No video

War Shook ah Somalida kenya & Kikuyada Oo Dagal Cusub kadhex Qarxay’ Askarta kenya Oo dhac &Bililiqo

  Рет қаралды 43,252

Caaisha Lifestyle.

Caaisha Lifestyle.

Күн бұрын

Пікірлер: 163
@ahashi7828
@ahashi7828 Ай бұрын
Aamiin Aamiin Illaahay Somaali nabad ha siiyo meel kasta oo ay joogaan Aamiin
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 Ай бұрын
Kenya somalida hantidoda badan ayaa taalo Allah u gargaaro cadowgaan Allah ka qabto Aameen Allahuma Aameen
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 Ай бұрын
Alloow soomaalida iyo dalkooda soomaaliyeed nabad uga dhik aamiin cidaan allaah aheeyn alloow aan tala saaranayo aan adiga aheeyn oowaaxid ah oo alqawiya ah oo waxwalbo awoodo dadkeena soomaaliyeed iyo inta islaamka ah inoo badbaadi iyo hantidooda yaarab اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين سبحان رب عزة عما يصفون وسلام على المرسلين والحمد لله رب العلمين اللهم آمين
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h Ай бұрын
Somalidu maxay uu maalgashan waayyeen dawladkoda
@Sara-bl1vn
@Sara-bl1vn Ай бұрын
Wexey u maal geshan waayeen wey habaran yihin horaa loo yiri nin habaran ma harsado 😂😂😂
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Meelkasta ey joogaan askartà afrikaantu waasidàan South Africa hilib ayey bililiqey sanayeen
@fatimanour9793
@fatimanour9793 Ай бұрын
Mac Sokor Maxaa Geeyey Kenya May Wadankooda Dhistan
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Ай бұрын
ADEER MEE ADOONKII FAARAX MACALIN EE AFGA QADHMUUN LASO GALAY JAMUURIYADA SOMALILAND EE KII SHAYDAANKA AHAA EE UMAL???CAR HA HADLAAN KUKUYUHU HA WASAAN.
@user-dt6mc3qp6e
@user-dt6mc3qp6e Ай бұрын
😂😂😂 aaaaa war ceeb isku xishood dee waryee war dee inagadaa dee ceebtayada halkaan haina Soo dhigin see Dee meeday jamuuriyada aad inugu sheegeeyso Waryee dee haina cebeeyn Jamuuriyada yada dee muse biixi ayaa wasee iyo see jamaahiirta dee ssc
@Ahmed-tl5rg
@Ahmed-tl5rg Ай бұрын
Ader cisbitaalafa waalida i geeya dheh waad xanuusaneysaaye. Xanuun reer ayaa dhamaantiin idin wada haya
@C.rashiidAxmedcismaan
@C.rashiidAxmedcismaan Ай бұрын
Soomaaliya Allah badabsdiyo illahow aamin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@beydanfarah3590
@beydanfarah3590 Ай бұрын
Jazaak allaah khairun ilahy ha naga qabato sharkooda
@AbukarAbdi-vu4dl
@AbukarAbdi-vu4dl Ай бұрын
Mahadsanid walaal
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Somalih ilahay bah u maqan
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 Ай бұрын
Ineey kenyaatiga tuugo yihiin madaxweynahooda ilaa iyo midka kaniisada jooga wax ka aqriya dunida waa ka dharagsantahey acuudu bilaah
@munahussein9687
@munahussein9687 Ай бұрын
Marka horaba somalida xolohoda ayey u so socden,wax badana wa ka degnay
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m Ай бұрын
Bismilah waxa dhibaataa in askarts kenya bililaqada ka qeybgalaan intey nabada sugilahayeen waa in Kenya heshaa ciidamada shisheeye❤😊
@bashirabdullahi1912
@bashirabdullahi1912 Ай бұрын
Wax dhib ah oo ka dhex qarxay Somali iyo kikuyu ma jirto ummada ha waalin
@ZeylacIbrahim-cc8nm
@ZeylacIbrahim-cc8nm Ай бұрын
Allow dalkeena noo hagaaji
@sacdiyoxaaji1271
@sacdiyoxaaji1271 Ай бұрын
