War Cusub Marqaatiyaashii Maxey sheegeen Muraayadahaa Jajabay kaliya!| Iran Calan Gaduudan Suratay.

  Рет қаралды 71,227

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Пікірлер: 160
@DulmiDiid
@DulmiDiid 2 ай бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 2 ай бұрын
Waa beb been calanka cas . Kuwii laga dilay mujrem sulaymaani sow maaha may aarsadaan . Mase ogtahay 400 oo masji in ay dumiyeen xuutigu bishii ramadaan . Aaway xisbu shaydaan may aarsadaan inta ay sh,abu,cabid u aarayaan . Siyaasadu wawasakh 90/100kii waxaan ogahay in ay eeran iyo yahud labduba cadowga islaamka yahiin malaaciin .
@FeysalNice
@FeysalNice 2 ай бұрын
Lkn mid ogaaw islamka sunida sheganayo maanta joogo ayaga ayaa kfiican shiicada %100 % suni yiinta kuli waa dawa dhilif Marekan iyo Gaala raac weeyan 😡 ​@@fadumaabdiduale1624
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 2 ай бұрын
Asc casharada ma afsoomaali bay ku baxayaan mise Ingiriiska iga soo jawaab insha Allah
@cumarkeeyow1675
@cumarkeeyow1675 2 ай бұрын
Xamas never give up insha Allah hanolaato Allahu Akbar
@omerhassan3041
@omerhassan3041 2 ай бұрын
Iiraan wajiyadoodu ma nuuraan dhiiga ismaaciil Allaha u naxariistee waxbay ku bedesheen! Waxayna rabaan in ta israa'iil soo wargeliyaan oo dhahaan dhawr daroon ayaan soo fasaxayna inta badan qabta kuwa kalena meelo caadiya oo kala duwan oon dhib lahayn ha isaga dhacaan oo hadhow ha la dhaho Iiraan way aarsatay.
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 2 ай бұрын
Ilaahow u naxariiso Qabrigiisa u Waasaci Janofardowsa ka Waraabi Aamiin yaa Rabi InshaAllah Ismaaciil Haniya
@nadifayassin5984
@nadifayassin5984 2 ай бұрын
Gaalo wey tashada in islamka baabiso,lakiin ragga musliminta wey jifaan,allaw sahal umuraha.
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 2 ай бұрын
Allah ha u naxariisto ismaaciil haniya iyo shuhadadii falastiin aamiin waa arin ay isla ogyihiin iiraan iyo yuhuuda ee Allah xaqa banaanka ha keeno aamiin Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago kuwii dilkiisa isu baheystey aamiin
@ashamohamed689
@ashamohamed689 2 ай бұрын
Innaa lilaahi wainaa ilaahay rajucuun ilaahay jannatulfirdows aclaa ha ugu bishaareeyo
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 2 ай бұрын
shalay wax noo ahad malin modawa illahay haa unaxriisto ismail hani iyo ismail الغول اللهم ارحم رحمه واسعة واسكنه الفردوس الأعلى من الجنة يارب 😢😢😢
@halimaabdulkadirmohamod2290
@halimaabdulkadirmohamod2290 2 ай бұрын
Ilaahiyow unaxariiso mujaahidka muslimiinta ilaahiyow jannadaada ka waraabi
@umuyahya6866
@umuyahya6866 2 ай бұрын
فتح من لله ونصر قريب في فلسطين. 😢😢😢😢
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 2 ай бұрын
أمين يا رب 😢😢😢
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 2 ай бұрын
اللهم امين امين امين يارب العالمين
@Simran_ashokAshok
@Simran_ashokAshok 2 ай бұрын
Ma Iran tii shalay mise Iran tan manta Iran tan manta wa mid ay yahuud iyo nasara ay hoos kaso dhisatay waxana aminsanahay in uu madaxwey nahan hada saran in uushirqolkan kadanbeyo oo Ismail haniyah lagu dilay😢💔 Allah ya rahmu may Allah grant him jannah fardowsa allahumma aamiin
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 2 ай бұрын
Alle SWT ha u gargaaro dhaman Muslim Ummah Aamiin, thank U Sheekhena
@CabdiXakiim-ke1sr
@CabdiXakiim-ke1sr 2 ай бұрын
انالله وانااليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس
@maxamedsuldaanmursal3642
@maxamedsuldaanmursal3642 2 ай бұрын
Ilaahay ha unaxariisto marxuumka janatul firdawsa Ilaahay haka waraabiyo allaahuma aamiin aamiin aamiin
