ABDIKARIM ALI SHAAH - MARLEY WAA JACAYL DHABEE OFFICIAL VIDEO 2023

  Рет қаралды 3,216,645

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Ereyadii Khalid Gamo
Laxankii Khaliil Yare
Music Maxamed Habane
Directed by: CJ Amin
Videography & Editing: CJ Amin
Production: Afro Waqal Furinle

Пікірлер: 873
@xafsadahirladan
@xafsadahirladan Жыл бұрын
Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤❤❤❤❤
@xadiis24
@xadiis24 Жыл бұрын
Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Subscribers walal🥺🙏🙏🙏
@muwaahibyuusuf7101
@muwaahibyuusuf7101 Жыл бұрын
Scw mxd uzodhawyn wydy Waka idin lajoogeh😂
@MOHENMOONTANA-fg4sx
@MOHENMOONTANA-fg4sx Жыл бұрын
Me
@yahye_xadaari
@yahye_xadaari Жыл бұрын
Saas oo ay tahy hees walba waad joogta😂
@nashaadsidiiq4667
@nashaadsidiiq4667 Жыл бұрын
Anigaa
@nasimxaashi134
@nasimxaashi134 Жыл бұрын
Aniga ayaa Ku GU racasan wllo
@abdimaalig662
@abdimaalig662 Жыл бұрын
Heesaha waxa ka mcn kalamka alle ❤
@Mustafe_Mohamed_Cabdi
@Mustafe_Mohamed_Cabdi Жыл бұрын
ORODO DHAGAYSO HADAAD SAAS U OGTAHAY KALAAMKA ALLE LIKE HAKU RAADSAN XOOLOYAHOW😢
@abdimaalig662
@abdimaalig662 Жыл бұрын
Marka mxaa ka galay laxey
@Mustafe_Mohamed_Cabdi
@Mustafe_Mohamed_Cabdi Жыл бұрын
@@abdimaalig662 Dawarsade Ayaad Taheee Haku Dawarsan Quraanka Daacuun Yahow Carona Vires Yahow
@MaxamedGude
@MaxamedGude 25 күн бұрын
Haa wllhi 😢
@CabdirisaaqSaleeban-y6k
@CabdirisaaqSaleeban-y6k 5 күн бұрын
Allaahu agbar 😢
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 Жыл бұрын
Lyrics: Khaalid Gaamo Page1 Markaan adi kula bilaabay Xiriirkana kula mideeyay Faraxda iyo qosol ban mutee Mudnaantuba wa agtaaa x2 Markaan is Ira qiyaas Irbada miisanka jabtoo Marlee wa jacyl dhabee Mudnaantuna wa xagaga x2 Kooris Maalinta kaliyeen maqal Codkaga macanka badan Mushquulkii nafta batoo Miskaxdu way kala didaa Laabtuna way is maancadaa x2 Page2 Markaad mankayga qaaday Mulkidee kula bahoobay Nafaa meelaha banan Buuxiseyee milgeeysay x2 Allelehe maalin khayrleh Ayaan noqonya mattano Intaan ka sokeeno moowtka Miyaan kugu doorsan qaali x2
@sayuushibraahim8111
@sayuushibraahim8111 Жыл бұрын
Wow
@suhaybmuxumed1933
@suhaybmuxumed1933 Жыл бұрын
Qaladaad yar ku jira sida kale waa ok
@XaliimoMohamed-jl1gf
@XaliimoMohamed-jl1gf Жыл бұрын
heestib wa iso qortay aad umhadsanthy wllo ❤😊
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 Жыл бұрын
@@XaliimoMohamed-jl1gf ada mudan wll 🙏
@abshirabdiweli6039
@abshirabdiweli6039 Жыл бұрын
Maalinta kaliyeenan maqal Codkaaga macanka badan Mashquulkii naftaa batoo Maskaxdu wey kala didaa Naftuna wey is maanacdaa❤.
