war naxdin leh firi gawadhan wixi kudhacay 😱

  Рет қаралды 8,865

FARHIA KUSHIN

FARHIA KUSHIN

Күн бұрын

BISMILAHI RAAHMANI RAHIM ALAHU MASALI ALA MOHAMMED

Пікірлер: 45
@CabdilaahiCamaar
@CabdilaahiCamaar 20 сағат бұрын
Wlhi qisadan cml gabar an daris iyo qaraabo nahay ayay sababsty😢😢😢
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 Күн бұрын
Allah ha u naxaristo amina amina yaa rabi
@Ifraaxgalbeed-fs7bl
@Ifraaxgalbeed-fs7bl Күн бұрын
Alle ha unaxariisto
@munaabdishakuurfarah-uv7hx
@munaabdishakuurfarah-uv7hx Күн бұрын
Allah haunaxariisto Intadhimatay oo muslima
@maslah345
@maslah345 Күн бұрын
ALLAHA UWADA RAXMADO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARABIYO
@SabiriinSamraa
@SabiriinSamraa 8 сағат бұрын
Alha unaxaristo walhi wa arin naxdin le adaygo sidabici ah ujedo maxaugeyay gacan tada iskudil waye
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 Күн бұрын
Mashallah ❤❤❤
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 Күн бұрын
Subxanallah aduunka lacag ayaa Lagus bixiyaa in laladiriro cayil soomaalidiina lacag iyo cudur gacantooda ku iibsanayaan
@AshaAhmed-ho9er
@AshaAhmed-ho9er 18 сағат бұрын
thanks abayo
@SacdiyaMohamed-e5l
@SacdiyaMohamed-e5l 6 сағат бұрын
Alx abayo aniga cayil radinaye wad mahasanthy
@Maryan_idil
@Maryan_idil Күн бұрын
Qurux maba ahan gabdhaha kaninka iyo sharobada caba u fiirso Garbo waawen gacmo yaryar lugo yaryar Waxay ka cayilaan waa garbaha kilyahay jirka oo jeexjeexma Iska dhaafa gabdhoow.
@nimco9305
@nimco9305 Күн бұрын
Subxanalah maba ficna wa dilaa
@GuushaDhabtaah
@GuushaDhabtaah Күн бұрын
Alle hawnaxriisto inan yar xaafdayada udhimatay ilaa lafihii ka galay
@amalabdirahman3989
@amalabdirahman3989 15 сағат бұрын
❤❤❤❤
@IqraAbdi-jj9jn
@IqraAbdi-jj9jn Күн бұрын
Ilahey hauna xariisto
@Ruunfamily-f6l
@Ruunfamily-f6l Күн бұрын
Gabadhii shaqaalada ilmaha ka dishay war ma ka heysaa abayooy war ma kaheysaaaa waan ka walwalsanahay
@farhiakushin
@farhiakushin Күн бұрын
Gawadhi ninkedi aya carurta kaqatay ayadina wau furay 😢😢
@Ruunfamily-f6l
@Ruunfamily-f6l Күн бұрын
@@farhiakushin meeshaas noo mareysee ilmihii amee xal u hesheee
@khadracabdulahi6574
@khadracabdulahi6574 Күн бұрын
​@@farhiakushin alxm hadey mar cafimadeen qadar bay ahyd in u furo ma aheen ay ilmo hooydod wax udhama ma lhn koley way ku waano qadan lhyd shaqale dambe iskuma aminteen ay
@امحماده-ر7ق
@امحماده-ر7ق Күн бұрын
Allah u naxariisto dhamaantood share say isu ilaaliyaan dadka😢
@maslah345
@maslah345 Күн бұрын
Laga wacyigaliyo waaye gabdhaha somaliyed
@khadracabdulahi6574
@khadracabdulahi6574 Күн бұрын
Ilaahy ha unaxristo naftaata wa kug amaano hooy waxn daan idiinku jirin ha isku istcmaalina bal cayil anaaguna wn ka caraareyna dad wa radinaayan yaab
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 22 сағат бұрын
Maslaxo baan ubaqayaa
@isterCali
@isterCali Күн бұрын
Farxiyo quruxey wan ku salamay gacalo🎉
@farhiakushin
@farhiakushin Күн бұрын
Sido kale qali ❤❤❤
@farxiyoabdalla7501
@farxiyoabdalla7501 Күн бұрын
​@@farhiakushinwlshy hadaan caano booro iyo hulbo iyo timir hadaa iaku shiito maku cayilaa neh caato ahey iso jawaab hppti😊
