No video

UGBAAD ARAGSAN | DABCA RAGOOW | BARNAAMIJKA XIDIGAHA GEESKA 2019

  Рет қаралды 1,007,381

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Barnaminjka Ciid ee Koxda Xidigaha Geeska Ugbaad Aragsan, Heesta Dabca Ragoow, Mursal muuse, Asma Love, Asma Saban, Barwaaqo Qalanjo, Mukhtar Beeroof, Xasan Dhuxul, Somali Music, Furinle, waqal
Erayada: Zakariye Awaare
Laxankii: Abdifatax Mukhtar
Music by Furinle

Пікірлер: 1 000
@izmahaanmohamed1185
@izmahaanmohamed1185 5 жыл бұрын
inta Quraanka jecel ee ku raaxaysata farta taag
@onebnicee1795
@onebnicee1795 5 жыл бұрын
Quranka karimka sharaftisa hoos haugadhicin
@ahahshaahahhabsbsbsbsbwwj8554
@ahahshaahahhabsbsbsbsbwwj8554 5 жыл бұрын
Izmahaan Mohamed subhnllh war yaqay quran ke meshan a ku qoranin. Wado club aday o tiri quran aya aqrinaya😡🤦🏽‍♀️🤦🏽‍♀️ lax ufff aqash
@hamzaawaale4328
@hamzaawaale4328 5 жыл бұрын
hadaad quraan rabtid halkan maxaad ka qabanaysaa ?
@ahahshaahahhabsbsbsbsbwwj8554
@ahahshaahahhabsbsbsbsbwwj8554 5 жыл бұрын
Hamza awaale hahahahah wlhi wa sual Ficn wedi bal wll
@salmaqueen9686
@salmaqueen9686 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂me
@howieie2081
@howieie2081 5 жыл бұрын
Heesta inta fahansan inay mursal iyo khadra ku socoto like ta si dadka u fahansiino 😂😂🤣🤣😂
@marwo2285
@marwo2285 5 жыл бұрын
Lkn muxu la qaxay ilaa maba fadhiyee farta iyo meshi bugta is og
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 5 жыл бұрын
Kkkkkkk runtaa meesha taala
@abdisalanmadi8095
@abdisalanmadi8095 5 жыл бұрын
Warfaa Geele waa runta zhp
@samawade282
@samawade282 5 жыл бұрын
Mursal isaga xidiguhu weligii ma Sarbeeb bay ku garaacayaan 1 kaaba 2 nolosha cusub 3 ka Soo kabo dibu dhiciisii 4 Colkan dabadaada taagan sideen kaga cuudiya
@anfacmaxamed624
@anfacmaxamed624 5 жыл бұрын
Really wlahy
@igaraalinoqo9273
@igaraalinoqo9273 Жыл бұрын
Viva dumarland😂
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 9 ай бұрын
Ragland 😂
@FadumoMaxamad-nc5wq
@FadumoMaxamad-nc5wq Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@naasirmuniir6103
@naasirmuniir6103 5 жыл бұрын
hadaad gacanta midig kuhayso mopilka ta bidix like dhac iigusii😂
@mustafemuse5745
@mustafemuse5745 5 жыл бұрын
EESH CALAA HEES. QUDUN QUUTOY KUQUUSO
@cabdixaafidgaraad8803
@cabdixaafidgaraad8803 5 жыл бұрын
Maanshaaahaall
@user-dv9gh7su1f
@user-dv9gh7su1f 5 жыл бұрын
Wax k
@daddysprincess5532
@daddysprincess5532 5 жыл бұрын
Meeshaba ugbaadba hees loo dhiibay inta la hayo Naag aan jcly o kal furan ❤😍hore u soco hpp mcny
@nimcohoodo2094
@nimcohoodo2094 5 жыл бұрын
Aad io aad
@ahmedhirsi3695
@ahmedhirsi3695 5 жыл бұрын
sax waa ugbaad hees kala kacsan loo dhiibay asmo love na meesha wax kama ahan
@barkhadali2968
@barkhadali2968 5 жыл бұрын
Ifraax tolmoon xagee kaga tagtay gabadha oogu cod mcn waaye xidigaha geeska baa cunsuriyiin ku ah moyanee
@daddysprincess5532
@daddysprincess5532 5 жыл бұрын
Iyada man dhagaysan wl lkn iyada iyo yuruba wan aminsany inay top yhn
@echtsoomalich5132
@echtsoomalich5132 5 жыл бұрын
@@ahmedhirsi3695 K2kooe3+üqq
@muniirhaadi3501
@muniirhaadi3501 5 жыл бұрын
Xidigihii geeska soo rogaal celi 😍 Kooxda geeska africa nooleeyayaasha fanka Xulka fanaaniinta io mucjisada musica furinle Koox dheeli tiran Guulaysta😍😍
@mehmednazri8607
