No video

Qamar Suugaani - Waa lay taagay - (Official video)

  Рет қаралды 2,399,135

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Ereyada:Qalinle
Laxanka:Qamar Suugaani
Music by:Furinle
Acting:Farta xaaji
Camera:Mustafe Saleebaan
Axmed gt
Production by:Afro Waqal furine

Пікірлер: 1 200
@MAJEERTEEN.
@MAJEERTEEN. Жыл бұрын
Ciise mahamuud muuse ciise nuux Muuse ❤😂🎉
@user-lr4lt9oq1w
@user-lr4lt9oq1w Жыл бұрын
XaaraN iyo kalaamka ALLE ha simin ALLE ba ma simine..... wax isku fal
@sucaadabdilahi3375
@sucaadabdilahi3375 Жыл бұрын
Waa xaaran inaad sinto quraan iyo heeso xaaran ah
@user-yo1jf3hf5n
@user-yo1jf3hf5n 11 ай бұрын
A niga
@user-dw6tp1kq6n
@user-dw6tp1kq6n 11 ай бұрын
Nio ma wx qaldan aya socabty quran io hees maadba isla meel dhigtay allha haku so hanuniyo maso dhawid wllhi 🙄
@ProTips109
@ProTips109 11 ай бұрын
@@user-lr4lt9oq1wMJ bu ahaa awalba
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Wuxuu Ahaa naxariis badane ilaahay caalamkan u soo Diray Nebi muxammed scw💗heesaha waxaa ka macaa quraanka The best person ever The most knowledge able and the most shine all crrated prophet Muhamett scw scw😢😢😢
@ShukriGelle
@ShukriGelle Жыл бұрын
Maxa adiga kuso galiye melaha heesaha laso dhigo adiguba waad dhagesata ee haku mar mar siyon subanahena suuban nabi muxamed SCW melahan oo kale wacdi logama bahna iyo magaca nabigane haku raadsan like uuf
@KhadarAxmad-ie5fj
@KhadarAxmad-ie5fj Жыл бұрын
Scw
@markiscalibinuabidaalibl0154
@markiscalibinuabidaalibl0154 11 ай бұрын
lllllllllłł
@XamseCwahab
@XamseCwahab 2 ай бұрын
Wll saliga nabiga hasogabin wll
@Yuusufcabdiui9ok
@Yuusufcabdiui9ok 4 күн бұрын
Scw
@ApdalleApdilaahi-mr4hi
@ApdalleApdilaahi-mr4hi Жыл бұрын
Dunida masoo marin ruux ka wanaagsan nabi Mohamed scw ❤
@haawohaji2070
@haawohaji2070 Жыл бұрын
Scwscwscw
@kingdhizi4306
@kingdhizi4306 Жыл бұрын
scw scw scw❤
@user-nm7pw7lm8g
@user-nm7pw7lm8g Жыл бұрын
Salalaahu calahayhi wasalam❤❤❤
@A-mm315
@A-mm315 Жыл бұрын
Heestan marbay noqon doontaa xusuus wakhtigu wuu cararayaa😢
@NAGEEYE_
@NAGEEYE_ Жыл бұрын
Scw
@kusalirasulkarasulka-ir3vf
@kusalirasulkarasulka-ir3vf Жыл бұрын
Waxan Hubaa inaa hestan miraha macaan aad dib u soo boqatay ☺️Haddad iga danbayso like isaaq🤗😂
@wiilmaafiyo36
@wiilmaafiyo36 10 ай бұрын
Yesss
@abdisamadali8593
@abdisamadali8593 6 ай бұрын
2024😂
@xamuudi1762
@xamuudi1762 Жыл бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ
@hanadbashiir3468
@hanadbashiir3468 Жыл бұрын
Qamar sugani Fanan Lamida Majiro wlhi Ninkan Wa Fanan Buuxa 100% Bal u Fiirso heestan imisa Laxanbaa saran What a legend 10 Jeer ban dhagaystay wa Hees Jacayl ah Miro macan cod macan Music macan Laxankeedana wa wax kale wlhi Goat qamar welcome back legend
@mahameddeqnugal3273
@mahameddeqnugal3273 5 ай бұрын
Ha naga waalin nio heestan waa iska caadiye...
