WAR WEYN CEERIGAABO OO LAGA TAAGAY CALANKII SSC KHAATUMO HADALKII AHMED KARAASH IYO JAWAABTA MEECAAD

  Рет қаралды 14,099

Madani Production

Madani Production

6 күн бұрын

WAR WEYN CEERIGAABO OO LAGA TAAGAY CALANKII SSC KHAATUMO HADALKII AHMED KARAASH IYO JAWAABTA MEECAAD

Пікірлер: 105
@MadaniProduction734
@MadaniProduction734 5 күн бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo Booqatay #Liketa #Subscribe & #Share ka waa xagaaga❤️
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 4 күн бұрын
Guul Harti Anigoo Majeerteen ah ayaaba dagaya Ceerigabo waana jeclahay
@kabdi2408
@kabdi2408 5 күн бұрын
Geesiga dalkiisa guusha u horseeda geerida dishaay geedkaa haba.O Cabassow eddo cimiriga Allah hakuu barakeeyo aamiin ❤❤❤❤❤❤
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 4 күн бұрын
iidoor awalba dhiman bay kudhalan jireen aqli leh lkn aan sal fadhiya iyo xasillooni lahayn balse iminka caadi bey uxaroodeen malaha itobiya ayaa qaadka wax ugu soodarta khiyaaligii 33-sano iyo gumaadkii qalasyaduna waa udhameeyeen toos beey isugu dhex daateen reerku ilaahay hasaxo waa tol inagu xumaadaye aamiin 🤲wariye madani mahadsanid 💯❣️☂️
@11naa44
@11naa44 5 күн бұрын
Ceerigaabo has no space for idoor amxaar bye bye itobia u guura hadeerba diyaargarooba oo baxa inta la idin rarin
@halimamuse975
@halimamuse975 5 күн бұрын
Cabaas madani inaadeer waan ku salaamay guulayso Aabo sulayman Alahaw naxariisto
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 4 күн бұрын
Cabbaas madani guulayso inadeer❤🫶
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 4 күн бұрын
Absolutely this is true ☝🏼☝🏼☝🏼💯💯✅✅✅✅
@user-km5pc3wm9t
@user-km5pc3wm9t 4 күн бұрын
Insha Allaah guuuuuuuuuuul ssc khaatumo ❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdixamiidMaxamud
@AbdixamiidMaxamud 4 күн бұрын
Ceergaabo Waa SSC Khaatumo 💪🦁🦁✌ of Soomaaliya 💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 4 күн бұрын
Cerigabo waxaa laga taagi Calanka SSC Iyo kan Somaliya Puntkaand,Tuuga hadlaayo Adeer ninkii dhoof kuyimid ayaa eey Geeridu dhibeysaa wakhtigii dhamayo waa uu dhamaday, Dhiigyacabka SNM Abagadhayaasha kuwa waaga kubaryay Adeer Somalinimo ayaa laidin kawayay.
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 4 күн бұрын
Siday iila muuqato Ceerigaabo ilaa dhiig badani ku daato lagu ledi-maayo sababtoo ah kibir kooda ayaan arkaa!
@AbwaanNurdiin-vx5xg
@AbwaanNurdiin-vx5xg 4 күн бұрын
Shirkaddaas magaceeda ha naloo sheego wixii aan ku gaadhno gacantooda waanu ka marooqsan doonaa.
@snw9257
@snw9257 4 күн бұрын
Guuuuul iyo gobanimo SSC Khaatumo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏼💪🏼💪🏼✅💯🦁🦁💚💙
@inaadamturab3195
@inaadamturab3195 5 күн бұрын
Good job
@user-wf2hg8ve7f
@user-wf2hg8ve7f 4 күн бұрын
Cabaas wadani nin qaaliya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 4 күн бұрын
MIDA KALE OGAADA SOMALILAND DAGAAL XOOGANBAY SANAAG KUSOO WADAAN. JAMAAHIRTA DIYAARGAROOBA
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 4 күн бұрын
Abass Takiska Hehaabayo dhiigyacabka Maanta waa Godoon,waayo Awdal illa zeylac Loyacedde ayaa Ayaahooda katashan,Suldaanki Madhibaanka Gabiileey waa kii salanta u quri waayay,34 sano Cerigabo 2ba xafadood eey kajoogeyn iyaga oo shacab hub aan sidan waa eey joogi karaan,Xarunta Mamulka Garonka iyo Masuliyadda waxa laweragayaa SSC,iyadoo Saldhig weyn Cidamada SSC qeybohooda kala duwan laga dhisi doono, Baraha muhimka ee kuhaboon.
