragne see cml​@@Sarasiman123
@amaalmaxamad-ph4gu
@amaalmaxamad-ph4gu 7 ай бұрын
Iga dawa gey aqwan mx dhahay😅​@@Sarasiman123
@DeganAhmed-u3e
@DeganAhmed-u3e 7 ай бұрын
Hay dhihine😂
@hibocuthman6093
@hibocuthman6093 7 ай бұрын
Muxuu kawdy
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 7 ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@QueenNajmita
@QueenNajmita 7 ай бұрын
Team amiira one like
@Ashrafpoi17
@Ashrafpoi17 7 ай бұрын
Salax jj. Xarif matihid wllka Amira was once married why a you asking her if she was kissed 😢 i fell sympathy for her
@Ali847-q3i
@Ali847-q3i 7 ай бұрын
Haa salaax ma ahan dadka si reer magaaleysan wax u fahma ,I think he’s not mature enough to realize that
@Carfooneyy12
@Carfooneyy12 7 ай бұрын
Yaa ila arkay ini la jaray iljabiska😂😂
@Fathiyahmedsheik
@Fathiyahmedsheik 7 ай бұрын
Daqiiqde😂
@Eva_1046
@Eva_1046 7 ай бұрын
Dadka comments kooda kasoo arkay in cayda il jabiyey ee maxaa la waydiyey Abaa hada waa la jaray intaase
@effootballconami
@effootballconami 7 ай бұрын
cayda muxuu ka wadaa su,aashii ugu dambay muxuu isha ugu fiiqay maacalimoow
@NajahJama-ek8mi
@NajahJama-ek8mi 7 ай бұрын
Adi Lee ila arky wx bajira salax u iljabinayay
@QueenXanaan24
@QueenXanaan24 7 ай бұрын
salax oo IGA dhac dhahaye fahan shaxda😂😂
@effootballconami
@effootballconami 7 ай бұрын
Inlaqabto uu kabaqaayay shaxda fahmay
@yasinibrahimabdi4924
@yasinibrahimabdi4924 7 ай бұрын
Suasha kadac ayuu kawade hdana wuu kajare video ga
@Sahrohussein-zv6oz
@Sahrohussein-zv6oz 7 ай бұрын
Cayda walal saki hatiyado ugaya 🙏 🙏 farxad laqabsada adiga iyo amiira inta iku racsan like saara
@Rahmaahmed-hq5zr
@Rahmaahmed-hq5zr 7 ай бұрын
Ceyda gabadha rayma somali ugu qoran tahay garab istaag wll plz
@Kiki-r3j
@Kiki-r3j 7 ай бұрын
Community halaga dhigo magaceda
@NasraWelli
@NasraWelli 7 ай бұрын
Team ceyda one like
@CiilowAwees
@CiilowAwees 7 ай бұрын
King ceyda is not easy ❤❤❤❤❤❤❤
@IbraBoy-rs1lr
@IbraBoy-rs1lr 7 ай бұрын
Ceyda aan gaarsino 1M asxabta cyda keep going pro Mar walba wxan nahey garab kaaga 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@AxmedAbdiqaadir-ft1tw
@AxmedAbdiqaadir-ft1tw 7 ай бұрын
Keyda Ay foon iigad 1m inaan gaarin plz❤
@Sabiriinfahad
@Sabiriinfahad 7 ай бұрын
My favourite KZbinr king ceyda guuleyso abowe 👑❤️❤️❤️
@soumyos7802
@soumyos7802 7 ай бұрын
Team Amira qurux ❤
@umalmohamed1666
@umalmohamed1666 7 ай бұрын
Amiira Qurux fanny waye walhi 😂
@Aluu0202
@Aluu0202 7 ай бұрын
war camerada team walba qaar xaa uga dhacay caawa blur baa wada saranee indhahaa i xanuunay bee
@OsaamaMahamed21
@OsaamaMahamed21 7 ай бұрын
King ceyda lipx keep going ❤❤❤
@SalmaHafidh-bn2hy
@SalmaHafidh-bn2hy 7 ай бұрын
Halmar ee isladaheen masajidka ligagala xade qabqab 4:15❣️
@amaalmaxamad-ph4gu
@amaalmaxamad-ph4gu 7 ай бұрын
Qalbi tu qalbi wy fhan😂❤🎉
@QueenXanaan24
@QueenXanaan24 7 ай бұрын
qab to qalbi moho he😂❤❤
@Amiiroqurux2
@Amiiroqurux2 7 ай бұрын
Team Amiira and cayda one like 👍
@Soheyla-f1o
@Soheyla-f1o 7 ай бұрын
First Comment for the first time Ceyda I really like your Videos and your pranks Pls prank Amiira Or Macalimo I have been your Follower since 2023
@AbdullahiShimbir
@AbdullahiShimbir 7 ай бұрын
waxa sugi laaxay king ceyda wan million insha allha wadhara sanaxay Asaxaabta dhamaantiin xala bowsiyo xalagu yaco wanmaxad santahin dhamantin
@Hodan-sz5eh
@Hodan-sz5eh 7 ай бұрын
8:40 Cut a ku jirtoh, why?