@sacdiyodiriye9282
@sacdiyodiriye9282 Жыл бұрын
Ilahow heesaha naga madoobee 😢🤲🤲😢
@samirmahamoud3412
@samirmahamoud3412 10 ай бұрын
Amine
@user-wn5bf1zw5q
@user-wn5bf1zw5q 8 ай бұрын
Amin
@Mohamedcabdimohamed-es1zo
@Mohamedcabdimohamed-es1zo 3 ай бұрын
Hhhh
@sharmakea.xuseen2133
@sharmakea.xuseen2133 Жыл бұрын
Hal mar ikula sali Nabiga scw 😊♥️
@KhadarAxmad-ie5fj
@KhadarAxmad-ie5fj Жыл бұрын
Scw
@samiirsiciid7127
@samiirsiciid7127 Жыл бұрын
Qofkii ugu Fiicna ee soo mara addunku waa muhamed Scw Scw Scw like saar hadaad muslim tahay ❤
@cabdinuurmohamed1262
@cabdinuurmohamed1262 Жыл бұрын
Wsc
@suusumeyayussuf
@suusumeyayussuf Жыл бұрын
Scw
@ayanhashiibrahim8991
@ayanhashiibrahim8991 Жыл бұрын
Scw scw scw scw ❤️
@hamseabdirashiid6618
@hamseabdirashiid6618 Жыл бұрын
Scw scw Scw
@kmss757
@kmss757 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤
@cabdisalaansiciid9405
@cabdisalaansiciid9405 Жыл бұрын
Wll igu la Sali xabiibkeeni maxamed ﷺ ❤
@najmanasiim9502
@najmanasiim9502 Жыл бұрын
Sallahu calayhi wasalam
@NajmaCabdiwali
@NajmaCabdiwali Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@saidabdilgadir7989
@saidabdilgadir7989 Жыл бұрын
scw scw
@user-lp2ob7ue5t
@user-lp2ob7ue5t Жыл бұрын
Scw scw scw ❤❤❤
@SalmaBbe
@SalmaBbe Жыл бұрын
Salahu caleyhi wasalm
@Mohamed-abdalla24.
@Mohamed-abdalla24. Жыл бұрын
Yuu tuskii boholyowga ku tiixay Yuu kusii tarmay xiiso tan dhaafay Yaa taariikhda ku sheegta tusaale Yaa loo taagay sidii cilmi taalo Waa La I taagay Qamar legendry Furinle music 🔥
@user-kf1do3ky5f
@user-kf1do3ky5f 3 ай бұрын
😂
@Abdirisak2023
@Abdirisak2023 Жыл бұрын
Ballo ku dagtay, bal Laxankaan, gariiraya ma jini baa usoo sameeyay, war waxu caadi ma ah anigii boo caadi noo tagay😁🎧📌
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 Жыл бұрын
Kkkkkkkk
@user-ng8lj5mz8b
@user-ng8lj5mz8b Жыл бұрын
uu natagay
@Mohamedcabdimohamed-es1zo
@Mohamedcabdimohamed-es1zo 3 ай бұрын
Wllhi wa runta
@cabdikaamilcarab
@cabdikaamilcarab Жыл бұрын
Erayada heesta oo qoral ah #1 Nafta yaa u tudhoo talo siiyay Yaa tusoo farxad yaa u tilmaamay Yaa qofkay u tabayso si toosa Heeso yaa tiriyoo tix ku sheegay #2 Yuu ku taagsaday caashaqu toogtay Yuu la tiigsaday leebna ku taagay Yaa qofkay u tabayso si toosa Heeso yaa tiriyoo tix ku sheegay #3 Wali yaa taba ruux tirsan waayay Yaa ku taama xasuus tiro beeshay Yaa taswiira qof ka maarmay ku tiirsan Kaa tagayee yaa illaaw tahli waayay #4 Yuu tuskii boholyowgu ku tiixay Yuu ku sii tarmay xiiso tan dhaafay Yaa tariikhda ku sheegtay tusaale Yaa loo taagay sidii cilmi taalo Waa lay i taagay anaa lay i taagay Erayada abdiqaadir qalinle Laxanka qamar sugaani Music axmed wali furunle Codka qamar sugaani Soosarista waqal wstudio
@aliabdi8194
@aliabdi8194 Жыл бұрын
Waw leged qamar sugani ilove u
@zayidali8789
@zayidali8789 Жыл бұрын
#3 Kaa Tagayee Yaa illaw tahli Waayay. Saas weeye Kaabe
@monaahmed6119
@monaahmed6119 Жыл бұрын
Heestu ma gabadheenii la dulmay bay ku socitaa toloow yaa fanaan guursan jiray xaal qaado qofkay ku socoto herstaneey Reer Nairobi waxaan idin leeyahay qoysaska aad kala taagaysaan joojiya ilaahay ha idin soo hanuuniyee
@deganomer4032
@deganomer4032 Жыл бұрын
#1
@cabdikaamilcarab
@cabdikaamilcarab Жыл бұрын
​@@zayidali8789 mahadaanid bro
@zayidali8789
@zayidali8789 Жыл бұрын
Laxankiisa kaliyaaan wax Loodhigaa Jirin. Qamarka Fanka shida. Waynu Taaganahy.