@haa8793
@haa8793 Күн бұрын
Shumar miyaa waxa chiiraha uek farxiyo
@farhiakushin
@farhiakushin Күн бұрын
Haa
@IqraAbdi-jj9jn
@IqraAbdi-jj9jn Күн бұрын
Farxi yoy wax wajiga lamarinayo oon afka laga cabeyn dhib miyey leyihin
@farhiakushin
@farhiakushin 22 сағат бұрын
Hadi kimiko tahay maficno
@AminaOsman-b5k
@AminaOsman-b5k Күн бұрын
Wlo noo soo Gali sidaaa iskugu dardartey
@farhiakushin
@farhiakushin Күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/bZPIiHWJh8egntkfeature=shared
@AminaOsman-b5k
@AminaOsman-b5k Күн бұрын
@@farhiakushin shukran wlo ilaahy gacnta hakuu barakeeeyo
@maslah345
@maslah345 Күн бұрын
Waa kaniiniga TB ga iyo asagoo sharoobo laguqasay waa qatar qafka aanqabin cudur ka TB wuu islabararayaa
@iqraahmed4469
@iqraahmed4469 Күн бұрын
Waa runta haa abayo dhakhtarbaa! hada kahor damcay inaan kasoo gato kiniin la yidhaahdo bariis oo ayaamahaas cusbaa oo laisku cayilin jiray wlhi nin imaan leh buu ahaa wuxuu igu yidhi wlle anigu lacgta waankaa qaadan karaa waanan kaa iibin karaa lkn gabdh yarbaa tahye iska dhaaf waxaan waxaa loogu tala galay dadka Tb da qaba in jidhkoodu markuu qalalo lagu kala fujiyo waxa dumarku markay cunaan dhahaan waa cayilna maha cayil ee waa barar iyo ear kujirta jidhkooda maalintiiba ka dhaartay wax la iixayaysiiyay inaan cuno caatadydaa caafiaadka qabtaan ku qanacsanhy baan idhi❤
@maslah345
@maslah345 Күн бұрын
@@iqraahmed4469 aad iyo aad wasax qafkasto oo cilmiga cafimad baratay wuu yaqaanaa sis
@farhiakushin
@farhiakushin 5 сағат бұрын
SUBXANALLAH 😢😢😢 walahi qatar waye😢😢​@@iqraahmed4469
@farhiakushin
@farhiakushin 5 сағат бұрын
😢😢😢 walahi dadka ayago og ayey katan😢
@maslah345
@maslah345 4 сағат бұрын
@@farhiakushin aad iyo aad
@amalcabdiqadir338
@amalcabdiqadir338 Күн бұрын
Abayo halkee ku danbeesay gabadhi ilmaha shaqalada ka dili rabtay. Ilmaha ninka ma siiye
@farhiakushin
@farhiakushin 5 сағат бұрын
Ninki aya kaqatay carurti wey cafimaden hoyadina wau furay
@seinabjama4979
@seinabjama4979 Күн бұрын
Gabadhaan dheh ma aha gawadhaan
@ayaansalaad6601
@ayaansalaad6601 6 сағат бұрын
Alle ha unaxariisto
🌶️ Traditional Lavash Bread: Baking Bread on a Barrel Over Wood Fire
28:44
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 35 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 94 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 27 МЛН
Eastern Halva Easy Recipe ! Turkish sweet!
11:47
BIG CHEF COOKING
Рет қаралды 2,5 МЛН
🧀 Warm & Cheesy: Homemade Cheese Bread 🍞🔥
27:34
Kənd Həyatı
Рет қаралды 1,4 МЛН
FILO PART 130
30:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 52 М.
HOW TO MAKE QUINCE PRESERVES. QUINCE COMPOTE AND JAM FOR WINTER
15:21
Relaxing Village
Рет қаралды 1,5 МЛН
Cooking Classic Köfte : Turkish Stuffed Kibbeh | Mediterranean Food
24:29
الأطفال زودوها كثير - صدمة العمر 😰!!
12:11
ابو المش - abu almesh
Рет қаралды 89 М.
Georgian Eggplants: Preparing for Winter with a Tasty Appetizer! 🍆
33:40
Kənd Həyatı
Рет қаралды 3,3 МЛН
هیچی ازش نمیمنه کدو رو این مدلی بپز متفاوت و متنوع صد دل عاشقش میشی😋👌
14:02
آشپزخانه غذاهای ترکی و بین الملل
Рет қаралды 14 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН