Mooryaan fadaral isku sheegayso baa lacag ku bixi eey SA in la isku diloo waxba ma fahma yaan qaarkood ❤Viva Ahmed madoowe 💝
@NuuvOdowaa8 сағат бұрын
Alle hawnaxariisto wilka meesha ku dhintay
@Turtle333face8 сағат бұрын
Amiin
@jamilahassan72279 сағат бұрын
Ogaadeenoow xasan si fiican buu rabaa in uu idinka dhex kaluumetsto ee iska qabta
@UmaHashim-is6zh7 сағат бұрын
War nimanyahaw Ani iyo adinka ayaa is fikira inaa meesha kismaayo ladhaho ayna hadiyad ku imaanin ee rag culus ay God ugu jiraan marka ku umadaha liita edbiya waliba kuwa yar yar ee meelna waxba ka goonin ee dadka kadaba qaylya gobase oo kana madaxa ka garaaca xamse jaanis hadaa ku heshaan cashar culusysiiya anigu axmed Ayaan taagrsanay waayo waa wax nool ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@bby68 сағат бұрын
Viva jubaland state of Somalia and their leader his excellency President Ahmed Mohammed Islam guleysta marwalba inshallah cadowgina ha jabo
@Somfox19 сағат бұрын
Xasan Sheekh Umadii Somaliyeed wuu la anbaday!
@yasminjama27039 сағат бұрын
Anigu waan taageersanahry Axmed
@snw92579 сағат бұрын
Illahay ha unaxaristo wiilkas😢😢😢😢😢
@alisaed83934 сағат бұрын
Masha'alla ninkaa la waraysanayo waa nin caqli badan oo xogogaala Alla haku xafido
Rooyal kadhisa guryaha wadankeena Kiinya ma idinkaa leh:
@Turtle333face8 сағат бұрын
Xassan dhiiqo😂🎉
@abdullahisaman95829 сағат бұрын
Waa markii labaad ee xasan sheekh is ku dayaayo in burburiyo jubaland markii hore bare hiiraale yuu soo dira waa la iska celiya Malinkaas kumade oo dhan iyo marexaan qaar ka mid ah yaa bare iska celiyay - why maanta oo mar labaad xasan soo diray ilyaas in uu xabad ka rido kismaayo ogaadeen u fiirsanayan adeera yaalow hadad jubaland rajo ka qabtaan ilyaas badel xabsi guri ha la galiyo yuusan u dhaqaaqin muqdisho waa khinu wadan dal alif ah isaga iyo fartaag iyo xamse waa tuke cambaar leh daaroot xurmo dambe Uma hayo
@AJama-d9d4 сағат бұрын
WAA. DAWACADII. GEELA. ILAALINAYSAY. INTAY AFARTA GEES. DABKA. KA SHIDAY. EE. LLAYIDHI. GEELA YAA. LA JOOGA. MARBA. INTAY. DUSTO DAB DUL ISTAAGTA. ANAGAA. LA JOOGNA SIDOODOODII. AYAA MARBA NOOC ISKA. DHIGAY MAR GUDI,MAR MASHARIXIIN,MAR BAARLAMAAN. NAAYAA. DAYO CALI. LAGU FAHAN
@CarsaanyoFarey8 сағат бұрын
Ogaaden waar dacaayada joojiya oo bulshada wax saxa U sheega
Ceeb badana ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
@gigachad98795 сағат бұрын
Sayidku Kismayo haka doobbiyo beddelkii xamsa hurdaaye iyo Xasan ayax ama xasan madherge or xasan Tuuuuuuuug
@MohamedJama-c2t5 сағат бұрын
Ahmed moahamedislaan bmaanta daarood waa taageer sanyahay meelkasta hajoogee waqtiga adag nin go aan qaadankara baa talada loo daayaa Ahmed mohamed island kugu maalay baan leenahay kismaayo adaanu kugu ognahay illaahay hakugu guuleeyo dadaaalka dadkan xaaladooda lasoco horuu soco dad iyo dal fiican baad haysataa guul guul ahmedoow
@BukhariAli-xo1bg2 сағат бұрын
Mashall
@MohamedDahir-hj2oq4 сағат бұрын
Its sad and unfortunate for somalis in jubaland never come to term to do free and fare election. How many people are vying for ptesifency its about 18 aspirants.
