Balaayadaba Adaa Keenay Calaacal Beena Maantana Noola soo fadhiisatay Fadaraalkan Jinka Ahba Adaa noo Keenay War moogow Oo Waliba Badi Gorgortan Galiyey Oo midakale Waadiga Butlan iyo Jubalaan Ku haye Ciidan Qaran Inuu Gaaro Maxaa Diiday Waryaa Ilaahay Yaqan Ma Ma Anagaa Waalan Mise Wadaadkan Waa Is Yeel Yeelay Ok Xataa Waxaasey Qabatay Dowldadanba Waa Diidantihin Ok Maxaa Diiday Inaa Tirahdaan Taana Waasaxena Taana Waa ku Qaldanyihin Oo boorsadana Maxaa Keenay Yax Calooshaada Ka Hadashay Walee Qurba Joogta Dalkan idinka Naxariis Badan Nacasow Oo Adi Maajoogtit Xamar Adi xasan waadiga Guryahaba ka iibsaday Dibade kkk yax War dadkan Ayaa La Agaaday Iney Bukaan Qabiil Haya Walaahi Waxaa Hubaala Kuwiinan Inaa Emirates U Shaqeesan Fikirkeyga Waase Soo Bixi? Maalin Taa Iga Qora Soomalaay
@ashocuud26595 жыл бұрын
Asc somaaliya guul hore u socdaa cadowgiin cagta hoostiid wada howshiina somaliy ha noolato guul nabada iyo nolol
@khadijajumcale87375 жыл бұрын
Dowladda guuuuul iyo gobanimo ayaa Rabi
@munaflower78095 жыл бұрын
Sheekh Sharif wax lagu Kala sareya wa shariga kismaayo Ahmed madobe keyna dhulka boobeysa wata tageer u tahay badda markad madaxdweyne hore agenda la saxiixay meeshan wax la qarinya jira yahuu
@abdijamanuur97975 жыл бұрын
Adeerkaa armaajo sowka 4 dakadood siiyay itoopiya. Mise adeerkaa Baad wax kasta ku raacsantay...? Waa ka dhamaatay xaarmaajo. 💩💩💩💩💩💩💩💩
@@ramlaabdi8103 suaasha ma akhrisatay.se maxaad uga jawaabi wayday?? Adeerkaa sowka 4 dakadood siiyay itoopiya. Miyaad iska indho tiraysaa .adeerkaa lacagtii banaadir uu ka qaaday. Waaka Timo kusoo qarsaday bidaartii uu umada ula yimid. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂. Wuxuu odayaashii ku yiri aniga uun baa wadani AH .😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ramlaabdi81035 жыл бұрын
Abdi Jamanuur adiga. Axmed dhuxuleesate. dhirata. Iyo dhulka. Iyo waliba. Umada. Uu. Laayay. Maka difaaci. Kartaa. Awooda. Ilaahey. Taasa. Oo. Uu. Rabi. Kashifay. Kawaran. Ceebtiisa. Aduun. Iyo. AQIRO. Ilaahey ha. Qabto Cadawga shisheeye. U. Adeega inshallah aaaaaaaaamiin
@abdijamanuur97975 жыл бұрын
@@ramlaabdi8103 wali kamaad jawaabin 4ta dakadood xaarmaajo siiyay itoopiya.MW axmed daacad baanu u naqaanaa anaka iyo beesha caalamku ba .tuug iyo qaran dumis waxay beesha caalamku u taqaanaa xaarmaajo. Musuq maasuq 1 all af the world .🌍. K galbeed xasuuquu u geystay. Daraadii Buu u dhigay paasapoortkii uu ka haystay 🇺🇸 Amerikaanka.😂😂😂😂😂😂
@maryamjibril96525 жыл бұрын
Asaga sheekh shariif maxa laga qiimeena oo la isku waalana wuxuu lamidyahay mawaadiniidta somaliyeed waa wajib inuu amarka dawlada u hogaasamo maxa laisla walwaala cajiib waaye
@mulkisiyad67855 жыл бұрын
Dowladnimo jir dowlanimo joog allow dowladena barakeesan dhoor aamiin aamiin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴danleeyda down down down down
Horta sharifka ma is ogyahey inu yahey madaxweynihii xiligiisa bada somaliya lala iibsadey. Hadana Kenya soo direy fashil fashil fashil
@munaflower78095 жыл бұрын
Dawladka samaliya guulwarta inshallah
@qadroloveabdulahi14245 жыл бұрын
Shiq sharif so maha ki bada gatay oo badeni muranka galiyay hadana ma waxu raba inu garab istago Ahmed madobaha u shaqeya Kenya oo jubalan u gacan galiyay kenyatiga
@ajama47495 жыл бұрын
Ma rumeysan kartaan in niman xil soo qabtay yiraahdeen " Caalamka ayaan ku soo jeedineynaa dawlada" Nimankaan Kenya iyo Madoobe ku yaacaya, maxaa ka khaldan. Waxaa igu maqaalo ah in Kenya ay la hadashay inta guryaha ku leh wadankooda, caruurna u joogaan. Marka wey ku khasban yihiin in ay Kenya taageeran.
Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa goor dhow ku dhawaaqday in muddo saddex maalin ah la joojiyey dhammaan duulimaadyadii tagi jiray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Maamulka hay’adda duulista hawada Soomaaliya ayaa shaaciyey in laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 23-ka September, illaa 26-ka bishan la hakiyey dhammaan diyaaradaha tegaya ama ka imaanaya magaaladaasi. Sidoo kale hay’adda ayaa go’aankan ku war gelisay shirkadaha duulimaadyada dalka, gaar ahaan kuwa isticmaala garoonka magaalada Kismaayo. Arrintan ayaa waxa ay dowladdu kaga gol leedahay, sidii ay u baajijn laheyd mas’uuliyiinta ka qeyb galaya xafladda caleema saarka ee Axmed Madoobe. Dowladda dhexe ayaa gabi ahaan ka hortimid doorashadii dib loogu doortay Madaxweynaha Jubbaland, taas oo dhowaan ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta maamulkaasi. Maalintii shalay ayey aheyd markii dowladda dhexe wafdi uu hoggaaminayey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ay uu diiday inay uu duulaan dhanka magaalada Kismaayo. Sheekh Shariif ayaa ujeedkiisu wuxuu ahaa inuu ka qeyb galo xafladda caleema saarka ee Madaxwweynaha dowlad goboleedka Jubbaland.
@abdikadirhassan41175 жыл бұрын
Himilo qurun iyo qaran duumis dheeh
@daauudcajab83105 жыл бұрын
First person...like...my dear freind..
@addeecabdihassan18885 жыл бұрын
Xisbiga hurgumo qaran oo ka carooday in dowladdu la socoto dhaqdhaqaayada gudaha iyo dibadda taasoo waajib ku ah shaciguna oggolyahay .
Walahi waa yaab mana yara hanjabada xisbiaga himiilo qaraan yuu talaabada ka qaadaya yuu u hanjabada yuu u dharanaaya ma waxan ku tilmaami karna xisbi qabiil misse waxan ku tilmaami karna xisbi aay Somali oo dhan aay ka dhex muuqato haddi u yahay xisbi aay somali oo dhan aay ka dhex muqaato oo waaliba hadu alle idmo barito aay donaya dadka ka dhex muqda dadkodu in aay cod ka helan marka maxa ku kalifaya 1/ in si qabileysan in u u hadlo xisbigu 2/maxa xisbiga ku kalifaaya in u yirahdo talaabo baan ka qadeyna dawlada 3/maxa ku kalifey in u xisbigu u u tafaxaayto jabinta amrka dawlada 4/ haddi u sheikh sharif amar dul dhigii laha kismanyo toloow ma jeclaan lahaa ninkii amarkiisa jabiiya) amin jesoow he’s right waayo waa nin aay ka muqato in loo hogansamo amarka daxda dalka ugu sareeysa ( sharciga dadku ma u simanyihiin misse loma sinna ma waxa jiira dad u san qaban sharcigu oo u ka baaqo sharciga laftiisu aare waa lahigay Calaa kuli xaal amarada wadliga ah cidii jabiisa sharciiga gacan bir ah ku qabanaya waa haddii aay dadku dowlad nimo rabaan haddii aay san shacabku rabiin dowladnimo waa arin kale
@addeecabdihassan18885 жыл бұрын
Afkaaga Caano geel lagu qabay Caananuugoow,Waxaan ka Helay Magaca aad u bixisay(Xisbiga Himilo Qurun).kkkkkkkkkkkk. Aniguse waxaan u bixiyey (Xisbiga Hurgumo Qaran).