@naciimomaxamedkulmiye6104
@naciimomaxamedkulmiye6104 2 ай бұрын
Inaa lilaahi waana ilayhi raajicun janatul fardowso allaha ka waraabiyo aamiin aamiin. Kuwii dilayne jisadooda allaha ka gooyo aamiin aamiin
@imransaid9801
@imransaid9801 2 ай бұрын
الله يرحم روحك الطاهرة وارواح الشهداء الابرار وحشركم الله مع محمد وآل محمد
@mohagedi8874
@mohagedi8874 2 ай бұрын
#ALLAHA U NAXARISTO MUJAAHID ISMAIL HANIYAH...KUMA HAYSTO CAAWO WAAN OGNAHAY, LKNI WAXAA XANUUN BADHAN HADHII HALYEEYGASI LO'AARI WAYO..YAC😢😢😢
@shukrijama5399
@shukrijama5399 2 ай бұрын
Waa geesi garab waayey Allah ha u naxariisto Aamiin aamiin yaa rabi ❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo Iran xiisbuulaah yamane
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 2 ай бұрын
Scw sheikhow daqso warka lasodaqso wankusugaya illahi hakuzifdite😢
@somalia4ever1
@somalia4ever1 2 ай бұрын
WA iiraan gudaheeda halka laga dilay haniya Inay iyadu wax ka ogthyna Waa 100%80 😢😢😢😢😢😢
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 2 ай бұрын
Iiraan weligaa ha ku kalsoonaan haddii aad sabab i tiraahdana waan kuu sheegi karaa
@abdullahisaid316
@abdullahisaid316 2 ай бұрын
No sheeg sxb
@Fahadaxmedyuusuf
@Fahadaxmedyuusuf 2 ай бұрын
Waa dowlad sung nacyb isreal iyo iyadne maba is rabaan waa bolo xoofto waxaan ay wadaan
@halimahersi8454
@halimahersi8454 2 ай бұрын
Waacajiib iska ooya alle ha guuleeyo reer falastiin amiin yaa.allah
@somalia4ever1
@somalia4ever1 2 ай бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم نعم المولى ونعم النصير
@naciimomaxamedkulmiye6104
@naciimomaxamedkulmiye6104 2 ай бұрын
Insa lilaahi wa inaa illayhi raajicun janatul fardowsoaclaa allaha ka waraabiyo Aamiin aamiin
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 ай бұрын
Mar walba oo xaalku adkaado waa mar walba oo guusha loo dhawaado iiraan yaa aaminaya waa isla shaqeystaan ayada iyo reer galbeedka
@marianali6233
@marianali6233 2 ай бұрын
Allah unaxaristo
@Umofficial3191
@Umofficial3191 2 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭 may Allah grant him jannah ferdows Ameen yarabi 🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Zaak100
@Zaak100 2 ай бұрын
shiinacada iyadaba madaxdeda laleeyna cidkle maay tabar u heeysa
@Amal_UK
@Amal_UK 2 ай бұрын
Allah Yarham🤲🤲🤲
@AmiinSiyaad-w5x
@AmiinSiyaad-w5x 2 ай бұрын
ilahy ha unaxariisto
@WIDEMEDIA12
@WIDEMEDIA12 2 ай бұрын
Allah helping us all muslim
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 2 ай бұрын
iiran waabenley waana lashaqeysa cadawga
@halimahersi8454
@halimahersi8454 2 ай бұрын
Allaahu akbar Allaahu akbar Palestin allow unaxariiso reer falastiin
@amunsheikhabdi6703
@amunsheikhabdi6703 2 ай бұрын
Waxaan oo dhan waa dhagarta Yuhuudda, allaha lacnadee
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw 2 ай бұрын
Illaahay ha uu naxariisto jantul FARDOWSA aclaa allaha ugu bishaareeyo ISMAAACIIL HANIYA
@abuukarayaanle6842
@abuukarayaanle6842 2 ай бұрын
انا لله وانا إليه راجعون iraan waa qaa iniin ayagaa dilay shekh ismaaciil haniya
@yasminjama2703
@yasminjama2703 2 ай бұрын
Welkom 🤗 Dulmidiid
@abdimalikhusseinabdi4011
@abdimalikhusseinabdi4011 2 ай бұрын
Wallahi wa waqti madow runti
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@engineercavani5870
@engineercavani5870 2 ай бұрын
Allah unaxaristo ismail haniya❤😢
@ZamzamRimoucha
@ZamzamRimoucha 2 ай бұрын
ALLAH ya rahmahou ismaeil haniya 😭😭😭
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 2 ай бұрын
Xasbinallaahu Wa Nicmatul Wakiil.
