WAR DEG DEGA:BEESHA WARSAN GALI OO MAYDKI AASAY|SSC OO DILAAGI QABATAY|LAASCAANOOD OO DAD CADAANA LA

  Рет қаралды 5,537

Sool channel

Sool channel

Күн бұрын

Пікірлер: 41
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 3 сағат бұрын
Guuuuuuuuuuull SSC khatumo ❤️🇸🇴💕💪💪💪💪
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 3 сағат бұрын
Illaa. Ninkii. Nin dila ladilo nabad lahelimaayo
@Dhagaxbuur-k4q
@Dhagaxbuur-k4q Сағат бұрын
Insha Allaah Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi
@11naa44
@11naa44 3 сағат бұрын
Dadkan cadaanka mxy yihin xage ka socdan ma hayad ba mxy so dooneen
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 4 сағат бұрын
Mashaa Allaah SSC khaatumo horumar wacan guul iyo gobanimo❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🏇🏿🎉👍
@bby6
@bby6 Сағат бұрын
Ninki nin dila wa in ladila brother
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 2 сағат бұрын
Allaha u naxariisto
@abdirizakcumar1272
@abdirizakcumar1272 3 сағат бұрын
Ilaahay haw naxaristo Cali bashe.
@Mideye157
@Mideye157 3 сағат бұрын
Alla ha u naxariisto laakin ninku hadu horgal aha miyan la isku raacin horgalada in lagu dilo meeshe lagu arko
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 2 сағат бұрын
Haaa dhulbahante waxay kudhaqmayaan dhawr weji
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 57 минут бұрын
Ilaahay haw naxariisto marxuunka dabadii inama fidmeeyo waxaan se odhanlaha ninka ilahay ku sababay marxuumka wuxu aha halgama dadka SSC Khaatumo State of Soomaalia marka anigu Dhulbahante ma,ihi laakiin waxaan lajeclahay inay guulaystaan idamka alle from GK Garloogube DDS ❤❤❤❤❤❤
@WANAAGAAYAADADKADEEQA
@WANAAGAAYAADADKADEEQA 3 сағат бұрын
ALLE HA U NAXARIISTO CALI BAADHI . MAXAA LAYSKU DILAY SABABTA MAXAY AHAYD
@nuradinaahmed5292
@nuradinaahmed5292 Сағат бұрын
kk nin cadaan ayaa kuu yimi. ku farax. barwaaqo ayaa kuu bilaabantay. doqon 😅
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 4 сағат бұрын
Jidhig wuxuu iswalo masasa udanbesay illahow dhig muslim hanagalin
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 4 сағат бұрын
Dhulubante iyaga amraya in wixii horogalla llallaayo ee labada nin yaan layasa raacin🥹
@ya3746
@ya3746 2 сағат бұрын
Cadaan anaga nool Walaahi waa basaas Somalida gudaha iska ikaaliya eeyda
@malakaaay
@malakaaay 2 сағат бұрын
qul qulkaas khayr ha moodina ⚠️⚠️⚠️⚠️ waa sahan iyo mashkixin‼️‼️‼️ iyo lugooyo
@Umo580
@Umo580 2 сағат бұрын
SSC KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO ANAGAABA KUSOSOCONA IN SHALLAAH
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 сағат бұрын
War jidhig ba lagu sheegaya gacan kudhiigle war halyayga ssc khaatumo hadee geesi miya horgal loo dila
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 2 сағат бұрын
Reer ssc iyo dadka hogaanka uhaya waxaynu waydiinaynaa majaamac siyaad unbaa laguqaadayaa ciqabta hadiirerwaliba cambaashihiisa hostakashado marka xaajadu waa dee inagukalawada meesha
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 сағат бұрын
War gacan kudhiige maaha ee geesi geesi dhalay wayo xildhimaan snm ah bu ahaa oo hortaagan qadiyada ssc khaatumo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 сағат бұрын
KANI WAA GOOJE CADE KA BACDI WARKIISA WAA SANAD JIR NINKA DILEY WAA NINKI YADHII WAXAN AHEY GUDOOMIYHA CEEL AFWEYENE
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Сағат бұрын
Caaqil jidhi hadiiladilo waa in ay ciidamada oo dhan kasobaxaan furimaha
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 сағат бұрын
DHULKA DHULBAHNTEY MA 200 MACLIN BAAA KU FILAN WAA TUULO KOLKAAA
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 сағат бұрын
CALI BAASHE NIN NABADEED BUU AHAA DILKA CABDI MADOOBE SOO ABUUBLEY OO ALA SHABAAB AAH OO NACEB DADKA REER WAQOOYIGA OO RABAA IN QARAXA XAMAR LO SOO RARO SOMALILNAD