Waxan waa filin eey Isla og yihiin umada xolo hooda ayeey is ka dal dalayaan sub xaanllh war dad kaan af rikaan taa waa xasid wexey diidayaan can shuur lagu kor dhiyay balse hantidii dadoow ayeey dhici ar bini aadanaaa Waxman waaqor she iyo soomali naceeb
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 Ай бұрын
Strategy lisla ogyahay oo aheed in lagu wiiqayo hantida somalida 😢
@safiaadan6775
@safiaadan6775 Ай бұрын
MashaAllah Mahadh sanidh walal
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t Ай бұрын
In la.dhaco somalida.waliba.la.karbaasho Mac sonkor
@deeqoali7949
@deeqoali7949 Ай бұрын
U right
@aminasadisufi6931
@aminasadisufi6931 Ай бұрын
❤ ilahay Hana xafido
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h Ай бұрын
Waryaa cabaadka iskadaa oo wadankada mmalgasho oo qabilka iska dhaaf
@Yusufxasann
@Yusufxasann Ай бұрын
HADAL HAAN MA BUUXIYO EE SOMAALIYEEY DHULKIINA DHISTA. MAGAALOOYINKA NFD INAAD DHISATAAN OO MAAL GASHI KU SAMEYSATAAN AYAA IDIIN FIICNEYD MAANTA SHALAAY IYO WELWEL AYAAD KU JIRTAAN. CAQLI YEESHA OO DULLINIMADA KA BAXA
@theruler411
@theruler411 Ай бұрын
Darood saqajaan Cabbad ka dhamaaday Please Farax diqo macalin kkkkk
@ahashi7828
@ahashi7828 Ай бұрын
Somaali ma tihid ee jooji qabiilka kenya Somaali oo dhan ayaa degan maal iyo natoodiiba taal
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Ай бұрын
Dadka soomaaliyeed wadani ma ha dhul shisheye ayey dhisanayaan laakiin ku xisab tama in la idin gubaya dadkaas kenyatiga ee xaywaanka u dhaqmayo inay guryah idin ku soo galayaan
@MM-dx1ir
@MM-dx1ir Ай бұрын
Why do Kenyans always pick on Somalis and not Indians who are completely foreighners. Are they forgetting that Somalis are Kenyans. Ruto and his government are trying to use Somalis as scapegoat.
@adamadaamo2514
@adamadaamo2514 Ай бұрын
They see the kenyans as inferior and have no respect, psychologically they lost decades ago, yet the Somalis are welcoming and generous to them. If your nice you get a slap, if your mean they turn the other cheek.... Africans in general have the same traits, disgusting!!!
@fardsohussein7136
@fardsohussein7136 Ай бұрын
Allaha idin badbaadiyo somalida iyi muslimiinta kaleba
@sacdiyoxuseen6951
@sacdiyoxuseen6951 Ай бұрын
Waa istaahilaan wadaankoodaa mey maalgashtaan waalii waxaa dhiman inguryahaa logugaalo
@AhmedNur-pz2qn
@AhmedNur-pz2qn Ай бұрын
Waasax Somalia haqsaarrto Macy udhosten me Ladan lahayn
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 Ай бұрын
Waa nacasa kaniy uku washaya Somaliad
@ismailegge3430
@ismailegge3430 Ай бұрын
walhi wa somali airlines bt meshan uhuru patk maha aniga aya tagi jiray halkani waa embakasi
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 Ай бұрын
XOOLIHII LAGA DHACAY SOMALIYA LACAGTII XAARAANTA AHAYD.
@amiiraahmed4513
@amiiraahmed4513 Ай бұрын
Ilaaho naamanso yarabi anaga kunool
@alimohamed9107
@alimohamed9107 Ай бұрын
WAA TUUGADII SOO XADEY LACAGTII IYO MAALKII SOOMAALIYEED. 33 SANO AY BAABAYEEN MASAAKIINTII SOOMAALIYEED . WAXAAD U QALMAA IN LACAGTA AAD KASOO XADEEN WADANKA SOOMAALIYEED LA IDINKA DHACO WAAD U QALANTAA WADANKII A KASOO XADEEN
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 Ай бұрын
Nin weliba dalkiisa ayuu dhistaa soomaalida maahanine. Soomaalidu dalkooda iyo dadkooda ma jecla waana is cunsuriyayaan . BAHDII NECE BAHAL BAA LEH .