@aminaahmed8735
@aminaahmed8735 2 ай бұрын
Ilaahey ha u naxariiste
@ChakouraYonisdabar
@ChakouraYonisdabar 2 ай бұрын
Allahow ku naxariisto ismael haniya
@mohameddeeq8078
@mohameddeeq8078 2 ай бұрын
Allaha u naxaristo insha alaaaaah
@inaaxmed391
@inaaxmed391 2 ай бұрын
اللهم اغفر لي وارحمني جنه
@hassanofficial8687
@hassanofficial8687 2 ай бұрын
Allah ya raxma ismaail haniya 🙏🏻💯
@Shukri-i3y
@Shukri-i3y 2 ай бұрын
اسماعيل هنه عاش عزيزة ومات شهيدا
@suleekhamowliid9296
@suleekhamowliid9296 2 ай бұрын
Alle ha unaxariisto
@Xalad.degdeg.ahmedia
@Xalad.degdeg.ahmedia 2 ай бұрын
اللهم صل وسلم وزد وبارك علي الحبيب محمد وعلي أله واصحابه ومن تبعه بإحسان الي يومن الدين
@anabseed7970
@anabseed7970 2 ай бұрын
Iran walew aniga waa ka shalisanahay ilaahay baase wixii jira og awalba shiico faaiido malahayn
@Beingme541
@Beingme541 2 ай бұрын
Maxay malinwalba ogu dhintan hizbollah Gaza darteda ayado hesata dhulkeda ee gangalo iyo drones uridaa
@inaaxmed391
@inaaxmed391 2 ай бұрын
انا لله وانا اليه راجعون
@nassir4425
@nassir4425 2 ай бұрын
illaahey hau nxrsto ismacil haniya
@يااللهيارب-ف2ق
@يااللهيارب-ف2ق 2 ай бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717354582 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-........😢😢😢....
@maryammoh3029
@maryammoh3029 2 ай бұрын
Waa shahiiday dheh
@SakarieDucaale-en1zc
@SakarieDucaale-en1zc 2 ай бұрын
iiraan iyo Xisbullaahi maxaa ka khaldn mise wixi lagu sheegi jiray ba run ah. Shiico iyo Yuhuud wa walaalo isku abtirsada.
