‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@caashaxuseen1223Ай бұрын
Mujrim mujrim kale dilay waan ku faraxsanahay soomalidaneh ma yaqaanaan wax shiico la dhaho yahiudu ayagaaba ka daran lacanad haku dhacdee
@aminaabdiadem9900Ай бұрын
Xisbulate wexe suriya ku sameyen yahuud xataa kuma sameynin . Sheydanka carabta ilahey musliminta haka qabto yaa rabb.
@snw9257Ай бұрын
Xaqdaradi iyo dulmiga ay ka galen umada musliminta Illahayow maamulka Imaaraad duumi
@Darwiish777Ай бұрын
Gaalada Allaha jabiyo i.a
@FeysalA.MahamudАй бұрын
الحمد لله وحده والصلاة والسلام على من لانبى بعده. اللهم ثبت قلوبنا على دينك
@abasmohamud1348Ай бұрын
Asc sheikhanal faadil ustaad sh muxammad dulmi diid jazakallahu kheiran
@SayidabdirahmannurhirsiАй бұрын
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤
@abdallahassan4127Ай бұрын
dalimiin imaraad suudaan iyagaa burburiyay dulmi ilaahay raali kama ahan
@MarshalpeaceАй бұрын
kan wa bbenlow wa dhagar-qabe wa nin beenta iyo xumanta un faafiya ee repor ku sameeya chanelkan iyo ninkan xun . i love israel❤❤❤ israel wa dad fiican oo is daafacaaya allah barakeeyo rer israel i love israel and finland anda sweden and france ❤❤❤
@husseinaden7560Ай бұрын
Beenlow ma ahanee soo baar shiicada sida ay shacabka sunada u xasuuqeen ,shiico waxay suni u gaystay yuhuuda uma gaysan,may be you are shiico
@MarshalpeaceАй бұрын
@@husseinaden7560 jaahil wa been lagugu shuubay ee israel iyo iran wa dad fiican ee arabto sida falastin ama saudiga wa dad xun oo somalida ama afrikanka daayeero ama dameero u haysta marka aniga arabta uraysa waxba igama gaalin ee allaha barakeeyo israel iyo iran ❤❤❤
@ATAPSENG-j9jАй бұрын
Preettt... Israel 🐷👈👎
@OwrallaHibaАй бұрын
Allow quwe muqawamada Amiin Alla fiicana jabka cadawga isbaheystay Allow mide dunida Islamka oo dhan Alla booto badana gacantena aa sheydaan
@DuniaElmi-cu3zeАй бұрын
EMARADKA MUJRIMINTA ALLAHA KA QABTO MUSLIMKA
@AbdiAgoodАй бұрын
😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida 🎉😂❤❤❤❤
@SomalestineАй бұрын
War maxa ku qoslee marka
@Djib-sportАй бұрын
Igula saliya rusulkena csw ❤❤❤❤
@Abdinoor51Ай бұрын
Yuhuud waa umad leh muuq dadnimo un balse maaha dad nabadeed,waa dadka ilaahay sidan u la dhaqmey, (نحن أبناء الله وأحباؤه) (إن الله فقير ونحن أغنياء) (لن يد خل الجنة إلا من كان هودا أو نصاري) (يد الله مغلولة، غلت أيديهم ولعنوا بما قالوا ) Yuhuud maaha dad sax ah, balse waa cadaw ilaahay iyo rasuulkiisuba ay meel fog dhigeen
Carab kaliya maaha waxa hareeraha kataagan wasiirka dibada Jordan ee waa 57 ay kakoobanyihiin wadamada Islaamka.