@AbdirahmaanAbdimahamoud
@AbdirahmaanAbdimahamoud Ай бұрын
Laxanku waa dhibta ugu badan ee hees laga maro balse qamar ilaahay waa udhibyareey❤
@mowliidsomaliamowliid4932
@mowliidsomaliamowliid4932 Жыл бұрын
Alle ha ino danbi dhaafo Muslimiintu meel ay joogan ilahow midee 💝💞 Ku sali nabigenii muxamed 💞🥈🎉
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 Жыл бұрын
Furinle maxa sameysay what a beat 🎹🥁🎶🥰🔥🔥
@SiciidismailHussein
@SiciidismailHussein Жыл бұрын
Laakiin cadceed ma gaadhaayo
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 Жыл бұрын
@@SiciidismailHussein hhh wa arday iyo macalinkiisi cadceed waxa wax ka dhigay wa furinle sxb 🤣
@user-ek6nw6vz1d
@user-ek6nw6vz1d Жыл бұрын
Hees qamar ka dhageyso ama qaraami😊waa leytagy wixii la tago dhan saf haso galan😅
@user-jb8ky1rn2l
@user-jb8ky1rn2l Жыл бұрын
Laxan buu kugaraacey fanaaniinta kale waqal always the best macalin furinle what a beat❤
@user-ng8lj5mz8b
@user-ng8lj5mz8b Жыл бұрын
bena maha zxb wllhi uu u awood shegtay
@mire9884
@mire9884 9 ай бұрын
One of the geretest Somali singers of our generation. Somalia ha noolato
@adoullijamaa6273
@adoullijamaa6273 Жыл бұрын
am from brazil 🇧🇷and l like somali music🇸🇴 ❤️ waar khawaadkina cune like isaara somaliyey😂😂
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 Жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@LiveAlone-pf8gf
@LiveAlone-pf8gf 6 ай бұрын
😅😅
@sundusyasin2858
@sundusyasin2858 Жыл бұрын
Welcome to back the legend qamar suugaani ❤
@abdirahmanisse-lb2eb
@abdirahmanisse-lb2eb Жыл бұрын
His personality is something else, but his talent can not really be ignored. Qamarka. 🔥
@dj.rockets
@dj.rockets Жыл бұрын
Xaga Commentega Ana Walay Tahay😂🫵🏼
@Al.vanan.Abdillahi
@Al.vanan.Abdillahi Жыл бұрын
Qamar suugani is not easy wa la itagay😂🎉❤😊
@IbrahimQhalil40
@IbrahimQhalil40 Жыл бұрын
You can ignore somali hees but you can't never ignore Qamar Suugaani
@leonelhamza3835
@leonelhamza3835 Жыл бұрын
Yes of course ❤❤❤❤
@leonelhamza3835
@leonelhamza3835 Жыл бұрын
🎉 Congratulations our artist
@DayaxPoi
@DayaxPoi Жыл бұрын
Understanding of English is very hard for me Can you speak somali plz!!
@hafsakassim3810
@hafsakassim3810 Жыл бұрын
What does this song means plz...
