War dag dag ah Fahad Yaasiin waa Jaansuus Ethiopian ah maalmahaan waxa uu wadaa isku dirka Madaxda Ummadda Soomaaliyeed waxaan shacabka iyo Dowladda uga digayaa hadalada Fahad Y. loo soo dhiibay ay ka mid ahaayeen Axmad madoobe oo u soo socda shikii wadatashiga Qaran uu ku yidhi Axmad goormaad u gudeysaa Dani abaalkii uu kuu galay hadalkaas oo Axmad madoobe god kuriday mar kuu arkay in uu ku guuleystay jilaafadaas waxa uu isku dayay in uu BM Xamza Abdi ku yiraahdo waa kuu tijaabo siyaasadeed maanta asagoo kuyidhi ama tilaabo ka qaad Axmad madoobe ama iscasil isagoo raadinaayo in ay Dowladda Soomaaliyeed burburto Ethiopia guuleysato waa shaqada hada uu ku howlan yahay NISA iyo Ummadda Soomaaliyeed ha ku hayaan Isha, iyo Dad kale oo hadalo sarbeeban ku faafiya soshal mediyaha ahna sida Ninkaan Fahad Yaasiin inta badan waa shaqaale u shaqeeya Ethiopian.