WAR FARXAD LEH WAXA LAHAYAA DADKII DILAY QAAR IYO GAARIGII LAGU QAADAY GABDHIHII NAIROBI

  Рет қаралды 31,874

LAAKAHA MEDIA PRO

LAAKAHA MEDIA PRO

Күн бұрын

Пікірлер: 52
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Күн бұрын
Wa ruun suqas afrika oo dhaan aya ka adaykta❤🤲
@Umofficial3191
@Umofficial3191 Күн бұрын
Giis kaan Somali iney ku lug leedahy waba loo jeedaa gabdhaha ninkii tak silaha eyga baqaayen oo hashim ayaa la dhahaa ayey dheheen wana magac Somali eh Subhanallah 😢😭
@IdmanAbdirashid-f4d
@IdmanAbdirashid-f4d Күн бұрын
Alaha u naxaristo gabdhaha
@AsmaAlicigal
@AsmaAlicigal Күн бұрын
Ilahay haunaxariisto aamin yaarabi ax ax
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Күн бұрын
Maxaa farxad leh waa dhinten rerki soo noqon mayan ilahay ha u naxaristo subxanallah
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 Күн бұрын
Waa war lagu farxo hadii la helay dadkii ka danbeyey familka la xasuqay. Cadalad ayaa la raba inla celo. Ilahay ha u naxariisto waa
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 Күн бұрын
Waa jahilnimada somalida haysada waa waxaan kaga yabay dadka kenyatiga somalida maxay u dhahan adoomay war anago dhan ayaa ah adooon ilahay
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Күн бұрын
Waa cunsirinimo Doqonimo xambaarsan Waana Sababta ay isu layaan ayagu isku dad ah qowmiyad ah ilma Abti, ilma habreed iyo Ilma Ayeeyo ah.
@sayidcabdi-pb8vc
@sayidcabdi-pb8vc Күн бұрын
Ilahy ha u naxriisto wa waxa laga xumado midkale ma jiro kaar an la diwan galin maba ku shaqynyo kenya mana qadankartid
@bosteyaabdulle1078
@bosteyaabdulle1078 Күн бұрын
Waa leedahay Nairobi Sim card aan register lagu sameynin oo passport aadan geeynin maba lagu siinayo,waa la heli kara hadi la raadiyo,Alaaha ha u naxaristo gabdhaha Amiin Amiin
@samiramuse2458
@samiramuse2458 Күн бұрын
Laa xawla walaa quwata ilaa billaaah meeshan Nairobi la yidhaahdo ma bahalaaa ku nool dad miyaanay joogin subxaanallaah waa maxay umadan layska laynayo meelwalba dal iyo dibadba soomaali maxaa haysta waa looma ooyaan dawlad Dan ka lehna ma joogto yaa allaah Waligay anigoon arag ayaan necbaa wadanka kuma riyoon xataa inaan habayn tago ilaahay soomaali u maqan hana nagu amaansado meel kasta oo aanu joogno😢😢😢 ilaahay haw naxariisto hablahaa
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Күн бұрын
Waaa macqul in la helo waayo kenya waaa wadan sharci leh
@AsmaAlicigal
@AsmaAlicigal Күн бұрын
Salalhu calahi wasalam ❤️ ❤️ ❤️
@ibrahimbare179
@ibrahimbare179 Күн бұрын
Saxib waxba iskaga qasan qofka hadlayo wa mamada dashay amina abdi rashid lawada gabdod o marka laso dilay mama laqaday 2 gabdod aya mid kamid ah ey dashay lawadas gabdod aya midna ey weyntahay wa 21 jir midna wa 12 jir aniga waxan ahay qarabada ogu adan amina walal
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Күн бұрын
Dambiilaha Ciduu yahayba Allaha soo saaro. Aduunka marka qof la dilo baaritaanka waxaa laga bilaaba dadka oogu dhaw.
@habibohussein2019
@habibohussein2019 Күн бұрын
Allah ha soo saaro wixii gabdhaha laayey
@ifrah740
@ifrah740 2 күн бұрын
Maya waa in shar ciga lagaa qoro mar kaad qadan gayso card ka Kenya