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 4 күн бұрын
Cabaasow ceergaabo waxay u baahanyahay. Marka hare Harti mowqof ka Qaata Suurtagal ma aha dhulbahante Kaliya. Meeshaan bower Xoog leh ayay u baahanyahay 😊
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 4 күн бұрын
Viva SSC Khatumo. Allaha awooda badan waxaan ugah baryayah Guul.
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 4 күн бұрын
GAALKACAYO WAA DHUL MAJEERTEEN BARAXLEEY WAA DHUL MAJEERTEEN HABARDIGIR MARTI AYEY KU YIHIIN MARKII LA DOONO WAA LAGA QAXIN WAA ARKI DOONAA INSHAALAAH
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 күн бұрын
Xaqiiqo. Waa waxeey Marwalba Uqaxaan Sacad. MJ maqaxaan Maxaa yeelay magaaladda Oo Dhan Puntland beey Gacan Ugu Jirtaa. Hawiye Waa ogyihiin. Dhuuso Mareeb Kamadhigteen Caasimad.
@Am_abdalla
@Am_abdalla 4 күн бұрын
Ceerigaabo waa magaalo harti insha allaah iidoor boos kuma leh xabashi bay walaalo yihiin ha aadeen dhulka soomaaliyeed waa lagaa saarayaa
@Haaji397
@Haaji397 4 күн бұрын
Reer Ssc waxaan dhahaya tuulada tagtaan calankiina ka taagta guuleysta
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 4 күн бұрын
NIKAAS ISAAQ IN BADAN BAY BUURAHA DAHABKA KA GURANAYEEN. WELIBA SUN BAY ISTICMAALAHEEN OO SI FOOLXUN OO AAN NADAAM LAHAHAYN DHULKAAS SUNTA UGU SHUBAYEEN. ISKA ERYA OO IYAGA IYO CIDA AY U SHAQEEYAANBA RASAAS HALAGU GARAACO
@dahirjama8359
@dahirjama8359 4 күн бұрын
Darwiish
@mohamedahmednur7440
@mohamedahmednur7440 4 күн бұрын
Walaal hore usoco
@user-pp7hs7zz9s
@user-pp7hs7zz9s 4 күн бұрын
Ceerigaabo waa ssc khaatummo staye of soommaaliya callanka haybadda iyo sharafta leh ayaa ka babban doona snm waxba kama qaban karto nabada eega dhinaciina jooga
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 5 күн бұрын
guul iyo gobonimo ssc khaatumo ciidanka ssc khaatumo geesiyada ilaahay barakeyay qalbiga idinkala jirna allaah haidin xifdiyo
@Sgjtrdcvh
@Sgjtrdcvh 4 күн бұрын
Isaaq. Waa so. Jedaa. Had. Mah. Dalku. Waa somalilan
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 4 күн бұрын
Cerigabo aqoon uma lihi anoo daarood ah lakin waxan modi jiray inay warsangali bes dagan yihiiin good to know
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 күн бұрын
MJ, Dhulos Iyo Warsangali baa wadda Daga. Idoor Dhulka Harti Waakusoo Durkaan.
@art_lto2450
@art_lto2450 3 күн бұрын
​@@Cici_mimi 𝐆𝐚𝐫𝐱𝐚𝐣𝐢𝐬🔥 ma ilowdyt😂
@abobasement346
@abobasement346 4 күн бұрын
idor Afku nol xabadu ku miyirsadah waa run
@CMG0607
@CMG0607 3 күн бұрын
Haa heey ceeri gaabo jamaahiirta ha gaal sidaasi bey ku dhamaatey❤
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 4 күн бұрын
Please cerigaabo waa ingacanta oo gacantalagudhigo absolutely
@cabdirashiid8930
@cabdirashiid8930 4 күн бұрын
Afarta jihaba anaa kaxigee
@user-cj5gv9wc4e
@user-cj5gv9wc4e 4 күн бұрын
Waa sax mar un baynu ka talin
@hayaayhaye5528
@hayaayhaye5528 4 күн бұрын
Shalay harti waa midaysnaa, laakiin maanta dhulbahante ayaa Kala tagay , Abaalkii Puntland dhulbahante wuxuu ka dhigay inay Hawiye ka raacaan, Garaad jamaac waa diiday lacagtii Zambia inuu ku wareejiyo maamulka, Majeerteen iyo warsangeli degaanadoodii ayay ku noqdeen, Cabaas iyo Axmed karaash oo midkoodna dagaal ma galayaan
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 күн бұрын
Siddee Ku ogaatay in Lacagtii Zambia uu diiday Mr. Galla Dagaalka Adiga
@Hagimumin
@Hagimumin 4 күн бұрын
CEERGAABO WAAN KA SOO SHAQEYEY, CABAAS WAAD SAXSAN TIHIIN LAKIIN DHAWRA EHELNIMADA, WALAALTINIMADA, SOMALINIMADA & ISLANIMADA MARKA HA ISKA HADLAAN WAXBA YAA LAGA SOO QADIN TARTIIB U TAGA GURYAHIINA, GARXAJIS WEY WADA OG YIHIIN WAXA LA ISKU YAHEY & EHELNIMADA MARKA CEERGAABO GARXAJIS BAA DAGA & HARTI WEYNA IDINKA BADAN TAHEY KULIGIIN EE NABAD, ISLANIMO, SOMALINIMO & WALAALTINIMO UGU NOOLAADA WALIGIIN.