@IbrahimQhalil40
@IbrahimQhalil40 Жыл бұрын
@@hafsakassim3810 wa ila tagay
@alexkabadhe4473
@alexkabadhe4473 Жыл бұрын
I am from ethiopia🇪🇹 I love somaliland song❤🎉❤
@user-nm7pw7lm8g
@user-nm7pw7lm8g Жыл бұрын
The same to you wedihalew❤❤❤
@qalidmohamed317
@qalidmohamed317 Жыл бұрын
Legend 😂😂
@ATIVE-y
@ATIVE-y Жыл бұрын
Also we love Ethiopian songs shuwaaa kudhashe
@hanad318
@hanad318 11 ай бұрын
You must say I am from amharia I love Somali song
@user-ps9kj3fo1p
@user-ps9kj3fo1p 5 ай бұрын
Wedishalo
@lilsamiir1m
@lilsamiir1m Жыл бұрын
I'm from Sudan and i love Somali songs ❤🎉
@abdikalid4715
@abdikalid4715 Жыл бұрын
I from Italy I like somali music lol war ha lanila socda Ana waa taganahee 😂😂😂😂
@bashaashyare9987
@bashaashyare9987 Жыл бұрын
dadka beenta kala tag😂😂😂😂
@user-ph3nz2hg6y
@user-ph3nz2hg6y Жыл бұрын
حبابك اخوي
@NK.135
@NK.135 Жыл бұрын
So somali ma tihid bisinka
@mohamedabdikadir5126
@mohamedabdikadir5126 Жыл бұрын
😂 this isn't song, he is carry 😢
@Farxadaqofka
@Farxadaqofka Жыл бұрын
Wan kayaabay heesta imisa laxan ayaa saaran layaab qamar!
@abdirahmanali6104
@abdirahmanali6104 Жыл бұрын
Dhowr jeer ayaan ku celceshaday waa hees aad u mcn laysma caasiye ceep going
@faisalmunaa4
@faisalmunaa4 Жыл бұрын
What a beat furinle studio and qamar melody ❤
@SahraMahamed-vk1rj
@SahraMahamed-vk1rj Жыл бұрын
Boqol jeer baan kuso cel cel shay wllhi alla cod iyo laxan isleh qamar iyo qaraami keep going fanaan❤❤
@iam.legendar
@iam.legendar Жыл бұрын
Nin wayn GOAT QAMAR SUGANI IS BACK🐐❤️🦁
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow Жыл бұрын
Waqal baa na taagay ❤ Team waqal
@apkaomart2030
@apkaomart2030 Жыл бұрын
Xidiga xidigaha eryadey qamarka great of all time ♥️🐐🙌
@LoVeR_Man23
@LoVeR_Man23 Жыл бұрын
Cabdikariin godkiisi ayay biyo ugu soo galeen❤😢
@fjmavio4072
@fjmavio4072 Жыл бұрын
Ninki mesha laha aya yimid Mucjisada Fanka Qamar
@nagiibabdi9290
@nagiibabdi9290 9 ай бұрын
ABID FANKA SOMALIYEED MASO MARIN QAMAR OO KALE FROM MUQDISHAWI
@wlldeeq5599
@wlldeeq5599 Жыл бұрын
Fanku waa qamar dhegayso ama qaraami wixii kasoo hadha waa zero🔥🔥
@mohamoudibrahim9322
@mohamoudibrahim9322 Жыл бұрын
Axyaa fanaan laxanka aya world class ah qamarka fanka ROCKY MAN
@sharmaarkecawke8238
@sharmaarkecawke8238 10 ай бұрын
Fanaanka xukunka military ku haysta fanka maanta. Taageer ama ha tageerin inuu lahaado fanka maantaa laga yaqaan
@peaceandlove8760
@peaceandlove8760 Жыл бұрын
What a song Wow Qamar and Qalinle 🔥🔥🔥
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 Жыл бұрын
GOAT IS COME BACK qamarka🎉...also khadar waqal ,furinle, mustafe saleebaan layaab layaab nio🎉🎉🎉
@dabdheere5724
@dabdheere5724 Жыл бұрын
