Super awal dhiiga waraabaha ayaa ku Jira. Hablahooda uga damqadaan . Waa gangs 😅😅😅😅😅
@ahmeddaud507519 сағат бұрын
Somalia inuu xidhiidh la yeesho maraykanku kama hor joogsan karo inuu aqoonsado somaliland ,waa laba dal oo markii hore ba isku biiray iyada oon wax khasaba jirin , 33 sano ka horna si xooga kula soo noqotay xornimadeedii ,wax murana aanu ku jirin mara sharciga lagu wada hadlayo ,
@rodag783118 сағат бұрын
Waa khalad haday wax aan ku haayn. Waa iin aay maxkamad geeysaa. Dacwaad uun ha ku daayan.
@HanaQalbi-x2j18 сағат бұрын
Dawlada ciro ma waxay noqotay in hablaha loo gacan qaado haday raali gelin ka bixin weydo ragaa sida cadaawaha hablaha ula dhaqmayo xilka ka qaadi weydo wixii dhaca ciro ayaa masuuliyadeeda qaadaya
@MohammedMuhumed-yb6uh19 сағат бұрын
Wuu badali karaa arinkaasi mawqafka taraam waayo ciro xukumadiisu aqoonsiga jamhuriyada somali land waykaso horjedaa sababto ah xukuumada ciro way kaxidhatay afka inay marnaba sohadalqaado amaba kahadasho aqoosigaa ay kusootacabtay xukuumadii biixi ee maanta miiska usaaran
@abdiosman130817 сағат бұрын
Lawyerada Subeer Awal waa inay soo baxaan shaaciyaan Qofkii tan oo kale la kulma wixii laga yeeli lahaa sharci ahaan
@ilhanhassan981317 сағат бұрын
Oo dhaawacii loo gaystay mee kamaba muuqdee subxaanalaa
@Xasancabdilaahi-u9m17 сағат бұрын
TACADIGAA GABADHA LOO GAYSTAY DAWLADU WAA INAY TALAABO SHARCIYA KA QAADAA NIMANKAA WAA HADII SHARCI JIRO HADII KALE Anagaa og🎉
@abdiosman130818 сағат бұрын
Ma joogaan rag kuu aarayaa?
@CadeMumasar19 сағат бұрын
Habaryar isdeji
@qaniahmed924113 сағат бұрын
Ha ka yaabin in Somalia ka hadli doonto Ciidamada Ethiopia inay badaheeda joogaan ama degaan wayo madaxda Somalia waxba kama qabto waana Xalaal inay Badeeda oo dhan bilaash ku bixiso Lakin waxay u yaqqnin Xaraan iyo in lagu jihaado Somaliland hadi ay wax heshiis ah badeeda cid kula gasho .
@hassanfarah841713 сағат бұрын
OGI OGI SOOMAALILAND TAN IYO 26TH JUNE 196O AYAY AHAYD DOWLAD MADAX BANAAN.
@abdiosman130818 сағат бұрын
Waa ceeb. Facebook ayaa wadanka laga maamuunulaa. CIRRO WUU ceeboobay.
@ilhanhassan981317 сағат бұрын
Haday jirto Tramp cidna ma dhagaysto 😂😂😂
@AbiibColaad14 сағат бұрын
USA waa aqoonsnayaa Somaliland cawagu ha iska ciyaan calanka qaranka Somaliland waa guulaysanayaa
@jamalskp728015 сағат бұрын
USA HADII AY KA DHEX ARAGTO DANAHOODA DIFAAC AHAAN IYO DHAQAALE AHAANBA WAXBA KUMA AHA IN AY AQOONSADAAN SOMALILAND
@januarySl202416 сағат бұрын
Hadii Somalilaand aanay waxba ka ogeyn Ciidamada Bada ee Buqlaan la shaqaynaya, ma keeni kartaa in maraakiibtaasi fariin dirayaan in aanay raali ka ahayn Booqashada la sheegayo in Ciro ku booqanayo Sucuudiga iyo in Ethiopia wadashaqayntii ay la lahayd Somaliland ay weecisey ! Arrintaasi dabagal iyo ka warbixin ayay uga baahan tahay Xakuumada Ciro !