@mehmednazri8607 5 жыл бұрын
Inta heestan siwayan uwada sugaysay ragoow dabca Likta ilmaadereyaal❤👍
@khadaryusufdahir7312
@khadaryusufdahir7312 5 жыл бұрын
🤣😂ok.sxb
@farhiyamohamoud2606
@farhiyamohamoud2606 5 жыл бұрын
Ugbad aragsan Waafanaanada ugusidata quruxda iyo istelka waagabad farxad badan codmacan ❤❤❤❤😘 Taageero ayan kuu hayaa wallshy qali❤
@mohamedquduz691
@mohamedquduz691 5 жыл бұрын
Khadra silimoo in loo hiilinayo Inta igu raacsan👆👆☝️☝️
@hafsadjfjfjfahmadjdjdjd9755
@hafsadjfjfjfahmadjdjdjd9755 4 жыл бұрын
que
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 5 жыл бұрын
Ugbaad aragsan waa naag nool mursal indhhy farta ka galisay😂😂🤣🤣😍😘
@umuadna8872
@umuadna8872 5 жыл бұрын
Waaaw ugbaad aragsan axyaa hees
@noproblem524
@noproblem524 5 жыл бұрын
Axmaqad bad tahy
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
Faduma Anigu Mursal Heestan Maba Ka Dhex Arko Malaha Maba joogo
@safacabdi6260
@safacabdi6260 5 жыл бұрын
Fadumazahra Raage wu nova ee camera kuma qabanaya si an lodhihin heesta ma asey kusocota
@ubahahmed3657
@ubahahmed3657 5 жыл бұрын
@@safacabdi6260 waaka geedaha ku dhuumanaya
@ruweidemohamed1450
@ruweidemohamed1450 5 жыл бұрын
Asma zaban inta argty inay dhuubaty like isara❤️😂Ugbad nag nool
@drssalmachannel6227
@drssalmachannel6227 5 жыл бұрын
Kkkkk
@ayaanhassan1284
@ayaanhassan1284 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk 😂 waa uur kii xiil dhiimaanka
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 5 жыл бұрын
Xasarad bay la dhuubaty
@ruweidemohamed1450
@ruweidemohamed1450 5 жыл бұрын
Dhaladka Somaliland 😂😂wan arkaya ishi khadra silimo kaso baxday🖕🏾u dhiimo dheh
@khadaryusufdahir7312
@khadaryusufdahir7312 5 жыл бұрын
@@ruweidemohamed1450 😂🤣
@foosipowerkhadar150
@foosipowerkhadar150 5 жыл бұрын
❤Ugbaad Maxmed Cabdi Ugbaad Argsan Dumashiyo inta jecel Likta😘
@hooyojecelinaawil725
@hooyojecelinaawil725 5 жыл бұрын
Ugabad argsan nag nol sand wlba heez zhidanka haya😗max labadiran wakhatigu isgudarayi isdorto hadn isdida dhextal
@dekafarah9496
@dekafarah9496 5 жыл бұрын
Wwww gabadh igadhe
@sainabmahamud8711
@sainabmahamud8711 5 жыл бұрын
Thnks you ugbaad
@qaadiro4787
@qaadiro4787 5 жыл бұрын
Foosi power khadar cdwwwf
@hoodamohamed8780
@hoodamohamed8780 5 жыл бұрын
Masha alaha
@hayathaji6805
@hayathaji6805 5 жыл бұрын
inta aragta mursal oo geed hoostiis qoorta kaso tagtay like saar 😂🤣😁
@sulekhaosman5282
@sulekhaosman5282 5 жыл бұрын
Hayat Haji 🤣🤣🤣🤣 wan kula arka
@khaalidgeeddi4284
@khaalidgeeddi4284 5 жыл бұрын
Heesta Inay Mursal Ku socoto Inta Fahamtey Like-ta Ha Ila dhaafin inta kale Ee Foorarta Markaad Soo fahantaan Is Saara
@user-yi1ny2iq6v
@user-yi1ny2iq6v 5 жыл бұрын
sar he ana wll
@socialissueschannel4597
@socialissueschannel4597 5 жыл бұрын
Kkkkk wixiibaad fahmaysaaye ka waran
@anfacmaxamed624
@anfacmaxamed624 5 жыл бұрын
Really
@ayaanmaxamed1442
@ayaanmaxamed1442 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@mariaabdimaria3577
@mariaabdimaria3577 5 жыл бұрын
Ha waa run
@user-yi1ny2iq6v
@user-yi1ny2iq6v 5 жыл бұрын
inta ila aragty inu mursal hesta ka cararay like isku fahmena
@user-yi1ny2iq6v
@user-yi1ny2iq6v 5 жыл бұрын
thnks all my wlla lhy
@noproblem524
@noproblem524 5 жыл бұрын
Waad khaldantahy familyada farxsan ka dhex bax