@husseinwardere97358 сағат бұрын
Sayid maxamed Abdulle xassan kuban koofiyad bacadlayaasha ah Wuxuu ku tilmaamey Wadaad reer hebey iyo idahaba ninkii Waraabsado baa iska leh Murtidaas Waxaa ku Sifoobey kuban calooshood la'ciyaarka ah ee Odayaasha Ogadeen Sheeganaya ( Viva sheekh axmed madoobe ) Abti Axmadoow dameer kasta oo koofiyad bacadla ah oo Meel doc kayeera fadlan xassan dhiiqo oo Ayax ah baa ka dhex hadlayee ee fadlan liinta cabsii
@IstaahilAli-uy1tv9 сағат бұрын
Aaamin Aaamin yaarabi 😢😢
@batulasmail82619 сағат бұрын
Nin la dhaawacay oo mar kale la dhaaca tiray waa Dulmi kii oogu weyna
@maskiintiialleinaahmed733Сағат бұрын
Waa la soo qaban ninkaas
@abdiasisyusuff7873 сағат бұрын
Jubaland ader raggba gacanta ku haya cidi isku dayda gacanbir ah aya lagu qaban that’s All
@AbdiMohamed-e3m8 сағат бұрын
A/rhaman avocado imtixaan caadi ah waaye 😂😂😂
@ruqiyaali65966 сағат бұрын
Qosal i dilay
@maskiintiialleinaahmed733Сағат бұрын
Cowlyahan jubland waxba kama noqon karaan dhulkoodii ayaa qabiilo kale Ka wada heystaaa inta hartay ayeey rabaan in hadana laga qaato War ilma adeerayaal ahmed la shaqeeya nin adag ma heysaane
Meesha jini iyo Jan uu ka qarxay miyuu kuumade masakina oo LA sootuuray uqalatni axmed hamaro kuli daba dhilfka
@abdurahmanmohamed12939 сағат бұрын
war dad badan oo ahmed ka xanaaqsan ayey heleen reeraha ahmed dulmey oo dhan ayaa meesha isku bahaystey
@maryami22998 сағат бұрын
Shahaada isku asna shubka
@SaadiashafatNur9 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@Tamsim33583 сағат бұрын
Xaramiintan haday shiin ku dhuusto oo wax yarii ay somalida kale dhax maarto way bunbuniyaan, sii ay dadku iisku sii dilaan, eega maarkay meelaha ay ka yimaadan wax ka dhaco siday uuga hadlaan, 🙄
dowlada fedaralka wa cebka salib masa ibtu w ahmed madobe iska dhiciya
@NasirKimbo9 сағат бұрын
Sax weeye
@halimahersi84549 сағат бұрын
Calashubka Ahmed waxdhaaba lamahayo
@abukardhaay836010 сағат бұрын
Wiila shiinaan ogaadeen caqligu ha idiin soo laabto ogaadeen dawladnimo ayaa dani idinkugu jirtaa ee taageera rw xamsa, ha dhegeysa nina ooyinta yaxaaska ee dani, ee laydinku shir qoolayo in aad jagooyinka waa wayn aan lay idiin ogoleyn
@a.j24289 сағат бұрын
xagee rw joogaa soota xasan inuu boqor noqdo isu caleema saarayo xamsana gurbaanka utamayo, war xamse nin aduunyiyo aakhirotaana wax ka og maaha, waa reer aakhireed.