@fanstime1560
@fanstime1560 2 күн бұрын
Simcarada wey diiwan gishanyihin laakin kii maamadha ayaa laisticmaalay walal si looga soo dabo ilmaha.
@ayanhirsi211
@ayanhirsi211 Күн бұрын
Sim card Passport aa lagu so deystaa Kenya Second aa lagu heli karaa
@sahrafiidow8229
@sahrafiidow8229 2 күн бұрын
Weliba simikaarka waxaa lagu qaataa aqoonsi ama baasaboor
@abdiwahabmaalim7092
@abdiwahabmaalim7092 Күн бұрын
Nucmaanow kenya sin card aan la diiwaan gelinin majiro, ee dembi baariyaalka kenya ayaa daacad aheyn. Poliska iyo laamaha amaanka kenya waa dukan ganacsi ah waaye. Ila fahan. Mar ciddii gacan dheer umbaa xaq la siyaa
@saynabjama8160
@saynabjama8160 Күн бұрын
Anigu uma malaynayo takafoon aan ladiiwangali inlagu isticmaalo kiniya waa in aad basaboor ama aydhii aad haysataa
@nimcomacalinmuxumed
@nimcomacalinmuxumed Күн бұрын
Scw
@NasriWacdi-s1v
@NasriWacdi-s1v Күн бұрын
Salalahu wacaleyhi wasalam ❤❤❤❤❤😢
@muslim8194
@muslim8194 Күн бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@AaminoFarax
@AaminoFarax Күн бұрын
Maya
@Umi-v7c
@Umi-v7c Күн бұрын
😭😭😭😭😭
@salman_sergio_shorts
@salman_sergio_shorts Күн бұрын
police ka waxba lama aha inay soo qabtaan waa hadii sidaacada loobadho that’s it
@isiri.2835
@isiri.2835 Күн бұрын
Maadan fahmin koodii baa la isticmaalay
@sahrafiidow8229
@sahrafiidow8229 2 күн бұрын
Maamada sikaarkeeda ayaa lagu codsDey
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Күн бұрын
Shalayba. Waxaan. Iri qadiyadani soomaali ayey. Kuso noqonaysaan
@MOSHADI84
@MOSHADI84 Күн бұрын
All Sim cards are registered immediately you buy.
@nadiraabdi687
@nadiraabdi687 Күн бұрын
Simkaarka habaryarta waaye kaas ayey dib uga soo waceen
@maryami2299
@maryami2299 Күн бұрын
Hi soomaali buu ahaa naag aha layslaqabo war baa jiro labo zaad baa u daganayd ninka gabadha qabay hala baaro
@deeqodahab9737
@deeqodahab9737 Күн бұрын
Haaa. Way. Jiran. Safricom shirkad. Ladhaho. Maahee. Waay. Buxan. Simikaro kale. Ee. Aan. Ladawaangalin. Ee. Layska. Isticmalo. Lana. Turikaro
@Umi-v7c
@Umi-v7c Күн бұрын
SubxanAllah 😢😢😢😢
@Rayaanqosolqurux
@Rayaanqosolqurux Күн бұрын
Scw scw scw ❤❤❤😢
@AminaHussein-g5f
@AminaHussein-g5f 2 күн бұрын
Majiro sim card bilaasha nioarobi
@maryan3765
@maryan3765 Күн бұрын
Mayaaa tel an ladawaan galiiin lamaqatooo
@AaminoFarax
@AaminoFarax Күн бұрын
Wcs
@khadarcabdi1585
@khadarcabdi1585 Күн бұрын
Share
@AnabSidi
@AnabSidi Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😢
@zamzam4478
@zamzam4478 Күн бұрын
Ax
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 20 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 37 МЛН
DEG DEG RAYAN BAJAAJ OO RASMI RAYS IYO SHARMA OO HUDA HEES KU RIFAY
13:27
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 10 М.
PRANK ATARISHO FURKA TUURATAY GABARAA SHIRKA II SARAAN 🙈🙈
10:33
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 185 М.
GARO WAXA KU JIRA BOXKA PART 3\SAMIXA WAXEEGU FULAYNIMO WUU DHAAFAY
17:49
Iskufillan iyo Ceegaag Iyo Fariinta Joojinta Koontarabaanka
5:53
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 80 М.
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 20 МЛН