@Beingme541
@Beingme541 2 ай бұрын
Hesbollah maxey ogu dhimata malinkasta Iran dhexded Wu Ka imankara mossad jogo o qarijinta fuliya wana shico qeyb kamida iyo dowlada isbadal donka e Iran ee usa wata
@sophiaomar7875
@sophiaomar7875 2 ай бұрын
Iraan wa munafiqiin iyaga ayaa ka danbeeye dilka i
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 2 ай бұрын
Xaqiiqada ilaahay ayaa og
@HananCusman-l2h
@HananCusman-l2h 2 ай бұрын
I 😢😢😊😊😊inaa liLaahi wa inaa lLayhi RAajicuin
@abdulaziizhaamud-rn7wi
@abdulaziizhaamud-rn7wi 2 ай бұрын
War nio sawtan yuhuudi na dhamaysay maalin kaste maan oo yanaa illahayoo gacantada ku qabo
@Kazwalee
@Kazwalee 2 ай бұрын
Allah has a plan
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 ай бұрын
Alaha haunaxaristo yarabi pelestine haguuleyo
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 2 ай бұрын
War shiicada iyo gaalada Maxaa ka dhexeeya
@AliMohajim
@AliMohajim 2 ай бұрын
Xayd xaydasho may ku jirtaa weli iiraan😂😂😂😂😂
@mohamedgacamey4331
@mohamedgacamey4331 2 ай бұрын
Ian waa Qolof cidlaa oo ay xukumaan majuusiyiin beenalayaan fuleyaal ah. Ayaga iyo sacuudiga waxba isma dhaamaan. Iran waa maamul daqoobay aqli iyo awoodba. Iran waxay u jirtaa kaliya in ay reer galbeedku u isticmaan, cabsi galinta doqomada carabta xukuma. Walaalkeen Ismacil Haniya Allah shahiidnimadiisa ha u aqbalo.
@KotobeMaganaya
@KotobeMaganaya 2 ай бұрын
DHAMAAN ASXAABTA WAXAAN WAYDIINAYAA SU,ASHA AH MIYEY JIRTAA SABAB AY IRAN U DILI KARTO ISMAIL HANIYA ? ANIGU MA DHICI KARTO AYAA LEEYAHAY
@CabdiXakiim-ke1sr
@CabdiXakiim-ke1sr 2 ай бұрын
😢😢😢😢
@shafi275
@shafi275 2 ай бұрын
Shiikh aniga aragtidayda waxay ila tahay in iiraan ogaatay ina Maraykan iyo Israel inay ku soo socdaan marka way dhici kartaa in ay dilka Ismail ay ku sasabayso Maraykan oo raadinaayey Ismail iyo Israilba
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 2 ай бұрын
Iiraan hadeer aarsanmayso. Waayo nukulyeerkeeda in ay shamaystirto ayaa. Uga muhiimsan. Aarsiga
@cabdinuuryaasiingeelle2396
@cabdinuuryaasiingeelle2396 2 ай бұрын
Allaw guul sii xama....s iyo reer Falastiin
@buthainabdulkadirhassan2510
@buthainabdulkadirhassan2510 2 ай бұрын
Kulun nafs daaiqatul mowt ismaaciil haniya haduu dhintay hataa waxaa badlaya wiilal yaryar oo halyeeyo ah oo natooda hurayaal ah inshaa allaah falastiina xoreeynayo hadhawaato hadheeraatee inshaa allaah
@bashif8592
@bashif8592 2 ай бұрын
Iran sayku ogaawaysay diyaarad dagaal oo air spacekeeda soo gashay?
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 2 ай бұрын
Allaah u naxariisto Aamiin iiraan Aamin ma laha reer falastiinAllaah caawi😢😢😢😢🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸☝️
@SmilingAquariumFish-zf2vv
@SmilingAquariumFish-zf2vv 2 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤😊😊😊😢😢😢
@XasanCabdi-s6v
@XasanCabdi-s6v 2 ай бұрын
Maclin ma tahid suuxufi
@omerhassan3041
@omerhassan3041 2 ай бұрын
Si kastaba suaasha jawaabta u baahan sidee lagu ogaaday quriga iyo qolka uu u hoyday Allaha u naxariistee? Shiicadu waa halis waana cadaw.