@Daaciabdi
@Daaciabdi Ай бұрын
Wcs wr wb walal qaali engalisha maxaa noku fasirwesaye
@royalengineering4070
@royalengineering4070 Ай бұрын
Ma Aha
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t Ай бұрын
Waa midhihii Xaaroodku ka shaqeybeysay
@abduldakane5471
@abduldakane5471 Ай бұрын
Mahaa somali airline
@abdiadenhassan
@abdiadenhassan Ай бұрын
Ma ahan soomaliairline
@SumayaElmi-sq7nd
@SumayaElmi-sq7nd Ай бұрын
Asc
@Imaan92546
@Imaan92546 Ай бұрын
Maxaa diyaaradeena dalka Kenya dhigey
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Ай бұрын
DAAROODKA CAYDHA AH WAA IN XERADII QAXOONTIGA EE DHADHAAB LAGU XAREEYAA
@AZus6pd
@AZus6pd Ай бұрын
IGNORANCE DESTROYS A NATION.
@SacredQuranHub
@SacredQuranHub Ай бұрын
Illaahey ka cabso afkaaga ciid baa buxindoonta qaabiil qabriga kula Gali maayo😊
@ahmeddini9519
@ahmeddini9519 Ай бұрын
Kuwa aad cayeyso iyo adiga maxaad kalatihiin yase idinkala garan
@FardowsaMohamed-yf2ls
@FardowsaMohamed-yf2ls Ай бұрын
Ogow qabriga qabiil kula galayaa ma jiro kaligaa unban galaya
@user-fp6zt6pd9r
@user-fp6zt6pd9r Ай бұрын
Waailaahay mahadii hadiiladhcay dukaamadii
@taifakali1981
@taifakali1981 Ай бұрын
Noordin haji is our hero
@solomongichuhi
@solomongichuhi Ай бұрын
Really?
@samirr546
@samirr546 Ай бұрын
Somalidu laascaano ayaa xorowday ee ha u soo guureen.
@NIMOAbdi-nr8wu
@NIMOAbdi-nr8wu Ай бұрын
Owalba xor bay ahayd lasacaanood idoor kuwa naga midaa kenay markii lafahamiwayeye waa la eryeye
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
@@NIMOAbdi-nr8wu Kiniyaatigoow laaya qaxoontiga idiin soo qaxay
@NIMOAbdi-nr8wu
@NIMOAbdi-nr8wu Ай бұрын
@@user-sz7sn2rv9r maxaad ka helin hadii ladilo waxaba ka heli maysid ha ku akhiro segin afku dhiiglatahay
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 Ай бұрын
KIX KIX KIX KIX DAAROOD SEE DAREEMOOSIIIN GOOJACADE WAA KU FARXAYSAY CABAADKA JOOJIYA.
@highhigh7476
@highhigh7476 Ай бұрын
Bro, we are not seeing any place written by the Somalia airline
@bilan1674
@bilan1674 Ай бұрын
Mahan Somali airline, tii run ta mahan. Xataa Ku ma Qorna Somali Airlines
@ubax3018
@ubax3018 Ай бұрын
Sax waaye maaha diyaaradeena Waxeey aheed erbas midabkeeda qalin yahay Calaamadeeda kutaal tan Waa baluuq iyo cad karaaceen Maaha diyaradeenii
@ayannur9480
@ayannur9480 Ай бұрын
Wadan aad Qariib ku tahay Tukan lama camirto waa in 2 ilaa 3 xabo ku yaalan oo aad qadan karto hadii wax dhacaan. Xagee maskadiina jirtay banan bax isdaan ayaa u danbeso meel walba. Waa u iloobay Somalia waa dad ka aduunka ugu aqliga yar oo hal maglao oo Mogadisho ka soo qaxay!
