No video

MUBARAK OCTOBER | WAAN QIRAA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 129,686

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Mubarak October,Najax Nalka, Xariir Axmed, Suldaan Seeraar, Mursal Muuse, Hodan Abdirahman Ugbaad Aragsan, Kiin Jaamac, Najma Nashaad, Hees Cusub 2021, Waqal Studio
Mubarak october
Waan Qirraa
Erayada Khadar Guun
Laxanka Mubarak october
Music Ayuub Haaruun
Camera Liibaan Dahir & Nuuradiin Dugsiiye
Editing Nuuradiin Dugsiiye
Afro Waqal Production
Miss Xiis, Nimco Diamond, Somali Music, somaliland, somalia, heeso, asma love, Yurub Geenyo, Xamdi Bilan, Khalid Kaamil, Sakariye Kobciye, Qamar Suugaani, Ali zaki, Aamin Yare, Sharmo Boy,

Пікірлер: 169
@abdimaalikayshka2432
@abdimaalikayshka2432 2 жыл бұрын
Waxkastoo Macaan Waxaka macaan quraan ka ilaahay Walaalayaal🤲🤲
@legendruuzi
@legendruuzi 2 жыл бұрын
Maxa Ku keenay meeshan 😂😂😂
@adirecc6200
@adirecc6200 2 жыл бұрын
@@legendruuzi waa like raadis😂😂
@ubaxali4416
@ubaxali4416 2 жыл бұрын
Wlhi Waa Runtaa Wlloh
@hiboahmed5475
@hiboahmed5475 2 жыл бұрын
Hadd quran jeceshy maxa hlkan ku keny like bad radinysa wx kle ma rabtide
@ifrahabuukar10
@ifrahabuukar10 2 жыл бұрын
J
@maahirforextradingcompanyf2498
@maahirforextradingcompanyf2498 2 жыл бұрын
Wax kasta quraanka ayaa ugu macaan
@Apdifatah_TaaxO
@Apdifatah_TaaxO 2 жыл бұрын
H3estan naagta darted usoo download gareeyay cilaawi number one 😁😀
@hamdaqorane3400
@hamdaqorane3400 2 жыл бұрын
Walal yaal heesaha iskadaay xaga quraanka ujeesta
@ahmedyousuf2561
@ahmedyousuf2561 2 жыл бұрын
Super star Mubarak October your very good news song lets go chance girl is niceee style
@abdirahmanmcf
@abdirahmanmcf 2 жыл бұрын
Hablihii buurbuurnaa maantay qiimo yeesheen viva hablaha buuran ♡
@zerabdi1216
@zerabdi1216 2 жыл бұрын
Goobta heesta lagu duu bay waa Boorama inta ila araag tay yaan las dhaafin dee
@zuhaibzaaho
@zuhaibzaaho 2 жыл бұрын
Heetan waxaa lagu duubay boorama only one like
@Aliarts77
@Aliarts77 2 жыл бұрын
Wiilkuu adeerka u yahay legend daa'uud xanfar hibadii oo qof ah mubaarak octoober best song❤🔥
@nageeb-mohamed
@nageeb-mohamed 2 жыл бұрын
🔥Heesta qofkaa diyaarsan ee falaq falaqda leh ayaa bilic u yeeshay 😁
@FADSO
@FADSO 2 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN. ..