@ahmedabdimahad6849
@ahmedabdimahad6849 7 ай бұрын
Saalax kalmada iimaanka alle kaa qaad maad is ka daysid sxp
@RahmoCrashiid
@RahmoCrashiid 7 ай бұрын
asc waraxmatulahi wabaragad wani salamy dhamatina mel walbo oo aad jogtin yutubka aa dawanesan waa king cayda fadln hada janalka hada ku cusbthy sabrkrys ii dheh san u karno 1m aada umahadsnthy 😂😂😂😂😂😂😢
@gudonfarahcabdi1900
@gudonfarahcabdi1900 7 ай бұрын
😂😂
@SowdaYuusuf-o4i
@SowdaYuusuf-o4i 7 ай бұрын
Caydoow caawa waa soo daahday 😂😂
@CEYDA925
@CEYDA925 7 ай бұрын
TEAM AMIRA QURUX ONE ❤ LIKE
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@ItsBariyayy
@ItsBariyayy 7 ай бұрын
Coming soon 1M ❤
@ItsBariyayy
@ItsBariyayy 7 ай бұрын
Team cayda 1M let's go ❤️
@FardowsoIsak
@FardowsoIsak 7 ай бұрын
Keep going my brother coming son 1M ❤
@Liiiiyaan
@Liiiiyaan 7 ай бұрын
Ceyda u danbeesay wuu la daahay😂
@Team_koko45
@Team_koko45 7 ай бұрын
Team Amiira like 👍
@NalkaInaaxamed
@NalkaInaaxamed 7 ай бұрын
Ceyda isndo isy😂
@effootballconami
@effootballconami 7 ай бұрын
frist perso oo fiidwookan lake dhaha iyo comment bixiya
@SaaraHaji
@SaaraHaji 7 ай бұрын
Muraad Baan Leeyahay Iiso Duceeya Wllyal Plz 🤲
@SafaApdirahman
@SafaApdirahman 7 ай бұрын
Fahan waxa u ula ragay 😂😂😂😂2
@FarxiyaMaxamed-jq3tv
@FarxiyaMaxamed-jq3tv 7 ай бұрын
Qofkii ugu horeyay inaa noqdo waan ku faraxsanahay
@Carfooneyy12
@Carfooneyy12 7 ай бұрын
Na soo laapo iljabiska waa la jaree😂😂
@MunaMuniita-ch6kn
@MunaMuniita-ch6kn 7 ай бұрын
Var Bdn ban ku arka away kuwii wx editing garayn jiray ee rer tiktok ahaa 😂😂😭 wllhy var toos ah baa ku jirta 9:52 😂
@ShiineAwiye
@ShiineAwiye 7 ай бұрын
Waar walaahi waa run ceyda wuu il jabiyay amiiru ka helayo wuu qarinayaa😂😂😂😂😂😂 ala vaarta fariid
@wllmaajidcade417
@wllmaajidcade417 7 ай бұрын
Waan kula haaya😂
@asmaabdi1828
@asmaabdi1828 7 ай бұрын
Al cayda Haa waa il jebiyey😂😂😂😂
@amaalmaxamad-ph4gu
@amaalmaxamad-ph4gu 7 ай бұрын
​@@ShiineAwiye hada soo daawo wuu jaray 😂😂😂😂😊
@DrsIstahil
@DrsIstahil 7 ай бұрын
Hoooy 😂😂 9:18 uuba vedio ga ku egyahee Intee noowadaa
@cayuushQurux-x6r
@cayuushQurux-x6r 7 ай бұрын
ceyda aboowe mcn horay usoco 🎉🎉guul kurajenaa i.a
@SiyadMuxumed
@SiyadMuxumed 7 ай бұрын
Su aasha u danbysa ceyda isha muxu ujabiyy😂
@Sarasiman123
@Sarasiman123 7 ай бұрын
Gab iga ka dheh su,Asha cml 😂
@amaalmaxamad-ph4gu
@amaalmaxamad-ph4gu 7 ай бұрын
Wuuu jaray😂😂😂
@Sarasiman123
@Sarasiman123 7 ай бұрын
​@@amaalmaxamad-ph4guhaa way ka so fakatey marki hore 😂
@CabdisalaanIsmaaciil-rw4ib
@CabdisalaanIsmaaciil-rw4ib 7 ай бұрын
Cayda 1 million subscribers coming soon pro ❤
@Thebeutyher
@Thebeutyher 7 ай бұрын
Waad nagu soo dahisay vidoiga caawa nooso dhaqso wanku sugnaa .