@MuqtarCawil-f8q10 сағат бұрын
Doqone dabkaba axmed hoyadisleh
@iraadomohamed91909 сағат бұрын
Hooydiis malahane nin karmeed baan dhalay bey leedahay viv mama reer Mudug
@sahramohamed71139 сағат бұрын
Anaa ka midaa
@MaxamedKurtoon10 сағат бұрын
😊😊
@ruqiyaali65966 сағат бұрын
😂😂😂😂
@Haarkujoog1148 сағат бұрын
🤣😂🤣😂🤣😂 Ila guji,kulahaaaaaaaaa Halgamaaa ONLF ah inaad tahay maxaa lagu garan, axmednuur_maxamed_islam waa lama taabtaan ha guuuleysto
@CabdiraxmanCumarxasan9 сағат бұрын
sdiga cadaalada matihih doirashadii hore ee axmed maxey dhataa
@akhalif5799 сағат бұрын
Bak ninkaa itoobiyaanka ah ee Itoobiyaanka hitinaya u aakhira seegaya, caqlidaro.
@ShamisAli-r3u2 сағат бұрын
Axmad madoobe inoo mesha is ka fadhiyo miyoo rabaa waba cajibe xukun jeclaa aqiro inoo ka shalay nayo moga miyaa
@maskiintiialleinaahmed733Сағат бұрын
Asaga Ka hor sideey eheed yaase yaqaanay jubland ta aaad shegeyso oo gobal Ka dhigay Somali awalba qabiil beey eheed eee qabiil walba tuuladiisa ha dhisto
Xageey jireen shalay markeey kismaayo maalin walba qabiilo isku Dili jireen
@radiomideeye38624 сағат бұрын
Ogadeenow maxa had iyo jeer dicteyrtarka ad u tagertiin Siyaad barre ,Abdi iley,iyo hadan Ahmad madobe o 12sano jooga wa ninka labad ee somalida ugu xukun dheer marka laga yimado Ismaciil cumar Geelaha jabuti
@realwaryaa91938 сағат бұрын
Daalin weye axmed dhuxule
@iradabdullahimohamud14859 сағат бұрын
Adeero fadlan u sheega ragga meesha isku haysta. ... Ha isku laynina Kismaayo!!! Dadkii dhulka u dhashay waa idin daawanayaane. Dadka ka xishooda. Taariikhda laguma sheegin Dhaanto in lagu tunto Kismaayo.
@AnfacCali-j4p9 сағат бұрын
Cagdher wa laga dhex kaluumaystay
@nasrarabi76438 сағат бұрын
Dad cagdheer la yidhaa iyo micnaha ku jira magaranaysid kuwa ka dhex kaluumaysanayaan waa shabaq loo daadiyey waxayse ogayn in loo sameeyey waraabaha ciya iyo ka aamusa keebaa wax cuna
@Hadalwaamurtimahmah8 сағат бұрын
G
@jamilahassan72279 сағат бұрын
Madoobe Anaga waa taageersanahay ina kale waa qushaashaa
@somalilandnew8 сағат бұрын
Cagdheeeerey kan Ahmed geeedo naaar wax dhama miyaaa waydeeen! Idinka ma wax la gumaysto ayuuun baad tihin
@muneermaagid94138 сағат бұрын
iidoor,,,,asigu sool iyo sanaagna kaa qaadaye, bal duufka iska dhaq
@realwaryaa91938 сағат бұрын
Ogaaden siyaasad falaqaynaya 😂 akhiru samaan weye
@nasrarabi76438 сағат бұрын
Afxumo nabadna way kaa ka xaysaa nabadna way kaa fogaysaa intaad umad aanku aqoon laacaysid taada haraadan waraabi
Warde Jubaland ayay dagan ragan maxad adiga ugu dhagan tahay dee u daya dhulkoda wax Somalia la dhaho imika ma jiro. Alshababtina iska hayzta 😂🤣😂
@iskufilan1749 сағат бұрын
@Johnniedallas214 kuwaas meel walba ayay jogan meelaha aaney joogina waa meeshay ka yimaden originally.. if there is no somalies then maxay uga hadlayaan kkkkk maxay cidwalba muqdisho uguso ordaan????