@anzalaliabdi6844
@anzalaliabdi6844 2 жыл бұрын
Xidiga muqadisho wan kuwata brother
@dabshide3878
@dabshide3878 2 жыл бұрын
Inta iga dambaysa is xaadiriya 🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙
@FARHANYAREFY
@FARHANYAREFY 2 жыл бұрын
WAQAL IS THE BEST 🌎MUBARIK OCTOBER NOLOW SHOODHE🌹
@indhoxuseen6102
@indhoxuseen6102 2 жыл бұрын
Wow anigu heestaba ma dhagaysanayn ee asturta ayaan dawanayay
@DAARULIIMAAN
@DAARULIIMAAN 2 жыл бұрын
Aniga dad idaawado ma Haysto diini soo gudbiyaa walal isoo booqo ifka walal lagu yahaye
@usaamefarxaan6301
@usaamefarxaan6301 2 жыл бұрын
Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 3k wax yar iiga dhiman igaarsiya
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 2 жыл бұрын
Super star mubaarak October Xidiga Codka iyo Naaxiyada Another level keep going My Brother 💕💕💕💕
@mustafesaleban5792
@mustafesaleban5792 2 жыл бұрын
Inaad isku ciyaal xaafad tihiin ayuun baad noo sheegatay anigu waxas oo dhan kuma hayno nagadaa qasaalada aad sidato
@laylosheikhhassan1691
@laylosheikhhassan1691 2 жыл бұрын
@@mustafesaleban5792 76wyyy
@cabdiqanixaangeeyeofficial4323
@cabdiqanixaangeeyeofficial4323 2 жыл бұрын
Waqal iyo mupaarik iyo ayuup haruun alla maxa mucjiso isugu tagtay
@xamsexadaari7737
@xamsexadaari7737 2 жыл бұрын
Heesta boorama lagu duubay ana qiray💯✌️
@jimcaalemohamed7574
@jimcaalemohamed7574 2 жыл бұрын
Hablhiii maxy qiimo jabeen👏
@mustafemohahmed4519
@mustafemohahmed4519 2 жыл бұрын
Khader guun Ma xildhibankiba
@khadiir____officail6564
@khadiir____officail6564 2 жыл бұрын
Waqal studio
@ArmanTobaz
@ArmanTobaz 2 жыл бұрын
Qof xumaan lo xuraah tehee Adiga ugu qaateeh Wad uqalanayeeh xumanta ey xumanta
@anzalaliabdi6844
@anzalaliabdi6844 2 жыл бұрын
Hambalyo gabdaha buuran wa video gii ohoreye gabar cayilan jileyso . hambalyo marka my team balbal oon kow kaahay
@amenamohamed4513
@amenamohamed4513 2 жыл бұрын
mubarak october nolow bro💗
@Sacki63
@Sacki63 2 жыл бұрын
MubariK OctopaR nd WaqaL Studi0🎙 onother level 💯👍
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 2 жыл бұрын
Waqal studio keep going guys
@abdirahmanmohamedhassan835
@abdirahmanmohamedhassan835 2 жыл бұрын
Legend October wan Ku wadanaa sxb keep going
@sharmaboyfans7180
@sharmaboyfans7180 2 жыл бұрын
My brother Mubarak October
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Ma hadaa waalidiinta in lala soo heeso la keenay Maxay cunugaan yar Qofta maamada u noqon karta maaweelinaaya
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 2 жыл бұрын
Meesha lagu duubey woow beautiful 😍❤
@Zuldan_Lp_Official
@Zuldan_Lp_Official 2 жыл бұрын
Borama
@daalacoofficial6369
@daalacoofficial6369 2 жыл бұрын
Ma indhahaygaa mise waa dhab waan arkaa 🤣🤣
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
