WAR DEG DEG AH CABDI MALIK MUSE OO DILEY ILMO OO LOHESTO IYO GABAR SIXUN LOKUFSADEY

  Рет қаралды 23,500

LAAKAHA MEDIA PRO

LAAKAHA MEDIA PRO

Күн бұрын

Пікірлер: 106
@NaicmoHussein
@NaicmoHussein 3 ай бұрын
Nabigane maxamed caleyhi salatu wasalam scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 3 ай бұрын
subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray 3 ай бұрын
SUBXAANALAAH. ILAAHOW. AABAHAA. CADOWGA KAQABO. YAAWADUUD. AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 3 ай бұрын
Acuudu bilaahi minashaydaan naa afkaaga hayso Qumanya yhy cabdi maalik ayaa maskaxda kagalay xaasidiinta
@ShugriHasan-cp9wm
@ShugriHasan-cp9wm 3 ай бұрын
Bismillahi
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk wallaahi waayaab haye abaayo ma view giibaa galay mr Coldoon
@sharafadali1743
@sharafadali1743 3 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw
@zamzam5255
@zamzam5255 3 ай бұрын
ILMAAHA SAXARDAA CUUNTO MARKA BANAANKA UU YIIMAADO WEEY KA MATAJIIYAAN DAAWO AYEEY SIIYAAN ILAA ISBUUC
@Shukri-x1v
@Shukri-x1v 3 ай бұрын
Navy waad edabdarantahay
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 3 ай бұрын
100 100 waa been
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 ай бұрын
Gabadhaan Wariyeha ah Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa Sharkeeda haka qabto CabdiMaalik. Qosolkey isku celcelineysaa Subxaanallaah. Maanta ree Woqooyi waxay isu heystaan jilib jilib Habar Awal/Jecel oo kudhegan Garxajis iyo Arab Subxaanallaah. Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa hanaga dhigo Shacab Mu'miniin ah oo Muttaqiin ah oo Rabbi uu ku arzaaqo Madax MU'MINIIN AH OO CAADILIIN AH oo Difaaca Diinta, Dadka iyo Dalkaba.....Aamiin yaa Rabbi.
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 3 ай бұрын
Amiin❤
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 3 ай бұрын
اللهم صل وسلم وزد وبارك علي النبي محمد وعلي آله وصحبه وسلم تسليما
@MaslaxSaciid
@MaslaxSaciid 3 ай бұрын
صلى الله عليه و سلم🥰🥰🥰
@AishoYusuf-u1n
@AishoYusuf-u1n 3 ай бұрын
Waxaas ookale lama qaado wa cadaw meel ayka soogalan wayay somali hadii malab lasiiyana dacar bay mantagaan cabdmaalik runbuu shegay
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 3 ай бұрын
أعوذ بالله من الشيطان الرجيم حسبنا الله ونعم الوكيل 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@HamdaHabsa
@HamdaHabsa 3 ай бұрын
Waalagu Healay boonkiisa 100 baqolkun baalag dhigay uubrlaha
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 3 ай бұрын
Dee waa sax hooyo caafimaad qabta markii hal jeer ka badan ilmo lagu qalo hadhow waxay orabayaan dhalmada iska xir maadama aadan mar walba qaliin ku dhali karin waa hab taranka somalida looga hortagayo War dumarka caalamka ilaa xaalad caafimaad timaado ma ahee dumarkooda uma ogola inay qaliin si bilaasha ugu dhalaan lakin adiga wey kuu ogol yihiin inaad ku dhasho sababtoo ah waxay og yihiin in aduunka wadanba wadanka uu ka dad badan yahay la iskugu faano marka waa umad meel walba laga soo galay laakiin huruda
@mohammadhussainnuur4156
@mohammadhussainnuur4156 3 ай бұрын
