Wararka: Itoobiya oo ka hadashay wakhtig heshiiska bada hirgalayo | Shirka Maraykanka iyo S/land.

  Рет қаралды 14,340

XOGTA QARSOON

XOGTA QARSOON

23 күн бұрын

Wararka: Itoobiya oo ka hadashay wakhtig heshiiska bada hirgalayo | Shirka Maraykanka iyo S/land.
Qodabada wararka.
Madaxweynaha somaliland iyo safiirka maraykanka Ambassador Richard H. Riley ayaa maanta kulan ku yeeshay qasriga madaxtooyada somaliland.
dowlada itoobiya waxay daaha ka qaaday in ay si dhakhso leh loo hirgelinaayo heshiiska bada ee ay somaliland la galeen, dhawaan.
xildhibaanka laga soo doortay xeryaha qaxoontiga ee dhadhaab faarax macalin ayaa wayaya xubinimada barlamaanka kenya iyo ta xusbiga uu ka mid ahaa isaga oo wajahaya maxkamad.
dowlada itoobiyana waxay ciidamada ugu badnaa abid u tababaraysaa somaliland iyada oo ciidan aad u badan maanta somaliland kusii sagootiday magaalada wajaale.
Madaxweyne Ruto oo kala diray golaha wasiirada Kenya.
Ruushka oo ku hanjabay 'jawaab militari' ka dib markii gantaalada Mareykanka la geeyay Jarmalka.
Wararki ugu danbeyay caalamka
Wararka maanta
Wararka somaliland’
Wararka geeska africa
Wararka somaliya
Wararka caalamka
Wararka cusub

Пікірлер: 20
@roodacawad13
@roodacawad13 21 күн бұрын
Madaxweyne muuse biixi guuuuuuuuuul isha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤cadowga biixi alle hajebiyo
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj 21 күн бұрын
Mansha Allah Guul Somaliland
@hananloveandcaring
@hananloveandcaring 21 күн бұрын
aamiin yaaa allaah
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj 21 күн бұрын
Allahayow Cadowga somaliland Jabi aamiin🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 20 күн бұрын
Guuul somaliland hoora loo soconaya miide niimo somaliland guul❤❤❤
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 21 күн бұрын
❤❤️💚✅🌷👍😀
@roodacawad13
@roodacawad13 21 күн бұрын
Guuuuuuuuuuuuuuul isha allaah somaliland isha allaah
@CamuudAwed
@CamuudAwed 21 күн бұрын
Viva Xogta Qarsoon Aad iyo Aad baanu Idiin Taageeraa horuu socda🙏✅👍✅✅✅🙏👍 💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️✅ Guul iyo Gobanimo Jamhuuriyadda Somaliland
@roodacawad13
@roodacawad13 21 күн бұрын
Alle ha kashifo tuug macalin
@user-ph1xd8gh8q
@user-ph1xd8gh8q 21 күн бұрын
Guul muse biixi cabdi xildiid rooble🎉💚🗨❤
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 21 күн бұрын
Masha allah madax weyne muuse bixi guul somaliland cadawgeedu hajabo 💪🤲👍💚🤍❤
@ahmedsaed-jr6rh
@ahmedsaed-jr6rh 21 күн бұрын
Faarah is screwed
@mahdiaxmad5224
@mahdiaxmad5224 21 күн бұрын
Daarood odhan aya aaminsan sida faarax macalin in meshay madax kanoqdanba ayxasuqan
@shabeel7467
@shabeel7467 21 күн бұрын
AYGII Ogaadeen ee nijaaska ahaa ayaa laga eryey baarlamaanka Kenya, waxa la sheegayaa in uu dhuumasho ku jiro liano dhalinyaro badan oo baangado faashash wadata ayaa baadi doonaya/
@mustafaisse5135
@mustafaisse5135 21 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkk. Tolow maa issaq Buu mooday oo uuu kaa gaaran waayay Kenyaa. Yaaab Cuuqdad Daarood ku jiirta
@abdillahimohamoud7750
@abdillahimohamoud7750 21 күн бұрын
Cid kasta oo Somaliland la colowda ilaahay baa qabta oo bilaa karaamo ka dhiga sidaa faarax macalin in badana waa la arkay Imika waxa mushaharkii umada reer Somaliland cunaayay iyadoo dadka cashuurta bixiyaa gaajoonayaan waa Ooyaaye iyo barkhad batuun iyo inta la nooca ah SOMALILAND GUUL GUUL
@abdiwahabDahir
@abdiwahabDahir 21 күн бұрын
wxan hubaa in alle sw dagaal la gelayo nin kasta oo s.land dagaal ku soo qaada midaa meel ku qorta caawa i.c.geelana halkuu ku dambeeyo ha la eego ilaa 1984kii hogaamiyayaal carbeed oo afwayne ku taageray in la gumaado reer s.land taariikhdu wxy qortay halkay ku dambeeyen mise waa imika oo towxiidku calankayga ku xardhanyahay
@mohameddahir3227
@mohameddahir3227 21 күн бұрын
Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk jecliya markuu jaboo cadowugaa rer somalilan somalikushega Argagixisada Kkkkkkkkkk way dhamatay xiligii laguu dawarsan jiraay somali somali iyo waxaa gormaa lagatagay warkaa
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 21 күн бұрын
𝐆𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐦𝐮𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐦𝐮𝐮𝐬𝐞 𝐛𝐢𝐱𝐢 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 9 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,2 МЛН