WAR XASAN HALAGA DHIGO MAYDKA AJAKIS & QABUURIHI LA XARAASHAY ISAAQ KA QAYLIYEY ASKARTII DHULBAHANTE

  Рет қаралды 8,899

Madani Production

Madani Production

Күн бұрын

MAYDKA AJAKIS OO LALA BAXAY & QABUURIHI OO LA XARAASHAY MUUSE BIIXI KA QAYLIYEY ASKARTII DHULBAHANTE

Пікірлер: 40
@MadaniProduction734
@MadaniProduction734 5 ай бұрын
Fadlan #Subscribe dheh KZbin-kan Update wararkii ugu danbeeyey halkan ayaad kala socon doontaan mahadsanidiin #Share
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey 5 ай бұрын
Isaaqu daroogada nooca ay cabaan ila wadaaga plz🙏1 1.Cocaine 2. Alcohol 3.xashiish 4. Jaad/qaad 5. Sigaar
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 5 ай бұрын
MUUSOW CIIDANKA FASAX MAXAA KA DANBEEYEY😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@CMG0607
@CMG0607 4 ай бұрын
Wakaa ninkaad laheedeen SSC buu aqoonsanayaa ma ninka meedka gadayo war abgaal iyo hawiye waxbo ma bixiyaan xaan cunuu weeye war harti isku tashta labadiina maamul canshuurtiina ku tashta
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 4 ай бұрын
Tuuga tuugu dhalay xassan gurgurte bahane Nacala dhalaygan Horta ma dhargo miya qaburaha in maydka kala soo baxo ayuu marayaa😮
@Somfox1
@Somfox1 5 ай бұрын
Xasan Ma Dharge Ceebee Umada Somaliyeed!!! Xasan uma Qalmo xilka Madaxweynaha Umada Somaliyeed!!!
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 5 ай бұрын
Subxaana laah ilaahay umada idin dhaafi umada
@sory1570
@sory1570 4 ай бұрын
Hasan dhiiga oo baahan Qabyadii uu dhamestiri, weligii madhargo xishood xashegi imaan malahan, Farmaajo iyo Hasan kaaf iyo kaladheeri
@u.j4515
@u.j4515 5 ай бұрын
حسبن الله و نعم الوكيل 😢😢😢😢😢😢😢😢
@abobasement346
@abobasement346 5 ай бұрын
OMG waa wax lalah yaboh in tugan u idin yahay madaxweyneh waxaan kah xumahay in lagu shegoh dowlad war iskah xoreyah tugan iyo ciyalkisah xasan moryan iyo villa family nacladih idin ku dhacday unukah leh xamar
@Amira_lul
@Amira_lul 5 ай бұрын
Subxaana laah. Ilaahey ha naga qabto xasan qaran xaraash.😅😅😅😅
@SahraQalinle-j3w
@SahraQalinle-j3w 4 ай бұрын
Inaa lillaahi wa inaa illaahow raajicuun xasan dhiiqo qabuurihii ummadda soommaaliyed ayuu fadhanayaa
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 4 ай бұрын
Jasaa kalaahu khayr cabaas lakin mid Ogow magacdir waqoyi waabeen aysameyen snm iyo inacigaal ee hadhihna
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 5 ай бұрын
Hambo Harti marba hays rogrogeen
@mussejama311
@mussejama311 5 ай бұрын
Culusow iyo canugyadiisaa gatay qabuuraha..
@QaliSharif
@QaliSharif 4 ай бұрын
Xamar cadho Allah baa ku socota iskaga baxa dadka musliminta ah maxa yeelay hadadan xumanta iyo cuqubada iyo dhagrta dhama iyo boobka dilalaka dhagartas hadydan wax ka qaban karin o wax ka bedeli karin o dawlada maantu ay ku dhiiranayan iskaga raga ileen cadha rabi baa ka socote
@mussejama311
@mussejama311 5 ай бұрын
Gerxejis waa prank Waana laga adkaaday Hadana waa loogu biirinayaa.
@basrabashir5726
@basrabashir5726 4 ай бұрын
Askarigan qanjaha weyn kaartadaa ka halowday waaba loojeedaa canugii yaraa ee uu Ajakis dhalay in qasab ku beeni dhibkii ku gaaray abahay anigaa iskala baxaya dheh war tan dowlad ma,aha illahay dadka maskiinta ah hakaqabto
@abdiwahabmohamed7911
@abdiwahabmohamed7911 5 ай бұрын
Waxaan kuu shegaa dhulkasta oo qaranka lahaa haddii labaatan dabaq lagadhisto in laga dumindono goorey ahaataba waana layaqaanaa meeshey shey kuyaalan mid mid ayaa loodumindonaa
@nuradinmohamed5662
@nuradinmohamed5662 4 ай бұрын
Xasan shiikh wadanka halaga qabo waalaahi midaan waa laysku halaagayaa waa masiibo
@ugaskaguud3645
@ugaskaguud3645 4 ай бұрын
Waryaa awoow nin arab ayan ahay cidankana wan ka tirsanahay rag weli manad isarag ee dad jilicsan bad isaragteen oo faan badan ee inshllha wan isbaranayna dawaan....
@mhashi7824