@Mooonii222
@Mooonii222 7 ай бұрын
Ceydoow su asha dambe waa maxay iljibiska yaaah 😂😂😂😂
@Sarasiman123
@Sarasiman123 7 ай бұрын
Gab iga dheh cml waye lkn salah wu ku adkeye ilkabiska maxa ka fahantey 😂
@asmobarre3657
@asmobarre3657 7 ай бұрын
Ka dhac uu cadi u dhaha dhagyso ​@@Sarasiman123
@QueenXanaan24
@QueenXanaan24 7 ай бұрын
salax IGA dhac dhahaye lkn wuu ku adkeyay😂😂
@DrsIstahil
@DrsIstahil 7 ай бұрын
Waa xagee iljibiska 😮😅 haleys ka waalaa wadiin caawa
@Sarasiman123
@Sarasiman123 7 ай бұрын
​@@DrsIstahilwu ka jarey hada 9:52 ayu aha blse 9:18 ayu ka so dhigay hada 😂
@HudaMohamed-ux6jh
@HudaMohamed-ux6jh 7 ай бұрын
Team qab qab isn't easy 😂
@ABSHIRIBROKADARBA114
@ABSHIRIBROKADARBA114 7 ай бұрын
Wada Tay manta ceyda 😂😂❤
@Maryan20370
@Maryan20370 7 ай бұрын
caydow hada ka yelo yanyur 😂😂 isha marka jabinysy wanu arkayna😂
@Thebeutyher
@Thebeutyher 7 ай бұрын
Hada maleh wujaray ar ceyda cakuye var necbaa 😂😂😂
@jiminshiayan
@jiminshiayan 7 ай бұрын
How are you ceyda🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 7 ай бұрын
Amiradena ❤❤❤
@SalmaHafidh-bn2hy
@SalmaHafidh-bn2hy 7 ай бұрын
Team walba one like ❤❤❤
@AnasCawad
@AnasCawad 7 ай бұрын
8:48 cayda muxuu yiri😂❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 7 ай бұрын
war saalax Asad cml bu noqday wax yaabo aan loo baahnayn buu kusoo daray waligaa lee haku hayo 😂😂 teda kale Wllhi kal iyo laab ayuu iiga qosliyay wuxu dhahay waligaa cunto aanad lahayn ma cuntay markii 3 dooduba yes dhaheen saalax kulahaa Innaalilaahi wa innaa ilayhi raajicuun Iimaanka Alle idinka qaad alla hooyooy saa u qoslay lee😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AbshiroNuur-hp4qg
@AbshiroNuur-hp4qg 7 ай бұрын
King ceyda the legend 😊
@Live_walba_joog
@Live_walba_joog 7 ай бұрын
Masha Allah ilmaheyga farxad ku noolaada
@shukriibrahim6527
@shukriibrahim6527 7 ай бұрын
ALLA CEYDA waaa koo ani idhala dhashy cml weyewllhi 😂😂😂😂😂😂😂
@xanaanmustaf15
@xanaanmustaf15 7 ай бұрын
Ceyda amiira Pranki kusosamey😂😂😂❤
@sahroahmed7148
@sahroahmed7148 7 ай бұрын
Team Amiira qurux one like 😊🎉❤to
@SafaApdirahman
@SafaApdirahman 7 ай бұрын
Ceyda maskiin tahay 😂😂😂
@Shuaib643
@Shuaib643 7 ай бұрын
Zaki somali mx 500k hambalyo🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@HipaaqClaahi
@HipaaqClaahi 7 ай бұрын
Anaa usoo hor maray please reply ❤😂
@Buuro423
@Buuro423 7 ай бұрын
Hada kadib camerada iga masax cayda indha xanun hay qadsinine 😂😂
@vlogs364
@vlogs364 7 ай бұрын
War camera blur canal ku furane hagaaji indhahuu naga xanuujiyree😊
@abdullahiabdirhmnadaan6277
@abdullahiabdirhmnadaan6277 7 ай бұрын
Team ceyda marnaba no hoos❤❤❤
@FahimaAbdi-jf8lh
@FahimaAbdi-jf8lh 7 ай бұрын
vaar ceydarki laweydiyy qof sxp thin majeclty wuuka jry jawabtu laraagy salx na kadhac bu yidhi yacni inta amiiri jawabeyso sugyayy😂