Hhhhhh waqti waxaa laga jiraa khatar ah wlhi waayo c.malik aya caruur diley run baan umaleynaayey Maba ii muuqan fool iyo wixi la mid ah . Lkn waa sheeka gaaleed . Faafintaas ayay lacag ku qaataan Wallaahu Aclam
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 3 ай бұрын
ADIGU C/MALIK MIYAAD MIYAAD UMAQLEYSAA QOFKTAAS SUBXAANALLAAH
@bilanibrahim8028
@bilanibrahim8028 3 ай бұрын
walal cimran waxaan joogaa maraykanka sharciga dhigayo in qof intuu bar tago qamri ka iibsado waa in qofku 21 sano ka wayn yahay xitaa markad dikanka sigar ka iib sanayso ilah baa og xaqiiqada anigu ma aqaan ninkan somaligaa laakin dadka cadaankaa waxay sameyan kuwa xun xun marka gurigooda lageeyo lacagtay diidan ama maba haystan lacag waxan isleeyahay in iyadu family geda ofaygan shirqoolen dileen si u lacag iga qaadin meeshaas na iyagu geeye saarerku baskoolad bay waten iyagaa shegayo gabadha aabehed iyo walalkeed saqdhexe naag wayn oo qamri soo cabaysay sugayo oo u soo jedaayo majirto haday sidas gabadhooda uga wal walaayan maxay baarka uga soo qaadan waayen tankale ninka odagaa markay garaacen police maxay ugu wici waayen ninkaan isagoo dilan oo dhaawacan ayaa asgartu qabatay oo xirtay waana caadi in lagu xiro hadii qof dumar ah ku dacwayso iska daa xogid ama qasab xitaa ninka caruurtiisa loma shegin in laxiray iyagaa 911 ka wacay oo aabahaynaa maqn yiri kadib ayaa loshegay xarigiisa ilaahada lama oga siday wax u dheceen laakin lacag ayaa lagu damiintay family iyo asxaab ayaana buuxday maxkamada sida aan qiyaasayo in taas oo dad ah iyo dhaqalaha laga bixiyay mahelen haduu coyaala suuq yahay ee somalida wax ha hubsato xamar ayaa wiilal lagu garaacayay oo baraha bulsha da lagusoo ceebaynayay kadibna been la dhoodhoobay oo wiilasha lagu baadayay noqanaysymacadalah gaalo!
@abobasement346
@abobasement346 3 ай бұрын
waxan yutubarkah sorry in aad ku shegtoh wariyeh waxan waa ciyal lagu so dayay barah bulshadah waa shekadih hegoh oromoh gabadhan waa mid edeb daran
@sadam1318
@sadam1318 3 ай бұрын
ilmuu dilay maa hadana keenteen
@najmomaxamed9156
@najmomaxamed9156 3 ай бұрын
Waa runtii imisa gsbdhood oo ay yiraahdeen waa qaliin oo la diiday in la qalo oo kadib caadi u dhalay waa runtii waa ganacsi
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 ай бұрын
Hhhhjjjj hhhhhhhhhhhh kkkkkkkkkkkkkkk haa hadaan fahmay waa naag waalan oo madax looga jiro
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 3 ай бұрын
Cabdi Malik wa runtii wn ku raacsanay inay hayado ku shaqaystan qaliinka waliba wa shirqool ay maal galiyan koixo shaydanka caabuda xasbiyalahu wa nicmal wakiil
@UbahAden-gh4qr
@UbahAden-gh4qr 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw❤❤
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 ай бұрын
GABADHAN WAXA LOO ADEEGSADAY, CABDI MAALIK COLDOON, SOMALILAND NAC GARXAJIS AYA KA SOCDO, XATTA MUSHARAX CIRRO AYA ILAALADI ISKA BADALAY, CABSI AWGEED CIIDAN GARXAJIS ILAALISO KEENSADAY,
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 3 ай бұрын
SHUTUP ANGA GARXAJESE CIIDNA NAMA CADADISO WAALALHYGE HAA ISKUU KAAYE DEERYN
@cawaalecabdiqaadircawaale6843
@cawaalecabdiqaadircawaale6843 3 ай бұрын
