War-bixin ku saabsan Nibiri ku soo caariday Deegaanka Ceelsheekh.

  Рет қаралды 44,021

SLNTV

SLNTV

2 жыл бұрын

Fadlan: Subscribe + Like + Share
Website: slntv.tv/
Facebook: / slntvone
Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

Пікірлер: 96
@GloLeaders
@GloLeaders 2 жыл бұрын
Somaaliland should be given their independant sooner than later bc they have what it takes to be gvmnt, very peacefull and peace loving people ,insha Allah from oromia
@rashiid187
@rashiid187 2 жыл бұрын
War badbaadiya nafleedayda
@jirfe
@jirfe 2 жыл бұрын
Waa cunayaan inaay bada ku ceshaan baay ahaayd
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 жыл бұрын
Mansha allh dhulka maxan maray illahay dhul wa inagu barwaqeyey qurux iyo jawi wacan
@ssabtiqoslaaye2405
@ssabtiqoslaaye2405 2 жыл бұрын
Somaliland Guul Guul insha Allah ❤️🤍💚
@acacius9903
@acacius9903 2 жыл бұрын
MaashAllah. May Allah keep blessing Somaliland and its people. Ameen
@Hawd74.
@Hawd74. 2 жыл бұрын
Beautiful country alow dhowr
@baydarwashiish6004
@baydarwashiish6004 Жыл бұрын
Awarto shanta Somaliyeed ❤🇸🇴❤ guul iyo gobanimo.
@naimajama5303
@naimajama5303 2 жыл бұрын
Mansha Allah dhulko waa barwaaqo. Badbadiya miskiinka yar.
@no1knows598
@no1knows598 2 жыл бұрын
Hadan arki laha wan Cunilaha mazkinka yar😒😂
@nuurqarri1256
@nuurqarri1256 2 жыл бұрын
Masha allaah dhulkenu qurux badana ilaahay haynoo siyaadiyo
@aliosman9609
@aliosman9609 2 жыл бұрын
Mnshallah. Qurux badan dhulkeena
@cabdirashiidgiire9939
@cabdirashiidgiire9939 2 жыл бұрын
Mansha allah tabarkalah
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 2 жыл бұрын
woow! Mash'allah Mashallah walaahi waxaan maqali jiray ma nibiri ayaa u soo caariday
@kawsarcabdiraxaman7495
@kawsarcabdiraxaman7495 6 ай бұрын
Masha allaah reer somalilan wax ba uma oga ee haysto dhulkina caadaw allaah uma gacan galiyo
@axalwoibrahim5876
@axalwoibrahim5876 2 жыл бұрын
Masha allah muxu ilahay nimco ina siiyay.
@historynerd7549
@historynerd7549 2 жыл бұрын
Oh my homeland I really love you Mansha allah
@RammadTV
@RammadTV 2 жыл бұрын
Maasha allaah Agaasime Cabdirisaaq Cismaan
@user-ly6mh5yv1v
@user-ly6mh5yv1v 24 күн бұрын
CELSHEKH WAA GOBOLKA AWDAL❤️👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 2 жыл бұрын
Mansha Allah tabarikalaha beautiful allow dhowra Somaliland guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul iyo gobanimo Somaliland guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul
@dr.abdiwelinur4135
@dr.abdiwelinur4135 2 жыл бұрын
Waa Hoombaro ama Dolphin , Waxa muuqata in la qarinaayo madaxa si aan loo garanin , Hoombaradu waxay badbaadisaa dadka qaraqma , dadka waa la saaxiib , ka fura xadhkaha wasaaradda xanaanada xoolaha ayaa dayacday xoolaha ama Ugaadha badda. Degdeg ha looga hawlgalo.
@castocawl1
@castocawl1 2 жыл бұрын
Dolphins have a a dorsal fin on centre of their backs, while whales have a hump (kurus) at the taile side of their back. Kani waa nibiri....uma baahnid in aad afkiisa aragtid hadii aad inta kale garanaysid bay ila tahay
@dr.abdiwelinur4135
@dr.abdiwelinur4135 2 жыл бұрын
sawirka la qaaday shaki ayuu leeyahay. killer whales and pilot whales are actually dolphins. Two blowholes to breathe air.