@mhashi7824 5 ай бұрын
Cabaas xasan waa nin dadka nool iyo kuwa dhintay u cadaalad fala. Labadaba dhulka degan yihiin isku si buu u xaraashaa.
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 4 ай бұрын
Hartigii dhiiga iyo maalka ku bixiyay dagaalkii Durban miyaa la xaqiray ( bini,aadan waakaas ).
@ahmedelmi7236
@ahmedelmi7236 4 ай бұрын
War mooge ma ogid miyaa in adeerkaa siyaad bare uu qubuurihii jeneraal daauud ama siinay uu boobay loona bixi yey if iyo aakhiro ma maqal taas eeday hadaadan ujeedo kale ka laheen mujaahidad fahiimo quuje ayaa noo sheegtay waxaad tahay adeer qas qaska iska walaaqo oo is cadee
@mamaaminayusuf727
@mamaaminayusuf727 5 ай бұрын
AALOW adiga Awooda iska Leh qaabo shar wada yaasha
@abdirahmanabdi7249
@abdirahmanabdi7249 4 ай бұрын
iidoor soo kuwaan ka adkaanay maaha mise waa kuwa cusub
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 5 ай бұрын
Wax walba ka socdaa Somalia no so digaa cabanas saas kuwad
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 5 ай бұрын
Lacag baa la siiyey amus baa layiri😂
@amalhassan7383
@amalhassan7383 5 ай бұрын
Guuleesta Abbas saleebaan ❤❤❤❤ darawiish boy nolow
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 4 ай бұрын
Taariikh ayay baabi inayaan
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 5 ай бұрын
Hawiye moriyaan
@dahabilyrics
@dahabilyrics 5 ай бұрын
SUBXANALLAH
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 5 ай бұрын
ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏 😥 Allaha kuxafido Insha Allah 🙏👍Inaa lilaah wa inaa lilaahi rajucuun wiilka Somaliyed💔Allah is great and great and praise be to Allah is great and I ask forgiveness from Allah, who has no god but God and forgiveness and repentance.Xasan GurGurte Ma Dhargo Khabriisa yaa qodidono. Ya Allah🙏😢😢😢
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 5 ай бұрын
Habarjilicsan yustur maxbuuso harti iyo habar dhedig yaasmiin harti iyana hadal xumo madaayaan adigana hubka wax gumaadiyo halis gooyn kama daysid kusoco halgamaa heer sare halkaasi kaga hay mahadsanid ✅️💪
@amalhassan7383
@amalhassan7383 5 ай бұрын
Masha Allah guul ssck alhamdullilallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MahamedYoussoufabdi
@MahamedYoussoufabdi 5 ай бұрын
Hawiyo dhan aya rali kah bahiba muqdisho kadilacday
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 5 ай бұрын
Subxaanallah
@khaliifmahadalitifoow1908
@khaliifmahadalitifoow1908 5 ай бұрын
WARYAA SHEYDAANYOHOW QABYAALADU WAASHAY, CIILQABEYOHOW, HADALKAAN BEEN ABUURKA IYO AFLAGAADADA AH ALLAHA KUGU CADAABO MU AAFAQ YOHOW, MALAHA XALAADHABA AAN KU DHALAN DULIYOHOW, WARYAA MARKA HORE LAHADAL WIILKA AJAKIS OO WEYDII, BAL HADAAD RUN SHEEGEYSID NAMAQASHII FAMILKA AJAKIS OK HADLAAYO, MIDA KALE XOOLANIMADAADA IYO EYNIMADAADA MACAAD KU KEENTAY MEYD BUI IIBSANAYAA M/XASAN SHEEKH WARYAA WARARKA NOOCAAS AH WAA SOOMAALINIMO MA JIRTEE HALEYS LAAYO, QOF WALBANA DHULKEEDA HA U TASHATO IYO IN XOOG LEYSKU MAAMULO, TAASNA DADKAAGA AYEY UDARAN TAHAY EE JOOG XOOLO YOHOW WARKIISA MEESHA UI TEGAYO ASNAN KU XISAABTAMEYN ED ISKA HADLAYO SIDA CARUURTII DARBIYAJIIFKA EE KOOLADA CABAYEY
@IsmailMohammed-q9z
@IsmailMohammed-q9z 5 ай бұрын
Bad Dhul Safaradahii Dumarkiii La Xarashay Ma Qabuuraha Miyaa La Marayaaa Waryaaada Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Qaaata Warkiiina Badan Loooma Baahneee Calmaniyiiinta Xasan Hugaminaayo Haliska Dhiciyo Dhiiigoooda Waa Xalal Hala U Gaarsado Mooryanta
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,2 МЛН
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 2 МЛН
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 23 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 13 МЛН
NINKII LACAGTA DHACAY OO AFKA FURTAY ARIMO BADAN KEENAY DIBADA
12:16
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,2 МЛН