Wow mubarig October fankisa waan Jeclahay waa fanan buuxa runtii keep going huno heesta Qaaciga uu ku qaaday ee cumar dhuule lahaa AHU "laygu kaa dulyooke wanagana ma yeezhide" kama daalo dhagaysigeeda
@Ismilali1
@Ismilali1 2 жыл бұрын
Xaalad kale 🍁 WaqaL
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 2 жыл бұрын
Wiilkaan naagaha futada ween waa ugu baxdaa inuu ku jilo heesahiisa😹🦥
@anzalaliabdi6844
@anzalaliabdi6844 2 жыл бұрын
Excectly wankula arke
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 2 жыл бұрын
Ana dhihi rabay wad iga hor tiri😅
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 2 жыл бұрын
@@jecliyadalkayga3346 😹😹😹😹
@anzalaliabdi6844
@anzalaliabdi6844 2 жыл бұрын
Shacniyey wley adhii umadas balbalka ma kujirta mise team bakorad
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 2 жыл бұрын
@@anzalaliabdi6844 😹😹😹😹 adigaa isku team nahay
@waxgaradnageeye5994
@waxgaradnageeye5994 2 жыл бұрын
Hees dhameytrin♥️
@asmomohamed3393
@asmomohamed3393 2 жыл бұрын
waqal studio gacana kuu taagay keep going with your songs
@mustafatess8298
@mustafatess8298 2 жыл бұрын
October inta badhida u taqaana farta taaga 'inantaa october wayna bay odhan jireen reer burco
@cabdilaahitube927
@cabdilaahitube927 2 жыл бұрын
Kuwa danbiga sugayoow daar kalaa hadhay🤣
@abdirahmanyarechannel5117
@abdirahmanyarechannel5117 2 жыл бұрын
*Intiii Hoyo Macaan Jcl love*
@SAKISALAL39
@SAKISALAL39 2 жыл бұрын
FRIST COMMENT Waqal in the buinlding
@Siciidiimaan
@Siciidiimaan 2 жыл бұрын
Khadar guun ma xildhibaan kiibaa?!😀
@maxamuudaadan6711
@maxamuudaadan6711 2 жыл бұрын
Waxan yare macane wada badhi gacanki muxu aha
@abdillahiabdiladiif5284
@abdillahiabdiladiif5284 2 жыл бұрын
Bina aadam iyo jeex bina aadamay ayaa isla soo heesay
@ahmetsaki7429
@ahmetsaki7429 2 жыл бұрын
Ani Nio QaraHaasaa iga GadaN 😁
@hamzecabdihassan8262
@hamzecabdihassan8262 2 жыл бұрын
Yarkan maxaa marwalba 8 BOOLE uuna qaadi karin lamaane loogasoodhiga marwalba suaashasi team waqal baa laga rabaa😂😂😂😂
@jamaaljamta4176
@jamaaljamta4176 2 жыл бұрын
Anu hesta ma dhagaysanye gabadha dawanya
@kimishmael2099
@kimishmael2099 2 жыл бұрын
Horay Usocda Abid #Teamwaqal
@Kaabanuuramohmed
@Kaabanuuramohmed 2 жыл бұрын
Waqal studios one love my fav studio ❤❤🖖
@malihanadofficialchanel397
@malihanadofficialchanel397 2 жыл бұрын
Geenyadaas qaraha weyn awgeed ayaan like u saarey heesta anigu nagu kala wada dhegeysi wakhti uma hayee😂😎
@ileys174ileys2
@ileys174ileys2 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣dhulka alaa
@gadidahmed9721
@gadidahmed9721 2 жыл бұрын
Gaadhigan aad Soo kaxaysataa heestaba qayb wayn ka qaatay cabdoow
@farxaancali.4731
@farxaancali.4731 2 жыл бұрын
Inta daawan doonta markay liketeedu dhaafto 40 waan salaamayaa
@doublethreesomalichannel2223
@doublethreesomalichannel2223 2 жыл бұрын
Bal qorshee Arooskeena eshcalaa
@qurbawi__ztel8162
@qurbawi__ztel8162 2 жыл бұрын
level📸👩‍❤️‍💋‍👨
@bigscourty6468
@bigscourty6468 2 жыл бұрын