Yaaloo taagay sidii cilmi taalo haboon Qamar waala taagay munaafaq gabdhaha isku diray erayga waala itaagay wuxuuu daaha gadaashiisa geeyay dad caan ahaa oo mustaqbalkoodii ku lumay sida haboon
@Beelosaajin143
@Beelosaajin143 Жыл бұрын
Qamar suugani Wali Maatagan yahay xata hadu hargeysa tagay Qofkii Qamar tagayo balaayo haa ku tagte fadhisi maskiinka sida tiirka uu tagtey😢
@aliyaaahmadali4474
@aliyaaahmadali4474 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@abdirahmaansagaale5937
@abdirahmaansagaale5937 Жыл бұрын
(If you read one book , you feel the change) Hadaad aqrisid hal buug waxaad dareemeysaa is bedel liketa👍
@qatarjilaal1814
@qatarjilaal1814 Жыл бұрын
Waa buuge biow
@abdallaeid045
@abdallaeid045 Жыл бұрын
Fanaanka + Laxamistaha Qarniga🎤 Qamar AmA Qaraaaaam🎧
@muhiimyasiin3493
@muhiimyasiin3493 10 ай бұрын
Alle hawnaxaristo Mustafe saleeban 😢😢😢
@NimcoBashiir-rk7tn
@NimcoBashiir-rk7tn 8 ай бұрын
ilhy haunaxaristo walalkay mustafe iyo liban ilhy qlbiga hano adkeyo 😅😅😅😅😅😅😅😮😅😮
@odayfaxal-gs1zd
@odayfaxal-gs1zd Жыл бұрын
Best song waaa lay taagay Dadkuba waxay leeyhiiin kuli sidaaaaa kaligaaa maaaha ❤
@garow_GT
@garow_GT Жыл бұрын
Qamar waa qurxiyaha fanka 🎉❤
@apdyaziizmohamedcazkah3420
@apdyaziizmohamedcazkah3420 Жыл бұрын
QamarkaH fankaH shidaH❤ is back
@abdirahmanali6104
@abdirahmanali6104 Жыл бұрын
One week one million yar eega waa layaabay like dhac dhac
@aminabdi9432
@aminabdi9432 Жыл бұрын
Qamar marka uu heesta qaadayo waa u yar qiiroonaya waxa uu so xasuustay dhibtii ay rayaan bajaj soo marisay😊
@Viralxpect
@Viralxpect Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 way taagtay
@amiiraaxlaam9032
@amiiraaxlaam9032 Жыл бұрын
Alle colaadaha haynaga qaboojiyo aaamiin from izaaq ❤
@KhaderCraxman
@KhaderCraxman Жыл бұрын
Qamar in uu taganyahay wuu is dheegay😢😢
@sayidtinhoqani8901
@sayidtinhoqani8901 Жыл бұрын
Karkar iga dhe furinle waa laytagay ayuu kaga siyay musica faro dahable waqalka qamarka 🔥🔥🔥🫡
@Littleseom
@Littleseom Жыл бұрын
Kah wlhi hees io bar tan io chaceylku wngsanaa wlhi waa fav hesahayga kah❤🎉
@guuleedcabdicasiissoofe7040
@guuleedcabdicasiissoofe7040 Жыл бұрын
Qamar wuu na waalaya wlhi ❤😂
@SiciidismailHussein
@SiciidismailHussein Жыл бұрын
Waala yaabey miracle of melody 🎶
@zuheyipcabdixusen8637
@zuheyipcabdixusen8637 10 ай бұрын
Ubax
@abdihakiinfaysal
@abdihakiinfaysal Жыл бұрын
Sii walboo loo tagoo fankaa laga tagii kari waa ❤
@Abdisalan22
@Abdisalan22 Жыл бұрын
Goat ka fanka
@maxamed7258
@maxamed7258 Жыл бұрын
Music made in hargeysa just hits different ❤
@sublover2
@sublover2 Жыл бұрын
😂😂
@maxamed7258
@maxamed7258 Жыл бұрын
@@sublover2 maxa ku qososhay?