@mohamethnazri5044
@mohamethnazri5044 2 жыл бұрын
@@castocawl1 nio soomaaligii mxa kuu diidey masuul !!?
@kaahiyekaafi201
@kaahiyekaafi201 2 жыл бұрын
@@dr.abdiwelinur4135 kkkkkkkkk bal waxan digtoorka sheeganaya ee homboro kusheegaya nibirgan dhashaa wataa ilbaxnimadeenii
@jamilanuux465
@jamilanuux465 2 жыл бұрын
Masha aalllah
@khadaarosanka3471
@khadaarosanka3471 2 жыл бұрын
Masha allha
@edrisgabo915
@edrisgabo915 2 жыл бұрын
Masha Allah. Esh cala Nibir Somaliland can make a Blockbuster about this Creature. Hollywood Style Movie. Please sometimes we need to think outside the Box. Is not It !!!
@amenboss8633
@amenboss8633 2 жыл бұрын
Hell yeah ma G let's do it a Blockbuster never seen never heard in the horn of Africa to the worldwide/Hollywood 😂😂✊🏽
@asaldhaladsland9655
@asaldhaladsland9655 2 жыл бұрын
Maansha allah ilahayo dalka iyo dadkaa a no barkee
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
Dhulkah Quruxdah badan bay haysatah somaliduh may intay Qabil u sacab tumayan iyo odayal 90 jir ah may kuwah iska xoreyan waa dhul Qurux badan hadi lahgah dhigoh dhul lagu dalxisoh shaqoyin bah lagah heli lahah
@zamzamxuseen3189
@zamzamxuseen3189 2 жыл бұрын
Mashallah
@abdirahman2145
@abdirahman2145 2 жыл бұрын
Swt 🤲🥰
@happyahmad9689
@happyahmad9689 2 жыл бұрын
Mashalllah 😍
@rajoplantawakul2118
@rajoplantawakul2118 2 жыл бұрын
Masha Allah
@user-ly6mh5yv1v
@user-ly6mh5yv1v 24 күн бұрын
WAA DEGANKA'AWDAL EEITOBIYA AYLADONAYAN, S/Lan
@aliosman9609
@aliosman9609 2 жыл бұрын
Ma qasheen wa nimco ilahay siiyey
@luulmohamed7472
@luulmohamed7472 Жыл бұрын
Alla meshu qurux Bana wa Iman Ku aqalgalo mudulkaso kale musbaxdina kabaxeso muqmad cano ceel iyo gel jire hadan isku hello maba kasotagen
@bidixoali9195
@bidixoali9195 2 жыл бұрын
Ceelsheekh maansha allah dhulki duriyida sacad muuse / makaahil
@muominabraahim1774
@muominabraahim1774 2 жыл бұрын
Hhhhh waa marka adigoo soo jeeda riyoonayso😂😂😂
@bidixoali9195
@bidixoali9195 2 жыл бұрын
@@muominabraahim1774 😆🤣😅 xisaabta sidas baan ku ogaaa
@muominabraahim1774
@muominabraahim1774 2 жыл бұрын
@@bidixoali9195 zhp wxaa meesha daga bahabar muuse markaa sacad muuse waa ay is guursadaan wxaa ku badan markaa bahabar muuse
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 6 ай бұрын
Kkkk ader waa sacad muse ayaa dagaa waliba makahil
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow 6 ай бұрын
​@muominabraahim1774 sacad muuse oo. Makaahila daga
@kaahiyekaafi201
@kaahiyekaafi201 2 жыл бұрын
hayaay oo waa laga dhargayaaye
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 2 жыл бұрын
OGI OGI WAA NIBIR YAR OO AH DHAL AAN WELI AAD U WEYNAAN
@xasanmuumin90
@xasanmuumin90 2 жыл бұрын
Wax dhintay maxa ka eegaysiin Wakhti uma baahna waxasi
@a.huseini9626
@a.huseini9626 2 жыл бұрын
MashaAllah 👍👏👏
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 2 жыл бұрын
Can barka ka gurta
@samirsaleebaan9895
@samirsaleebaan9895 2 жыл бұрын
M a
@nuurqarri1256
@nuurqarri1256 2 жыл бұрын
Mustaqbalka ubadkeena u aayidoona hadaynu u ilaalino
@maxamedaminqalinle7670
@maxamedaminqalinle7670 2 жыл бұрын
Muuqaalka waxaan duubay duubay March
@kaahiyekaafi201
@kaahiyekaafi201 2 жыл бұрын
ceel sheekh waa halka uu geela yagu tago inta uu guban kayimaado
@xikmadsuluxiye3926
@xikmadsuluxiye3926 2 жыл бұрын
Waar nibirigu miyaanu ahayn kii saxaradiisa laga Taajiriyey Macnihii aduunka adag laga heli jiray
@SuheybElmanowlimbo
@SuheybElmanowlimbo Жыл бұрын
Gloves ineey gashtaan weeye dadka canaha geela maala.