@abdirizakmohamed68895 жыл бұрын
Himilo qaran yan lagu ceboobin Axmed madobe waa IGA talo ka hara axmed madobe shisheeye u kal kaal waaye
@MohamedAli-xq9jo5 жыл бұрын
Brother you right. Sheekada kismaayo waa ka weyn tahay. Waa somaliya iyo kenya. Because Kenya waxay rabtaa axmed madoobe inuu u saxiixo dhulka dekada qabiil kiisa kaliya ayaa kismaayo xukumo. Cid hadli karto maleh. Cadaalad daro.
@mohamudshukri5655 жыл бұрын
Dawlda wee mu saxnthy inee ka ciliso aniga fakirkeega qofka ahmed madoowe garabsiinayaa waa tuug shariif dadkaas ayoo la mid yhy aniga waxaa umaleny jiray shariif inoo yhy qof wangsn asiga ayaa taagere u ahaa lkn markoo u hamablyey ahmed madowe ayaa ugaaday inoo eheenin qof wngsn wadantiisa daacad u ah qofka igu raacsan like
@abdisheikh60945 жыл бұрын
Himilo qurun iyo qabiil
@addeecabdihassan18885 жыл бұрын
Wallaahi adigaa Magac la helay,Aniguse waxaan u bixiyey Hurgumo qaran,waxaase layaab ah Nimankani caqligii baa ka lumay ee ha geeyo xabsiga dadka waalan.
@elyasgilany94025 жыл бұрын
Maxa uu yaseesa wadanakeena. Adoo kale ayaa. Wadanka. Hoos udhiikayo. Daad ka niiyada ayaa loodhisa
@cabdishakuurqasim55595 жыл бұрын
War farxadlih
@hindaofficialchanel88935 жыл бұрын
Daahir amiin jeesowo waa runtii cidii ku hamida inya kisimaayo aadan waa in tallaabo qaadaya mucaaradku waa ku u tafa xeeteye inaanay hore u socon soomaaliya oo raadinaya danahooda gaaraka mucaaradaku iyagaa llaayo shacabka qaraxiya kudilla dillalla qorosheesan ee taa haka daayan shacabka intay meelle kalle u danaaninayan waxaan waxa wallabo cadeenay mucaaradku inaanay waxa dana kallaheen umada masakiinta ah oo aya taageerayan Axamed madoobe oo sidooda llaya shacabka kisimaayo oo kenyaatiya maxay ku taageeresan yihiin waa madaxa dhullu lladhacay een salla iyo raada toona llaheen ee waxay raadinayan danahooda oo kelliya
@prembosska25195 жыл бұрын
Waata koowaadee shiikh shariif inu run ka sheeg yhy buu u haystaa axmed madoobe lamuu socon ban u maleeyaa halka uu hawsha marinayay kenya ayaa hawlo badan la damacsan inay ku fushato mrka uu xilka si rasmi ah u qabto taasina wAa afgabni ka imi dhinac aadan ka filayn macnaha dhinac kamida dalka Ta labaad somaaliya waxan odhan lahaa tan ay sucuudiga dhoola tuska la samaynayso waxa ay ku yeelan doontaa cadow fara badan oo uu ugu horeeyo turkiga sbbtoo ah waxn turkiga usoo qaatay waxa uu sucudigu turkiga kaga dhintay ogaadayna inuu maraykan dabada ku wato dilkii alle ha u naxariistee jamaal khjuqji taasina waa fal uu sucuudigu aduun waynaha far gooniya kaga noqday wasalamu calaykum
@abdisheikh60945 жыл бұрын
Daahir jeesow geesi hawiye oo xaqa iyo runta aan ka leexan xaqa guul jeesow waa afhayeenka soomaalida kismaayo lagu gumaysta
@mohammedapdillah17425 жыл бұрын
Abdi Sheikh maxaad qabiil oola soo ordeysaa laxyahay maangaabka ah
Talawada dholatuska wan kutageray wayo hamigi dowladaha shashey ayey tuseysa in an diyarsanahay sida kinya iyo kuwakale so hunguryeynaya bariga iyo bada
@roboatteyeh79565 жыл бұрын
Through the winds and tides, Farmaago and Kheyre hold the reins of the country.