@falischika6221
@falischika6221 Жыл бұрын
@@maxamed7258 gooja cade 🤣🤣
@abzeezy56
@abzeezy56 11 ай бұрын
It’s shit 😅😅
@munierqader4171
@munierqader4171 Жыл бұрын
Goatka fanka ninka kaliya hees aan soo bixin share out usii sameeyay waanu taaganahy 😂😂
@Jimcaalerays-yf3gl
@Jimcaalerays-yf3gl 4 ай бұрын
You can ignore somali songs but you can never ignore qamar suugani❤
@Zakariyegd
@Zakariyegd Жыл бұрын
Goat kii FankaH io waqal Oo iz helayy🐐🔥
@sharmaboy9676
@sharmaboy9676 Жыл бұрын
Qamarka Duula From Rer puntland🇸🇱 The Legand
@zamzamwarsame7932
@zamzamwarsame7932 Жыл бұрын
Oo ma afkad isaaq ku caydo ayad ku amaanay hadana wa cajiib walee🤣🤣🤣🤣
@mohamedabdilatif
@mohamedabdilatif Жыл бұрын
This is talented man and is the betest melody Somali singers keep going pro 🎉
@user-hh8jv2ny2w
@user-hh8jv2ny2w 9 ай бұрын
goat qamar sugaani ya codkiisa ila jecel
@nimcocabdi8384
@nimcocabdi8384 Жыл бұрын
Yaa taba ruux tirsan waayay Yaa kutaama xsuus Tira beeshay Yaa taswiir qof ka marmar ku tiirsan😢way hees dhaftay qamar ❤
@Qalbi_slowed
@Qalbi_slowed Жыл бұрын
Saliga nabiga aynu badino scw scw scw❤❤
@KhadarAxmad-ie5fj
@KhadarAxmad-ie5fj Жыл бұрын
Scw
@Globalmedia9
@Globalmedia9 Жыл бұрын
Fanku waa qamar iyo qaraami🎤
@axmedc.rashiid3003
@axmedc.rashiid3003 5 ай бұрын
The PezT Mouzic😮❤
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 Жыл бұрын
Qamar iyo bas weeye fanku waala tagan yahay 😂😂😂😂
@Abokorrrr
@Abokorrrr Жыл бұрын
Boqorka fanka hargeisa❤️🐐
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
Waa la i taagay🙏 anaa la i taagay hees iyo badh.. waqal studio productions everything's 100% ❤🙏🙏 well done
@ugassabdirashid7211
@ugassabdirashid7211 Жыл бұрын
Ma yaabtay wll sdkle😂😂😂
@user-go9mg5rl8j
@user-go9mg5rl8j Жыл бұрын
inta aamin inuu qur'aanka ka macaan yhy❤
@axmedabdirizaq251
@axmedabdirizaq251 Жыл бұрын
Marka aan la is xaqirayn Ninkani wuxuu soo kordhiyay laxan gaara cod gaara iyo jaas gaara
@inaHandulle
@inaHandulle Жыл бұрын
Wiil Hoog Hadaad Maqasho Waa Qamar zxp 😅
@najahbossomeraden7850
@najahbossomeraden7850 Жыл бұрын
Waa la taagay qamar Waa la taagay qamar yaa taagay qamar?!!😂 Yaa ku taagay qamarow Yaa ku taagay qamarow Yaa ku taaagay🎶
@sagalmedia24k
@sagalmedia24k Жыл бұрын
I am from the land of beauty Somalia. Is muujiya team adkaatay ♥
@rahmacabdi5677
@rahmacabdi5677 Жыл бұрын
Saacad baan qoslay markan arkay qoraalka meesha ku qoran waa lay taagay kulaha best song of the year 😂😂😂
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 Жыл бұрын
Ninku wa legend anba wan yabey
@maaamoduhbaar1234
@maaamoduhbaar1234 Жыл бұрын
Goat is back 🐐🎧
@user-hl3bg4nf2b
@user-hl3bg4nf2b Жыл бұрын
I am ethiopian 🇪🇹 I like songs somali❤
@axmedzaki2710
@axmedzaki2710 Жыл бұрын
Welcome our brother from erhopia I REAL CARE the poltical and people of ethpia which rigean do you live
@A.A.E93
@A.A.E93 Жыл бұрын
Inta Haboon naga haleysey maad na leedahey waa la itaagey eey baad tahey Qamarow.
@SouleimanAh
@SouleimanAh 4 ай бұрын
I am from Djibouti 🇩🇯 your best légende qamar ❤
@subaydazuzan4591
@subaydazuzan4591 Жыл бұрын
Alla legend oow ceeb kasto laysdhaho ku tira miyay kugu tirmysaba qammr is not easy❤️‍🔥🌹🔥
@shaaficidici8369
@shaaficidici8369 Жыл бұрын
I'm from Buuhoodle, and i love somali songs.