@user-yi1ny2iq6v
@user-yi1ny2iq6v 5 жыл бұрын
@@noproblem524 naya adiga mxa kaga gly qaxbo
@user-yi1ny2iq6v
@user-yi1ny2iq6v 5 жыл бұрын
naya dad badana ka hdlaye aniga afka ha igu soo tagen rag iyo dumarba waxatahay
@bilanafrah5289
@bilanafrah5289 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh wlh wa runta wa u diday dulqaad o karbaashkisa ku dhagesto ayu wayey baalahe ka rifeen blh😃😃😃😃
@cfataaxmustafe5420
@cfataaxmustafe5420 5 жыл бұрын
Heestu mursal ayay ku socotaa intii fahmaysa like sar 😀😀😀
@farahmohamed1340
@farahmohamed1340 5 жыл бұрын
Ugabaad aragasn cod iyo hees wx badn laga fahmyo wlshy horu mar fcn ❤❤❤❤❤💋💋
@abdiqanimusa8955
@abdiqanimusa8955 5 жыл бұрын
Hello
@nasriinmaxamed9649
@nasriinmaxamed9649 5 жыл бұрын
Amiina Aleh adhyo
@deqaali5866
@deqaali5866 5 жыл бұрын
Dumarku duunyo uun ma doonaane dhaqan iyo dadnimay u dudayaane damiirku had muu ragow dabcayaaa ?????? 🤔🤔 Alla yaa cisak
@hoodamohamed8780
@hoodamohamed8780 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhh waaaaaa run
@libanotheabdulle9544
@libanotheabdulle9544 4 жыл бұрын
Waa been dumarku duunyo unbey rabaaan
@fardowsocumar3312
@fardowsocumar3312 3 жыл бұрын
@@libanotheabdulle9544 hhhhh yaa kushegey
@indhouroon6790
@indhouroon6790 5 жыл бұрын
Heestan wan sugayay inti sugysay wllow like ii sar 🤣
@mataancase7248
@mataancase7248 5 жыл бұрын
Xxx
@xabiibosaaaxmed4596
@xabiibosaaaxmed4596 5 жыл бұрын
Dumarku dunyu madonan💓💜👄💋💖👍👍👌👌✌✊✋💝💝💖dhaqan dadnimo ududayan 💖💖💖
@mavado4500
@mavado4500 5 жыл бұрын
Damiirku hadmuu dabcayaa ragoo all yaa cisig
@xabiibosaaaxmed4596
@xabiibosaaaxmed4596 5 жыл бұрын
W arya
@xabiibosaaaxmed4596
@xabiibosaaaxmed4596 5 жыл бұрын
Af soomaali magaranesid waxan kuoranaya yadtahay weecelyoho qanis lovi mohamed biibshe ugbad aragsan czahv czhczsvigx aaaaziytvxzgnnmaiiczz Quality his xxx Quality
@addaniofficialchannel8407
@addaniofficialchannel8407 5 жыл бұрын
Ugbaad aragsan johorada xodigaha. Ma garan karo waxan kugu sureyo 😍😍😍😍
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 5 жыл бұрын
Xidigaha qudhooda inay labada dhinac kaso jeedaan inta fahansan Like Iisaara, Heestan Mursal ku socotaa sidu khadra u galay.!
@farahsaed8329
@farahsaed8329 5 жыл бұрын
Woow walee hargysi quruxdedeyo fanantedy wax kuthy 👌👌👌👌👌xidigah geeska iyo waqlkuba hore usocda barnamij maalin iyo meel qurxoon 🙏🙏
@boqoradamajerteynbashiir9563
@boqoradamajerteynbashiir9563 5 жыл бұрын
Qaarbaa carmaloo dalqado lafuroo Daryeelo waayey ruux dajiyoo Dartiin guryihii kadibad baxayoo Qaarbaa cishqigiina loodeyriyoo 😭😭😭😭heestaan anay iga hadlin anaa nin aan ilmo udhalay markaan guursanayey reerkeyga uga go ay wuuse idayacay sidaan rabay kamaan helin owlaadiina Wuu igu dayacay😭😭alx laakiin waan kabaxay hada gabdhaheygii wey iikoreen wase boog igu taal oonan ilaawi karin 😭😭😭waan cafiyey tii ilaahybaase sugeysa gabdhaha ha ladhowro😭
@shanaayagoodir3886
@shanaayagoodir3886 5 жыл бұрын
Ax sorry baayo mcnto insha llh badel khayr qaba
@deganqaliaxmeth3894
@deganqaliaxmeth3894 5 жыл бұрын
Wlshy ku dareemikaraa anba kula mid ahay lkn Alx Waynu Kagudubnay
@sanaagvlogs8382
@sanaagvlogs8382 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭ax sorry wll alle khayr nolosha ha kgu dhameyo iyo fraxd jogta ah.