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 сағат бұрын
subxananllah 😭 war dadka aad Madhinaysan sida Ka daya Khaatumo laynine Barnkiga aad dadka Ku khaldaysan Soomalilnd 💚🤍❤️ baa loo qatay dadka sool wllhi Alle Ha u naxariisto ninka xaqdarada lagu dilay
@SPharaoh
@SPharaoh 2 сағат бұрын
Nacalaaa kugu yaaal ina abaarso jilicsan Habar Maxbuus. Waxbaa baalaha iga yaacay BM baanu AK idin kaga qaadnay. Hoooyadaadii kabaha gacmaha ku qaadi jirtay wassss.
@ismacilabdi1278
@ismacilabdi1278 4 сағат бұрын
Asc ninka Cali baashe waa Dhintay lakiin yaan La raacin jidhin
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 4 сағат бұрын
Dhulbahantaha waa rag walan
@SPharaoh
@SPharaoh 2 сағат бұрын
Hooyadaaa baa ka waalan iyo kuwii jilicsanaa ee habar maxbuus.
@Maxamadyusur
@Maxamadyusur 2 сағат бұрын
Jaajuus isaaq buu ahaa isaaq hadii ladilo waqtigiisa dhamaaday waa cadoow dhulbahante io daarood
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 сағат бұрын
horgal snm bu aha ee see loogu dila nin dhulkisa difaacanaya
@SPharaoh
@SPharaoh 2 сағат бұрын
Horgalada hala laayo sow lama dhihin? Wixiii iiidoor raaaaca waaa gawracccc iyo gumaccc.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 сағат бұрын
AJIBGA HDEY SHARAF KUU YAHIIN WAA AADO KALE WAX QIMO AH MA LAHA ALAKIN AJNBIGA XADUUDA SOMALILAND EE INGRIIKSA JEEXEY YAA BADLI KARA CAR
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 2 сағат бұрын
Hadiilayi dhaahdo malinwalba qofkiilagu arko snm haladilo ninkiigacanqadana lagudhego waa afsalaxkudheg sawmaaha mujahidka sohalgamay yanlagudegdegin cagtahaloodhigo
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 2 сағат бұрын
Waxay ilatahay garaadadu in ay fasaxeen ninkii snm lagu arko in sujuuda lagatogto warsaw saas ma ahayn dhulbahantow afmuslim iyo afgalomid
@alshifa2673
@alshifa2673 3 сағат бұрын
Walee jidhi geesiyada dowlada ssckhaatumo wadaniga buu ah ee haladaay token naaleeye axmed cabdale ugaadhiyah badane maxamed siyaad maxamuud garaad shirshoorre samir iyo duluqaad allaha hasiiyo aalle aqoonyahan cali baashe wuxuu ahaajiray dowladadii kacaanka umada soomaaliyeed kashaqayaye iyo tii carta iyo cabdi laahi yuusuf wuu kashqeyaye markiidaban cali khaliif galeedh oo ay saaxiibo dhoyihiin buu karaacay snm dhiigyacab muuse biixi cali baashe iyo faratoon iyo baashe cali jaamac ragakale oo dhulbahante khaatumo waxakadhiya ugalaye muuse biixi dhiiyaca ina kaahi jidhi halsiidaayo oo yeeye iska keen raacin 2badan nin ee tolka ah
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Сағат бұрын
adiga gacan kudhiigle ah ee jidhig wa geesi libaaxa siga uskudhaama horgalada kushiraya sanaag
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 4 сағат бұрын
Waa jajus ninjas iska ilaliya
@NightingaleTorso
@NightingaleTorso 2 сағат бұрын
Adeer sharciga gacanta laguma qaadan karo marnaba . Shaydaan ayaa jira oo macaasida dadka u qurxiya . Shaydaanku awooweheen Aadam cs iyo ayeydeen xaawo asagaa u sabab ahaa inay amarka ilaahay khilaafaan oo jannada laga soo cayriyo . Ilaahay sw amarkiisa waa in loo hoggaansamaa, wixii Alle xarrimay waa in laga tagaa wixii uu xalaaleeyayna waa in la qaataa .
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 16 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 135 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 45 МЛН
WIIL CADAAN AH OO DHIBAATO BADAN USOO MARAY INUU MUSLIMO.
16:06
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 937
Special Address: H.E. Hakan Fidan, Minister of Foreign Affairs of Türkiye | XI Global Baku Forum
36:32
DFS | JUBLAND | DOORASHOOYINKA SOMALILAND | SHIRKA ERITREA
26:58
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 14 М.
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 16 МЛН