@zakabdi9988
@zakabdi9988 Жыл бұрын
Markaa buhodle ma kenyaatiba war hayna ceebayn 😂
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Жыл бұрын
Markaa buuhoodle ma.american ba😂😂😂😂
@engmatan1308
@engmatan1308 Жыл бұрын
Aduu somali ayaad tahaye nagada qiirada
@mahmutt_apdouzalam5760
@mahmutt_apdouzalam5760 11 ай бұрын
It's buhoodle European Union 😅
@apdifatahaaro6431
@apdifatahaaro6431 Жыл бұрын
Qamar inanka fanka shiida hargeysa waan ku wadana kumana dhigeyno Iska dayaan oo waalo oo heeso naga soo waal
@muniirajirdeh766
@muniirajirdeh766 Жыл бұрын
Wax kaleh Qamarka Duuula ❤ninkiiiiii Fanka Lahaaaa🎶
@fadxacaddy882
@fadxacaddy882 Жыл бұрын
Dad nool hadana dhinty baa dunida inagula nool allaw soo hadee naagta wynee ninka sakhraanka ah wax la jilaysa tiyoo qawan 😢
@user-ng8lj5mz8b
@user-ng8lj5mz8b 11 ай бұрын
iwasa
@diamondduale1724
@diamondduale1724 Жыл бұрын
Waaaw golden voice Qatar caadi maaha😂😂😂
@ina_hajiali
@ina_hajiali Жыл бұрын
ThE bEsT LaxamaysTE maxamed abdi abdiLahi❤
@muztafeadamnouh7010
@muztafeadamnouh7010 Жыл бұрын
Halki qamar lagu taagaa jooga from nairobi bl iga duceeya in la in taagin😂🙆‍♂️😂
@tgrlucky6328
@tgrlucky6328 Жыл бұрын
On fire qamar ❤
@aminasendarelayonis2794
@aminasendarelayonis2794 Жыл бұрын
Wooow qamar legend cod iyo kalmadaha heesta Cid kuguma gaadhyso ❤😊
@idilalimohamed2278
@idilalimohamed2278 Жыл бұрын
Farta xaaji fataalad uff wey na ceebeysay uh naayaa
@mudanehamse6527
@mudanehamse6527 Жыл бұрын
Qamar, Qalinle, Furinle & Waqal Team Yaa Taagay talow?!! WELL DONE
@himiloprod9790
@himiloprod9790 Жыл бұрын
Aloow qamar wxi taagay aanu ihelin😢🤲😂😂
@mohamedalitumbo8900
@mohamedalitumbo8900 Жыл бұрын
Forget about his bad life. But don't ignore the voice and the music and the words are prepared
@user-cs4my7dz2r
@user-cs4my7dz2r Жыл бұрын
Dire dhabe❤. Dire konjo Qamar sugni ( legend).
@lipsykeys
@lipsykeys 11 ай бұрын
This is Sami Menafesha hotel. Really Nice place but lil things to refresh... Kiss from Djibouti
QAMAR SUUGAANI FT DEEQSAN ABDINASIR | WAAD ISTAAHISHAA | OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:20
Qamar Suugaani Ft Warda Happy - Jawi (Officail Video)
3:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,2 МЛН
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 20 МЛН
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,8 МЛН
Qamar suugaani ft deeqsan |ALLA ALLA|official music video 2021
3:48
Fiyaaska Official
Рет қаралды 943 М.
MAXAMED MAAME - SIDAN KUU BARTAY (Official Video) 2024
4:53
Waqal WStudío
Рет қаралды 2 МЛН
QAMAR SUUGAANI 2021 | SALKA DHIGO JACAYLYAHOOW | HEES CUSUB
5:47
Sharma Boy - Buldaananaa (Waxba Igama Galin Official Music Video)
4:33
MUSTAFE KANTE - KU SAARAY CIMAAMADE OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:35
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,1 МЛН
QAMAR SUUGAANI | JASIIRADA DHEEMAN LUULA | HEES CUSUB 2021
4:18
Karan Yassin Official
Рет қаралды 4,4 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI KU DARDAARAY DAWAADA OFFICIAL VIDEO
3:35
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 754 М.
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16