Another level the best
@qadracabdi4554
@qadracabdi4554 2 жыл бұрын
Dadkaan aygoo heesta dhagysan commntga soo qoraa waxeey igu qasbn inaa ayga cml noqdo 😁😁😁😁
@deeqmoha1158
@deeqmoha1158 2 жыл бұрын
Wax baa Ku raran wlhy inaanta naag saas hakaa ahaato
@nexsomelectronicandgeneral602
@nexsomelectronicandgeneral602 2 жыл бұрын
inta tiktok kaso aragtay ismuujiya
@relaxationundsleeping5023
@relaxationundsleeping5023 2 жыл бұрын
Nice waaye
@abdiwahabahmed2925
@abdiwahabahmed2925 2 жыл бұрын
Waaaa borama
@abdi.mahamuth
@abdi.mahamuth 2 жыл бұрын
wn garan waaye ma borama
@abdicasiismawlidcawl4998
@abdicasiismawlidcawl4998 2 жыл бұрын
Xildhibaan khadar guun
@ayaanmuztaphe7902
@ayaanmuztaphe7902 2 жыл бұрын
Ninkan naag ka buuran ka dheer maxa daba dhigey🤔🤔
@maymunssn822
@maymunssn822 2 жыл бұрын
Waawaynkay ugu baxdaa. Waa dooqiisa 😂😀. Hada farxiyo Fiskuu guursaday oo ka wayn 🎉🥳😀
@simlodonfmc1666
@simlodonfmc1666 2 жыл бұрын
BIRISHKA KII CAMUUD SOW MAHA INTEE IGU RACSAN
@daakirdahaabi295
@daakirdahaabi295 2 жыл бұрын
Anther waqal stodio
@khadaramin796
@khadaramin796 2 жыл бұрын
Diyaar lyrcs Kadaawo tiktok khadar amin
@abdifatahmohamed660
@abdifatahmohamed660 2 жыл бұрын
Gabadhu Dabo waynaa
@MBmubaarig
@MBmubaarig 2 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@kashmusic7210
@kashmusic7210 2 жыл бұрын
Waqal studio 🎙my favourite ♥youtuber!hor mar wacan!shaqo adag heysaa 🇸🇴💪🔥🔥
@Mcshiine
@Mcshiine 2 жыл бұрын
Dadbaa so qoraya and other level Aniga heesta ilaa io hadda iima so bixin yaab 😏
@ziinazaki2177
@ziinazaki2177 2 жыл бұрын
......
@guuleednaaji
@guuleednaaji 2 жыл бұрын
Ww waql studio 🎙 xtogdheer🔥🔥
@mubarakahmed1528
@mubarakahmed1528 2 жыл бұрын
Waaraa fanaankii kowad ee magacayga kale sita
@Talasameofficial
@Talasameofficial 2 жыл бұрын
Azxpta qaliga alle ayaan idinku dharshee ii sara sabiscirb biliis hayal dhafina wllo yaal🙏😓
@queenallisa5107
@queenallisa5107 2 жыл бұрын
Dj ayuub 🎶👏
@afjanoabdilahi6458
@afjanoabdilahi6458 2 жыл бұрын
Hestaba ma maqlo badhidaa weyban dawanaya
@fardowsocudoon9548
@fardowsocudoon9548 2 жыл бұрын
Astur miyaa
@yeswecan.8379
@yeswecan.8379 2 жыл бұрын
Inanta maryaha maad ka bedeshaan?😩
@hamzecaaqil5314
@hamzecaaqil5314 2 жыл бұрын
ma oga inantu in hees lagu iibinayo jidhkeda
@munirmuxumedofficial9406
@munirmuxumedofficial9406 2 жыл бұрын
Uyae
@hanajama2102
@hanajama2102 2 жыл бұрын
Masha allah 😁😋
@najmonashaadshorts4283
@najmonashaadshorts4283 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯💯
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 2 жыл бұрын
Hayaay laxan macanaa heestu
@norbilmusic3549
@norbilmusic3549 2 жыл бұрын
Walal ilahay janatu fardowsa haka abal mariyo ee hal subiccreb isaga kay saar wllo ilahay gacanta haku barakeye hadi aad iso dawatidna kasi wacane
@halwehalwa5768
@halwehalwa5768 2 жыл бұрын
Upcoming legend. Beautiful songs 🎵 ❤