@jirfe
@jirfe 2 жыл бұрын
Waardib ugu celiya bada inaad cuntaan baad doonaysaa maxaad ka baadhaysaan
@hanefa283
@hanefa283 2 жыл бұрын
biyo kushuba kuna celiya
@mohameddeeq4482
@mohameddeeq4482 11 ай бұрын
Awdal region ceelsheekh dhul gadabuursi
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 9 ай бұрын
Bahgobo deegaankooda ma afkaad ku qaadan raga meesha gala waa bahgobo, laakiin gudabuursi waa niman dir ah somaliland waa Dowlad Direed so you wel come
@khadarhassan6019
@khadarhassan6019 4 ай бұрын
meeshaasi meel kaftan gasha ma aha rageedana bahgabo ayaa a yidhaa iskadaa wax kaloo ingiriiskaa ka baqaji jirey wlhi imikana xukuumad kasta oo timaada wey ka baqaan markaa kusocda samaroonow waxad ka heshaana cidna waxba haka siinina😂😂😂 inaar inaar 😂😂
@axmednaasir6940
@axmednaasir6940 Жыл бұрын
Hargaysadu maxay ahayd saaxil bay ka tirsan tahay ceel sheekh
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 10 ай бұрын
😂😂😂😂gobalka awdal miyaad sheeganaysa tag beenaale tahay degmada lughaya ayey hois tagta
@farhiajama5944
@farhiajama5944 2 жыл бұрын
Waxaan maaha nibiri ee waa libaax badeed
@happyahmad9689
@happyahmad9689 2 жыл бұрын
Waa nibiri
@castocawl1
@castocawl1 2 жыл бұрын
This is a whale ( nibiri) walaal. Wuxuu leeyahay kurus ( small hump) yar halka dhabarka
@happyahmad9689
@happyahmad9689 2 жыл бұрын
@@castocawl1 sax kaluunka wuu ka hilib adag yahay markad taabato waana ka madaw yahay kaluunka iyo afka waa wayn yahay
@zamzamxuseen3189
@zamzamxuseen3189 2 жыл бұрын
Cabdi maakaahil
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 2 жыл бұрын
Sacad muuse waqooyi Nuux Ismail Cabdale sacad Makaahiil
@ayanlefarah1554
@ayanlefarah1554 2 жыл бұрын
Xataa gobolka awdal inay ku taalo lama sheegayo alla isaaqaw budhcad sanaa
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 2 жыл бұрын
Ayanale Farah ma markuu isaaq is yidhi wadanka gadabuursi wax la qaybsada ayaad dhulkoodii sheeganaysaa. MIda kale dee awdal lafteeda waa lagula degaa saadambe ayaad garan.