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 3 күн бұрын
SSSSCCC khatomo guuuuuul maansha Allhaa Agbar maansha Alaah 🎇🎇🎇🎇🎇♥️♥️🎇☝️☝️🎇🎇♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🎇🎇🎇♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺🌺🇸🇴🇸🇴
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 4 күн бұрын
Cabaasow firdhiye waxuu u galay kooxdii aaranjaan 😊 Bal arinkaas ha la eego😊
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 күн бұрын
War Waxuba Buurtooddii Kuceliya Oo Car Soodag Dhaha. Magta Sagaradana Kaqaadda Sidooddii. Weeyba Iskala Waayeen.
@farhiyohussein7338
@farhiyohussein7338 4 күн бұрын
👍👍👍👍
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 4 күн бұрын
33kii sane aydulmiga ku haysteen dadka. Ayey ismoodeen inay awood leeyihiin
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 4 күн бұрын
That’s true
@xaliimomaxamed1564
@xaliimomaxamed1564 4 күн бұрын
ceerigaabo waxaa laga taagaya calanka ssc khatumo iidoor waxay rabaan dharbaaxo harti
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 4 күн бұрын
Ceeri gaabo waa dhul D5 waxii kale waa marti marti edeb leh haday noqon wayaan ka sara oromo land
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 4 күн бұрын
Bal kaalay inaan marti noqdo iyo inaan ku dhex kufsan waayo . Magaalada afqrta idinka joogta yaanan maxaabiis ahaan guri habaryoonis ugu xidhan dhilooy
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 күн бұрын
@@IsmailJama-xo4gv Waxyar Inasug Adiga waxba imayeelikartit Reero Sidhii. Ma sidhii baad Ugusoo tuuurin.
@user-mr2ht2zb4e
@user-mr2ht2zb4e 4 күн бұрын
Yaydaan baryin wll aanu Idinla daganaano
@MAOmar-oy2uh
@MAOmar-oy2uh 4 күн бұрын
xera abdi hamud maxaa kaaga maqqan ?
@saramohamud314
@saramohamud314 4 күн бұрын
Waxaas oo kale looma jawaabo wuu isku buuqaye 😂😂😂😂😂😂
@AliAhmed-zo1mc
@AliAhmed-zo1mc 4 күн бұрын
HADABA MAXAA LAGA SARI WAYEY COMPANY YADA MESH AY KA QUDAYAN ???? IDOOR IYO SUDANY IYO CARAB BA NAGA SAARA ♦️
@ahmguh7989
@ahmguh7989 4 күн бұрын
Ok
@cabdirashiid8930
@cabdirashiid8930 4 күн бұрын
Xageey umarasaa
@AminaAbdullah-mz9xd
@AminaAbdullah-mz9xd 4 күн бұрын
Reer 100sanaba marwashaa wamale
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 4 күн бұрын
Shiikhoow faaan weynaaa
@awenoolays6540
@awenoolays6540 4 күн бұрын
Ceerigaabo dhan baa ssc haysanaysaa
@nuurmustafe
@nuurmustafe 4 күн бұрын
Aduu maxaad udagaalami wayday faqashyahay 🖕🖕🖕😂 Jamhuuriyada somaliland adoonkii ka xoroobay 2023 😂😂😂
@maryansalabaan6773
@maryansalabaan6773 4 күн бұрын
Idoor caqsli darana waa sheegdi sool
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 4 күн бұрын
Isaaq cashar cusub o waligii iloowin haloo dhigo hartiyoow
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 3 күн бұрын
Kalay ceerigaabo faanka jooji
@XaawoCabdiweli-rb5oi
@XaawoCabdiweli-rb5oi 4 күн бұрын
Ssc❤❤ khaatumo ❤❤❤❤❤❤❤❤
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 3 күн бұрын
Aaway tii ILAAHEY MARKAAD LEEDAHAY CID HOR ISTAAGI KARTAA MAJIRTO????