@naciimaxaaji178
@naciimaxaaji178 5 жыл бұрын
Anago dhan aya kula oyneynaa apayo niyada kher usheeg waligaaa wadgulesaan
@boqoradamajerteynbashiir9563
@boqoradamajerteynbashiir9563 5 жыл бұрын
shanaaya Goodir baayo waanba ka baxay alx maanta 8 jir iyo 7 jir baan haystaa iyagaa loobahanyahay cidna uma baahna waase mida inacsiisay ina rag😭
@diamondd2246
@diamondd2246 5 жыл бұрын
Naagta kaliya hodan abdirahman ujoogto waa ugbaad aragsan ya ila arkay🤣🤙🏻
@kaltuunaxmed138
@kaltuunaxmed138 5 жыл бұрын
Haa walee waa fariid yar ugbad aragsan
@xikaasmhamed563
@xikaasmhamed563 5 жыл бұрын
Haa si wacn nag nol iga dhah
@nuuriyocali5433
@nuuriyocali5433 5 жыл бұрын
Beenta maha qofka waxa larabaa in uuu ruuta bananka kenikaro aftahanad xidiguhu kaqeliyeen jesjeskan kujeclahay
@aragsaninamaxamed155
@aragsaninamaxamed155 5 жыл бұрын
Aad vs aad nabee meel ay naga sarty viiiva ugbaad aragsan😘😘😘😘😘😘
@umuadna8872
@umuadna8872 5 жыл бұрын
Naag nool weeye ugbaad aragsan wxi nool baakunoleya
@sucdiabdikadiry5329
@sucdiabdikadiry5329 5 жыл бұрын
Ugbaad hada ila tageerto like isaar
@naciimocabdullahi5554
@naciimocabdullahi5554 5 жыл бұрын
Ar mesha madafiic baka socota Heestan inta iney mursal ku socotay fahamy like🤣
@hibonuurohibo9788
@hibonuurohibo9788 5 жыл бұрын
Sax waad ila fahantay walaahi wax garad
@ceeblayar2660
@ceeblayar2660 5 жыл бұрын
Naciimo Cabdullahi waliba xaguu fadhiyo ayay gacmaha ku tagaysa hhhhh dhagwayna waxba fahmi maayo mursal hhhh
@naciimocabdullahi5554
@naciimocabdullahi5554 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 wu fahansaye wuu is maahinayaa🤣
@rahmagasle4175
@rahmagasle4175 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@malapohchannel5399
@malapohchannel5399 5 жыл бұрын
Kula fhmy
@yassendacarka9597
@yassendacarka9597 5 жыл бұрын
Waa shidan tahye mid quranka ku luuqeysa haka dhigo aamiin aamiin
@Samia_Abdi
@Samia_Abdi 2 ай бұрын
Quraanka laguma luqeeyo wll
@ridwaanismailali3411
@ridwaanismailali3411 5 жыл бұрын
Wlee naag nool iga dheh wllshy qli ugbaad aragsan quruxey wlhi wan ku jecelhay wan u jeeda heetani inay laxdaa mursal ku socoto naag dhiigleh
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 5 жыл бұрын
Ridwaan Ismail ali waa sax wa gob iyada iyo qofka ereyada diyaariyey iyo laxanka
@abdishakuurck9067
@abdishakuurck9067 5 жыл бұрын
Beenale us
@hamze_tygah4230
@hamze_tygah4230 5 жыл бұрын
Buffi buufi ttarga dangaadhayaasha
@hanaessa835
@hanaessa835 5 жыл бұрын
Wlle warkiiba cadaysey ugbad aragsan War kii mursal sawka geedka hoos galay hhh inta ila aragtay like hala dhafin
@aidenyx7568
@aidenyx7568 5 жыл бұрын
Ugaabd aragsan thnaks 💕🙏 mursal muuse iska qabo gantaalka
@anassiciid7027
@anassiciid7027 5 жыл бұрын
Ifraax hargysa uur ayay ledahay inta ila argtay like ta iigu qabo wllLo 😃😃😂
@hipoapdiwalimahamet2513
@hipoapdiwalimahamet2513 4 жыл бұрын
Haday leedahy maxaa jira😂😂
@nasraladan5080
@nasraladan5080 5 жыл бұрын
hablaha dhaadheer ee shidan hidaanu uleenahay 🤣 inderty ugbaad hore u soco 😍
@libanmohamed4517
@libanmohamed4517 5 жыл бұрын
Nasra Ladan idinko ayo ah 😂😂😂😂
@nasraladan5080
@nasraladan5080 5 жыл бұрын