dowlada waxaa u hadlo khaniis jeesow marka taas wax ka dheh ku soco
@sshirwacaadan79385 жыл бұрын
SHEEKH SHARIF WAXAN U MALENJIRA NIN FICAN OO SIYASI AH LAKIN GOOF AYU AHA .
@ambiyah50235 жыл бұрын
Goof xuno waxba garan adiga ah
@roboatteyeh79565 жыл бұрын
Who does not remember the burrs of a Xassan Sheikh, during his tenure ? and a Sheikh Sharif, who has just lost the esteem of his fellow citizens.
@fatimaalmansori53095 жыл бұрын
Waa kugu guracsanahay garaad tv cidanka bad
@abdijamanuur97975 жыл бұрын
Qoladii buluushta soomaali isku sheega ahayd.waxaa ku kacay soomaalidii Runta ahayd . Alla maxay been ku nool yihiin. Maanta runtii baa ku qaraxday. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ciilowomarmohamed74935 жыл бұрын
Cidamada somali ee dhoola tuska lasameeyi sacuudi carabi waxana u arkaa talabo lakfiisan waayo nimanka xutiyiinta in somalia doqeeyo keestaan yaa ka hortakan waa my waa arin laka fiirasan arikaas 😍
qof somali kana hayo majiro way qof walbo dantisa aya fuliin naya qof walbo meel kaheli karo dad cawiyo that day today is farmaji and sheikh tomorrow Axmed and sheikh jusy for now that showing people make think who bad who good somalia people please think this country please money its not good dont says bad in your country please please just we need people understand together everything hes go good inshallah allah Amiin Allah make somalia together Amiin
@absugeloyal95905 жыл бұрын
Somali inla xukumo mooyee inaa liskadaayo wadan kumadhismo farmaayo waasiyaasi waxoo rabaa inoo iskuxero Mamul gobaleedka ma ahan inaa ku hor aradiin dolada Somali waxa hagi karo nin isku keeno howsha weeyso cotaaa haliiyeelo iyo qabil woodhamaday
@mohamedbarre25665 жыл бұрын
Xildhiban kusheeg isaga hasoo barto micnaha xoldhibaanada ha iska dhaafo qabiilka u ka hadlo o axmed qabiil u weeraro balso haku ekaado hadu caqli leeyahy hildhibaan jooji doqonimada iyo jaahilnimada iyo afxumada isaga afhuura leh.
@barwaqo76315 жыл бұрын
Gorogra
@abddullahiibrahim66015 жыл бұрын
Somaliye toso iskutirsade somaliweyn hanolato farmajo our president make our country graet again
@sugalchat5 жыл бұрын
BOON COS XUN GARAAD MIDGAAN COD YAR FUUL XUN
@sir-awil45825 жыл бұрын
DF SOMALIA MAXAY DHOOLO TUS AY KA QAYNOQOTAA AL-SHABAAB AYAY U TAAG LADAHAYE
@MM-dj2cv5 жыл бұрын
WELIGEY MA ARAK IDAACAD KAN KA BEEN BADAN . BAX ALLE U NOQO INTAAN RABBI KUU CAROON.WAR HEEDHE MA BEESHA CAALAMKA AYAAN AQOON DOORASHADA MADOOBE . BALLO YAA DHAGEYSTO