@frhiahashi5169
@frhiahashi5169 7 ай бұрын
Dadkan markuu KZbin ka u kala kacay Asad saas wax ulama duuban😂😂😂😂
@NastehoBashir-n6p
@NastehoBashir-n6p 7 ай бұрын
Adi leeba ila fahmy bil aadanka aa saas ubadan mrky heer gaaraan sodii hore mku nowonoyan😂😂😂
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 7 ай бұрын
Team wal bah wlhi xarabo midhan bay noqdeen 😂😂
@FILFilO__123
@FILFilO__123 7 ай бұрын
War caawa camerada oo uskag ah ma lagu duubay mxa qaldan😂😂
@fatmina08
@fatmina08 7 ай бұрын
Ceyda camerada naga hagaaji clear maaha maanta maxa qaldan makaligeyaaa
@Nawalosman122
@Nawalosman122 7 ай бұрын
Kligy isku maleynayyy
@rouabdo2805
@rouabdo2805 7 ай бұрын
One like team walba ❤
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 7 ай бұрын
Mawa sexankaro ano firsanin ceyda iyo amira 😢❤ wanagu so dahdy
@FardowsoIsak
@FardowsoIsak 7 ай бұрын
Seme wlhi❤
@Akwadani
@Akwadani 7 ай бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@FardowsoIsak
@FardowsoIsak 7 ай бұрын
Ceydo cawa maxaa kugu dhacay nio😂😂
@Maryanismacil-lq9bx
@Maryanismacil-lq9bx 7 ай бұрын
Camerada maxa ka qaldan caawa mise telfanka iga halysan😢😢❤
@Zwedesh66
@Zwedesh66 7 ай бұрын
Most 300k waa karaa video kan 💞 one love plase ✊️✊️
@Ali847-q3i
@Ali847-q3i 7 ай бұрын
War saaalax jjj xariiif ma ahan bal waaba loo baaaqeee muuu ka wareeejiyo 😂😂😂😂😉😉😉😉😉😉😉😉😉qabqab private ba jeceshihiiin lkn we know both of you are dating 😁wish you end up together as hus-wife 👩‍❤️‍💋‍👨
@Muniiizah
@Muniiizah 7 ай бұрын
Varta la shegyo waxa lo jary😢😢😂😂
@ItsBariyayy
@ItsBariyayy 7 ай бұрын
Team walba one love ❤
@Hadan-hu5rk
@Hadan-hu5rk 7 ай бұрын
😂😂😂😂 ceyda kulahaa islaan Chinese aa ishumisay
@shukriyallaxowjimcale5444
@shukriyallaxowjimcale5444 7 ай бұрын
Tageera cayda 😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ZakariyemahamuudCabdilaahi
@ZakariyemahamuudCabdilaahi 7 ай бұрын
Team qab qab one like❤😊
@yusuflucky2
@yusuflucky2 7 ай бұрын
Caawa waana soo daaahday tlaiye
@Gureeymahdi44
@Gureeymahdi44 7 ай бұрын
Maclimow io ceyda challange buur so samey
CEYDA IYO SUNDUS WAXBA ISKU REEBAN GAME KII UGU QOSOLKA BADNAA😂
13:32
Cimraan Channel
Рет қаралды 183 М.
Vampire SUCKS Human Energy 🧛🏻‍♂️🪫 (ft. @StevenHe )
0:34
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 138 МЛН
«Жат бауыр» телехикаясы І 30 - бөлім | Соңғы бөлім
52:59
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 340 М.
번쩍번쩍 거리는 입
0:32
승비니 Seungbini
Рет қаралды 182 МЛН
CEYDA OO CIYAARTA XANAAQ UGA BAXAY/ INSTGRAM POLL DARTIIS..?
19:05
Amira Qurux
Рет қаралды 238 М.
WIILKAAGA CEYDA KASOO DHEX SAAR | EMOTIONAL
31:53
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 1 МЛН
TEAM KOKO vs TEAM AMIIRA HEESTAAN YAA QAADAY KU GUULEYSTA 25 DOLLAR
17:17
DALXIIS QURUX BADAN AYAAN AADNAY MAGAALO HABEENKII SHIDAN..?
17:40