Muraadki makuu hagaagay wll mise Wali waa sidii 2024
@somaliofficial42403 жыл бұрын
Waa habeen 2021 hadal dheer kadib waxaan weli sii rajeynayaa hanashada midaan u arkay orideyda rajadeydu ma wacana hadana niyadeyda sifooyinkan iyo erayadan baa ka guuxa wax walba se hadalkeeda wa ii dawo iyo malab barashadeeduna wa ii nasiib.❤️💙🤞
Yo hinda ma tahay Hadal ba GaM..maxaan kudara...hindaaay adaan kugu heesa sidii hoyo heehryee Hooyo ubadkesiee.. Muxuu yidhidhi hadana... hadalkaagu.. wa hee De Hindaay Iga Baano😂😉😄😁😁😁 😁
Waxay iibaxaysaa heestaan Friday night 11 og saacadu waa 19:11 magaladi samirka Uganda 🇺🇬 😊
@engasadhajiahmed6708 жыл бұрын
wa hees aad aan ujeclahay Maxamed BK Heestii Hinda, waa ereyadii Abwaan Ismaciil Jiheeye Laxanki Maxamed BK Musigii Ahmed Wali Furinle. Showgii Shidan ee Stockholm.
@dr.khyriabasheir50643 жыл бұрын
2021 18th December 10.24 pm Hbn sabti ah axdna soo galyso Someone is sung me this song And I love it . Virology... Ilahybaan ka baryaya sida khyrku ku jiro iyo waxa niyada ku haya inu ii xaqiijiyo Insha allah Intiina iga danbysan alle hysku kiin sakhiro
HeestaaN aad Baa u Jeclahy markastana waan dhagaystaa From Dhiirane ❤️🐐🙈
@hassanbashir4992 жыл бұрын
Adhiga Xablaha ti aan arkaba U hil mamaye I Really like watching and listening to the Songs of my Favourite artist Mohamed Bk Fananka Somaliyeed
@zamaraa81843 жыл бұрын
magaca hooyadeyda mcn hinda❤❤💋💋
@FarhiaismailMohamud3 ай бұрын
Inan yahay ada ka hela ku han weynahay inan yahay ada iga hantiyay hanka feraha adiga hurdada kaga go ay adiga hablaha tan arkaba kugu hilmama adiga kugu hesa sidi hoyo ubadkeda hadalkisa wa I malab dawo iyo timirti docane muqal halacsi daymada isha daren hageysa ye garka iyo halbowlaha haba gacan ku heysa hido rac jacel bay haye hiinda iga bani❤❤ great song
@hinda64602 жыл бұрын
Hiigsi Durugsan Hoodiyo aqoon Hinda u Gaar ah😥🥰Jah Hesteydi🥺
Sax weye walal qoraalkada markan ayaan so xasuustay qof aan yaraantii dadka iska waxaan ku noleyn Hal xafad saan uwada jirnay waxaa bilowday dagaaladii sukeeyay ee ka dhacay Mogadishu sanadii 2008 ilaa 2012 markaas dadkii waxey ukala qaxeen deegaano kle nasiib darò Hal degaan umaan wada qixin halkaas ayaan isku weynay aniga io qoftii aan jeclaa nasib wng 4sano kadib ayey magaaladi kuso noqdeen waqti bdn kdib waan weynaany lkn sidii aan isku jecleen Maan noqan qofkasta wuu xishoonayaa waqti dheer kdb markasta waan is aragnaa lkn ma awoodi in aan la hadlo marar bdn wxan isku dayay in aan xasuusahenii dib usoo noqo lkn ayada markan u dhawaaw is dhaho wax waan baqaa maxa yelay waxan sxbo dhaw la ah walalkeed markasta guriga ayaan tagaa si aan u arko marmar waxaan arkaa ayada oo ii so dhawaaneysa oo markan guriga taba wax ayey diyaarisaa marmar waxan arkaa ayada oo I eegeysa hdaan Isha ku qabtana wey iga zii Yara jeesataa wlahi waan Daren siyay in aan Weli jeclahay mar ayaan ciwaan keda Facebook ga kala kaftamy yaraantadii wax mka xasuusataa ayaan dhahy sidaan filaayay mey noqon jwbta aan ka sugaayayna maal helin taasina waxey igu noqty niyad jab mxa yelay waxay iigu jwbty waxba kama xasuusto oo waan sii yara weydiiyay o waxan dhahy aniga mey xasuusataa mxaan isku aheen wexey iigu jabty in aan jaar aheen uun aniga markaas kdb waxaan bilaaby in aan is hilmaam siiyo lkn waan iloowi la ahay iyadana ilaa hda wey jogtaa walina lama guursan markasta aan u baahdana waxaan tagaa xafadeeda si aan u arko intaas ayaan qalbiga ii dajisa oo arageda ayaa farxad ku daremaa Allah waxan ka baryaa malin in aan is helno oo aan nolosha yaraanteni dib u xusno qofkasta oo arka qoraalkeyga ha ii so duceeyo si aan jeceyl keyga u helo hataan aa qoraalkan. Soo qorayo waxaa ila jira wlal keed Waad mhdsantin
@zahraashhajji62522 жыл бұрын
@@sadiq07wxn rjnena inad dib u kulantaan jckaagiii 🙏🙏🙏😔😔😔🥺
@sadiq072 жыл бұрын