Wxaas oo kale dadka looma sheego sxb qof weyna waa ahayde mxa kugu dhacay
@sudiissa5701
@sudiissa5701 3 ай бұрын
Abdimali ga coldoon SL ha iskaga tago xukumada kaliya maha xitaa shacbkii SL ayaa neceb oo dulma coldoon isga hajir brother SL waa ogahaye waa wadankagii adigu waa jeceshahaye laakiin shacabku waa dad caqligooda aan ka shaqayesiin Allah ku xafido coldoon
@princesshawd6859
@princesshawd6859 3 ай бұрын
Hadhowna wa laso diray kkkkkkkkkkkk qofka dadkisu bila sabab ma nacan
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 3 ай бұрын
💝🌴 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💝💝💝
@khayr_jecel
@khayr_jecel 3 ай бұрын
Cudur Cabdimaalik la dhahaa. Ku dhacay dadkan waalan, mar kasta kiis loo raadineyaa ninkaan maskiinka ah oo u samo falaya masakiinta baahan oo ay ilaaween Subxaanallaah.
@ayaanmaxamed8315
@ayaanmaxamed8315 3 ай бұрын
Somali lacag kagashey meelkasta❤
@AbdirahmanFarah-d3c
@AbdirahmanFarah-d3c 3 ай бұрын
Saaxiib waxaan xasuusta anoo yar in habeen soo jeeday ay hooyoday fool heysay xanuun dartiis
@amaranomar2274
@amaranomar2274 3 ай бұрын
WAXAAN goobjoog UAHAA INAN AAN derisnahay oofoolatay oomarkaanu DHAKHTARKII gaynay uunaguyidhi digtoorkii hadaan Deg Deg looqalin waydhimanaysaa KEDIB HOOYADEED batidhi haydhimato eelaqalimaayo KEDIB caadi bayudhashay markaa waamashruuc qaliinku
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 3 ай бұрын
Somaali Dal iyo Dad toona dankamalehee, Waa Cunsuriyiin, Somaali waxka Cunsurisan Majiro, Taasna Waxaa Daliil U ah Anaga dhexdeena ayaabo Qaatirbilaah kalataagan oo Is Cunssuriyeeynay, Allahu Mustacaan😏😊
@KadraSheikhsiyad
@KadraSheikhsiyad 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@sagalh6770
@sagalh6770 3 ай бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@hamdiabdimohamed6715
@hamdiabdimohamed6715 3 ай бұрын
Asc anigaba cunigii sideedaad bay ugu qaleen ayagoo dhahayah wuu kudhex xaaray caloosha Allaha badbaadiyo hooyooyinka meeleey joogaan
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 3 ай бұрын
Beenta Dhaafa Somaliya lama Joogo adduun Horumar ayaad joogtiin waa la Baarin Shahwadiisa Haddii laga hello Weey u Dhamaatay 😡😡😡 Gaalada✝️ Dambi aadan Galin kuguma Qabsanayaan 😡 Gabadha Dadkeeda iskama Dilli laheen Nimanka Somalida Soo maha kuwa HABRAHA SOMALIYA KU KUFSADEN 😡 Somalida adigeeyba CUNSURI KUGU YIHIIN 🤣🤣🤣
@Khadiijo-ps7ss
@Khadiijo-ps7ss 3 ай бұрын
Cabdi malik khaladbay ka galaysaa
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 3 ай бұрын
Maxaa rabtay in ETHIOPIAN ku nooladan Somaliya 😡😡 Cuqdad Cunsuri ayaa Qabta😅 Waxa loo Dillay asago Kufsanayo ayaa lagu Qabtay Ceeb Somalida ayuu Ceebeestay 😡😡😡
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 3 ай бұрын
Dhilada warka sheegayso, Warmasheegi taqaanee, Waa Midlasoo adeegsadaye, yaanaga aamusiyo, Subxaanallah Cabdi Maalig Nabadoon Balaaya Maalinwalba dabadhigato, Waayaab Miskiinkaas imtixaanba ladabadhigay ee waa inuu isaga guuro reer Marqaan land🤔
@Xamdushcilmi
@Xamdushcilmi 3 ай бұрын
Sheq cabdimalik runta ayow shegay maxey ku heysata gabdhan subxanalaah wa run qalinka wa plagu nafowa qofku marka Laqalo sheynah ma qaban karto