@nimcomaxamed4528
@nimcomaxamed4528 Жыл бұрын
Anaa kuracsan ee qur aan ka xagisa ukac wll ❤❤🎉
@alliessa6419
@alliessa6419 Жыл бұрын
Allaaaaahu akbar walahi fankaba ninkani xidig buu u yahay❤
@mohamuudsubeer5876
@mohamuudsubeer5876 Жыл бұрын
Cajiip Fanka cabdikariim ma u daynaa somaliyeeyy 🎉😂❤
@yasinothmansheikh8046
@yasinothmansheikh8046 Жыл бұрын
Waan jeclahay lkn ilaa hada waan ka baqayaa maxa sameeya?😢❤
@Nasteexocismaan-ko1zy
@Nasteexocismaan-ko1zy Жыл бұрын
😢
@SafaYar-bz9ul
@SafaYar-bz9ul Жыл бұрын
Jacayl ma jiree jidhkaa isku baahan😂
@hikmaawimohammed2151
@hikmaawimohammed2151 Жыл бұрын
HHHH MAR QUDHA IS CUNA XIDH OO WADA KU QAAWI ADIGA JACEYLKA OGAANAYA MARKAD KA KACDEEH 😂😂
@MaxamuudAli-v3b
@MaxamuudAli-v3b Ай бұрын
Dee is adkee
@hamzacamaar2054
@hamzacamaar2054 Жыл бұрын
"Markaan is idhaa qiyaas irbada misaanka jabtoo marley waa jacayl dhabee mudnaantuna wa xagaa" Got me goosebumps💕💖💞
@salebanjama9050
@salebanjama9050 Жыл бұрын
Waxsi waa been walla qali 😂😂
@abdirisaaqjamaal243
@abdirisaaqjamaal243 21 күн бұрын
Ben mahan
@arresaqirochannel7594
@arresaqirochannel7594 Жыл бұрын
libaax ninki kadubay so aniga maha baf baf 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🙏🏿🙏🏿🙏🏿
@maaamoduhbaar1234
@maaamoduhbaar1234 Жыл бұрын
Aabihii fanka waqtigan casriga ah Apdikarin ali shah 🎧🐐
@khalidahmed9424
@khalidahmed9424 Жыл бұрын
The Modern time 🐐
@baaaba1089
@baaaba1089 Жыл бұрын
😂😂😂
@jaaaajaNB367
@jaaaajaNB367 Жыл бұрын
War fanaanin kaqatarsan ba joga se wax uwadaa 😂😂😂
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 Жыл бұрын
Ayyyy calyk calyk the one and only mulkilihii fanka🎸🎹 ABDIKARIIN ALI SHAAH ♥️🌹🎤hit song MARLEY❤♥️🌹👏👏👏👏waqalka duula📽👌
@ragadhexe.5743
@ragadhexe.5743 Жыл бұрын
Caasimahada waxay dheer dheernahay Abdikariim A.Shaah iyo Qamarka Suugaanta. 🐐🐐
@CabdiCasiis-pz3hx
@CabdiCasiis-pz3hx 11 ай бұрын
♡Malinta Kaliyeen Maqal ♡Codkaga macan badan ♡Mashquulkii Nafta Batoo ♡Maskaxdu Way Kala didaa ♡Laabtuna Wey is Maancadaa ❤😘💕
@islamic-dh3bt
@islamic-dh3bt Жыл бұрын
Heesto waa hees macaan waana hees music ficaan haysta, camare man'ku waxa looga baahan more motion, always hit
@mixilesugaal8646
@mixilesugaal8646 Жыл бұрын
Heesaha in coming soontooda laso daalo maha, hada heestan wax cusuba uma dhadhamayso, waxa fiican waxa muuqal marka u duubayso inuu wax hit ah noqdo, balse musicgu waa international 🔥
@SadaamSaaki-up9in
@SadaamSaaki-up9in Жыл бұрын
Waxaas oo dhan laguuma dirsan
@MuwaahibHasan
@MuwaahibHasan Жыл бұрын
@@SadaamSaaki-up9in 😂😂😂
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e Жыл бұрын
Father of Melody Abdikariin Ali ShaaH ❤️🐐 RooxaanTa Fanka 😍🥰
@CawoBurgal
@CawoBurgal 6 ай бұрын
Qqq
@KhadraMuuse-n6i
@KhadraMuuse-n6i 4 ай бұрын
Ori8s73i3iieier8r88r8rdoriirri8r88ei3ieeiieididiidr777dr8r8838ee888rr8e8r8r883388❤❤😂😊😊
@KhadraMuuse-n6i
@KhadraMuuse-n6i 4 ай бұрын
Ori8s73i3iieier8r88r8rdoriirri8r88ei3ieeiieididiidr777dr8r8838ee888rr8e8r8r883388❤❤😂😊😊
@IstaahilOmar-vf5lh
@IstaahilOmar-vf5lh Жыл бұрын
Heestan markasta waxa ii qada boqorkeyga ilahay ha ika dayo qalbii amen❤️💋🩸🤴🏻
@cwahaabmawliid9865
@cwahaabmawliid9865 Жыл бұрын