@@libanmohamed4517 anagoo reer qurjufa dee 🤣🤣🤣
@xamsecumar9208
@xamsecumar9208 5 жыл бұрын
ug
@xamsecumar9208
@xamsecumar9208 5 жыл бұрын
Nasra Ladan ggdhfhfhdhfhh HD Hf hfhfhfhf HD Hf g
@dheemanbintumohamed487
@dheemanbintumohamed487 5 жыл бұрын
Dumarku duunyo uun ma doonaane dhaqan iyo dadnimay u dudayaane 😍✨❤️
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 5 жыл бұрын
Ila Arag Ilbax nimada Hargaysa Waa Laga Ilbaxay Shaw Hotel Iyo Buuqa Dadkaba 👏🏻👏🏻🎊🎊❤️😍🥰🎊👏🏻
@nehliitabae75
@nehliitabae75 5 жыл бұрын
Ugbaaad aragsan waxay xidigaha ujoogtaa inay mar walba ku dhago hadasho cid walba oo khadra salimo neceb ku tageersanahay halkaa kaga hay quruxsan 🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@user-rq3lm5tu8t
@user-rq3lm5tu8t 5 жыл бұрын
Meesha mursal heesta iska qariyey haday heestu mursal ku socota ee wax ka fahanatay ee ay udhaadhacday like ha ila dhaafina noh inta kalena soo fahma
@Haweniya
@Haweniya 5 жыл бұрын
My favorite Ugbaad Aragsan 😍😍 Ya Salaam 🥰
@fatmabarre6037
@fatmabarre6037 5 жыл бұрын
Wax yar ka hor waxaan dawanayey fansan band waxaan islahaa xidigaha iyagaa kusoo xigo Hadana waxaa isleeyahy xidigaha cid usoo dhawaan kartaa majirto🤣😍😍kooxda aduunka
@cabdixaafidgaraad8803
@cabdixaafidgaraad8803 5 жыл бұрын
Fatima zahra Barre geenyada
@cabdixaafidgaraad8803
@cabdixaafidgaraad8803 5 жыл бұрын
Fatima zahra Barre xidigahageeskaanaanqirayi
@fadxacilmi5055
@fadxacilmi5055 5 жыл бұрын
mcha allah hableheenu quruxda way udhasheen duriyadiih isaaq si gaara idiin jclahy inta aragty inay hablehenu qurxda ku dhaafeen dadyowga kleh fartah
@ridwanahmed7891
@ridwanahmed7891 5 жыл бұрын
Team khadra silimo guul wacan baan idiin rajaynayaa
@xayaadhassan2166
@xayaadhassan2166 5 жыл бұрын
Ugbaad Aragzan☝️❤Nazap So Dahiray Fananadeyda Ugbaad💯
@ninwaxbadanog742
@ninwaxbadanog742 5 жыл бұрын
Eeshqiyaasak ugbad aragsan 🔥 Hees nool oo wakhtigii loobaahnaa soo baxday Xagayga OK 👍 baan idhi iyadoo weliba macnaheedu faahim yahay si qoto dheeryahay 🤔 #waqal iyo xidigaha 🌟⭐ barnaamij lawada sugayay bu ahaa axsanbaan idin leeyahay👏👏
@aziaisse4759
@aziaisse4759 5 жыл бұрын
Ugpad aragsan codkeda ku jogta fanka 😍😘
@sakeriyeaqilka6511
@sakeriyeaqilka6511 5 жыл бұрын
Intaa Argtaa in muursal lagu dhago Hadlayo like isara
@ibnufadal3877
@ibnufadal3877 5 жыл бұрын
Ugpaaad aragzan wax yaroo Fur furan oo wada zhax zhaxa😍
@muniraahmed9003
@muniraahmed9003 5 жыл бұрын
Alaylehe hees iga dhe dumarku duunyo 👧💵💵💵uun ma doonaane dhaqan iyo dadnimay ududayaane 😍dabca ragoow go forward wll👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@yasminmahamud8981
@yasminmahamud8981 5 жыл бұрын
Heees cajiiiib ah. Mursal siduu isku gartay ee uu isku khabeyay ayaa ka daran waligaba geedaha naga soo dhex khawis Qashafatoo🤣🤣🤣. My fananad Ugbaad Argsan hore uu soco quruxeey ❤️❤️
@rawdamohamed6920
@rawdamohamed6920 5 жыл бұрын
Yasmin Mahamud 😂😂
@suhaybgafaneh5687
@suhaybgafaneh5687 5 жыл бұрын
kk Yasmin Mahamud indr yaanu adiga na ku gashane ninkan afaarihiisa maad ka bixi. 😂 mise qudhaada ayaa iska raba ?
@yasminmahamud8981
@yasminmahamud8981 5 жыл бұрын
Suhayb Gafaneh hhhhh maya maya waan ka baxayaa afarihiisa.