@asheekh15
@asheekh15 3 ай бұрын
Tani waa handaraab guruub Balhada maxaynoshegtay maxaase Cabdi maalig kakhuseya hadalka uuyiri waarun handaraab ayaaraba inuuxiro Abdi Maalig waxankulatalin lahaa handaraab wuukuso marmarsonayaye khaatumo State iska aad you will be safe insha allaah🎉
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 ай бұрын
WARIYEYAAL MUUSE BIIXI KU HEEBTA AH, CIDNA YEY WAXBA KA DHAGEYSANIN, MEEL KASTO ADDUNKA KA MID AH AYA INTA BADAN QALLINKA DIIDAN, TAKHTARKA QALLINKA WUXU KU QAATA 1000 DOLLAR.
@faisakasim2138
@faisakasim2138 3 ай бұрын
Lkn waxaa sharciga jabinaaya in uu kasii kaxeeyay gurigeedi markuu keenay Uber cash lama qaata wad og tahay.
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 3 ай бұрын
suashu waa maxa duurka geeyey bes farax hablahoodii ayey dhameyeen markaa waxas waacadadoda lama yaabo
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray 3 ай бұрын
SUBXAANALAAH. ILAAHOW AABAHAA. DHIBAN. CADOWGA. KAQABO. YAAWADUUD. AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 3 ай бұрын
Abdi irin dhartar ayuu ka sheekaynaya isaguba oo aan khibrab u lahay qaliin ku wuxu kala badbaadiya hooyo iyo ilmaha waayo hooyadda maanta joogta malaha awood ayku sii fool foolato mudo ha khaldina dadka awood la aan iyo dhiig la aanto way ku badan dumarka way dhacda ilmuhu inuu ku bakhtiyo caloosha hooyada marka wax aydan cilmi u lahyn haka sheekaynina.
@Giyomedia
@Giyomedia 3 ай бұрын
adeer xishood waa adiga hadlaya lakiin kuma caynayo wax badan oo fiican baad soo gudbisaa ee waxyaabaha qaar hasoo gudbin oo beentutu ku badantahay
@xamdimuuse4520
@xamdimuuse4520 3 ай бұрын
Waa run hooyooyinka qaliinkoodi wuubatay waana enjii oo qaliinka wax wanaagsan ma ahan gabareey adigana mafiyuuski miyaa xagaakaagalay cabdaalig kahar adiga iyo taqtarkaba ilaahey kabaqa
@fardosa1236
@fardosa1236 3 ай бұрын
War dumarka waligood way isku dhiman jireen dhaqtar la’aan sababteeda marka dhaqaatiir hadii lahelay dadka yaan ladhibin
@Beingme541
@Beingme541 3 ай бұрын
Wa nimanki somalida ee ceb la antaa aha sikaste xuman ugalan 58jir landhere nin raga u tahay rag ceb maleh
@sahraahmed5064
@sahraahmed5064 3 ай бұрын
Maskin maaha ee maxaa ugeeyey isagoon aabo 58 jir ah in uu kufsado ilmo yar. Cadan baana lagu hayaa
@Giyomedia
@Giyomedia 3 ай бұрын
anigu somaliland baan ahay laakiin somali wayntu ha noolaadaan koonfur qof igala hadli karaa oo jaqaan majiro meeshaad rabtaanba
@zamzam5255
@zamzam5255 3 ай бұрын
ANIIGA WAXAA JOOGA DAALKA CANADA 🇨🇦 WAANA LEYGU QALEEY WAXEEY DAADKA KALIINKA UGULA DAG DAGAAN LAABO SIIYAABO OO AH MIID WAA RUUN MIIDNA WAA BEEN
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 3 ай бұрын
Qalinka marka uu qalayo taqtarku wuu ka lacag badan yahay markey cadiga u dhalayo yurub waa sidaa iska cadi ah waabablagu dayayaa hadii lagumarsiinkaro
@FalxadoSahra
@FalxadoSahra 3 ай бұрын
Warkaan oo kale cabdi maalik lama Soo gudbiyo warar been ah kaliya xamar haduu yimaado shabaab kasoo diraayo tabar uma hayno
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 3 ай бұрын
Abdimaalik waa runtii arinku ka hadlayo naagtan eedeenaysa she is bullshit.