@CMG0607
@CMG0607 3 күн бұрын
Salaan sare madani ninkaasi baalkiista keen sax 😂
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 4 күн бұрын
FAAN WAYNAA . Hadal muxuu tari iskeen sii waa habaryonis vs dhulbante walahay inaan ku bakhti wasi nadalyahow nadalku dhalay . Gardaraad ku socotaaye soo dhaowow 😂😂
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 4 күн бұрын
Kkkkkk cabaas ma badhidada wayn baat kutagi
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 4 күн бұрын
In ay idiin ka raafaan maxaa kenay waa liid nimo ssc waa dhulkinee cidna ha kala tashanina dadkii la qabqabtay meel ku sheega hurdada ka toosa idoor waa marti iyagana idin xukumayo ma wanag baa no way
@jamiila_
@jamiila_ 4 күн бұрын
🐃🐃🚳🚳🐃🐃🩵🏏
@usstarlogistics600
@usstarlogistics600 4 күн бұрын
IIDOOR Hadalku Ma galo Miyaa? Cajiib
@ahmeddoyow6421
@ahmeddoyow6421 4 күн бұрын
Idoorku Markii wabb la siiyo oo wahabka ka duulo baa miirkooda xasilonida keenaa,garasho iyo tusmo waxba kuma gartaanee😮
@user-yh7lh3wg6d
@user-yh7lh3wg6d 4 күн бұрын
Nimanka Axmaar sheegtay , oo Somali manahin yiri, sidee bay Ku dhacday in buuraha Harti dahab Ka qotaan oo beeyo Ka rartaan, waa in lacuna qabateeyaa oo latusaa, Somaalinimada waxay tahay , ilaa calalka towxiidka Ku qoreen hadana futada ku xirteen hadana Ku niikinaya, horta ma ogtihiin in Hargaysa ay Ka furan yahiin maqaaxiyo laga cuno hiliba qeeriin 😂😂😂
@BSK24TV
@BSK24TV 4 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@OmarHerer
@OmarHerer 4 күн бұрын
Hhhhh nin walan waa nin walan
@bosteyaali184
@bosteyaali184 4 күн бұрын
War Ninyahow Harti iga daah waa Dad liita oo isaaq baa idin ka dhiiran iska oga matadhadayaal weeye Harti Alan ka adagnahay runtiis
@AbdiWarsame-gw7oq
@AbdiWarsame-gw7oq 4 күн бұрын
Qoladii dhulmahante tuuladii laascanood ayeey kaso hanjabayaan iyo fiqi fuliye Adeer dhulbante 2024 ayaan isaaq ka xoroobey aya ku faan ah Ceerigaabo ma malaawi bay ku taal dee imaada hadii aa awooda leedihiin waa la idin dhawrayee Walhi wa la idin tirtirayaa Oo 5bilood baa ceerigaabo ku riyoonaysaane adeer iman maysaane hana waaline Nimankii Hj ee ilaa beer idinka qaaday kan hadlayana aabihii diley car udoonta dhulkiini ama hal tuulo oo ay leeyihiin ku gafa Ilahay Kama baqdaan e Hj ayaa ka baqdaane Faysal baanu haynaa Hj waa 33sano ayeey ku dikayeen ku xidhayeen ku guumaysanayeen 30magaalona way ka haystaan e bal ma nabad uun baad baryi? Hj caynabaanu rabnaa 😂😂😂😂
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 4 күн бұрын
Baryo ma taalo daantina waxad doontan ka tagta
@user-ni9el5ev3s
@user-ni9el5ev3s 4 күн бұрын
Dhulbahante been kama xishoodo miyaa Jabeen ayey caruur yar yar ceergaabo ku khaldeen markii la xidh xidhayna waa kuwii af labadii yeedhay
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 4 күн бұрын
War hooy dhulbahantow belaayo la doonto ku ekaada inta aad haysataan colaada jooja
@hasancolaad5734
@hasancolaad5734 4 күн бұрын
Adeer taariikhdadu waxay kabilabanta 2024kii ayan aqalkagii isaaqka xorobay adeer hadan lascanood gacanta soomalilan kusoocelin waayo
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 күн бұрын
Ma darwiish 21 sanno ingriis lasoohalgamay baa Taariikhddiisu 2024 kabilaabatay? Wallee idinkaa 1988-kii taariikhdiina kabilaabatay Oo Lafo sito Intaa. Bal 1988-kii wax kahoreeyo Oo aad Leedihiin sheeg.