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Ай бұрын
Doofaarkii faarax macalin jaajuus ciilqabe ahaa baa cabaadaya
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 Ай бұрын
Dadka ad la hadlaysaa Somalia Airlines ma garanayaan
@amineta378
@amineta378 Ай бұрын
Guud f moalem x aray
@kskksshjks1931
@kskksshjks1931 Ай бұрын
Wey ku sugeen, hantidii soomaaliya laga soo dhacay ayaa taalay Kenya 😂😂😂😂😂😂😂
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Ай бұрын
Maxkamad hala soo saaro nuradin xaaji
@adangudhane336
@adangudhane336 Ай бұрын
Kenya police be come Trifes
@abdulkadirmusa675
@abdulkadirmusa675 Ай бұрын
Inaa lilaah waa wadan dadka kunooli bilaanasiib yihiin maxaayeel askarigu waa tuuh saraakiishu waa tuug shacabku waatuug
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Ай бұрын
Somaliyeey walee rabi wuu idin jecelyahay oo cadowgiin ayuu idin tusay oo ka jooga hantida aad gelineysaan dalkaan midaan ha idiin ahaato digniin ...sababtoo ah somali maanta caqligeed wuu maqnyahay intay dalkeedii nabadeyn lahayd ay udhaqaaqeen dalka cadow ah inay dhisaan .maxaa udiiday inay dhisaan oo maalgashtaan nfd hadiib ay wax dhisayaan
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e Ай бұрын
Waxay rabaan in Somali da uga guurto wadankooda,meesha ay tagaanba waa laga Nacaa,mida kale maxay somalidu Hantida intaas leg ay ugu Luminayaan,kolba haddii lagu dhacayo wadankaagii ha lagugu dhaco,Waa Cawaan waxani wax la sii joogona maahan
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Ай бұрын
Somali arleyn maxaa keenay meesha??wax ay ka turjamaysaa cadaawadii loo burburiyey dalkeen iyo in naldhaho somali waxay ku dambeyn doontaa meeshaas ay ku dambeysay diyaaradooda .waan soo dhaweynayaa in la gubo oo ceebteen ay na xasuusinin...hadii ay wax ka dambeyaan hal dhameystiro somaliyeey oo halwada gubo waa jabkeenii oo aduunka ku raaxeysanayo.allow ciilbadanaa oo dadkeenii damiir xumaa
@libanmuhidin6823
@libanmuhidin6823 Ай бұрын
Kiina maalgashada
@aminasadisufi6931
@aminasadisufi6931 Ай бұрын
Iska dhaf berito axada Aya Laga cabsi qawaa waxe dhahen Saba Saba 7 tarehe 7 mesi saba
@mapaacha4552
@mapaacha4552 Ай бұрын
Walaal waxaa lagayaba in aadan ogeen: Hadalka aad uqortey oo afingiriisiga ah oo ah *waxaan dhahay S iyo K aa dagaal ah* hadalkaas waa fidna weyn meesha kasaar…..waan fahmikara inaad viewers kuraadineysa, balse waa fidna iyo dhibaato ugeesankarta soomaalida meesha degan. Mahadsanid
@kamal171
@kamal171 Ай бұрын
Somalida waa iney difacan naftoda iyo malkoda
@adirie2761
@adirie2761 Ай бұрын
Waxaasi ma soomaali baa mise waa Kenyan, maxaa soomaali airline keenay meesha. Dalkiisii baad soogubteen keynyana waxaad rabitaan in aad gubaan. Waxaad tihiin jeermis, iyo cur baas .meel kasta xaasid baad u tihiin.
@sahraahmed4810
@sahraahmed4810 Ай бұрын
dadkii guryaha ka dhistay Wadan aan sharci ka jirin oo aan wadankooda aheyn oon kala danbeyn laheyn waa kaa dad jooga usa ayaa guryo ka dhistay hadii la dimiyo guryaha ama jajabiyay yaa loo heystaa cidna cidna uma maqna ceelka uma qodna usa sharci baa ka jira laguma dhici karo hadii waxaa ga sharciyeysan yihiin maantay wadnahay farta ku hayaan alaha uga qabto tuugada isbaheystay shacab Iyo dowlad ba dadka ganacsatada huryahooda ha geystaan alaabaha muhiim ka ah burcad baala dhihi karaa kuwaas
@saalaxqaasimqaasim5826
@saalaxqaasimqaasim5826 Ай бұрын
WAA BEENTAA , TANI SOMALI AIRLINES MA AHA . HASHEEYDU HALAHA KALE WAAN KA GARANAYAA , DAMEER TEYDUNA DAMEERAHA KALE WAAN KA SOO SAARI KARAA .