@@zahraashhajji6252 I.a 💔
@SaHarlaOsman8 ай бұрын
@@sadiq07hadda maYs heshen sadiiqow inantii
@cabdisalaanadan40614 жыл бұрын
Wixii iga danbeya like ta abtiyal 30/9/2020 haben khamisa iyo Dance From Burco Xafadaha keeniyada
@feyzalmohametАй бұрын
Malin Jimce ah 18/10/2024 Like hada iga danbeeyso❤
Caaway ii baxaysa hoyadii samirka iyo xafadii lubaga
@don-hero21Ай бұрын
😢uganda
@Somalisongs3888 жыл бұрын
bk waa fanan jira heesahiisa waaba xul noolow bro
@munaismail86424 жыл бұрын
I love this song ❤️ Wow 🤩 from Canada 🇨🇦
@cabdisalaanadan40614 жыл бұрын
ZxpH Numbarka iiso baas 😂
@لاالهالااللهمحمدرسولاللهص.ع.وس3 жыл бұрын
Asc dadkeyga somaliyed naxarista badana Arim ba iheysata Alle swt darti $30 ya Igu cawin kara
@farhancali16012 жыл бұрын
🥶
@ClahiDhiinka Жыл бұрын
Anin yhy ada iga hantiyay hanka ferehe bk maxan kugu tilmama fanka u thy messi wlhi ❤❤❤
@QaaliXassan-nk8gb5 ай бұрын
WaXaN raBaa qoRaalKaN iNaN xaSuuS Ka dhiGtO MaaNta OO KHaMiiS aH TaaRiiKh DuNa TaHaY 11/7/2024 SaaCaDuNa TaHaY 13:21 haDaaD CoMMenT geyGa aQriNeYso LiKe Ta Ha iLa DhaaFiN
@zakariagoh66872 ай бұрын
Heestan waxaan dhagaysanyaa anoo safara maalin salaasa ah 3 october 2024 magaalada Guadalajara mexico 🇲🇽 insha alalh marka hamigaygu dhaboobo baan reply ka soo gali doona ❤
@shukrimuuse5375 жыл бұрын
Xabiibu malaayiin NOOLOOW WALIGAA BKBKBK NIN RAGEED💞👍👏💖
@birhanetekleab84713 ай бұрын
Long live somalia people from eritrean
@sumayomohamed8621 Жыл бұрын
Xasuus heestaan wxaa ii qaadi jiray qf aan mudo waqti isla soo qaadaney oo igu qaali ah 31/8/2023❤
@hassanabdulahi2593 Жыл бұрын
Waqtiga jaceylkaada la qaadanaysid waa kaaga duwan yahay waqtiyada kale. Maalmo qurux badan waaye.
@sumayomohamed8621 Жыл бұрын
@@hassanabdulahi2593 absolutely✅️ lkn kuwaan jecelnahay inaa cimrageyna la qaybsano marka qaar manoo ogola 😭😭
@alimohamud28456 жыл бұрын
Who is watching 2018
@farhmahamuud80058 жыл бұрын
bk waa fanaan
@sabriina4447 жыл бұрын
My favorite song 👍👍
@khaliifqarniofficialchanne76738 жыл бұрын
waaw madaxa raali galinta haweenka bk esha qiyaasaka af hayeenkii raga inoo wada maa weeli haweenkoo dhan afkaaga amaanta haweenka lagu qabay
@muztaphezacad89437 жыл бұрын
maasim Mohammed fuedi
@habonemoud75508 жыл бұрын
wowww bk wlhi wa fanan ka an xiseyo inolw
@sooraanmire77915 жыл бұрын
Woooow waa eryaadii abwaan ismaacii Yusuf Cabdi jaheeye
@eng-fahadabdirisaq8143 Жыл бұрын
Libaaxi arab sheekh isaxaaq
@maaidocilmi50602 жыл бұрын
Muqal halacsi deymada ishad daren hageysa I like this song 🎵 ♥ 👌 wllhi
@Kingtaplouz307 күн бұрын
Mohamed saed abdi BK wuxuu jawharad mar la arag ah oo fanka somalida soo maray🔥
@zizoaizon65993 жыл бұрын
I love this guy he has one of the best somali voices ever
@khadardahir74928 жыл бұрын
mnsha alh aad ayay u shidan thy bk cizi iyo sharaf ku nolow
@nasrinhassan7745 жыл бұрын
2019 ayaa daawanaya
@Abdilahimahdi555510 ай бұрын
2024😢❤❤
@Inna_mohamet3 жыл бұрын
Who's still remember the song 🦋🥀
@amiir.12433 жыл бұрын
I'm here huunno, waan joognaa Lol
@Inna_mohamet2 жыл бұрын
@@amiir.1243 🥺
@sakariyedhaqane1732 жыл бұрын
✋😂
@Inna_mohamet2 жыл бұрын
@@sakariyedhaqane173 😂
@ajkhaled2 жыл бұрын
Cwa marqaanka iga Tusey heestan 😂
@hadiaahmet71018 жыл бұрын
Hida raac jacayl baa i haye hinda iga bano 😍😘 axyaa fanan mohamed siciid bk noolow fanan jira
@hindahabonehabone15198 жыл бұрын
thanks bk wan ka sugayney magaceyga
@Abdimoha233504 ай бұрын
Ninkan inuu fanka ka baxay ayy moodan balse waxan cadeynayaa inuu ka qalin jabiyey👨🎓❤✌️
@AmiiraCali-t5zАй бұрын
Bk😢
@ayanahmed4496 Жыл бұрын
7 year kadib ayan dhagysanayaa 2023 Bishii 5 /26❤🎉
@abdishakourshakti73643 жыл бұрын
Bk Heestan Iyo Heesta Muna La yidhaa Wuu u hagar Baxay Sidoo Kale Heestu Kuso shaac baxay Ee urugo Wuu Kaga dhawaajiyay Mikirifoonka Alle ha u fudaydiyo jidka fiicna Ee uu Imka Qaaday iyo Dariiqa Toosan