@mustafeahmed5555
@mustafeahmed5555 2 ай бұрын
Horta maalintiisa uunbu dhinty alle hawnaxariisto Irraantu waa baaskeelka loo fuuli dawladaha islaamka
@mohamedkeinan5835
@mohamedkeinan5835 2 ай бұрын
Israaiil way guuleysatey ogaada taas ❤❤😂🎉🎉😢😮
@abdullahisaid316
@abdullahisaid316 2 ай бұрын
Adi muslim matihid miya
@nomalice-b6g
@nomalice-b6g 2 ай бұрын
Maclin corsaha lacag baa liwedi ani lacag mahayi
@elpadre4754
@elpadre4754 2 ай бұрын
Iran wa complice ,
@karlesk6498
@karlesk6498 2 ай бұрын
Ismail haniya waxaa lagu dilay gantalkii uu mareekanka ku dilay hogamiyahii alqacida waana gantaal sida toreeyda oo kale 🔪 waana mid loogu tala galay qarijinta 1ilaa 4 qof oo meel tagan qasaraha uu geysan karana uu koban yahay
@alphakatun7878
@alphakatun7878 2 ай бұрын
Waxan maraykanka yaa samaynaaya
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 2 ай бұрын
Inagu caqli baynu leenahay maxaa guri lagala doonay sheekha . Eran iyadaa dishay ama heshiis bay kula tahay awlaadil malaaciin yahud sertaas waa la sheegi doonaa qariiban .
@FaizaHassan-k1m
@FaizaHassan-k1m 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@barwaqoladan6868
@barwaqoladan6868 2 ай бұрын
Iraanbaa dishy anigu washikiyayy wlhi
@findheofficial621
@findheofficial621 2 ай бұрын
Iiraan waa dowllada shaki badan ku gadaaman waxba samayn maayaan. Haddii ay weeraran qaadaan buuraha iyo saxaraha ayey ladhacayaan xoogaa rasaas ah
@SakariyeSakariye-l8w
@SakariyeSakariye-l8w 2 ай бұрын
Allsha ka aqbalo shuhadadisa 😭🙏
@maynunaali4673
@maynunaali4673 2 ай бұрын
😭😭😭😭😭🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@calishaakir1
@calishaakir1 2 ай бұрын
MACNAHA SAACADAHA SOO SOCDA MA TAQAANID MIYAA? ADIGU WAXAAD SHEEGTAA WARARKA CADOWGA.
@bmgmohamed4289
@bmgmohamed4289 2 ай бұрын
Sirdoonkooda maxay u ogaan waayeen
@ifrahali5667
@ifrahali5667 2 ай бұрын
Waxa jiran bomb gacanta lagu qaato oo u eg mobile waxa laga yaaba qofka qolka ku jiray inuu watay bomb kaad kuna qarxiyey
@Muscabchenal
@Muscabchenal 2 ай бұрын
Dhawac noocee ayaa gaaray
@FardowsaAliVIDEOS
@FardowsaAliVIDEOS 2 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@buthainabdulkadirhassan2510
@buthainabdulkadirhassan2510 2 ай бұрын
Israel waxaa isticmaalayo reer galbeedkii shalay sooxasuuqay mar iloowsho dhawaa ma umulbaa dadkii soo dhaweeyey oo ceedhkooda siiyey in loo isticmaallo 😂😂😂😂😂😂
@AbdulkadirOmar-x3x
@AbdulkadirOmar-x3x 2 ай бұрын
Allaha u naxariisto hoggaamiyaha xamaas
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 2 ай бұрын
Iraan afka bay kanooshahay
@Zbsb-r1s
@Zbsb-r1s 2 ай бұрын
Asc walalkey ninka ladhintay ayaa isqarxiyay qayb kamida maaha ninkii ladhintay ismaciil haniya ayaa isku qarxiyay waa qaraxa meelkale masaamen waxaana fududeeyay israil iyo iran Jesus ah
@AliBouh-x9o
@AliBouh-x9o 2 ай бұрын
ismaaciil haniya waashahiid yadood fadhido iraan dhixdeeda iyaa howsha kujirto
@halwoali5532
@halwoali5532 2 ай бұрын
Reer madaxweynahooda hawada lagu dubtay waaye allaha u kaalmeeyo tabar ma jirtee iska ugaarsada inta aad leydin u gaarsan doino
Beyond the Debate | Dr. Zakir Naik | 142
3:14:33
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 1,3 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 3 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
MUXAADARO CUSUB 2024 | Xaalada Ummada & Imtixaankii Nabi Ibraahiim Cs -Mustafe Xaaji ismaaciil
53:57
لماذا تحريرها كلها ممكن؟ - بودكاست مع تميم
3:46:56