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Ай бұрын
Walee dhul adanlaheyn waadareen kujoog war somaliyeey aawey caqligii bal dabaqdheerkatag dhul adanlahey walee kenya askari aad sheegeehee madaweynahaa ku dhacaa somalidana ciilbey uqaban hadii laqaxo bal dabaqa lacarar
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Ай бұрын
Adan bare ducaale xilka ha laga qaado
@theruler411
@theruler411 Ай бұрын
Somali qaxooti saqajaan ha lagubo . Mesha Kenyati ayaa iska leh.
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Ай бұрын
Maxaytaladada ubananbaxayan sowaxaydidayen lagamanoqon mise waxkalajira odadbayka ahayd alowyaymar ubururuftirahda?
@Jigjiga-Tribune
@Jigjiga-Tribune Ай бұрын
Dameer hadi somalida bana bixin wayan waxay la kulmayaan, iin hantidooda iyo nolashooda la target grayo. Wa inu kaqeybgalan dibadbaxa. Yalaga harin!!!!
@bazeera5520
@bazeera5520 Ай бұрын
Somali in badan baa ciil qabay mar hore ba Somali fariin la idiinso diray inaad wadanki kuukayadi la wareegteen gurya dhisteen meel walba aad buuxiseen.
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 Ай бұрын
Xoolo cidla yaala cid kastaa way qaadan Somalidu kenya ma in ay leeyihiin ayay moodeen Laacgtii mogadishu lagala cararyay meel fiican ayay ku baxday
@mohamuti6928
@mohamuti6928 Ай бұрын
Bililiqada wa caadi noh
@bashirjama1835
@bashirjama1835 Ай бұрын
Meeqa sanaan lahaa soomaaliyeey joogiya dhaqaalaha tirada badan ee ad galinaysaan dhulalka shisheeye.Waataas oo maanta ay kenya ka taagan yahiin boobka iyo xaalufinta lagu hayo soomaalida.War soomaali ma dhul la'aan baa haysa?Maxaa u diiday in ay dhulkooda dhistaan oo lacagaha tiroda badan oo ay galiyaan dalkooda.
@abuzeinnoor6931
@abuzeinnoor6931 Ай бұрын
No it's not Somali airalan no it it should be there is a tag this is not somalia airplane
@Eplhighlights1600
@Eplhighlights1600 Ай бұрын
Dhulkiina u soo laabta
@ubax3018
@ubax3018 Ай бұрын
Maaha soomaali arilen Diyaaradenu wey cusbeed halsano iyadoo taalo ayuu dagaalkii dhacay magaceeduna Waxuu ahaa eri bas oo cariya tankalana midabkeedu selfar buu ahaa waxaa jiray kuwo kale Oolokal midabkaa maanlaheen Calaamada soomaali erilan raadi calmad gaara ayee qabeen Tan malihin
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 Ай бұрын
GOOJACADE WAA KU FARXAYSEEN MAANTA WAA FARXADEENA.
@ahmeddini9519
@ahmeddini9519 Ай бұрын
Maxaad Ku faraxday
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 Ай бұрын
Wll aad iyo aad yaad u mahadsantahay sida tafaatiran ee ad xaqaaiqa uga hadashay. Lakiin Islaamka Kenya degan waa inay iska celiyaan oo ay gacan birr ah ku qabtaan dadkan Ina naceb ee uu kamid yahay madaxweyne kuxigeenku.