Fanku waa abdikarem ali shah inta kalena waa lagu ilaaliyaa uun😊
@Ugaas457
@Ugaas457 Жыл бұрын
Legend abdikariim next waxad kuso heestaa lahjada may mayga from beydhaba janaay taageero buuxa ❤️🙏
@habooncabdilahi4510
@habooncabdilahi4510 Жыл бұрын
Fanaaninta fanan kooda C/kariin Cali shaah 😊
@Samiirofarxaan12
@Samiirofarxaan12 Жыл бұрын
Bast song cabdikariin cali shaah faanan jira waan ku wataa from Malaysia ayaan ka soo salamayaa ❤❤❤🙏
@samiiraxaamud9193
@samiiraxaamud9193 Жыл бұрын
Laxankiisa jecLahay wllhi😊
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Wan sugayey inu Malaysia hees ku so qado indrkey ina cali shah Boqorka fanka♥️🤴
@Hakimadan294
@Hakimadan294 Жыл бұрын
malinta kaliyeen maqal codkaaga macanka badan mashquulkii naftaa batoo maskaxdu way kala didaa naftuna way is maanacdaa.!!😢😢 abdikariin ali shaaah layaab✊😎
@InaCabdillahi
@InaCabdillahi Жыл бұрын
Mashala waxsahesa hesa abti horeusoco adiyo waqal my dhigega waqal❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 Жыл бұрын
Mikel Ali shaah on the beat team waqal is muujiya ❤
@Amiira1244
@Amiira1244 Жыл бұрын
Dadka nolan dona 280 maxay dhagesan donana❤❤ the king of voice ina cali shaah wel love you 😍
@HODANDAHAB
@HODANDAHAB Жыл бұрын
ALAYLEHE MAALIN KHAYRLEH AYAAN NOQONAY MATAANO INTAAN KA SOKEYNO MOWDKA MIYAAN KUGU DOORSADAA MID ❤❤❤
@XamdacabdiXamda
@XamdacabdiXamda Жыл бұрын
Ale ha ku dayo masha allh wllshy ❤❤
@abdikaremjanaalle4491
@abdikaremjanaalle4491 Жыл бұрын
Waaw ax yaa another level amazing golden voice abdi karem ali mohamuud xuseen ❤ team waqal salan sare ❤❤❤
@gouleidahmed9877
@gouleidahmed9877 Жыл бұрын
1:11 I like the action he did and the editing and the music and the voice for ever bro
@Subarman32
@Subarman32 7 ай бұрын
Suber star qarniga abdikariin ali maxamud xussein maykal ali shaah ❤
@mumtazahmed917
@mumtazahmed917 Жыл бұрын
Abdikariim Ali keep going jaceyl masha allah leave voice music wow ❤❤💋waan ku Jeceyl ❤😋
@salebanjama9050
@salebanjama9050 Жыл бұрын
Naa Walaal ninku xaas ayuu leeyahay dee 😂😂😂😂
@salmaanmohamed7520
@salmaanmohamed7520 Жыл бұрын
Inta og In heestan Ali jooker kaga cod mcn yhy abdikariin Ali shaah 😂☝🏼
@cawocabdilahi964
@cawocabdilahi964 Жыл бұрын
Ani xitaaa wa oghy lkn copyga muxu ku falay ina ali shaah🙈😂😂
@hetshotchannal444
@hetshotchannal444 6 ай бұрын
haaaaaaa wa isagiiiiii
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 Жыл бұрын
The father Melody is back 🔥🔥💯📸🎧🎼🎹🎻🔥😍 ayyyyy waqalka duula
@حبيبةأمها-م2د
@حبيبةأمها-م2د Жыл бұрын
❤❤❤❤
@Subarman32
@Subarman32 7 ай бұрын
Fanaaninta fanankoda abdikarin ali maxamuud xuseen shaah ❤
@garaadhassen06
@garaadhassen06 Жыл бұрын
Inkabadan 10jer ayan ku celceshaday igumana sabsana kalia laxanka ina cali shaah banan katagi karin mi favourate singer❤
@AbdulahiDeeq-pg5vr
@AbdulahiDeeq-pg5vr Жыл бұрын
Waa fanaanka kaliya ee aan soomaalida ugu jeclhy wlhi cod ha dhihin ereyada macalaa❤
@brown__eyes
@brown__eyes Жыл бұрын
Manlinta kaliyeen maqal codkaga mashquulkii nafta baatoo😭🥺fican lahayda hadada ii fahmayso💔
@sirabdiwahidkj.8246
@sirabdiwahidkj.8246 Жыл бұрын
Ina Cali Shaahoow Fankan waad noo qurxisay.