@fadumoosman1628
@fadumoosman1628 3 ай бұрын
Masha Allah Walaal dadka midiyaha ku jiro hadey adiga o kale ahan lahayen waxba nagama halabi lahayn.
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 3 ай бұрын
Cimiranow waa waxaas inaad ka hadashay maa fiicaana waa qof ceeb in laa falqayo maa fiicaana
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 3 ай бұрын
Illahay kaxishoda ceben qofkale risiq lagama radiyo
@fatoumamahamoudfatoumamaha4868
@fatoumamahamoudfatoumamaha4868 3 ай бұрын
Lakaha midiyaha wallal ka badal wararkan foosha xuun farxad iyo quruux badan
@Giyomedia
@Giyomedia 3 ай бұрын
adigu waxaad ka hadlaysaa hal qof eehala dilo labo milyan oo dhibaato nagu hayso
@zamzam5255
@zamzam5255 3 ай бұрын
WAA RUUNTIIS WAA HAYAADO RAABO QALIIN IN AAY KU BARBARTAAN LACAAGNA KU QATAAN
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 ай бұрын
War naga aamus waligood bey isku dhiman jireene
@Neima1000
@Neima1000 3 ай бұрын
Naagtan wariya allaha ka qabto umada somaliyed
@siciidmaxamed7726
@siciidmaxamed7726 3 ай бұрын
abtow ukuyaalaha muu yara qalooca mise anaamoday
@AbdirahmanFarah-d3c
@AbdirahmanFarah-d3c 3 ай бұрын
Marka runti way badbadiyeen ilahay amarkiis
@hawohasanmohamed1128
@hawohasanmohamed1128 3 ай бұрын
Adiga mesha waxaa gu qoresid ha islahado
@Deeqoadann
@Deeqoadann 3 ай бұрын
You better shut your mouth Doctor is the best
@istanbulelmi5200
@istanbulelmi5200 3 ай бұрын
Waa mashruuc si ilmah looyareeyo
@BollinaBolli
@BollinaBolli 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bulohus8548
@bulohus8548 3 ай бұрын
A maalik Sidee Caruur u dili karaa?