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Жыл бұрын
Xaax cadiintaan ya dhafi kara😂
@Muhani20
@Muhani20 2 жыл бұрын
Waqal studio🎙is an other level 1k supscrip halay gadhziyo✅
@cabdirahmanmohamed1602
@cabdirahmanmohamed1602 2 жыл бұрын
Anagu heesta uma jeedne hawshyadaanu wadanyna inantanu daawanyna hhhhhh
@shukriali9113
@shukriali9113 2 жыл бұрын
MAANSHA ALLAHA 🤩🤩🤩🤩✌✌✌✌❤❤❤💚💚💚🖤🖤🤍🤍🤍✌✌
@Abdihakeindhaye
@Abdihakeindhaye 2 жыл бұрын
Hayaaay midan uu wataaa waa kurus😋😂
@hudayfiali8262
@hudayfiali8262 2 жыл бұрын
Layaab Layaab Waqal On Fire👋🔥
@maxamedilkacse5141
@maxamedilkacse5141 2 жыл бұрын
Duluf cod weynaaa
@xufiyoxaf4272
@xufiyoxaf4272 2 жыл бұрын
Muuqad Qurxon✅ iyo Cod❌ iyo Ereyo❌ Eber Ah😂
@farxaantiiro
@farxaantiiro 2 жыл бұрын
#Farxantiiro
@duceysaneofficiall7701
@duceysaneofficiall7701 2 жыл бұрын
October Another level✌️✌️
@blackshinea.k.aruleboy7945
@blackshinea.k.aruleboy7945 2 жыл бұрын
Exactly kzbin.info/www/bejne/d6SzfIhvd7KagtU
@sahrasaid736
@sahrasaid736 2 жыл бұрын
Ku dhakhsada dee waxa
@saalimofficial7850
@saalimofficial7850 2 жыл бұрын
Ereyada Xildhibaan Khadar Guun 😂
@maanasadcabdirixman945
@maanasadcabdirixman945 2 жыл бұрын
Man asad ganbiye
@hanad8226
@hanad8226 2 жыл бұрын
In borma
@maanqali1618
@maanqali1618 2 жыл бұрын
boram jona
@noobinho3515
@noobinho3515 2 жыл бұрын
Wow waan qiraa qoyskeena😍
@edfuadmo9995
@edfuadmo9995 2 жыл бұрын
Qaabka:- 👎🏻 Styleka:- 👎🏻 Dance:- 👎🏻 Codka ama Vocalka:- 👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼🤲🏼👍🏼🤲🏼👍🏼
MUBARAK & NAJAX | MACAN QOLO HAYGU DOORAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
4:43
MUBARAK OCTOBER | I DHAAF DHAAF | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
3:20
MUBARAK OCTOBER
Рет қаралды 49 М.
what will you choose? #tiktok
00:14
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 6 МЛН
Magic? 😨
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 20 МЛН
白天使选错惹黑天使生气。#天使 #小丑女
00:31
天使夫妇
Рет қаралды 15 МЛН
MUBARAK OCTOBER | QURXI MACAANEEY | OFFICIAL VIDEO MUSIC 2020
4:53
Waqal WStudío
Рет қаралды 550 М.
Suldaan Seeraar | Hees Aroos Oo Shidan | New Somali Muisc Video 2020 (Official Video)
5:25
Mubaarak October  Nasteexo - Astaan Music 2021
7:53
Astaan Music
Рет қаралды 218 М.
ROODA KAYF | BAL EEG | (OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
6:02
Rooda Kayf
Рет қаралды 418 М.
MUBARIK OCTOBER  JACAYLKU XUDUD MALEH  OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
5:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 868 М.
Mubaarak Octoobar Heesta Amaana alla - Astaan Music 2021
4:40
Astaan Music
Рет қаралды 257 М.
Laabta igu qabo
8:39
Release - Topic
Рет қаралды 4,6 М.
MUBARAK & BARWAAQO - WALALAC WALALAC OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:23
Waqal WStudío
Рет қаралды 2 МЛН
what will you choose? #tiktok
00:14
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 6 МЛН