@sir__cmc
@sir__cmc Жыл бұрын
Haduu Qamar ahaa Goatka fanka sanadkii 2019 iyo 2020. Ina Cali shaah na waa Goatka fanka sanadka 2021 iyo kan aynu kujirno ee 2023 ba.
@kaysarmuxumed1040
@kaysarmuxumed1040 Жыл бұрын
Ovv caleik fankuba wa ina Ali shaah iyo inyar oo uu Laxanka Usaaray❤🎉
@abdiaziizzuraj5456
@abdiaziizzuraj5456 Жыл бұрын
Fananka 2023 abdikariin Ali shah Somali lander saxda ah hore usoco pro
@Misaanka.culus1
@Misaanka.culus1 Жыл бұрын
Super star Apdikarim ali shaah🤴 come back waqal is not easy👏💯
@Shamuure46
@Shamuure46 Жыл бұрын
The king of voice
@NimcoIsmail-to5nm
@NimcoIsmail-to5nm 6 ай бұрын
Waa run wallhi
@garaadaadan6370
@garaadaadan6370 3 ай бұрын
​@@NimcoIsmail-to5nmc❤❤
@maxamedmozkoh9118
@maxamedmozkoh9118 Жыл бұрын
Abdikariin cali mohmoud xuseen mohmed my model👑🎤
@ikranabib7919
@ikranabib7919 8 ай бұрын
Great song Abdikarim Ali Shah the legend of the legends ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hodan-iu3qh
@hodan-iu3qh Жыл бұрын
Walhi heesti hesaha cabdikariin cali shah keep going ader
@hafsaabdilahimohamoud6587
@hafsaabdilahimohamoud6587 Жыл бұрын
Fanan Abdikarin fanka ino kabaxa ka baqaya isgo hees iqadin side bk inder nala jog abdaw ❤️❤️❤️👑
@samiirsiciid7127
@samiirsiciid7127 Жыл бұрын
A.A.shaah the greatest of all time Somali Music 🔟🔥
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 8 ай бұрын
Goatka Fanka❤ Shaah mikel❤
@ayafaiseli45
@ayafaiseli45 Жыл бұрын
Abdikarin cali shaah❤ hees way dhaaftay mudnaantuna waa xagaaa
@Zakariyegd
@Zakariyegd Жыл бұрын
Qamar iyo abdikariin weeYan pa fankaH laGu zheegayaaba😂❤
@maanomusic5432
@maanomusic5432 Жыл бұрын
#Maxamed_yare laga yaab waxani waa international music
@mahadkante7876
@mahadkante7876 Жыл бұрын
Hees wa dhaafty tan magac kale halo radiyo🤏😂
@MoMo-cl3gr
@MoMo-cl3gr 9 ай бұрын
Goat Mikel ali tea wan kuwata from Minneapolis Minnesota ❤
@DucaysaneKubo
@DucaysaneKubo 6 ай бұрын
Mansha alha fanan abdikarin heata inta maskaxadu kala dido farta so tagta anu ♻️💯
@mohamed.dawaco4072
@mohamed.dawaco4072 Жыл бұрын
Liktayda maba arko markan isdhaho so eeg commetigaga bal manta igu quba abtiyaal on of the lagend 🥰🎤
@MaxamadMaxamadxusen-po6rw
@MaxamadMaxamadxusen-po6rw Жыл бұрын
Keep going wll cabdi Karlin cali shaah waxaa tahay fanaanka aan ugu taageero hargeisa waxaaba ka helay istèlka aad ciyaareyso noolow wll intii nolol jirto
@MohamedSuleymaan-w4m
@MohamedSuleymaan-w4m Жыл бұрын
MaCaaan Kuba waaa Nafiiisa
@djmaamis3167
@djmaamis3167 Жыл бұрын
Super star Artist King of voice🎉❤
@jamiilajaan2527
@jamiilajaan2527 Жыл бұрын
Ruuxaanta fanka Abdikarin😩❤️🎤
@mohamedosmanmohamed2721
@mohamedosmanmohamed2721 Жыл бұрын
The King Abdikarim Ali Shah wanku wataa sxb “Mcnkuba wa Agtaada Mudnantona wa Xagaa” Oo kamid ereyada Heesta. Hees jaceyl