@siteysirija1353
@siteysirija1353 Ай бұрын
Anaga leyka aan sare afka keyamtiga noofasir maxey shegen madaxada somali kulkiyo somali soo donta
@cabaas8626
@cabaas8626 Ай бұрын
Amnigaada was wadankaada aaway
@MM-hz3eb
@MM-hz3eb Ай бұрын
What goes around comes around back remember 1991
@bintiyusuf1590
@bintiyusuf1590 Ай бұрын
Diyarada Somali malahan
@XanuXanu-pu3yv
@XanuXanu-pu3yv Ай бұрын
Somaliyey mid fahma kenya idinka iskaleh NFD waa gobol ween somalidina waadadka ganacsiga uguween dadka iska leh kukuyu ayaga waxa kibriyy wadanka 3 madaxwene aye kuyeshen sas aye ukibreen anaguna maalkena ayaan ku maamulena madaxwenaha inan helna waa muhiim
@saidmuktar
@saidmuktar Ай бұрын
Waaa layaab
@user-wb1zk6ko5g
@user-wb1zk6ko5g Ай бұрын
Waad mahadsantay Ma haddii aad talo wanaag san siiday dadka.
@lionman6813
@lionman6813 Ай бұрын
Alshabaab halagusoo fasaxo kukuyada nacalaa dhalee xabashida foolxumada badan
@Eng_moy
@Eng_moy Ай бұрын
😂😂😂 markaad miiroga cuntid billaacaqli baad noqonaysaa😅
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
SOMALI HAA AADYN DHULKOD
@ahmeddini9519
@ahmeddini9519 Ай бұрын
Maxuma hadalkas balse ma xumaan bey kaa tahay Mise waano
@abdinasir7998
@abdinasir7998 Ай бұрын
War iskaga so gura nayrobi iyo dhula kikuyada eed kusi yacaysan oo kalaya dhulkina somaliyed ee garissa usokayso gata oo dhista oo mal gashada oo ku raxaysta...
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 Ай бұрын
NIN YAHOW ILAAHEEY KA CABSO WAX BEENA HA SHEEGIN ASKARIGA TV WATAY DADKII WAX BOOBAYEY INUU KA DHIGEY AYAA DHACDA.ASAKRIGA SUNTA INDHAHA KA GASHAYNA DADKA U CAWINAYA WAA DHALINYARADII SAXAAFADA IYO ASKAR, DIYAARADA AAD LEDAHAY WAA LA GUBAYNA MAAHA SOOMALI AIR LINE WAA DIYARAD LAYSKU SAWIRO OO MEESHA TAALAY SANADO BADAN
@Beingme541
@Beingme541 Ай бұрын
Hadu Ka dhacay xagee geyay iphonda 15 ayaga qatay midkiba 2 xabu qatay walah we dhacen
@Imaan92546
@Imaan92546 Ай бұрын
Banaanbaxooda waxuu ahaa in ay tukamada dhacaan banabax kale ma ay sameynayaan tuugada
@user-dt6mc3qp6e
@user-dt6mc3qp6e Ай бұрын
Kikuyu mexeey tahay tuugada War. Adoomeey xun Anaga agteena waxbo kama ahan ciidanka Kenya oo idhiL Soomaali ayaa utalisaa oo hogaamiyàan soomaLida reer Kenya waa indaha adoomeeyda waa wadnaha iyo Geesinimada adoomeeyda War anaga reer garissa anagana utalinaa adoomeeyda Nagamo daba. HadLi karaan
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 Ай бұрын
FARAX MACALIN THE CHICKEN COME HOME TO ROOST.
@BasraDeriye
@BasraDeriye Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@abdinasir7998
@abdinasir7998 Ай бұрын
Somalida in la cadadiyo iyagay ufican tahay anu san qabo sababto ah wadankodi intay so cidle yen yey raban dhul dad kale le yahay iney ku raxaystan dadki dhulka dagana oo ku ag silcaya iskana ilaliyan oo culad kula noladan, tarikhdana laguma hayo nin dharagsan oo dac dacsanaya oo kibirsan iyo nin gajaysan oo nabad kuwada nolada hal mel...
Waa kuma Sucudiga oo caayay wiilka Soomaliga ah..!! 😳🤷🏽😂
11:28
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 43 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,9 МЛН
MW XASAN SHEEKH DIL BUU KU WADA XUKUMAY (4222)
34:43
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 14 М.
Dhaqanlaawe Faisal Rooble oo Markaan Beentiisii Ku Qabanay Caytamay!
10:26