@yasminmahamud8981
@yasminmahamud8981 5 жыл бұрын
rawda mohamed@ 🤣🤣🤣
@suhaybgafaneh5687
@suhaybgafaneh5687 5 жыл бұрын
Yasmin Mahamud kkkkkk waayahy wll. waan iska kaftamayay waan kaa raalli galinyaa hadalka aan ku idhi. kkkk ninkan Mursal-na iskoolka ayaannu wada dhigan jirnay. shaqo aan naago ahayn waligii ma yeelan hadda walaahi. kkk markaa anigu waxyaabahan dadku ku haystaan kulama yaabayo. kkk
@xikmaawixaajisaleban4573
@xikmaawixaajisaleban4573 5 жыл бұрын
2:40 inta iLa aragtay mursal inu geed hoosta ka galay farta taaga🤣🤣🤣🤣
@famaily5884
@famaily5884 5 жыл бұрын
Kkkk aqliloow waaye .luuq lee.lagay kkkkk
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 5 жыл бұрын
Kkkkk Ana arkay
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 5 жыл бұрын
Kkk
@AhmedAli-vd2qz
@AhmedAli-vd2qz 5 жыл бұрын
Hhhhh waaw
@kaltuunaxmed138
@kaltuunaxmed138 5 жыл бұрын
@@AhmedAli-vd2qz ana kula arka.🤣🤣
@ayaanahmed5658
@ayaanahmed5658 5 жыл бұрын
Si dhabay heestani itaabatey go forward wll ugbaad
@roblehsabdi7785
@roblehsabdi7785 5 жыл бұрын
Codkaygu waa Ugbaad Aragsan☝️
@abdiazizhalaazi1832
@abdiazizhalaazi1832 5 жыл бұрын
Inta ugbaad aragsan ila tageerta like hayla dhafina 😍
@naciimonuura1651
@naciimonuura1651 5 жыл бұрын
Damiirka mursal inuu 10000% dhaafy inta ila aragty like
@hayattmohamed122
@hayattmohamed122 5 жыл бұрын
Ugbaad Mohammed Abdi Aragsan Boqorada👑 Codka 🎤🎧🎶Dabca Dabca Ragoow Heesta ugu shidaN🔥🔥🔥😁🙄
@bahjafuad6058
@bahjafuad6058 5 жыл бұрын
Ugabad boqorada codak damirku hadamu dabayacay rago
@user-ir6iz7yf4c
@user-ir6iz7yf4c 5 жыл бұрын
AMIIN
@qalinaciimaaadan3401
@qalinaciimaaadan3401 5 жыл бұрын
Xaqiiq wlhi 👏👏👏 inshalh wanu gulesan dona
@lizayusufhussein4793
@lizayusufhussein4793 5 жыл бұрын
Ugbaad aragsan 😍qof qalbi wanagsan mar walbana faraxsan masha.alaaah wax ku dhibo eebe kuma tuso 😘
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Ani heestan iskuma ficnin sababto ah wiilsha somaliyeed ilahay amarkii heshiis nahay 😍lkn waa hees macan😘😍😍😍
@zalmaqueen4213
@zalmaqueen4213 4 жыл бұрын
Ogor
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
@@zalmaqueen4213 🙄
@zalmaqueen4213
@zalmaqueen4213 4 жыл бұрын
@@Inna_mohamet dee raga somaliyed waa garac mid fcn ma laha
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
@@zalmaqueen4213 Kun wngsan bay leyihiin wlshy farahapa ilahay ma simin😯
@zalmaqueen4213
@zalmaqueen4213 4 жыл бұрын
@@Inna_mohamet oki wlzhy mcneeey wn ka qaatay😍💎xageen kaala so xidhiidha
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
Saasaa Loo Heesaa anba Laysma Soo caddibo Abwaan Zakariye Awaare Noolow Geesi Wallee Hees baad Kuwii Ragg Ahaa Ku Karbaashtay
@saidmohamudartan3378
@saidmohamudartan3378 5 жыл бұрын
Yaa arka Mursal geed hoosta ka galay 🤣😂 Like sii tabta
@maryanmuuse5752
@maryanmuuse5752 5 жыл бұрын
ugbad aragsan waa kugu haysta horay usco inta heesta ku hysta oo gabdha like ha ila dhfinina
@maankadeeqa8030
@maankadeeqa8030 5 жыл бұрын
Woow ugbaad aya xaga habalaha ugu heeso macan Heestan mursal muuse iney kusocotey inta ilafahantey like isaar
@zuzukhaluud8464
@zuzukhaluud8464 5 жыл бұрын
😂😂😂 Ugaabadeyda❤❤ buufi Mursal iyo wxi la mida👏👏😎
@qaraashaabdillahi4445
@qaraashaabdillahi4445 Жыл бұрын
Hoos kadi
@zouhourabdi4990
@zouhourabdi4990 5 жыл бұрын
I love ugbaad so much. And she love khadra silimo too if you love ugbaad like saar
@adowziinainaabshir5476
@adowziinainaabshir5476 5 жыл бұрын
ugaab aragsan qli runtaaa kahadashay afkaaaga xaasidka kama naxxo😍😍
@huddaahmed3310
@huddaahmed3310 5 жыл бұрын
Heestaan inay mursal muuse ku socoto waa ay iska caddahay thank u ugbaad aragsan
@prlloveu3202
@prlloveu3202 5 жыл бұрын
Heesta inta aragta inay Mursal ku karbaashayso Like 😂
@mumtoyuozuf5254
@mumtoyuozuf5254 5 жыл бұрын
Ubad arg san naag nool wax noool ay ku noolay
@ishwaaqali8305
@ishwaaqali8305 5 жыл бұрын
Mashalllha waa cou tagarsanhay wow amzing. Love you best
@abdikarimmahamed8488
@abdikarimmahamed8488 5 жыл бұрын
Mursal ayay kusocotaa Wale 30/6/2019 habeen xasuuseed Waa 20:47 fiidnimo Haweenku intay anagoo wax ahyn Wax naga dhigaan ayaanu cidlo kagatagna Alla maxan yax yaxaa ●Hadaydaan dambiga kabaqayn ● Dambeeyaha dhowr
@ahmadabdi4469
@ahmadabdi4469 5 жыл бұрын
Inta putland jecel like saara😘😘😘😘😘
@nadiadhowrzan2640
@nadiadhowrzan2640 5 жыл бұрын
Ugbaad Argzan wallo maruun wan kula kulmi hadan nazib leyahy hore uu zoco ku jeclahy walhi wallo from Germany 🇩🇪
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
Nadio dhawrsan...
@abokorabdi254
@abokorabdi254 5 жыл бұрын
Germeny ka soo duul wax kale ma jiraan
@yonisrashidyey2730
@yonisrashidyey2730 5 жыл бұрын
@@zalmiita5623j
@yonisrashidyey2730
@yonisrashidyey2730 5 жыл бұрын
@@zalmiita5623 i
@ioe6468
@ioe6468 5 жыл бұрын
nuxurka heesta DUNIDU SOCOTEE MAXAAD RAGAW DIBDHACDEEN THATS TRUE 100%
@iqraaxmed5238
@iqraaxmed5238 5 жыл бұрын
Ugbaad aragsan waan ku taagera wllo keep going from muqdisha🇸🇴💜
@MaxamadCumar-ko1br
@MaxamadCumar-ko1br Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢
@sagalfarax9907
@sagalfarax9907 5 жыл бұрын
Wan jidhidhicooday walee.wa fariid ugbaad argasan hore usoco yaa ugu raacay
@fuaadwarsame3514
@fuaadwarsame3514 5 жыл бұрын
#Inta Hablaha Somaliyeed Jecel #Ilike Ii Saar
@zammyali3047
@zammyali3047 5 жыл бұрын
Qaarbaa meesha fadhin waayey good job ugbaad
@ayanlefaradheere7358
@ayanlefaradheere7358 5 жыл бұрын
Ugbad codkaga waa la la dhacay
@najma4931
@najma4931 5 жыл бұрын
Heestaan Mursal ayey ku socotaa😂😂
@somaliawardtube6878
@somaliawardtube6878 5 жыл бұрын
male soomali
@muztafemohamed9704
@muztafemohamed9704 5 жыл бұрын
Runtaa
@somaliawardtube6878
@somaliawardtube6878 5 жыл бұрын
@@muztafemohamed9704 maluhu waa danbi lkn hadii aad hadalka aad sheegaysid yahay mid aab soo baadhay oo aad soo xaqiijisay waa halkedda
@najma4931
@najma4931 5 жыл бұрын
@@somaliawardtube6878 adiga malahaguna
@somaliawardtube6878
@somaliawardtube6878 5 жыл бұрын
wll malaha ma aaminsani waxaan xaqiiq u arko uun baan sheegaa
@nasrudiinhaybe5501
@nasrudiinhaybe5501 5 жыл бұрын
Heesta inta ilasugaysay farta taag
@timiroapdi3771
@timiroapdi3771 5 жыл бұрын
Aniga wlhi😁
@rayaanmatan3040
@rayaanmatan3040 5 жыл бұрын
Mursal gantaaal baa lala liq siiyey waleee boom 💥 🤣🤣🤣🤣🤣
@gudoonfaraax4839
@gudoonfaraax4839 5 жыл бұрын
Yaaa ila sogay heesta ugbaad hore u soco❤
@khadracraxmaan1562
@khadracraxmaan1562 5 жыл бұрын
Been may sheegin xaqa dumarka ayay ka hadashay😍😍😍😍
@hamdaabdule71
@hamdaabdule71 5 жыл бұрын
Heeskan waxan sugayay mal mahan dhan❤️❤️ Darba cishqigina loden dumarku donya un ma donane 💶💵💴💸💰dhaqan iyo dadnimey u dudayan damirku hadmu ragow dabcaya my Queen 👑 ugbaad keep going ❤️❤️
@cawocabdi9795
@cawocabdi9795 5 жыл бұрын
Waaw sidadban bay mursal iyo khadra ugu saraysaa Dadaashay khadri waa qofloohiliyo
@zaynababdi3691
@zaynababdi3691 5 жыл бұрын
Ugbad aragzan wlahi qofta kaliya hesehedu xaqiiqda tabtan 😍😘 hablaha dunta wcn maxa ladagten Dunidu socotee mxd dipdhacdeen inta igu racsan like😍
@hanaaly8020
@hanaaly8020 5 жыл бұрын
Ish calaaaa heeeeeees Ish calaaaa soood ish calaaa qurux
@brotherspage5799
@brotherspage5799 5 жыл бұрын
Dumarku duunyo uun ma doonaane waxasi waxba kama jiran inta iLa mid kaH farta tag Ee an ku racsanayn☝️
@somalilyrics4027
@somalilyrics4027 5 жыл бұрын
Zawjatu mahamet wardi hore uso halka wad la heshe🙏😂Murzal wad fahmaYsa
@maxamuudcawil2062
@maxamuudcawil2062 5 жыл бұрын
Sacadow ugbad xafadii miyay isku dhaceen
@ayanibrahim7216
@ayanibrahim7216 5 жыл бұрын
Arki mursl geed ayuu kaso hoos eegay wlhy nikii waxba kudhcy😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ismaaciilmacaawiye2218
@ismaaciilmacaawiye2218 5 жыл бұрын
Really anigu aqoon sidaa uma lihi ugbaad aragsan balse heestan darteed bay igu soo jiidatay wlhi waayo jirkeyga oo idil bay dhaqaajisay waana heestii igu horeysay ee aan tiro bdn kusoo ceshaday waan kuu istaagay ugbaad