@mawliidmagaalo649
@mawliidmagaalo649 Жыл бұрын
Our Legend cabdi karin Ali shaah ❤
@mawliidmagaalo649
@mawliidmagaalo649 Жыл бұрын
@Mohmett_Durran
@Mohmett_Durran Жыл бұрын
Ina CaLi Tea ❤️Amazing Voice 🎉 25/june/2023 Malin Axad Ah🧃🤍
@IstaahilIstaahil-du1vl
@IstaahilIstaahil-du1vl 5 ай бұрын
Heesaha waxa ka macan quranka❤🎉
@apdiaziizhassan9595
@apdiaziizhassan9595 Жыл бұрын
2day 6k after 2 year 2m se na yeeshay Goatka fanka Ex Burcawi cali shaah❤ Big fan Taliye🎉🎉
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 Жыл бұрын
Ina ali shaH ❤ laxanka marka waa laga nasiyay
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi Жыл бұрын
Hees ad umacaan weeye ina Ali shaaH waa fanaan dhab ah 🤩🥰🥰🥰
@cadawaran0107
@cadawaran0107 Жыл бұрын
Haduu fanaan jiro ama aan garanayo wax heesapa legend_kodu wa adiga yaa Abdikarin ali Mahamouth Hussain
@8Teenplus8
@8Teenplus8 Жыл бұрын
Fanaanka kaliya Aan heesihiisa sugo fanaaninta kale waaku sugaa bes intuu ina cali shaaaah kaso hesayo lkn I'm real fan alfanaanCabdi kariin cali shaax 🎶✌️
@ayaan2700
@ayaan2700 Жыл бұрын
emikun bad halki lobahna tagtay A A shah
@IfraaxDiamond-xu8rz
@IfraaxDiamond-xu8rz Жыл бұрын
Apdikiim Ali shaah walle wa fanan tagey weyan 🥰👊
@xamdacisman6809
@xamdacisman6809 Жыл бұрын
My favourite fanana OMG your outfit is cute mnsha'allh
@CabdkariinaxmedXuzeen-ul7wm
@CabdkariinaxmedXuzeen-ul7wm Жыл бұрын
Waaaw cabdikariin cali shaah iyo waqal waxaba lagamaqan Karo lajan is one ♥️ 👌 😍 ❤️ 🔥 that you
@cwaliindhacade6875
@cwaliindhacade6875 Жыл бұрын
Ina cali shaah Aabaha fanka 2023 ninka shitay🔥🔥
@Shacnisharf2869
@Shacnisharf2869 Жыл бұрын
Ku Sali nabigena Subanaa Scw
@abouhare
@abouhare 3 ай бұрын
SCW
@abouhare
@abouhare 3 ай бұрын
SCW
@suhaybcumar1359
@suhaybcumar1359 Жыл бұрын
Wax walpo macan waxa ka macan quraanka alle ❤❤
@NastehaHussein-b7p
@NastehaHussein-b7p 8 ай бұрын
My goat❤😊
@XamsaCabdicige
@XamsaCabdicige Жыл бұрын
Markan adi kula bilabay xidhiidhkana kula adkeeyay c/kariin cali shash❤❤❤
@NimcoAhm-ot9ur
@NimcoAhm-ot9ur Жыл бұрын
Markedly waa kecl dhab ee markaan isqiyaas marry wa jecel❤❤🎉
@gulledsimba5270
@gulledsimba5270 Жыл бұрын
love This Song 🎵 wlhi Anigo Hada Marqan U fadhisanyo DhAgeysanaya WaxaNA Joga Kampala 6 mar ayan Ku soo CeshTay❤ AbdikaRin Ali Shah Fanan weyN😊
@NazirGiire
@NazirGiire 11 ай бұрын
The king of the voice axyaaa abdikriìn
@sadamsayid5898
@sadamsayid5898 10 ай бұрын
Goatka fanka 🐐👑❤️
@CabdilaahiCadde
@CabdilaahiCadde Жыл бұрын
Fankuba waa A.A.SHAAH iyo inyaroo lagu taraxay❤🎉
@xamdamahad5774
@xamdamahad5774 Жыл бұрын
My tea Goatkayga opdikarin ❤🙆🏾‍♂️
@sayidmom2268
@sayidmom2268 Жыл бұрын
Ma fanaan aan abdikariin ali mahamuud husein " SHAAH" Ahayn ayaa jira
@qadancali902
@qadancali902 Жыл бұрын
Hees way dhaftay ina Ali shaah hore usoco
@Araga.dunida2023
@Araga.dunida2023 Жыл бұрын
Codsi Somalia nimo 1k i gaarsiiya waad sameyn kartaan 💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@farhanyuusuf3830
@farhanyuusuf3830 Жыл бұрын
cajiip Apdikarin Ali tea❤ Axya hes cod❤
@hodaahmed730
@hodaahmed730 Жыл бұрын
heestan jecayl jecayl Bay idareenslisay wlhi 🤍🥹
@cabdisamadmohamedmuse589
@cabdisamadmohamedmuse589 Жыл бұрын
Fanan qaran guuleyso Ina cali shaah ❤
@ZakiPastore
@ZakiPastore Жыл бұрын
Heeh maskaxdu weykala dirta❤
@safwaanahmed2928
@safwaanahmed2928 Жыл бұрын
C/kariin iNa zhaah Capsi Capsi__❤❤😊
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN Жыл бұрын
Laxan macaan runti khaliil yare wow
@fanannasir6858
@fanannasir6858 Жыл бұрын
GOLDEN VOICE🤴♥️
@Ayaanabdiasiis0123
@Ayaanabdiasiis0123 7 ай бұрын
@AyaanIbra-h1f
@AyaanIbra-h1f 7 ай бұрын
Flak🎉mnvenkgv zkzl😊😊hz😅❤you ♥️ ❤️ 😀 😄 bubby you jjfjd mcnbcmz😊
@lailahassan3028
@lailahassan3028 Жыл бұрын
Waxay aheed anoo noo laxameeyo Cabdi kariin cali shaah ❤❤❤
@farhiamumtaz
@farhiamumtaz Жыл бұрын
Inuu Goat yahay ibnu shaah ma isku raacnay soomalaay🎻🎸🐐💫
@Abdirahman_Hassen
@Abdirahman_Hassen Жыл бұрын
Music gaba iga waaley wlhi 🔥😮
@apudykareim5444
@apudykareim5444 Жыл бұрын
Heestan ali joker baa kaga cod fcn any way ina ali tea big fanan
@omarabdoulfatahog1512
@omarabdoulfatahog1512 11 ай бұрын
King of the melodies abdikarim ali shaah ❤
@daahirmusse9634
@daahirmusse9634 Жыл бұрын
ruuxanti fanka ina Ali shaah is back😮
@axmedcali1571
@axmedcali1571 Жыл бұрын
St
ABDIKARIM ALI SHAH || NEW SONG || HARGEISA SUMMER SHOW 2024
3:30
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 78 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 11 МЛН
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 31 МЛН
ABDIKARIIM ALI SHAAH (JOG DHEER) -BAHJA-DJIBOUTI SHOW 2023
4:04
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,9 МЛН
SHEEG QOFKA MADAXA KUGU DHEGAN AMIIRA OO HURDO  LOO DIRAY hhh
29:36
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 54 М.
Abdikarin ali shah ft juweriya jano | Kasha Lura | Official Music Video 2023
5:02
Juweriya Janno Official
Рет қаралды 5 МЛН
Qamar Suugaani |Jacayl Dhaxal Gala| Official Video 2020
6:34
Nassin soraan
Рет қаралды 15 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 4,7 МЛН
ABDIKARIIN ALI SHAH WAA ISKU SOO BAXAYNAAYE BUSHAARO NEW OFFICIAL VIDEO 2022
4:40
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,8 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 16 МЛН
ABDIKARIM ALI SHAAH | DHAAWAC UMA GAYSAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:23
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,9 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 78 МЛН