@hasancolaad5734
@hasancolaad5734 4 күн бұрын
Ceerigaabo waa magalo isaaq adeer futo anad lahayn hakuxaarin laascanod adaa lahaa lkn ceerigabo balkaalay markaasad arki inaad leedahay iyo inkale
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 күн бұрын
See kuyeelatay Markaad Nagusoo Xamaarateen Taariikhdda na Lawadda ogyahay? Wallahi ceerigaabo Waala isku Gacan saarin ee iskaaya siiya.
@art_lto2450
@art_lto2450 3 күн бұрын
​@@Cici_mimi iyaga Leh dhulbahante iyo warsangali guryo un ku leyiHiin sidaa Lascnot oo kle wye uu faqashini iyo dhulbahante u dagan😂
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 4 күн бұрын
Ceel af wayn xataa waa dhul ssc ka sara idoor
@art_lto2450
@art_lto2450 3 күн бұрын
H jclo dagan halka H yonis maha😂
@hasancolaad5734
@hasancolaad5734 4 күн бұрын
Inaad riyooto waxa kahoraysa inaad sexato adeer ceerigabo ma imankaro ss siilka aadkasheekaynayso maamulbad ladagalamaysaye isaaq adeer kadaa ayuunbu lahaaye hadad ceerigabo kuriyooto dhagahad farahagalin laascanodbad 9 bilood madfaca igadaada hase maalin ciidankaygu is khilaafay oo gudahayaga dhibi katagnayd ayad kasheekaynaysaa imika lagudhawrimayo magalo isaaq dagana ssil ma imankaro
@hasancolaad5734
@hasancolaad5734 4 күн бұрын
Waar bal meel isaaq leeyahay car bal kaalay isaaq iyo harti way isyaqaanan hore ayan kuu karbashi jiray
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 4 күн бұрын
War Kan dhakada muruxsan ceerigabo hooyada miyaa leh wlhi blhi SSc khatumo way imanaysa Wana balan inad khaxdaan waxba ha ooyin miskiin😮
@mowlidhaji8666
@mowlidhaji8666 5 күн бұрын
War tuuksi mesha kalatak
@MohamedAhmed-xn1eo
@MohamedAhmed-xn1eo 4 күн бұрын
Xaarloow dadka beenta ka daa oo orod oo aabahaa u soo aargoo aqas aqas wajigaa gubaye dadka ayaad iska qarin lahaayd.
@hasancolaad5734
@hasancolaad5734 4 күн бұрын
Beenalad tahay waar laascanod gurigagiibay ahayd adeer ilaa imika aqalkaygiiban kasaraybad dood kadhiganaysaa waar isaaq kulamadagalamine haduu kuladagalamo wale inanad lascanod jogayn ceerigabana isaaqba iskale car waxkasamee
@jamiila_
@jamiila_ 4 күн бұрын
Beenaale
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 5 күн бұрын
shirkadas macdanta gurta dhulka taleex bay kubadanyihin ba layidhi oo buuray rartan oo diyaarad markay kacdoba mid ba degeysa ee difaacda dhulkina reer ssc yow
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 4 күн бұрын
walaal 15 kii sano beey dhamaan dhulka ssc wada sahan sadeen wey gurtaan dadkuna waa iska xoolo . sixir na wey isyicmaalaan iidoor oo diin maleh inta badan 99% waa bilaa diin oo akhlaaq wanaagsan maleh wixii xanuujiya kaliya ayeey ka leexdaan
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 4 күн бұрын
Snm ku celiya buurihii sagarada loga magi jiray oromo land reer maaweelo land down ilaa labida gatama waa dhul ssc runta tusa oromadan riyoonaysa
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 4 күн бұрын
Qabxad siil wayn oo darooda u hadal xumid yaa sharmuuto 😂
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 4 күн бұрын
Mosqolo dumarka lama cayo adiga hoya da wll ha dumarka sil wo ko yala cayda joji
@ahmguh7989
@ahmguh7989 4 күн бұрын
Ok
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 3 күн бұрын
Fardo layskuhayo maxaa layskugu faani
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 10 М.
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 51 МЛН
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 15 МЛН
Kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho iyo Maxkamadda Ciidamada..
22:35
Somali National Television
Рет қаралды 18 М.
Kaftanka Siyaasada 502 oo aad u xiisa badan
34:55
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 42 М.
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15