@AbdirahmanMostafАй бұрын
Sheekhow xayeeysiinta aad warka soo dhex gelineeysid maad yareeysid
@KaltunAbdilleАй бұрын
way khaldanyihiin rer suuriya in ay maanta ka dabaal dagan dhimashada sh xasan ma aha waana khalad sababta oo ah waxii hore waa laga soo tagay maanta waxa uu waday shekh xasan in la xoreyo dhulki barakaysanaa ee sham gaar ahaan qudus iyo alaqsa oo ah in ladifaco qof kasta oo muslina waajib muqadis ah oo saaran hada arintu halkaa ayay jogta ee ma jogto bari ayaa nala laayay waana khalad. mida kale suuriya iyadoo ay qasan rabto in ay suuriya qabsato waxaa difacay xisbulaah iiran iyo turkiga oo bad baadiyay dawlada suuriya taas ha xasuustan kuwa dabaaldagaya ha xasuusan tii isku dhacina ee xasuuso in lagu difacay mida kale kufarta yuhuda way idin laysay maad xasuusatid taas oo in suuriya la qasado ayaaba la rabay maxaad u xasuusan ladihin gumadki yuhuda ma ta muslinka ayuun bad xasuusatan wad ka cabsanaysan kufarta miyaa wad khaldantihin wadna cebobden ilaahay ha ina soo hanuuniyo gasa iyo alaqsa wax ka xoreya rer suriya hadaa tihin waa wajib idinsaran anagu shica kasta ha ahaaden ee shekh xasan nasrulah waxaan ugu ducaynaynaa hadafkii uu lahaa ee ahaa xoraynta masjid alaqsa iyo hiladi shacabka falastin ee uu mujiyay alaha u naxaristo ayaan lenahay waana mujahid
@ruqiyohusseinhayle1262Ай бұрын
Oh my God Maxa u malaysay warka shiicada run noooo offcouse not, dadka masakinta oon aqoon shiicada ayaa warkoda run mooda shiico munafaqad waa lagu yaqaan
Yaa kaa dhaadhiciyay in xibo alshedaan ayaa xamaas u hiilinaa xisbulsheedaan waa Gacanta iraan oo dadnteera u adeeksato mala soctaa in iraan ayada ka danbeeso hiniya dikiisa ee laku dili iraan xasan nasar sheedaan iraan ayaa u gudbiyay amrrika meeshoo jooki goortii israaiil ay ku dishay ee dhageeso wararka aduunla iyo
@master_somАй бұрын
Adiga waxaa dhegta kaa galay wararkii dulmi do ee adiga dhageeyso wararka caalama ee ha dhageeysanin inkaan ka hadlaayo waxii israa.iil sameeso oo kaliya
@haa8793Ай бұрын
Alaha kulasosaro hasan Nasrallah saxabadi nabiga cayay
@master_somАй бұрын
Adigaa nataniyaaho la soo baxee
@master_somАй бұрын
Suniga aad sheegeeysid maxaay u qabteen reer falastiin waxa xamaas hubka siiyay waa shiico suniyiinta hal koob biyo weey u geey u wayeen sida masar oo kale oo xuduuda ka xerteen
@CalinurCsalamАй бұрын
Suudaan wey ku sugtay Emaraatka nabarka ey ku dhufteen.
@MaxamuudhalyeeyАй бұрын
Guul Palestine l🇵🇸 lubnan
@User-s5z2tАй бұрын
Syria waa laayey sheeco Iran hogaaminaysay
@adanibrahin452Ай бұрын
اللهم إدفع الظالمين بالظالمين
@Axmed-f6cАй бұрын
Ciidankii dacmusariic ee jabay ayey imaaradku aaradoon uyihiin
@Gotthemethod23Ай бұрын
Daayeerta warkoota iskadhaaf
@bandhigadaljir8172Ай бұрын
xayeeysiinta tirada badan ka hadalka mowduucaaga ayuu dhaawacayaa cawaanoow
@calisonuurgaawow3199Ай бұрын
Guul muslim
@ATAPSENG-j9jАй бұрын
Aamiin
@husseinaden7560Ай бұрын
Somalida taageersan shiicada ha dhegaystaan ahlu naarkaas hasan Nasrallah ah dhibaatada uu shacabka sunida ah u gaystay
@@Khadijo60 Abaayo Khadija shia muslim ahaan ha u soo dhaweysan, dad asxaabti Nabiga nacaladayo oo aminsan inay gaalo ahaayeen ma muslimiinba, intas waxaba kasii daran dadka suniyinta dilkoda iyo dhibidoda waxay u haystan iney jano ku galayan Balalayada duubka weyn.
@Khadijo60Ай бұрын
@@ruqiyohusseinhayle1262 walaalkey ha ku danbaabin rabigood bey Ia hor tagay aan laakin nin ashahaadanaayo gaal ma dhihi kartid xamaasad baa ba heyso lay ya yuhuuda ku wado dadkeena aaway sunidi shiico uun baan arkaa ween malayntii
maraykan ayaa la jooga mucaaradka shidaalkiina reer galbeedka ayaa dhuuqo cidii uu rabaan dilaan yuhuudna halkaas ka difaacaan kaa ayey fiican
@funn2880Ай бұрын
Asc
@shiasomalitv47Ай бұрын
Suni waa yuhuud ufin lakum waa baqti
@haa8793Ай бұрын
Shia car bal quranka gudhahisa inta nabi ilahay weydisatay ama wax kacodsatay oo oraneyso yà xusein ya xusein kaso sar hadeyna ya rab ama Alahuma ama yaa ilahay daheynin itus ya kafir
@haa8793Ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/nZOtdK2co7F9nNEsi=S7SA6R9efopcrhvw cumar maxuu nabiga kusameyay ya kafir