@ayanlefarah1554
@ayanlefarah1554 2 жыл бұрын
@@FaadumoArdo dhulkoodu wa dhulkee sxp khariiradii uu ingiriisku dhigay soo fiiri intaanad iska hadlin anbad ayaa tahee
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 2 жыл бұрын
@@ayanlefarah1554 walee adigaa anbad ah warayaadeheen ciise ayaad dhulkoodii sheeganaysaan reerka aad sheegayso iyaga iyo ciise cidina xeebta kamay xigin taa waa la ogayahay khariirada ingriiskan waa la keeni doonaa.
@saeedbuni2567
@saeedbuni2567 2 жыл бұрын
Ayanle sxb waad xanuunsanaysaa
@ayanlefarah1554
@ayanlefarah1554 2 жыл бұрын
@@aba129 marka awdal ma jirto Saw maha Waxkle la imo 😅
@drmohamedrage7704
@drmohamedrage7704 2 жыл бұрын
Deganka dagmada lughaya ee gobolka awdal ayuu katirsanyahay raaci warbixintada
@apdikhaliqismail2301
@apdikhaliqismail2301 2 жыл бұрын
Ma ceelsheekh ba ka tirsan awdal nacala moqorofadina ku yaale
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 10 ай бұрын
​@@apdikhaliqismail2301ciil qabe tahay
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 10 ай бұрын
Isaaq ayaa raba dhulka samaroon in ay qaatan
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 2 жыл бұрын
Sacad muse isaaq faan badan iyo, dhulka heedhe ha la siiyo kkkkk Ceel sheeq ma meelba .kkkkk
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 2 жыл бұрын
Moahmed Yusuf meesha ma qabiil ayaa laga hadalayaa mise cuqadada ku gaajaysiisay ayaa ka hadalinaysa
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 2 жыл бұрын
Sacad muuse ma faane, ilaahay baa umada ka karaameryey, ceel sheekh na waa hooy sacad muuse ur goal?? 🥺🥺🥺🥺??
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 2 жыл бұрын
@@SNMwillneverdeisweonlymultiple sxb waa sax bal ictiraaf ku tufa dee.sacad muse isaaq .noolaada Ku tufa ictiraafka. Haddii dhulka qaar degtaan walaahi waa la baran lahaakk Saa GABIILE AYAA TIDHAAHDEEN (GOLOBKA CAGASTAN)RAG RAG AH NOOLAADA. WAAN IDIN WATAA.
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 2 жыл бұрын
@@mohamedyusuf656 haah Who is tolking
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 2 жыл бұрын
@@mohamedyusuf656 Bahgobo baa dagta ceel skeekh any think Else u Will say
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 жыл бұрын
Nin soomaaliyeed awalba itaal maydun hayn Kkkkkkk
@engkhadarshiine8842
@engkhadarshiine8842 2 жыл бұрын
cidka karti badan ma hayno
@engkhadarshiine8842
@engkhadarshiine8842 2 жыл бұрын
wadankaba iyaga xoreyay
@amenboss8633
@amenboss8633 2 жыл бұрын
@@engkhadarshiine8842 masha allah 💉👏dadku wa wada nOolyihiin lkn garashada iyo garadka la is dheeryahay 💚🗯❤ BRAVO G
Booqashadii Bulaxaar Qaybtii Labaad HD
40:40
Universal Somali TV
Рет қаралды 195 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 36 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 25 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 9 МЛН
Booqashada Sacaadadiin waa safka hore.
12:55
Hereri Media
Рет қаралды 72 М.
Magaalo gabi ahaanba aasantay || waxaa la dhisay 1850 || Buloxaar.
14:36
"Kuu Jawaabi Maayo Adiga " Gudoomiye Xinif
26:00
Horn Cable Tv
Рет қаралды 57 М.
Jasiirada Somalia ugu wayn 🇸🇴 largest island in Somalia 🏝️
15:26
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 275 М.
Safarkaygii Hargeysa ilaa Ceel Sheekh
16:08
Damal Show
Рет қаралды 30 М.
Barnaamijka Dekeda Berbera
1:02:17
Universal TV
Рет қаралды 161 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22