@jamalskp728015 сағат бұрын
WAAR NIYOW WAAD DAALAYSAAN CIRRO XUKUUMADIISU MA KALA JECLA WAAYO MA RABAAN JIRITAANKA SOMALILAND WAANAD ARKI DOINTAAN FARTIINA AYAAD EEDEEN
@CabdirisaaqCali-t3i19 сағат бұрын
Ha badato baroorta cadwgu oo ha qaylyaan weligoodba ee SOOMALILAND WAA GUUUUUUUUL
@faizasaid38038 сағат бұрын
Maxaad caqli yartahay
@xarirmaxamed929117 сағат бұрын
WAA AYAAN daro inay xukumadi ay bilawday kala qaybinta bulshadii soo dooratay faywaxa lagu qoray MAAHA Danbi laysu soo qaato
@jamalskp728015 сағат бұрын
WAA QORSHAHOODA
@jamalskp728015 сағат бұрын
UBAX WAA LAGU GAFAY WALIBA RAG AYAA GACANTA U QAADAY WAA DHAQAN XUN
@maxamedxuseen17407 сағат бұрын
Aqoonsigu wuxu keenayaa xasilidarro. waxay Somaliland u kala jabi doontaa qabiil qabiil. Waxa ka fiican in Soomaali la isku hayo, oo Soomaaliya laga xukumo Hargeysa, maadaama Xamar fadhiid noqotay oo hagaankeedii uu fashilmay.
XUKUMADANI ciro wuu ku fasgilmay hogaamintii SOOMALILAND sababtoo ah xukumadiisi bulshadii HARGAYSA KU DHAQnayd ayuu midayn kari waayay
@abdullahroubleh605918 сағат бұрын
Saldhig Maraykanka iyo Yahuudu ka duqeeyaan Yeman ayey doonayaan inay ka samaystaan Saylac. Abiy na wuu kula jiraa. Haddii loo ogolaado, Somaliland way u dhamaatay
@IdrisXusen19 сағат бұрын
Somalilan dawlada qabsatay way ka noqotay gooni isku taageeda
@Aliwihiib-qi8io1du8r17 сағат бұрын
Somaliland horta aqoonsi ayuun bay iska rabtaa ee horta hala timaado wax soo saar. Sharci dajin sax ah oo umada haga , oo kala saara muwaadinka iyo ajaanibka aan
XOGTA QARSOON WAAR NIYOW AD BAN KUU TAAGEERA LAKIN WALAHAY CAWA WALAAC WEYN BAA DHANKAGA IGAGA YIMI WAAYO WAXAYNU NAHAY DAWLAD DHAWR IYO 30SANO JIRTA. LAKIN WAXA CEEB INAGU AH IN AYNU HABLIHII YARYARAA EE TIKTOK GA AYNU KA SHEKEYNO WAAR NAGA XISHOODA OO CAQLIGAYAGA HAKU CAYAARINA
@BasheNotayo18 сағат бұрын
No problams in Somaliland stripes and all society, and propaganda of SOALIA a falsely it is joaluises,anyhow Somaliland grants and goodluck
@jamalskp728015 сағат бұрын
PUTLAND SIYAASADBAY CIYAARAYSAA
@AbdiRage-xq6wm14 сағат бұрын
Waar kaalaya mawax somaliya layidhaa ayaa jira dawlad xabaalaha qodaysa dawlad dakeedii faasaxday nin iimaankii ilashay ka qaaday inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun nin diyaarad saaran maxaan kaa iibiyaa maxaan kuu saxeexaa waar waxaasi madawlad baa mise waa daalimiin
@AbdiRage-xq6wm14 сағат бұрын
Waar Nasgtan nin maw waydeen Garhajis waar nimsnyow inanta gurigerya Dee goosha waar inanta aroosa waatan fadhiisan waydee
@Eazy-q8l14 сағат бұрын
Waxaso wa caab hablah wa laga xishoda habloho wa caar dumarko wa lama tabattan
@RoblehGuelleh-g2d19 сағат бұрын
War dadka beenta kaada
@a.mohamed965519 сағат бұрын
Dabcan Madaxweyne Cirro jawaab degdeg ah ayay bulshada JSL uga fadhidaa. Mareexaanayn baa Cirro dawladdiisu bilawday already ; degdeg ha loo hor keeno ummadda Nimankaa Cawaanka ah ee magaca qaranka ku amar-ku-amar ku taagleeyay ee Mareexaanaynta Airport ka ugu gaystay Muwaaddinaddan qaaliga ah Marwo Ubax.