@shireshow2177
@shireshow2177 5 жыл бұрын
Intii goobtan ishagobka intii Aragtay liketa igu qabta
@itsamouna1548
@itsamouna1548 5 жыл бұрын
Inta Illa Aragta Mursal Geedkuu Hoosgalay😂 Ugbaad Aragsan Naagta Duruucdii Kala Wareegtay Hamda Qu,een
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 5 жыл бұрын
Faiza Abdiaziz soow ma aha dee alla kala baxay xamda Queen dadkan warerey isqab qabsigoda batey
@ayanibrahim7216
@ayanibrahim7216 5 жыл бұрын
Inder qli wankugu ogaa dhigi habryonis😘😘♥♥♥
@marwodjama2834
@marwodjama2834 5 жыл бұрын
Hees macane Ugbad Araksan big love from Djibouti Jano Caday 😍😍😍😘😘😘
@hodanqueen4202
@hodanqueen4202 5 жыл бұрын
Waaw manzha alah wan ka helaya heesta iyo codka an ku xaganeeyn hore u soco wll
@samiiramaxamed1601
@samiiramaxamed1601 5 жыл бұрын
ugbaadey wlhi naag hadal mcn o xaqiiqda ka hadlaysa
@khadrahassan8126
@khadrahassan8126 5 жыл бұрын
Ugbaad hal keedi baad dhigtay. Keep going ❤️❤️✅✅❤️💯
@munacadar8125
@munacadar8125 2 жыл бұрын
Haplaha dunta wacan maxaa la dagteen dunida socote maxaa dib dhacdeen 😢😢😢😢😭
@iamnuuriy3441
@iamnuuriy3441 5 жыл бұрын
alla maxa mesha qurux ku dhan mzh allah
@ShabbacOfficial
@ShabbacOfficial 5 жыл бұрын
Xabad nool nool baa laisu adeegsanayaa allow dagalkan khadra silimo iyo mursal naga qabooji yarkii mursal ahaa waa cararay wllhi 😂😂😂😂😂😂
@dr.bilaniitaahmed6306
@dr.bilaniitaahmed6306 5 жыл бұрын
Hhhhhh haa walhi Alaha inaga qaboojiyo anagana cagahay nagu jiiteene 🤣🤣🤣🤣
@adeecagobtitogdher3333
@adeecagobtitogdher3333 5 жыл бұрын
Mustafe Shabbac hhhhhhhhh wllo wlhi wandacad qosly alow inaga qaboji🤣🤣🤣
@fardowsaiimaan3351
@fardowsaiimaan3351 5 жыл бұрын
😄😄😄geed buukahosgalay hhhhh
@HodanCookingandBeauty
@HodanCookingandBeauty 5 жыл бұрын
Mustafe Shabbac hhhhhh
@sulekhaosman5282
@sulekhaosman5282 5 жыл бұрын
Mustafe Shabbac war umajedid miya gedko ku hosgabanyahay
@Girlboss1.
@Girlboss1. 5 жыл бұрын
Ugbad Aragsan❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️Aadbn ugu helaa ciyarteda style ka farxada iyo shaxshaxda mnshallah😊❤️
@cc.zuldaan822
@cc.zuldaan822 5 жыл бұрын
xaqiiq wlleh ugapaad argzan murzal ayay Ku zoctaaa heestu 😂😍
UGBAAD ARAGSAN 2018 | OROD DUNIDA SOO ARAG | HAPPY NEW YEAR
7:59
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,5 МЛН
YURUB GEENYO | QOL MADOOW | BARNAAMIJKA XIDIGAHA GEESKA 2019
9:00
Waqal WStudío
Рет қаралды 228 М.
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 18 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 9 МЛН
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 53 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,1 МЛН
UGBAAD ARAGSAN  OO Funs keedu  Waydiiyeen Su' aalo aan hore loo waydiin ||
24:15
ABDIRISAQ ANSHAX HEES SHIDAN DUCA QABA XIDIGAHA GEESKA 2020
8:44
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
UGBAAD ARAGSAN OO KABAHA KAGA SARTEY RAGA XIDIGAHA GEESKA CIID PROGRAM SHOW 2019
8:02
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3 МЛН
UGBAAD ARAGSAN WALAALNIMO QABIILAYSAN VIDEO HD ERYAL TV 2018
5:29
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 2,8 МЛН
UGBAAD ARAGSAN HADII AAN DARUUR AHAY HAPPY NEW YEAR 2019
6:18
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,4 МЛН
UGBAAD ARAGSAN NEW SONG QAMAR DAWLADBAAD TAHAY 2019 HD
7:07
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 18 МЛН