@ShamsaMumin-n6h
@ShamsaMumin-n6h 3 ай бұрын
Waabeen waabeen soxaaalaaaaah
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 3 ай бұрын
SALALAHU CACALAYHI WASALAM
@luckyforyourself6617
@luckyforyourself6617 3 ай бұрын
Kkkk war runtiid wasax
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 3 ай бұрын
Are you in box 📦 today 😊
@RudwaanCabdi-d7h
@RudwaanCabdi-d7h 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@warsan123
@warsan123 3 ай бұрын
Scwscw Scwscw ❤❤❤
@FatxiyaJamac
@FatxiyaJamac 3 ай бұрын
Scw scw scw scw ❤❤
@ShugriHasan-cp9wm
@ShugriHasan-cp9wm 3 ай бұрын
Subxaanallahi
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 3 ай бұрын
Scw scw scw
@Assa-t1z
@Assa-t1z 3 ай бұрын
Asc Cabdi Malik wllo iskaga tag meshan ka haajir wad ujeda cadawgagii sikale ayey kuu gumadayan waxba ka qadi meyaan wllo iskaga tag meshas muqdisho kalay Cid Ku dhibateysa arki meysid insha allh from muqdisho
@afrahap4406
@afrahap4406 3 ай бұрын
Cajiib
@rodaali169
@rodaali169 3 ай бұрын
Asc cabdimalik danbi malaha iamana mandolin,, ninkaa somaliga ah naag cabsan ma u kufsan Kato waliba American waa been wax xun baa lsgu sameeyay illahay ha u sahalo
@AbdirahmanFarah-d3c
@AbdirahmanFarah-d3c 3 ай бұрын
Waxa Timi umuliso guriga waa dhntay cunigii ila 2 jeder bay dhacday
@AbdirahmanFarah-d3c
@AbdirahmanFarah-d3c 3 ай бұрын
Komentiga waa badiyay si soomaalidu U fahmaan saddexdooda laguma wada qalin kii dhexe baana caadi u dhashay
@AbdirahmanFarah-d3c
@AbdirahmanFarah-d3c 3 ай бұрын
Magaalo yar hadaba waxaan dhalay saddex will xaaskaygi höre kan 1 kowaad waa lagu qalay 2 aad caadi buu U dhashay 3 waa la qalay
@Buriyobariis
@Buriyobariis 3 ай бұрын
Subxaanallaah soomaalidu balaayo iney soo sheegan maahee wax farxad leh kama hadlaan
@AbdirahmanFarah-d3c
@AbdirahmanFarah-d3c 3 ай бұрын
Waxa sabab ah❤❤ oo khatar Gala wa Germany casri ah xabka ayuu laqaya bay dhaheen kumbuyuutarka fiirinayay
@Khadiijo-ps7ss
@Khadiijo-ps7ss 3 ай бұрын
Ani afar ilmoodbaa laygu qalay sheekoyinkaa dagdaga waxbadan ayaan ka ogahay waxyaabo badan oo saxana waan ogahay sida aniga tayda
@abdirahmanabdillaahi7469
@abdirahmanabdillaahi7469 3 ай бұрын
Waa lasoo adeegsay waa kuxumeyn samagalaha ayaa waxabaa lagu waayay waa kiisameyskale
@AragsanHassan-r7w
@AragsanHassan-r7w 3 ай бұрын
Bal dib u eeg inta umul raaca u dhiman jiratay Somaliya
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 ай бұрын
NAAGTAAN CABDIMAALIK U GAFEYSA ILAAHEY BALAAYO HAKU RIDO, IYADU SHAKKI KUMA JIRO IN GARXAJIS AHAAN WADADAADKAN U XUMEYNEYSA.
@saynabjama8160
@saynabjama8160 3 ай бұрын
Ilahay halaga vaqo
@mohammadhussainnuur4156
@mohammadhussainnuur4156 3 ай бұрын
Scw scw scw
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 3 ай бұрын
Subxaanalah
@nuurocolowamiin
@nuurocolowamiin 3 ай бұрын
SCW SCW SCW ❤️❤❤
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 20 МЛН
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
DEG DEG TAAKEEYE OO LA ILMEEYAY TOOGASHADA LAGU XUKUMI RABO & DADKII OO KACAY
31:55
Faadumiina iyo Mustafa Martin "Reer Waqooyi vs Reer Xamar"
1:00:16
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 1,6 М.
CAASHO GABADHA ILMAHA LAGU INKIRAY😪 #ArimahaBulshada
15:35
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 38 М.
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 20 МЛН